"Saylici Maaha Ninkii Qaran Ka Sheekayn Lahaa Taladiisu Ma Dhaafsiisna Gurigiisa Dhulbahantena"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 367

  • @xumaandiidxoreeye8784
    @xumaandiidxoreeye8784 Год назад +49

    Ninkii ugu horeeyay oo kasoo jeeda beelaha waqooyi galbeed , ee si Raganimo , Rijaalnimo, Islaam, nimo Daacad, nimo geesi nimo, kal iyo laab ah oo Qalbi kahadal ah een abid arkay! ilaahoow isagoo kale somali ku badi isagana cimriga iyo caafimaadka u barakee 🤲🏻

    • @Muslim-d9d
      @Muslim-d9d Год назад +2

      waa Riyaal Run yaqaan ah

    • @abdirisaqomer9096
      @abdirisaqomer9096 Год назад +1

      Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 Год назад +2

      Rag badan oo xaqa ka hadlay ayaa jira

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Год назад +2

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
      Inaader Jaamac Shabeel waa Geesi Geesi dhaley
      Maansha Allah Tabaraka allah

    • @maryanmohamed7400
      @maryanmohamed7400 Год назад +3

      Dhowr jeer oo aan arkay Jaamaac Shabeel oo la waraysaayo. Sidaa ayuu ugu hadlaa si geesinimo leh oo kalsooni leh. Allaha dhowro.

  • @truthfully2277
    @truthfully2277 Год назад +31

    The IQ difference between Muse and this gentleman is unthinkable. It’s like a man child vs older gentleman.

    • @amalabz1469
      @amalabz1469 Год назад

      Idoor is idoor, stupid to stupid..his yelling you, the public is stupid not just musa..he said your sleeping wake up idoors..its over 😴

  • @abdimohamud9622
    @abdimohamud9622 Год назад +3

    Manshaa allah waa. Nin cafimaad qaba firiniyaa meelo badan ilahay cimriga ku dheere🎉

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +15

    Mr Jamac Shabeel what a Great brave honest man 👨

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Год назад +15

    Ninkan waa muwaaddin Soomaaliyeed 💙🤍🇸🇴 oo runta aan ka gabban. Soomaali Waxay u baahan tahay ruug caddaagan oo kale. Cuqdi iyo ciil nin qaba uma eka. Ninkan Farmaajo halka uu joogo ka eega dalka Soomaaliyeed🇸🇴💙🤍 iyo dadka Soomaaliyeed oo dhan ayaa u baahan. Allaha barakeeyo Maashaa Allaah.

    • @Maan_koriye
      @Maan_koriye Год назад

      In abi iyo afawarki mad ku riyootay inu dalka ka ibiyay Ethiopia iyo erateria

  • @Glydh
    @Glydh Год назад +7

    Walaahi reer buuhoodle ayaan ahay. Jaamac Ilaahey sharaf buu kuu yeelay Ilaahey haku xafido waaqica jira ayaad ka hadashay runta ayaa every body uga fiican wax kasta umadan dulmiga in layska nahyeeyo Ilaahey ma jeclo dulmi umadan ma qabto maanta waxa la baday marka jaamac waxa aad ka taliso ama soo jeediso i agreed 100% waanu ku salaameynaa aniga wiilasheya ku dhashay Toronto kal iyo laab. Waa lna galaydh

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Год назад +14

    Inta runta neceb ee dulubka ku shaqaysta u qaata dawo hadaladaan isagana cadaw iyo il iyo xaasidba ha ka qabto rabi ha ku xifdiyo

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Год назад +9

    Maasha allaah waa siyaasiga u runta badan hargaysa qabiilka jooga waa nin runta usheegay muuse xoolo nool iyo doqonka saylici laleeyahay thank you ayaan ku leeyahay siyaasi runsheeg ayaan kuu bixiyay

    • @muntazissa6837
      @muntazissa6837 Год назад

      muuuuse waa mujahiid waryaaa somalilanders dhabta muuuse way tagerayaan
      cadowga somaliland way ka dabo yuusan odaygana wa kii u nacamlayn jiray mantaa ayuu markii la eryaay cadhoonayaana isagoo gaboobay ma xishoonayo

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 Год назад +7

    Nabigu wuxuu dhahay scw umadaydu baadi ama dulmi is kuma raacdo

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 Год назад +10

    Mashaa Allaah ninkani Waa Qof Daacad Ah Oo Runta Dhan Waliba Ka Taabtey

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 Год назад +9

    Shaqsi shaqsi dun leh ayaa isaaq ku jira jamac shabeel berka kaa ogsoni runtana waad u sheegtay hadey wax ku qadanayaan thank you 🎉

  • @sahraabshir1396
    @sahraabshir1396 Год назад +15

    🎉Mansh 🎉Jaamac Shabeel waa libaax illaahey hadhooro cafimaad iyo cimri dheer hasiiyo

  • @ifrahjama2840
    @ifrahjama2840 Год назад +7

    Illaahay cimriga ha ku dheereeyo geesi ❤

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Год назад

      ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
      Adiga sidii kale cimri dheer ku waar

    • @ifrahjama2840
      @ifrahjama2840 Год назад

      @@sahraj3885 Thank you 🙏

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 Год назад +6

    Maasha allah allow caqliga iyo cimrigsba kuu dhowr waa nin muumin ah

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Год назад +8

    Wali rag baa nool waxan mooday garxijis in gunti isku hartay 😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +4

    Caqliga alle ha kuu barakeeyo ✅✅✅ from sool

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 Год назад +4

    This men is really leaders men and wisely Men subxana allah

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +3

    xassad baa ishaaa u yeelay intu shaqaysan lahaa ee garoonka lagu tartamayo karti kusoo bixilahaaa intu iska dhaafo hadal madhalays ah oo malagii galay cidina waxba ka qorayn !!!!!! from saylac 👮🏼

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 Год назад +8

    Wlaahi waa runtii odaygu xaqiiqada ayuu ka hadlaya

  • @ilkacasehasan9949
    @ilkacasehasan9949 Год назад +10

    Walahay inaan arag qof somalia oo run saa usheeega ilahay cimrigaga hadheereeyo ader

  • @ahmedyare9396
    @ahmedyare9396 Год назад +8

    Shaqsiga kaliya ee hargeysa ka miyir qaba what a legend🙏

  • @abdullahiisse9952
    @abdullahiisse9952 Год назад +3

    Wlh waaruntiiis wuu kibary lkn ilaahey hduu qabto masiidaandoono alla wuu u xarg dheereeryaa hdu mar qabto wuu ciqaaabaaa

  • @mussejama311
    @mussejama311 Год назад +7

    Garxejis waa caqliga iidoor
    ✌✌✌

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z Год назад +3

    Ninka waa in soomaali madax uu u noqdaa waa kii midnimo iyo walaalnimo ku dabaali lahaa waa geesi

  • @massmass8300
    @massmass8300 Год назад +4

    markay adkaado ayy
    ayaa ninka raga shaqsiyadiiisaa
    la ogaada ninrageed jaamac shabeell walee daarikhda ayaa ku xusi guurdi geesiya 👍👍👍👍👍👍

  • @hodanabdi6920
    @hodanabdi6920 Год назад +2

    Maa shaa allaah ilaahow isagoo kale noo badi waa nin shakhsiyad leh ilaahay ha xifdiyo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +3

    viva jama shabeel hero
    viva g36 champion

  • @caashaahmed9922
    @caashaahmed9922 Год назад +1

    Masha'Allah Allaha ku badiyo Ummadda Somaliyed isagoo kale waa run sheeg daacad ah Allaha kuu barakeyo cimriga cafimad buuxana ku noolow

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 Год назад +16

    Waad ku mahadsantahay sida aad runta u sheegtay dulmigana u diiday wali ma arkin nin somaliyeed oo siyasi ah geesina ah maxaayeelay raga somaliyeed waxay kala garan la'yihiin siyasada iyo beenta

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 Год назад +3

    Asc jamac shabeel maxaad madaxweyne somaliland uga dhigan weyseen intad muuse keneyseen Waa nin caqli badan siyaasi aragti dheer war jamac doorta dantina ku jirta oo hurdada ka kacaca jamac shabeel 🙏🙏🙏🙏🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️From xamar

    • @clraxmaansoodaan8453
      @clraxmaansoodaan8453 Год назад

      Jamac Shabeel markii muse qaadka uqaadi wayey ayuu mucaariday laakiin hadii qaadka loqaado wuu aamusayaa

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo Год назад +1

    This guy is a true political realist and deserves to lead a nation. I hope he doesn’t further waste his time in the affairs of this clannish enclave in Hargeysa and rather head for Mogadishu.

  • @tariqmahamed8321
    @tariqmahamed8321 Год назад

    Waa siyaasiga ugu caqliga baden shabeel was geesi jaamac shabeel

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Год назад +5

    Waa ninki ugu horeyay e runta ka hadlay masha allaha noloow waliga jaamac shabeel 👍✌️💯💯

  • @xuseenmaxamed3191
    @xuseenmaxamed3191 Год назад +6

    Maasha alaah waa run mujaahid jaamac shabeel waa geesi aan runta ka gaban

  • @fuaad7077
    @fuaad7077 Год назад +2

    Ninkan isaaqu madaxwayne haka dhigteen waa hogaamiye aragti dheer

  • @bashirduale8467
    @bashirduale8467 Год назад +10

    Illahow hanowayin Jamac shabeel oo kale Runta lagu dhinta waliga Keep Going

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra Год назад +5

    Odaygaa Saylaci ee maqaarsaar iyo sawirka ah.

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 Год назад +7

    SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 Год назад +9

    Jaamac shabeel Libaax 🦁🦁🦁🦁🔥🔥🔥🔥🦁🦁🦁🦁

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Год назад +7

    Shacabka somaliland waxay xaq u lee yihiin in ay ogaadaan caafimaadka maskaxda ee madaxweynaha

    • @faizam523
      @faizam523 Год назад

      🤣🤣🤣🤣💯

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Год назад +1

      Say u badan tahay muse wu xanunsan yahay cayna mahan xanunka Allah ba kena lakin dadki dortay ayago og inu dhahay ano wax dili karo duco qadan mayo ba adun iyo akhiro segay

  • @abdiaizisse113
    @abdiaizisse113 Год назад +2

    Jamac shabel the only person tell the truth 👍

  • @nuuradiinaamir9925
    @nuuradiinaamir9925 Год назад +1

    Mr:JAMAC SHABEEL WAA NIN XAQIIQO KUNOOL AH OO ARAGTI FIICAN.
    BARAKALLAAH

  • @alikarbash
    @alikarbash Год назад +1

    war soomaaliyey u codeeya jaamac hana la doorto war xasan sh ku badala masha allah war ninkan soomali haloo doorto 20yrs madaxweyne allah ku hiiliyo walee wa asal wa hibo eebe ku siiyey war soomaliland ma indhehay la yihiin iyo aqliga madaxweyne jaamac wan ku doortay

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 Год назад +4

    Ninkani Soomaaliba wuu ku yaryahay hadaan runta laysu sheegin dawo lama helo waa waayo arag xaqiiqdaba wuu taabtay

  • @cusmaanshangaani1058
    @cusmaanshangaani1058 Год назад +1

    Siyaasi jaamac shabel waa geesi run sheeg ah xaqiiqdana ka hadlay alle ha barakeeyo Insha allah

  • @principle6930
    @principle6930 Год назад +5

    War wuxuu goobsana oo ruun shegsana.. waligay ma arag siyasii somaliyeed oo sidaa xalal uu ah

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 Год назад +4

    Wakaa cadaaladu waa runtii dulmiga waa lagu gubtaa ilahay khayr hasiiyo waa ninka kaliya ee reerka uhadliyaqaan

  • @khadragarad5366
    @khadragarad5366 Год назад +2

    Waw ninkani waa nin cajiib ah oo geesi ah war isaaqoow doorta ninkaan muuse ookale lamadoorto oon waxa ogeen lakiin cadima ah maxkax iyo raganimo

  • @maxadir1343
    @maxadir1343 Год назад +4

    Jamac his honest Masha Allah

  • @aliq1353
    @aliq1353 Год назад +8

    Masha allaah, waar ninku run badanaa

  • @CooladiyoNabad
    @CooladiyoNabad Год назад +2

    Maasha allaah

  • @abdirizakibrahim4671
    @abdirizakibrahim4671 Год назад +3

    Masha Allah. The hero of the century

  • @hanadeen
    @hanadeen Год назад +9

    Wow this guy is on another level, I think he might have the solution to the war between Darood and Isaaq

    • @sahraj3885
      @sahraj3885 Год назад +2

      Sorry, this war isn’t Daarood and Isaaq
      Waa Maamulka Muuse Biixi oo ku duuley Laascaanood

    • @Viral_videos822
      @Viral_videos822 Год назад +1

      Isaaq iyo harti dheh adeer Daarod dagaal iskuma imaane

    • @hanadeen
      @hanadeen Год назад

      @@Viral_videos822 what is the solution? Because people are dying, in the month of Ramadan

    • @hanadeen
      @hanadeen Год назад

      @@sahraj3885 apologies sahra,but the Isaaq community need to say, this is wrong and we will not support this war

  • @itsari629
    @itsari629 Год назад +5

    'Run sheeg waa Ceeb sheeg"

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 Год назад +4

    Mashaa Allah adeer run buu sheegay

  • @ahmedosman4195
    @ahmedosman4195 Год назад +3

    Mansha Allah ilahay ha xftiyo

  • @nasirelmi
    @nasirelmi Год назад +2

    Sha eel caadi maaha.
    Dadkaas ayaa ku haboon in la waraysto run sheega ah.
    Rageedii

  • @jeexdinTV
    @jeexdinTV Год назад +3

    Runta ayuu kahadlay shabeel waane daacad run sheeg ah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Год назад

    ❤❤❤ walaahi waa aar (shabeel] waane geesi aan gaban guuuuuul shabeel

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍you right

  • @mukhtarabdi4799
    @mukhtarabdi4799 Год назад +2

    Subxanallaah cuqdad Shaqsi ayad dalka.kufadexadaynaysa

  • @Imanibrahim1983
    @Imanibrahim1983 Год назад

    Dhulbahante Iidoor wuu jabiyay dhulkuuna ku jiiday waxa waxaa keenayna waa Nimankaa beenta noogu sheekeenayay 33 (Guulaysta darwiish❤❤❤)

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    You are very smart noolow ❤️❤️❤️from sool

  • @abdiwelimaracademedia5134
    @abdiwelimaracademedia5134 Год назад +4

    M,a masha Allah xaqa cadowgaaga aya kuu qira

  • @rashidfadhaye8100
    @rashidfadhaye8100 Год назад +3

    Waqooyi rasuul baa loo heley, ninkaan darwiishkii ku xigeenka sayidka ahaa ee ”shabeel” miyaa dhalay?

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 Год назад +2

    Qof isaaqa oo markuu hadlayo wax sax ah sheegaya nin kaan baa kajira malaha kana maamulku majecla laakiin isaaqow ninkaan taladiisa iyo warkiisa qaata inta caadifada iska dedysaan caqligu hashaqeeyo muuse meesha ow kuwado red ka sax mahan

  • @kaltummohamud1267
    @kaltummohamud1267 Год назад +1

    Waa nin rageed, hadii qalbigiisu sidaa Alle ugu xiran yahay

  • @ahmedwasuge8414
    @ahmedwasuge8414 Год назад

    Masha allah Jamac shabeel illahey caqligaaga iyo daacadnimadaada illaahey isaaq ha geliyo

  • @istaahilismail5117
    @istaahilismail5117 Год назад +1

    Kani waa kii ka xumaaday qoomu Luudkii la qabqabtay. Filmkiisa waa la ogyahay. Dheg yaan loo dhigin. Soomaaliland guul iyo gobanimo cadowga gudahaa ka xun ka debeda. Waase loo soo jeesan. Lacagtii Xamar ayaa ka hadlineysa

  • @warsamexijaab8928
    @warsamexijaab8928 Год назад +2

    Shabeel waxanyisleeehay wuu wareerey

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 Год назад +1

    Odeygan caafimad ma jiro waa nin ubaahan in la geeyo xarunta cilaaj ka waxay ka ga dhagtay muuse muuse 24 saac cajiib

    • @mohamedomar2367
      @mohamedomar2367 Год назад

      Waa fariid keeliya ay Somaliland leedahay. Muse iyo reerkisa iyo inta uu kaba qaada aya uu bahan cilaaj ina la geeyo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +3

    صل الله عليه وسلم
    رمضان مبارك
    أمة اسلاميه جميع

  • @abdulegal6272
    @abdulegal6272 Год назад

    Most intelligent guy in Hargeisa

  • @elhanweera2435
    @elhanweera2435 Год назад +1

    Siyaasi jaamac Shabeel geesi adeer maanta ayaad xaqa iyo run kahadashay geesi cadawga jab adeer midnimo wanu kugu faxnay ilaahow Ina midee cudurkana ingasaar guul somaalilaan inshaallaahu

  • @gabileysanaagiyoboramaharg6394
    @gabileysanaagiyoboramaharg6394 Год назад +2

    Bravo 👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад +1

    jama shabeel geesi
    new haaji abdiwaraaabe yarxamahullaah alxaqiiqah

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 Год назад +1

    Odayashan iyagu may galan dagaalka maxay dhalin yarada iskugu jabinayan oo kuwaan doqomada ah ee naf jeclayaashan 70 jirada ah dhigooda ku dhashanayan may fakaran oo dowladaba ka af ganbiyan oo iyagu dalka iyagu maamulan 😢😢😢😢😢😢

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад +1

    Run sheeg guulayso

  • @massmass8300
    @massmass8300 Год назад +3

    legend jaamac shabeell
    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @MustafaAbdi-jp5sg
    @MustafaAbdi-jp5sg Год назад +2

    Kani waa nacas dhareeriyaa oon kala garayn mucaaradnimada iyo wadaniyada noocan maaha in lawaraysto

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Год назад

      Qoraalkaaga. Ayuu. Ka. Qubanayaa. Dhareer

    • @MustafaAbdi-jp5sg
      @MustafaAbdi-jp5sg Год назад

      @@khadaribrahim6418 adna waad kasii doqonsan tahay ee xabaalaha isku dir

    • @khadaribrahim6418
      @khadaribrahim6418 Год назад

      @@MustafaAbdi-jp5sg Ciyaala. Suuqi. Caadifadi. Gashay. Yaa. Ka. Saara. Wadanimadi. Macaarinimadi. Ku. Meereysta.

  • @aadanmuxumed-ix9tj
    @aadanmuxumed-ix9tj Год назад +4

    Jaamac Shakeel ms cadawga gudaha Manisha allah ninrageed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mehamedfereha9195
    @mehamedfereha9195 Год назад +4

    Well done

  • @abdifataahmahamoud7586
    @abdifataahmahamoud7586 Год назад +7

    Legend 👏👏👏👏🎉

  • @hassandiriye1465
    @hassandiriye1465 Год назад +1

    This guck in Laxman was crazy

  • @nimcoyasiin9699
    @nimcoyasiin9699 Год назад +1

    Madaxwayne muse guulayso guulayso guulayso soo noqo mar kale guulayso cidanka qaranka allah idin dhowr guul somaaliaan amiin amiin amiin

    • @kederahmedsofe590
      @kederahmedsofe590 Год назад

      kkkk xage kuso noqonaya

    • @aminahassan1173
      @aminahassan1173 Год назад

      Aamiiiiin aamiiiiin soo noqo markale doqn iyo cadowba ciile muuse guulayso adiyo qarankuba

  • @MustafaAbdi-jp5sg
    @MustafaAbdi-jp5sg Год назад +1

    Waa doqon hacooya oon dal iyo dad midna u damqanayn

  • @hassanhersi5760
    @hassanhersi5760 Год назад +2

    Bal waxa qaran ka hadlaya bal eeg. Wax u tar A rizaq.
    Ishiish.

  • @abdisamadahmed5493
    @abdisamadahmed5493 Год назад

    The one and only Legend ka faa iidaysta ✍🏾

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 Год назад

    jama shabeel hero all somalia true

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Год назад +1

    Imaankaa laga qaaday hadaad maqashay waatan tusaalihii ugu waynaa ilaahow imaanka hanaga qaadin oonu shaxaad naga raacin

  • @raysiyobarwaaqo3804
    @raysiyobarwaaqo3804 Год назад

    Waa Ninka ugu Caqliga Badan Iidoorland

  • @xabibaomar3016
    @xabibaomar3016 Год назад

    Masha Allah waa nin aqli badn Allah barakeeyo

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Год назад +1

    Ninkan , xildhibaan khadar ee Ceynaba ka soo jeeda iyo Xildhibaan Maxamed Abiib waa rag aan xeyndaabka reerahu dabrin oo aan runta ka lablabeeyn. Waa dadka yar ee jiritaankooda Somaliland ku taagan tahay.
    Xildhibaan khadar hadaanu askartii Maxamed Abiib inay jiidjiidaan doonayey hadaanu hor istaagin sidee maanta xaalku ahaan lagaa?

  • @mohamoudyassin9035
    @mohamoudyassin9035 Год назад

    Sidhiga yaa afuufayey ma ciro mise Xirsi, maanta jaamac dhaladii buu ka dhex arkay Xirsi xaaji cali. Lacag yar buu waydistey oo ka jaray Xirsi waa kaas halkaa la maraya.

  • @kuusoowqawdhan1771
    @kuusoowqawdhan1771 Год назад +2

    Ujeeddo kastaba haka lahaado, inta aan arkayey, ninkani sida ay tahay buu ugataliyaa sida xaal yahay. Waxa aanse u malaynayaa in uusan ahayn reerka ay ka dhasheen siyaasiyiinta xiirxiiran (RAKAABKA), waayo marhore baa la xidhi lahaa sida aan filayo.

  • @flighthub4305
    @flighthub4305 Год назад

    Jamaac shabeel everyday 👍

  • @abdirisaqomer9096
    @abdirisaqomer9096 Год назад +2

    Nacaskan dhareerka leh yaa yidhas iska aamus wax kuma hadlayside (hadaad dhimanaysana dhareerkaa layska duwaa)

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam Год назад

      Yaa muuse ka dhareer iyo been badan ninna ogadeen asagaa ugu dhaw oo geeliisi indhobadan baa laga dhacay oo ilaa maantaaa maqan. Ninna ilaa iyo daakhilka ogaadeeniya ayuu dhex damashaaa asaga iyo geeliisa Waaxaad tahay xooolihii jaamac shabeel sheegayay caqli xumaaa hadii ay wax maqli lahayeen Wey is ka aamusi lahayeen! Caqlidigaag waaxid

    • @abdirisaqomer9096
      @abdirisaqomer9096 Год назад

      @@DhurwaaFam hadal iyo dhamaan hadaad dhimanayso dhareerka waa layska duwaa sxb
      Waxba hadalka ha ku mirgan

    • @ibrahimmohamed5453
      @ibrahimmohamed5453 Год назад

      Waxan ku wax ka duubayaa miyay sakhraansanyihiin iyaguna.
      Shaqada hayskaga ciyaarina oo sakhraamiinta haw yeedhanina!

  • @abduge1237
    @abduge1237 Год назад +1

    Nooloow jama shabeel guulayso cadowgaa ha jabo. Runtaad sheegtay. Somaliland baa doonaysaa in aad badbaadiso laakin cawaan baa talinaya.

  • @hanaharyen9522
    @hanaharyen9522 Год назад +1

    Waxarahay gesirusheg ahnolowshabelo xaqbadkahadashy

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 Год назад

    Kkk Xuuxuu Xuuxuu kani ma isagaaba hadli karayaba maxay horta waxan ka soo kalifaan , miyuu iska soo seexdo inta uu soo kala miir maayo .