" Beesha Dhulbahante iyo dawlada muuse ayaa is-haya ..." Siyaasi jaamac shabeel.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 233

  • @hamsafarah8205
    @hamsafarah8205 Год назад +25

    Alleylehe nin waxgarad ayaad tahay niyoow maasha allaah!! Waxaad u hadashay si miisaan leh oo dhexdhexaad ah mara waaxid,,dhulbahante waxaad ka dhigtay dad xor ah oo ninkaan cadhaysan hoos fadhiyin ....thank you chief

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Год назад +27

    Waar ninkani waa nin raga 👍🏻👍🏻👍🏻

  • @zainabguled7344
    @zainabguled7344 Год назад +13

    Runtuu sheegay Runbadanaa snm Run marabto culimadii runta sheegtay way kalaadlaadaan xildhibaankii yaraa ee caqliga badnaa masha allah wayka laadlaadaan xaqqa ayaa ka hiiliyey ilaahay wuu arkaa gardaradooda iyo xasuuqa ay lascanod ka wadaan

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +14

    Maasha Allah Jaamac Shabeel Down Muuse Shaani Down M Kaahin and saleebaan Geel

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +12

    TUKE KUN JEER WAXAA KA DAMBI BADAN
    1-MUSE SHANI
    2-Mohamed Kaahin
    3-Saleebaan Geel

  • @abdillahifarah2256
    @abdillahifarah2256 Год назад +9

    Waar J.shabeel la ogaa yoo, waa ninka kaliya ee Reer Sh. Isxaaq kamiyir qaba.
    Waraysiga laga qaaday ee aan dhagaystey waana ninka runta ka sheegay dagaalka muuse abuuray.

  • @ig5254
    @ig5254 Год назад +12

    waa magrib hada Alle ayaan baryeyna dagaalkaan Allaha naga joojiyo
    ninkaan hadlayo waa nin
    aqli badan
    ku haboon inuu madex noqdo

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Год назад +13

    Waar ninka caqliga wanaag san ee runta sheegaa ma sakhraan buu kayahay hargaysa

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 Год назад

      Waar ofayga ka xishood adigaa afkaaga lahayaa waxaase waa siyaasi caana hadanad aqoona yutubka ku qor jaamac shabeel adigaa arki wuxu yahee

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 Год назад +10

    Dawladbaan ahay iyo dumarka kimis dubaya isma qabato

    • @ftshmh4761
      @ftshmh4761 Год назад +3

      Dowlad ma jirtee waa laba qabiil isaaq iyo dhulbahante 😂😂😂😂

  • @mohamedsaid7338
    @mohamedsaid7338 Год назад +8

    Ninkaan run buu sheegey maaha dadka shacabka in argagixiso lagu tilmaama.

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc Год назад +3

    JAMAC SHABEELE ABTI ALLE CAAQLIGA CIMRIGA IYO CAFIMAAD ALLE HAA KU BARAKEEYO ❤❤❤

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 Год назад +9

    wakaa shaqsi somalidhalad ah runta rabaa jecel ragnawaakii cadaalad falaa

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 Год назад +6

    run sheeg allah ku ku sharfo waxaan layaabay qaar ka waawayn oo sacabka dhiilada tumaya

  • @mukhtargeeljire4680
    @mukhtargeeljire4680 Год назад +8

    Alaylahe waa ninka ugu run sheegsan

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Год назад +8

    Kkkkkkkkk ALLA MAXAAD WAX GARAD TAHAY WAA RUNE YEY LA HESHIINAYAAN TOLOW MANSHAALLH DADKA HOOYAA WADA DHASHAY LAAKIIN HACOOW IYO HALYEEYBA HOOYAA WADA DHASHAY ADEER ALLAHA KU BARAKEEYO

  • @adanmohamed7242
    @adanmohamed7242 Год назад +8

    🤣🤣🤣war ninkan waa iga qosliyay run sheeg waa ceeb sheeg Walaahi

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Год назад +5

    As Dhulbahante, I will even vote for him as Somali president 😊

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Год назад +7

    waa runtaa shaa allaah

  • @muhumedabdi5460
    @muhumedabdi5460 Год назад +8

    Ehlujanno ayaad tahay inshaaaa....
    Laba goor oo ninkaa dhagaystay
    Runtuu sheegayay

  • @aminoali9911
    @aminoali9911 Год назад +7

    Sida wangu ku jiro waa sida hadi runta laysu sheego waxba xalismin

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Год назад +7

    Absolutely Jaamac Run ayu sheegay waana sida ay Tahay yay ka joojiyeen xabada ma argagixisada waa caqli qaldan óo fool xun 😢

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Год назад +12

    Shabeel afsomali ku hadlaya caadi maaha ninkaan madaxweynaha u dhiiba ❤❤

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Год назад +9

    Waa qofki ugu macquulsanaa ee maalmahan Hargeysa ka soo hadla. Ninkan oo kale masuul ka dhigta.

    • @lailaomar8115
      @lailaomar8115 Год назад

      Masha allaaah xaaqa aya uhadashay nolow

    • @lailaomar8115
      @lailaomar8115 Год назад +1

      Abati Doora shad ayuu kadhuuman muuse bixi maato haku dhumane muda koorasi ayuu raadin

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Год назад +9

    Jaamac waa Siyaasiyiinta ugu Tayo fiican isaaq, noolow mujahid runta ayaad taabatay

  • @ahmedyarebille4496
    @ahmedyarebille4496 Год назад +8

    Iidor intan arkayay wa ninki ogu macqulsana

    • @zaekaliaxi6641
      @zaekaliaxi6641 Год назад

      @@abdihakimmmohamud7230 been isku sheegasa gaalyahow dad muslim ah baad magaaladoodi ku garaacasaan dhilo dhulbanhte u uku wasay adigo wata dir iyo bir 😹😭 8 habrood iyo Dhulbahante laangaabnimo u dhimo😂

    • @maskiintiialleinaahmed733
      @maskiintiialleinaahmed733 Год назад

      Kkkk sow ma aha dulmiga weey isku raacsanyihiin inkastoo garjixis yar ay runta sheegaan wakhttigaan ayagana dee muuse ayeey ku kacsanyihiin ayagaba asxaan uma haayo

  • @khadaruumi5086
    @khadaruumi5086 Год назад +4

    Sidaa jaac shabeel wax runta u sheega mayaa la waayay

  • @aamincabdimacalin450
    @aamincabdimacalin450 Год назад +5

    Waa caaqil wadada utilmamey biixi

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 11 месяцев назад

    Jaamac Shabeel waa nin aad u caqli badan oo run sheega ah. Allaha xafido.

  • @calioumarx4289
    @calioumarx4289 Год назад +5

    Issaq runta wey nacaan ninkan waa kuuwa comments kuu caaya

  • @ahmedkadarabdi5692
    @ahmedkadarabdi5692 Год назад +6

    From jigjiga beesha jidwaaq abaaskul I support khaatumo state

    • @ifrahjama2840
      @ifrahjama2840 Год назад +1

      Jigjiga xoree oo habihina lagugu hortooganay oo lugugu xukumayo magaaladadi amxaro afnoolina wa hadal cajib😂

  • @abdirisagmohamed8931
    @abdirisagmohamed8931 Год назад +5

    Waa runtiiyee kaa uu dhalay umaduu dhibay ilaahay haka qabtee waxa kale kuma raacsani laakiin odayga

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Год назад +1

    Allah ninku run badan run shag ilahay ma cadabi guul 🇸🇴 ssc

  • @rodaahmed21
    @rodaahmed21 Год назад +3

    Acudubillahi miina shaydani rajiim

  • @suugaan
    @suugaan Год назад +7

    kusoco jamac libaax

  • @najmaabukar4381
    @najmaabukar4381 Год назад +2

    Walhi he is very funny guy he made me laugh my blood 💉 guul daraawiish

  • @abdowali463
    @abdowali463 Год назад +3

    Argagaxisada SNM waa ku jabtay Laascaanood. Dhulbahante waxay wacaf ku mareen inay dhulkooda ka sifeeyaan mujrimiinta xasuuqay caruurtooda, haweenkooda iyo wayeelkoodii. Xabada waa lagu wadayaa inta ay 1 taako oo caro Dhulbahante joogaan.

  • @abdiltw5276
    @abdiltw5276 Год назад +5

    Run badanaa fariid

  • @faqrudiinmaxamed4939
    @faqrudiinmaxamed4939 Год назад +1

    حفظك الله

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Год назад +2

    No retreat no surrender

  • @adonkirabi3777
    @adonkirabi3777 Год назад +1

    ALLA run badana:: argagixiso ayan ladagalameyney ayeey lahayeen hada ma argagixisadi ayeey hishiis laga layaan:: ALLAHAYOW HAA IYO MAYA HAL MAR HAINAGA YEERSIIN::: afkooda iyo dhagahooda isma maqlaan

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 Год назад +1

    Jamac Shabeel waa dameer Bakhtiyay. Nin waliba waxuu dalka gashaday yuu leeyay. Kala garo dadka iyo dalka iyo Nin nacaybka

  • @cabdallahcabdallah4717
    @cabdallahcabdallah4717 Год назад +2

    Ninkani waa ragga hadday dhegeysan lahaayeen wax badani si caqli ah fahmi lahaayeen, waa ragga soomaalida ugu runta badan, laakiin meelahaa oo kale lagama jecla waayo riyada in lagu jiray ka jecelyihiin

  • @muuminbahdoon4428
    @muuminbahdoon4428 Год назад +3

    Nin garaad iyo caqli badan

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Год назад +1

    Cidagale yaa af-Soomaali iyo af-tahanimo kula tar-tamaya? Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @hussein1211
    @hussein1211 Год назад +3

    Adeer Isaaq Adaa kafayow
    Jaadka wax udhimay

  • @Malik3544
    @Malik3544 Год назад +3

    Wariyaha dhaxdhaxaad maahin wuu diiday in uu hee dhaho😅

  • @RM-sh6rc
    @RM-sh6rc Год назад +2

    RUN SHEEG WAA CEEB SHEEG

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Год назад +2

    Dhulubahante were agressed and they are defending themselves

  • @yusufmaxamed1450
    @yusufmaxamed1450 Год назад +3

    Isaaq inta rag sodaas u raganimo iyo hadal cadalad badani ku jiraan sikasto isu layno isma fahmi wayi doono dagaalkastana mabad ayaa ka dambysa nolow aqoonyahan

  • @nimco5973
    @nimco5973 Год назад +2

    Wallaahay ninkan uun baan arkay wax runta ka hadla

  • @MrSendrik
    @MrSendrik Год назад

    Runsheeg,,,Warkiisu cadyahay,,guul iyo gobanimo jaamac shabeel
    Wallee warkaagu waa cad yahay,muse biixi,, hoog iyo ba ayaa usugnaatay
    halbowlaha wadnaha ayaad jartay,,nabsigii dowladda somaaliya ayaa
    haysto,,waana dhiigyo cab,,qabuuraha ayaa laga soo habaarayaa

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Год назад +8

    This a well planed and executed enthin cleansing

  • @xuseencqaadir1337
    @xuseencqaadir1337 Год назад +2

    Waataa xaqiiqo

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Год назад +2

    Nin weyn iga dheh

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 Год назад +2

    Adeer waalida waxa weydiinaysa muuse bixi laascanood taalo lagu ayaa lagu dhisaya oo xasuuqi uu ka geystay laascanood

  • @osmaanibrahim7045
    @osmaanibrahim7045 Год назад

    Maasha allah

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Год назад

    😂 I agree with this guy😅 he is only logical Iidoor😂 Bravo!

  • @A.A.E93
    @A.A.E93 Год назад

    Jaamac Shabeel waa nin caqli badan oo garanaya qiimaha dhiiga bini aadamka waana halyeey ka dhashey beesha isaaq, waxaa meeshaa ka cad in qabiil walba dad fiican ku jiraan.

  • @husseinabdi6396
    @husseinabdi6396 Год назад +2

    War ninkaan run badanaa sidee ugu suuragashay in uu run sidaan u sheego

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Год назад +1

    Aniga waxa Oran lahay muse ha is dibo waxa ba Masha kum haye lacanoond raga lah U tashanya

  • @safiyofarah4337
    @safiyofarah4337 Год назад +5

    DADKAN WAAN KA YAABAY HALKA NIN EE KU JIRA EE CAQLIGA LEH BEY WAXEY DHAHAAN WAA SAQRAAN YAAHUU

    • @sumahwaagullweyn196
      @sumahwaagullweyn196 Год назад +1

      Walle waa Runtiise ee caqliga heego ayan waali iyo miyir qab midna aan ahayn waa caqli Caruur Heego 😂

  • @fadumohariir1811
    @fadumohariir1811 Год назад +2

    Dadka reer soomaaliland waxa iskaga khaldan qaranimada iyo dulmiga
    Qofku hadi ukudhaho wan dulmanahy dulmiga iga dulqaad maha inad tirahdo qaranka ayu duminaya ee waa in qaranka dhalil yelan kara oodawlad weye marka dulmiga aynu kaqabano muuse inaguba ma ogolin inlayna dulmiye wataynu ka diidnay siyad bare dadka reer lascanod maxuma eehadaynu dulmiga lagu hayo waxba ugatari waynay aynu afkeena kahaysano kalana garta qaranimada iyo dulmiga

  • @abdiyasin7212
    @abdiyasin7212 Год назад +1

    Xaqiiiq annagu hadaanu reer sh isaxaaq nahay hal qof oo dhulbahante in ladilo ma ogolin muusena waan soo horjeedna

  • @HassanHassan-gr7up
    @HassanHassan-gr7up Год назад +1

    Mamsha allah waxaa la hadlaysid run runta ku dhimo

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Год назад +2

    You can't do such a crime and expect to go away with

  • @mohamedbasha5763
    @mohamedbasha5763 Год назад +1

    maxaan cunaa waar alle haku siiyo waxaad cunto

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Год назад

    Jaamaac waa nin waxgarad oo sharaf badan. Muuse xaqa allaha ku duwo.

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Год назад +3

    Meesha aw kayiri: Muuse biixi markasta tiin buu kusii dhacayaa , waxaa dhaantay inuu yiraahdo: muuse biixi wadadii naarta ayaa hayaa , danbi un buuna kororsan . Muuse biixi haddaan tawbad uqornayn sidegdeg ah rabbi ha uqabto , 24saac inuusan siinoolaan ayaan rabbi waydiistay , muuse iyo kuwa lanooc ah odhan .

  • @ahaiban1
    @ahaiban1 Год назад

    Nacasnimaa ku haysa Jaàmac Shabeelow, Waa lagaa eryey xisbiga Kulmiye waxba ma sameyn kartid!!!.

  • @Smasha1000th
    @Smasha1000th Год назад

    Libax waaye odagan MashAllah Allahu Akbar

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Год назад +2

    Walale cabdiraxman farole wilashisi sow kuwi laga cabanjiray maha xita hunguri ka galay xalwadlihi kismayo o ka ceyrsaday garowe hunguri darti farola aya aha muse bixi oo kale ku dulay besha lelkase o ku garacay madafic sida lascanod o kale hadana qasaya masirka budlan iyo dorashada qof iyo cod ah alah haka qabto farole iyo inta wada mushkilada ka wada budlan

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 Год назад

    Beesha dhulbahante Abahay ayeydiis ugaar yahan😢 daya

  • @cabdixasan4307
    @cabdixasan4307 Год назад +1

    Horn cable TV maaha tv weriyayaal wanaagsani joogaan bal noocay waraysanayaan eega

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 Год назад

    I was honest but I don't know how or when you've got my details

  • @rachidgulled6006
    @rachidgulled6006 Год назад +2

    ❤️❤️❤️❤️⭐⭐⭐👍👍👍💪💪💪

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 9 месяцев назад

    Kkkkkkk 🤣 🤣 walhi ninkaan legend aragti dheer, ninkaan iyo Cali guray runta kama gabadaan, Reeerkaas isaaqa Caadifadaa ku badan 💯 💯

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Год назад +1

    Walee waayo wa arag ninkan..maskaxdiisu way fayowdahay

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад

    Kan xanuusanaya ee tacbaanka ah ma ciidamada punland iyo ogaadeen ayaa dhulbahaante ah ma cadi madoobe oo iska soo duubay muuqaal ayaan run ahayn ma malaashiyaafka majeerteen ito ogaadeen ayaa dhulbahaante ah

  • @sahramohamed9704
    @sahramohamed9704 Год назад +1

    Allah ninkan runbadanaa!!!

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 Год назад

    Waa mahadsantahay sida ad walaalka runta ugu sheegtay hadalka runta waa mid xiiso badan inkasto somalida beenta ayna ka xishonin sida muuse bixi xassan sheekh iyo ismaciil cumar geele iwm

  • @nawaalapdi5008
    @nawaalapdi5008 Год назад +2

    Xaduud sugayaa muse xolo

  • @Mahamed-pc7tw
    @Mahamed-pc7tw 3 месяца назад

    Jaama waa nin weeyn oocaq lilèh siyaasinaah

  • @ma.m3264
    @ma.m3264 Год назад

    Nin Somaliland kajecel mujaahid muuse biixi ma jiro.....dhulbahante isaga kaa jecel kaana yaqaan jamacow

  • @janat23m
    @janat23m Год назад

    😂😂😂 ninkaani walahi waa runsheeg caqlibadan isaaq xabad xabad ninkanoo kalaa baa kujira thank you sir from harti

  • @faliidhtamaan731
    @faliidhtamaan731 Год назад

    Jaamac shabeel nin aragti dheer

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Год назад +1

    GEESI GEESI DHALAY GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA

  • @deeqcabdi5546
    @deeqcabdi5546 Год назад +1

    Dhoola tuskii iska xumaa jaamac una malayn maayo inuu dhacayo

  • @deeqcabdi5546
    @deeqcabdi5546 Год назад +1

    Waar shabeel muuse iyo inta la talisaa waligood may garteen doorasho ku siibta wadaa utilmaantay

  • @mamedshafi3394
    @mamedshafi3394 Год назад +3

    Iidorku ninka caqliga leh bay caayaan runtuu u sheedgey muuse dhiig yacab iyo inta lasoxotaba

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme Год назад +1

    ninka keliya ee iidoor ee soo jeeda ama aan cabsaneyn sharaabka waalida(crack cocaine)

  • @husseinmohamed3891
    @husseinmohamed3891 Год назад

    Waa ka uguu doqon somaliland

  • @Omar-iu4bv
    @Omar-iu4bv Год назад

    Its true warkiisu waa cadyahay j dhabeel kalmadaa odayaal badan baa igu yidhi may intaa yidhaahdaan

  • @qarulxira8697
    @qarulxira8697 Год назад +1

    Run badana fariid asaliyad leh ….

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 Год назад

    Lax SHABEEL kani waali buu KA qaaday kolkii Kulmiye LAGA eryay WAXAAN badhaasuq ahay ma hayo jasmac laxeey

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 Год назад +2

    War kama dambeeyo!!!!!!!!!

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +2

    KKK MUUSE SHAANI INANKIISU YOU KU XIRIN MOHAMMED MASLAX KKKK HARGEISA WAXUU KU KARBAASHAA KUWA YOU TUBE KA SO DHIGA MUUSE SHAANI KKK

  • @Halgame334
    @Halgame334 Год назад

    KANI WUUU XANUUUNSANAYA ADEER HALA CIDHO CIDII WARAYSATA

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 Год назад

    Ninka kaliya oo macquul ah oo aan arko intii hadleysayba.

  • @axmadcawed3388
    @axmadcawed3388 Год назад

    Ninkani ma qaad buu la ,asaasaqay mise muuse nacayb

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 Год назад

    yaa ka shaqeeyey reer Hargeeysa in leesugu keeno saxaarahaa Hargeeysa. ?