Ibrahim Caydiid oo fashiliyey cida bixisay amarkii ilaalada Madaxweyne Muuse Biixi lagu qaaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 120

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid 3 часа назад +13

    Wa kaa wasiirkeenu waxa muuqata in ay dowladu wada socon waxan uu ka ogayn hadan waxa uu eedaynayaa waa IBRAACIN CAYDIID we love you brother ❤❤❤❤

    • @nimcosamsammaxamed8964
      @nimcosamsammaxamed8964 3 часа назад +2

      Xashaa xashaa IBRAAHIM CAYDIID CEEB MA GEYO
      BEENA MA SHEEGO
      ILLAHAY CAQLIGA IYO CAAFIMAADKA HA U SIYAADIYO
      WIJ HOUDEN VAN U ADEERO.❤❤❤❤
      WASIIROW ILLAHAY DEBI DHAAF WAYDIISO ADEERO😢😢😢

  • @maryamkafiya6055
    @maryamkafiya6055 Час назад +1

    Mujaahid Ibrahimow noolow geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 2 часа назад +4

    Ibraahin caydiid geesi qaran illaahay haku xafido aamiin yaarabiy

  • @Farax_mm
    @Farax_mm 3 часа назад +4

    Ibrahim Aydid geesi qaran❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤🎉🎉

  • @Malabo-c5l
    @Malabo-c5l 2 часа назад +1

    Geesiga Somaliland u siman tahay Mujahid Ibrahim Illahow ku xafid ❤❤

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 часа назад +3

    Khadar waa xirsi amaradiisa ayuunbuu fuliyaa halkii uu XIRSI noqonlaa wasiirka madaxtooyada ayuu ka dhigtay nin amaradiisa fulinaysa udhigtay hadaba dalkii majiro ee halaga tashado

  • @mohamedabdillaahi-v7o
    @mohamedabdillaahi-v7o 3 часа назад +5

    WAXA AWOODII MADAXWAYNAHA ISTICMAALAYA WASIIR KHADAR GARBAHAARAY

    • @sofiaabdi3981
      @sofiaabdi3981 2 часа назад +1

      Khadar waa faqash oo waa huwanta , aqoon u maley wasiirnimada , he’s jealousy and he’s premature to be minister, MBC POWER OFF AFRICA 💪🏾

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 часа назад +5

    Daahir jimcaale dhegataag.
    1.0. Waxan dhahayaa wasiir sandheere waxa ku kallifay waxay ahayd arrin aad loola yaabbo.
    2.0. Sandheere lama yaabayo waayo wuxuu ka yaabbay waxan lagu kacayo.
    3.0. Waxan dhahayaa arrintan waxa ku kacay xirsi futo jillicsane iyo khadar dhukur oon caqliba lahayn.

  • @ayaanleshafi
    @ayaanleshafi Час назад +1

    Subxaa Allaaah dawladu been badan yaaabnaye mawaxasaa inoo talinaya 😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @74somer
    @74somer Час назад

    Many thanks to Ibrahim Caydiid 🙏 Libaax Qaran

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 42 минуты назад

    Asc brother IBRAHIM CAYDIID 🎉

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 часа назад +2

    Dadka iyo cirro waxa uu yahay ha is arkaane daa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 3 часа назад +1

    Subxaanallah yaab waxaynu doranay madax aan muslimba ahayn Subxaanallah

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 3 часа назад +2

      Waa munaafiqiintii aakhiru samanka iyaga iyo kuwa inagu soo duulay waa isku mid fitankii aakhiru samankay daran dooriyayaan

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 часа назад +3

    walaahi waad u nasteexeysay

  • @Iiiiiiiiiiiva
    @Iiiiiiiiiiiva 2 часа назад +2

    Maama malyuun dhukuro ha la eryo😮😮😮

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 часа назад +1

    Xayaakallaah daljire ibraahiim caydiid iyo weriye illaaye

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi9591 Час назад

    Geeesi🎉qaran🎉ibarhim🎉 hore🎉usoco🎉❤

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i Час назад

    Doortoow xaarka xaji anu amuba codoyn 😅😅 bismilaah yaaziin

  • @MOHAMED-zc6bg
    @MOHAMED-zc6bg 3 часа назад +1

    Ibraahin jareer

  • @dheemansheekh2212
    @dheemansheekh2212 Час назад

    🎉🎉🎉❤

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 часа назад

    Ibraahin caydiid waa gobtii iyo dhuuxii isaaq ilaahayoow noo daa wallee waa wiil xalaala

  • @ifrahiman3883
    @ifrahiman3883 3 часа назад +2

    Dagalkii wakhtigii dorashada dhici wayey aya la doonaya iin u dhaco waayo intii mdx bimada doneysey maahee intii balayada dooneysey aya waxan wada.

    • @prosl11
      @prosl11 3 часа назад

      Walaahi waa runta waxaa laa raba in isaaq laa isku dhufto

    • @JusminMuxumed
      @JusminMuxumed 2 часа назад

      Caqliga hawaayin inaadeer waa sidaa nacam ilaahow 8 power quwee oo cadowgooda fahansii aaaamiin.

  • @KaaltuunKaltun
    @KaaltuunKaltun 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤ guul guul

  • @hassanyasin5820
    @hassanyasin5820 Час назад

    😂😂 oo yaaye beeenaaaale

  • @hashim4226
    @hashim4226 Час назад

    Xaguu jira Madaxwayne Cirro intayn
    foolxadaasi dhacayso.

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 часа назад +1

    haa gaadhiga c7884 oo cad layn casaan ah hoosta ku leh ,oo xafiiska khadar kasoo dhaqaaqay.

  • @ismailov63gls28
    @ismailov63gls28 Час назад

    Ad Iyo Ad Waa RUNTA Mudane Mujaahid Wariiye Sare Guddomiye Suti-Gaashan Legend Ibrahim Aydid Guulayso Weliiga Insha-Allah Amiin AL-XAQIIQA RUNTA UGU IMOO,,,, Horan Idiinku Sheegay Ururka Waddani Waa Cadawga Somaliland Siyaasadina Wey Ku Saqiideen Been Iyo MunaafaqNimo Iyo NacasNiimo Iyo AxmaaqNimo Waxanaan Intasi Ahayn Garaan Mayan,,,, Intay Ku Mashquulii Lahayeen Radiinta Aqoonsiga Somaliland Iyo Cadawga Isasoo Bahaystay e Gobolka Bari Ayey Ka Sheegaynayan Isku Diirka Reer Somaliland,,, Isbeedelki Wakase Ka Xaa-Xaabiya Idinka Halka Isdhiigaye Reer Somalilandow Siiba Reer Sheikh Isxaaq..

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muscabsid
    @Muscabsid 42 минуты назад

    Ninkan khadar anigaa garanaya oo magaalo Bristol la yidhaa ayaanu joogi jirnay 20 sano kahor
    Nin cuqdadaysan ayuu ahaa oo xanuun sacad muuse la yidhaa uu hayo. Xumaha ayuu udhashay

  • @nathra7351
    @nathra7351 48 минут назад

    Wuu ugu tala galay ciro
    Ciro. iyo kan dhukuran ee khadar waa khaayimiin somalia usocda somalia ayaa laga xukumaa

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 часа назад +1

    Ina gaani inaga qabta

  • @fuaadyusef
    @fuaadyusef 3 часа назад +1

    Dalka xirsi ayaa maamula ilaahay haynoo sahlo

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 часа назад

    DAWLADII SOOMALILAND ee qiimaha lahayd majirto

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 2 часа назад

    Walaahi khadar garbahaarey madaxtooyada ayaa logu dhacayaa oo madaxaa laga tooganayaa kursigii ayaanu aayar kuwareejiney markaasuu doonayaa inuu shaqadii huwanta noolayimaada

  • @ashaosman3000
    @ashaosman3000 Час назад

    Ibrahim caydiid nolaw

  • @abdifatahmohamud2025
    @abdifatahmohamud2025 59 минут назад

    Adigu madaxwaynaha nalamaad doorane anagaa dooranay mida kale musa ku lugooyey lagactii iyo mujaahidkii beenta ahaa ee shidaalka laguu siinjirey halkan walay katahay adigu dayuus baad tahay dhuni iyo lacag ku niikiya buunigaa markuu hadlayo bulaacada ah ayaa ka qiimo badan wayo isaga Beel gaara looma adeegsado
    Xayawan

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 3 часа назад +1

    Khadar duli waa cadowga ciro shacabka ayuu ku kicinayaa

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 3 часа назад

    WALAAHI NINKA FASHILMAY WAA NINKAA NIICLAHA AH EE WAX UU KA HADLAYO AANAY JIRIN GUUL SOMALILAND GUUL SOMALILAND

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 23 минуты назад

    WAAR KAN DADKA DABA WADA MUUSE HARAG OO UMADDII BA NACDAY WAA TII UF UF UF UF UFUUF UF UF UF UF UF UF UF UF
    LA YIDHI 65% BAA LAGU ERYAY.
    YAA WAX KU FALAAYA WAA MAQAARE.

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 часа назад +1

    Wasiirka garbahaaray ayaa intaa usoo sheegay

  • @MohamedAhmedMohamed-l6k
    @MohamedAhmedMohamed-l6k Час назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Nimaan talin jirin haduu tago waa heeeeee kkkkkkkkkkkkk
    Wa khadarkanoo kale.
    Madaxwayne cirana wuu ceebeeyay iyo xukumadiiba.
    MW cirooy katasho khadar caruur wuu ku ciyaalaynayaa.

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 3 часа назад

    Ibrahim waa mujaahid naftiisa iyo caqligiisaba u huraaya qarankiisa,
    Walaalayaal faafiya xogtiisa guri kasta iyo geed kastoo somaliland ahba gaadhsiiya.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 3 часа назад

    dawlada iyadaa ka masuula ilaalinta madaxwaynahii hore muuse biixi

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 3 часа назад

    MADAXWAYNIHII HORE ILAALINTA AMAANKIISA WAXA KA MASUULA DAWLADA LA DOORTAY MARKAA BUUQ LUUMA BAAHNEE DADKAAGA DHINAC KA RAAC

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 Час назад

    Sandheere wasiirka amniga uma qalantid kol hadiiba aad sidan tahay.

  • @fardusomar2794
    @fardusomar2794 Час назад

    Hadii waxa wadanka kasocda aanu ogayn muxuu wasiirka amniga kasheegannayaa.

  • @fadumoaden5864
    @fadumoaden5864 2 часа назад

    🫡🫡💪💪🔥🔥🔥🔥🔥❤️❤️❤️❤️

  • @sofiaabdi3981
    @sofiaabdi3981 2 часа назад

    Cabdallah😂😂😂😂😂

  • @jimcalemaxamudibraahim5664
    @jimcalemaxamudibraahim5664 2 часа назад

    Ok

  • @sharmaakhecisman8878
    @sharmaakhecisman8878 3 часа назад

    Al cadaaba naara afuuf waxa tahay oo geed dheer iyo mid gaabanba aad u fuushay qarankan in aad fashiliso ibraahin caydiid xunkun adag hala saaro

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 3 часа назад

    IBARHIM GEESI NINKA UGU ILDHEER BAA DADKA UGU AYAAN DARAN HORSA LOO YIDHI

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 3 часа назад +1

    Wallee khadar garbahaarey hadaan dalka laga qaban meel dheer ayaa laga dooni

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Час назад

    Garan dhukuran reer Samatar iyo Ciida gale ayey noqotay mar hadii wax Madax DALKA ka talisaa Xirsi gaab amrayo dhukur.

  • @mohamoudegeh5056
    @mohamoudegeh5056 58 минут назад

    Abdulle waa kabo qaad cid kale adeegsato haddii aanay taasi jirin wixii dhacay ee gaal i iyo muslimba ogaa aayar kamuu been sheegeen. Waxa haysta gabaygii" Maskaxdaadu yey noqon maqal lagula leeyahay oo toban maftaax iyo masaabiirta lagu furo".

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 3 часа назад

    Mansha Allah Geesi Qaran, Gaarka inoo hay kugu maale .

  • @MohamudAbdi-qw8bf
    @MohamudAbdi-qw8bf 2 часа назад

    Ilaalada muuse maxaa madaxtooyada dhigay sow lagama guulaysan.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 часа назад

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku marqaamayan hantida shacabka masaakinta ah oo xooga lagu heysto 32sano

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 3 часа назад

    Taalada qaada oo dawladanimada ka ilaaliya beenta dhaqana xummada iskan ilaaliya dadka ka shaqanaya burburnaya Waxa magaalada waxa ka soo buxsmaya nis iyo kuwa laga ilaalinaya .

  • @hadaafi
    @hadaafi 3 часа назад +1

    Kaca reer Somaliland dalkan wa qaran maxa qabiil

  • @osmaanmunasar
    @osmaanmunasar 3 часа назад

    waan sheegay ciro waxa uu qadar qaniis sameynayo ma oga ciro

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h Час назад

    Qadar faqash indaha ha lagu dufto buud wiin

  • @Guuleed-yaasin.
    @Guuleed-yaasin. 3 часа назад +1

    Allahyacisak ibraahim caydiid halyay qaran

  • @MahemedBaahad
    @MahemedBaahad 45 минут назад

    DAAMEERAAN MAAXAA KA XUUUN

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedguleid9022
    @ahmedguleid9022 3 часа назад

    Geesi Qaran . Tiirka Qaranka Somaliland

  • @MukhtaarCumar549
    @MukhtaarCumar549 3 часа назад

    Dawladu waxay Ku mashgushey waxan lo bahnayn intey difaci lahayd dagal. Bariga kaga so socda Somaliland waa YAAB

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 3 часа назад

    sandheere waa inuu Subeer Awal raaligaliyaa sidii xil.guun.

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf 3 часа назад

    Cabdale waa miskiin waa loo mareexaaneyey

  • @IdrisXusen
    @IdrisXusen 2 часа назад

    Dafiraadani waatii ciro adeerkii ku kicijiray maxamad siyaad bare

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 часа назад

    Cilmi waa intaad barataa Caqlina waa intuu ilaahay ku siiyo dawladdani waa allow sahal amuuraha waxaad mooddaa dawladdan waddani inay siyaasaddii dawladdii kacaanka jilayso 😂😂😂

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 2 часа назад

    Daba dhilifkaa wayn ee ibraahim lagu sheego waa in la qabtaa ladibna god lagu ridaa

  • @mahadimaxamedcali-n5j
    @mahadimaxamedcali-n5j Час назад

    Dawlada ibrahin waa kusayid waa beenale ilalada waa latiri kobayaa ee loma diiidin biixi ee ibrahin waa beenale

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591 3 часа назад

    FULAY XAAR WEYN WEEYAAN KHADAR MAAMO MALYUUN CAR MA ISAGAA KU DHACA WALEE INAANU TOON IYO AWAARIHII AY QAMADIGA DHACAY ISGU DILAYEEN MEEL KA SOKAYSA WALAAHI INAANU U QAXAYN

  • @w410921
    @w410921 2 часа назад

    Waad u digtay

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez Час назад

    Cirro waalgu shakheysanaya beentii aye kufuleen kursigaa inbadaan baa dadkaa laleyen xeer ku malinti uu muse taagay uu racay

  • @ahmediyass2274
    @ahmediyass2274 3 часа назад

    Réer somaliland khadar iska qabtaa hadiikalee xamar ogolaada wu idin hosgeynaya

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 часа назад

      Ficilkan iyo dawladaniba waxay nooga yimaadeen xamar kuwii xamar halkaa dhigay baa inagana inoo soo tababaray cadow illaahay daadka ha raaciyo wixii shar wada

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 3 часа назад +1

    Waxba maynu doorane xalbaa lagu keenay

  • @ahmedosman4825
    @ahmedosman4825 2 часа назад

    Khadar waa wasiirka madaxtooyada ninkani isagu afkee buu ku hadlayaa qaladba ha dhaco lakiin sidan aad u hadlaysid khadar way dhaafaysaa labadan reer ee hargeisa degen ayaad iska hor keensysaa

  • @odayafrikaan1266
    @odayafrikaan1266 2 часа назад

    Duuf wayne

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 часа назад

    Maxuu sheegayaa waa ayaamo aduunku waxuun baa ka danbayn

  • @nathra7351
    @nathra7351 46 минут назад

    Waa gun cil loo dhiibay gx

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 Час назад

    Khadar waa eddeb daranyahaay Cirro waa iinu ninka khadar lagaqadda xilka he is useless

  • @HanaQalbi-x2j
    @HanaQalbi-x2j 3 часа назад

    Wadani wey isku yaacday sistamkiu dawladnimadaba ma garanayaan kuraasta iyo lacag uunbey doonayeen
    Cod xaaraana dawlad xalaala ma noqoto

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou 2 часа назад

    Waaryaa waxba matihid waxa lagugu sheegaayo ha ku wasaan illa dheer maxaa ku xiijiyay

  • @mohamedali-po3qj
    @mohamedali-po3qj 2 часа назад

    Ciro khadar dhukur hayska qabto

  • @AhmedIbrahim-hn9rj
    @AhmedIbrahim-hn9rj 3 часа назад

    Ibraahinoow maxaa khadar idinka dhexeeya?

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 2 часа назад

    Wasiirku waa beenaale yaan la aamminin

  • @AdigaAniga
    @AdigaAniga 2 часа назад

    Saxane paranoia ayu ka qaba cuqubadi uu ka galay shacabka ika dhowr iyo 90ki kkkk. Intas oo ciidan muxu beertisa ula tagay? kkkk

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 3 часа назад

    Daahir jimcaale dhegataag.
    Waxan dhahayaa arrinta uu ku kacay xirsi futo jillicsane iyo adeegaha micno beelka ah ee khadar dhukur.

  • @CarabAxmex
    @CarabAxmex 53 минуты назад

    Waar horta waxaynu dooranay muxuu ahaa

  • @ismaciilhaybe
    @ismaciilhaybe 3 часа назад

    Malaa haduu joogo waaba lasooxidhi lahaa.kkkk

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 3 часа назад

    Adiga iyo buuni tolow dalka maxa laydinka qaban wayy

  • @sahalhassan8121
    @sahalhassan8121 3 часа назад

    Naaar afuf baad tahay tolow maxad ka faidaysa

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n 3 часа назад

    Ibrahim waxuu isku diraya awal iyo garxajis ,waxuu u shaqeeya farmaajo, waa ninki hagayay qabashadi faysal cabdi bootaan, 20 min ka bacdi aya la qabtay faysal ,gps ayuu ku hagayay cadow waad fashilmaysa duuflow dhawaan

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 часа назад

      Waxaad kashiftay jawaasiistii ciidanka ee faysal basaastay awelba waa la ogaa in ciidanku isagu is wanjalay

    • @abdulwahidmohamud-s1n
      @abdulwahidmohamud-s1n 2 часа назад

      @@halimadirie5301 Ibrahim waa halis inoogu daran ,waxaad ka fahmaysa in uu cadow u shaqeeyo isku dirka uu ka dhex wado buldhada, dhawaan waa la cadan doona xidhiidhka ka dhaxeeya farmaajo

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 часа назад

      @abdulwahidmohamud-s1n farmaajo adeerkaa waa ka xukuumadaa wasakhda ah ee aan xishoonayn na dul keenay taasina marmaajo khalad kuma laha waayo waa cadow shacabka reer somaliland ayaa khaladka leh

  • @nihaayamedia3493
    @nihaayamedia3493 2 часа назад

    Soo qabta kaa warxuma ah

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 часа назад

    Ma kan mamo mal yuun u eg

  • @abdikareemhassan2735
    @abdikareemhassan2735 3 часа назад

    Ninkan ibraahim aad ku sheegtaan waxaad weydiisaan markay xukunka hayeen ictiraafkii uu sheegi jiray ee sanad dhan kolba lahaa wiigan bay ethopia ina ictiraafaysa xaguu ku danbeeyey mr fake news

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 3 часа назад

      Wadani waydiide caqli huwantan aad meesha keensateen waydii

    • @abdikareemhassan2735
      @abdikareemhassan2735 3 часа назад

      @ wadani maahe ninkan isagaa kulmiya ahaaye ictiraafkii beenta ahaa mee mise dadka fake newska ku raaxaysta ayaad tahay

    • @prosl11
      @prosl11 2 часа назад

      Waa runta oo arimo badan buu been kaa sheegay laakiinse arimo badan oo run ah wuu sheegay

    • @faysaomer1587
      @faysaomer1587 2 часа назад

      @@abdikareemhassan2735 heeshiiska ciro haduunan dhamaystirin markaa maxaa hirgalay ana caqligu haku shaqeeyo intaadan wax iska badhaacin maraykan iyo caalanmku mu ku baran lahaa muuse haduunan jogin

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 часа назад

      Waxaaba huwan baa wadey si ay isugu dirto hargaysa muqdisho iyo jabuuti sadex oday oo jilicsan oo daacad ahna way aamineen ibraahin muuse oo la khiyaameeyey ayuu hadalkiisa run mooday waa shar ka mid ah sharaha aakhiru samanka ee munaafiqiintu ku gumaadaan muminiita siduu nebigu inoo sheegay csws in ay dhici doonto dhimasho fara badan oo ay wadaagayaan munaafiqiin iyo madax jilicsan

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 3 часа назад

    😂😂😂😂caacle