Maxaa kala qabsaday Prof Xasan Sheekh iyo Xildhibaan Mukhtaar Saajid iyo Xildhibaan Faaiso Jeyte?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • "Baarlamaan fake ah Dowladd sax ah in uu dhiso laga ma yaabo" Prof Xasan Sheekh.

Комментарии • 23

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 Год назад +3

    Brs doqonkii aya lagusoceliyay midiyihi

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад +1

    Share

  • @faaraxcilmi
    @faaraxcilmi 5 месяцев назад +1

    Waa.feeg.anagaa.leh.barfasoorkuna.waa.runsheeg

  • @abdijama6388
    @abdijama6388 Год назад

    Tas waxa loga bixi karaa markii 4.5 laga baxo markas ba qabiil majiro la orankaraa marka asaski wax lagu soodhisay wasiirka qabiljiisa mategi karan wasaradaha kale qolaa xiratsy marka maxuu sameyaa wa kutagersanahay wasirka ganacsiga arinkas munafaqmaha xaqiiqda ayuu shegay

  • @isseabdirahman1915
    @isseabdirahman1915 Год назад +1

    Cadowga Somalia wa kuwan wan inoo malinta qiyaame

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Год назад +2

    Qurbaha qoraxo maka jirto maa maqashay

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 Год назад

    Waa gii hore aad buu uqaylin jiray xassan ba haaim maahan professor waa bahal xun qabyaaladu biya dhigtay wiilasha yaryar ee shaqada qabyaalada loogo cayrshey asaga iyo habarta tuugada ee maamusha ayaa kadan beeya ba oo hoog

  • @orobleh77
    @orobleh77 Месяц назад +1

    Professorka ku sheeg ah, Barlamaanka wuxuu leeyahay waa Fake, haddana Xasan Garguurte waa uu taagersanyahay. Labbada is qabadsii

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    Like

  • @user-xi3tg5op3y
    @user-xi3tg5op3y 8 дней назад

    Wa baralamanki 11 eukuxumaya waye enasomaraya baralamanka weykuyerayihina xildhiban xalashaha wayo dowalada qudheda waxey kutimida xarana

  • @Harunhassan138
    @Harunhassan138 Месяц назад

    Madaxweyne dhihi karo xildhibaanadaas lacag aansiiyay ma jiro. Ee caddayn kale haddaad haysid sheeg.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    Facebook

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    Lives

  • @orobleh77
    @orobleh77 Месяц назад

    Xasan Garguurte mar la weydiiyey maxaad gabadhaa shaqo u siisay, wuxuu ku jawaabay masuuliyateen ha jixinjinina ee wasiir walbo qaraabadaada shaqooyinka siiya

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 Год назад

    Kani prof maha kani waa ooo waa bahal liito ooo qabiileysta oo doqon ah

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    ShortS

  • @cabdiqaadir11
    @cabdiqaadir11 Год назад

    Dhibaatadu waa baarlamaan xumo

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 Год назад

    Oday gaan asaasaqay

  • @daauudabshirmaxamed3671
    @daauudabshirmaxamed3671 Год назад

    Hhhhh ala beenbadana xildhibanada qofta lagushegay kuwii xasan dortay ubad ale idinkucadab

  • @hasanaxmed1368
    @hasanaxmed1368 5 месяцев назад

    Baarlamaanka hada jiro waa Baarlamaan musuqa u aaba ah.

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Год назад

    Facebook