Daawo Muuqaalkan xasaasiga ah,Maxaa dhexmaraya Xildhibaan Faa’izo Jeyte iyo Gudoomiyaha G\ Shacabka?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 окт 2024

Комментарии • 245

  • @Abdinasir2025
    @Abdinasir2025 Год назад +20

    She is super hero for sure brothers and sisters
    As Somali societies are fully supported you

  • @ggwcs
    @ggwcs Год назад +6

    Super Xubin Baarlamaan. Badi xubnaha baarlamaanka iyo dowlada waa kuwo Allah aan ka cabsan oo iney wax xadaan maahanee runta aqoon. Xaqaaqa iyo kan dadweynaha difaac.

  • @yousufsuleiman9985
    @yousufsuleiman9985 Год назад +4

    Maasha allah illaahay ha barakeeyo gabadhan ka damqanaysa dhibka ay soomaali ku hayaan xukuumadeeda iyo baarlamaankeeda

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Год назад +20

    War waa gabar wanaagsan Allaha xafido.

  • @sadiaaden2095
    @sadiaaden2095 Год назад +3

    Masha aallah wa gabar runta sheegtay gesi dhalay wa halyey qaran samaliweyne iskukalsoonida buuxda qaba insha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiShakir-s5w
    @AbdiShakir-s5w Год назад +6

    Masha allaah
    gabdha ilahay hano dayo
    sifacan ayey uhada shay

  • @fadumoAli-s4p
    @fadumoAli-s4p Год назад +17

    Keep the good job this country needs dedicated women like her. Men stop begging the world start owning your responsibility like guardians, fathers, husbands and be men with integrity so you earn respect

  • @fatimaomar6400
    @fatimaomar6400 Год назад +2

    Mashaalaha Allah ku Xafido wallahi Run bay ka hadashay gabadhan

  • @badhi-toogte
    @badhi-toogte Год назад +1

    Xilibaanadan waa fariid ma garanayp qoladeeda lkn wan kahelay kartideda horey usoco mudane xiliban👏👏👏

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Год назад +1

      Waa murusade

  • @ridwanbirre8310
    @ridwanbirre8310 Год назад +8

    wlhi waa naag rageed runtana shegeyso horey usoco matalad dhaba ada ka arkaa shacabka matalayo

  • @walaaljecelchannel7315
    @walaaljecelchannel7315 22 дня назад +1

    Xildhibanad foziyo ..guul iyo bonimo ..hadanahay .shacabka somaliyed ..garabkaaga nahay

  • @inacalisooraancabeey1541
    @inacalisooraancabeey1541 Год назад +11

    Aadan .madowe ALLAAH haka baqo cimrigiisa iyo cabsi la"aantiisa isma lahan

  • @mohamedsharif3360
    @mohamedsharif3360 Год назад +1

    Masha Allah hala xisaabtamo waa wax al axdi lahu deen faman lahu diin alle subhanahu wa tacaalaa ka baqa oo umadaan daalan waxba uma soo wadiin we ka hor leexda walahi umadaan dhib uma noqdo oo alle dartii iga hor leexda WABILAHI towfiiq
    Ka bax qabiil iyo qabyaalad Dooro qaran somaliwayn weligaa ahow

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 Год назад +4

    Maa shaa Allah, si fiican bey u hadashe. Maxaa looga joojiye makarofoonka? Qofka runta ka hadla waa la khalkhalinaaya?

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Год назад +1

    Wcs. Masha. Alaah. Waa. Runteed. Xildhibaanada. Sh. Aadan. Madoowe. Runtaa. Dhibeeso. Waa. Duug. Shabaab. Ah. Sh. Adan. Madoowe

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Год назад +7

    Absolutely true excellent points,we need true

  • @mahmoudhersi4603
    @mahmoudhersi4603 Год назад +7

    Anigu kuma aqaan xil-dhibaanadeey laakiin hadalkaagu waa gar, waxaana kaa muuqda isku kalsooni iyo xaqiiqo ku taagnaan!
    Aad baad u mahadsan tahay.

  • @jammane3880
    @jammane3880 Год назад

    Masha Allah faaisa guuleyso xildhibaane
    Haddii kulligood saas sharciga u ilaaliyaan ogaadaanna inay shacabka metelaan tuugtaan shacabka baabiiyey xoolohoodaana dhacaya jeel bay ku wada jirilahayeen

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.
    @allawaynninkiiaaminaaawoodleh. Год назад +9

    GABADHANI WAA FARIID AADAN MADOOBE ISAGAA XANAAQSAN WUXUUNA KA CADHOODEY MARKEY XILDHIBAANADU TIDHI, DUSTUURKAN MALAHA AADAN MADOOBE.KKKK THAT'S TRUE 👍 ISAGU MALAHA, CID SHARCIGA AFDUUBI KARTAANA MA JIRTE SHE DID GOOD JOB 👍 ❤I XILDHIBAANADANI WAA FARIID GEESIYAD AH. CIDNA HA U JOOJININ RUNTUU ILAAHAY KUGU JECEL YAHAY.

  • @mohanadhifyussuf1996
    @mohanadhifyussuf1996 Год назад +3

    I love this lady❤....no one is above the law✍️

  • @AbsamoFilmsVlogs
    @AbsamoFilmsVlogs Год назад +1

    Super gal Alle Haku xafido.

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 28 дней назад

    Cidna umaadan gafin xildhimaanad, ee ku soco

  • @daareyayale7013
    @daareyayale7013 Год назад

    Fariid usheeg masha allaah

  • @IstahilYusuf-gl5yc
    @IstahilYusuf-gl5yc Год назад +1

    Maasha allah gabar aad u wanaagsan

  • @deqaahmed5583
    @deqaahmed5583 Год назад

    Xidhiban Fowzia noolow Manshallah Allaha noo kaa xafido. Dalkeena wuxuu u bahan yahay 10 qof oo adoo kale ah. Guul

  • @rujaal
    @rujaal Год назад +2

    Ninkaas baa soomaaliya madaxa baarlamaanka ah! Ilaahay baa soomaali u maqan, meeshii ugu hoosaysay baan joognaa soomaaliyeey

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 Год назад +2

    Very good gabadha waa xildhibaan run ah
    Ma ahan wax magarata meesha isagu timid ee mushaar raadiska ah
    Hadii la rabo in somaaliya ay horay u socoto
    Odaygaas meesha halaga wareejiyo hadana loo dhiibo pro jawaari

  • @mohamedsharif3360
    @mohamedsharif3360 Год назад +2

    ❤ xildhibaanada masha Allah

  • @cananale
    @cananale Год назад +1

    MasH Alah tabarakalah mash ❤❤

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev Год назад +1

    GEESIYAD MARWA AH
    RUUN SHEG

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 Год назад

    MashaAllah MashaAllahhhh

  • @CabdiDeeroow-mx4wl
    @CabdiDeeroow-mx4wl Год назад +2

    Gabadhaan waa daacad lkn kuwaan meesha fadhiya waa tuugo tuuga anaa udhaaranaya soomaaliya inta daacaddaa yar mmidka madaxweynaha sheeganayo jabillow gadoonka baarlamaanka kulli waa tuugo umaddana wey uafduubantahay ilhaan ugu dacwooneynaa

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 Год назад

    MashaAllah

  • @badhi-toogte
    @badhi-toogte Год назад

    She is very straight true teller

  • @MHaashi
    @MHaashi Год назад +1

    Hadalkeeda iney dhameysato xaq ayay u leedahay, in lasoo dul istaago cod baahiyaha laga xiro iyadoo xildhibaan ah iyadana waa xadgudub kale!

  • @sudijeylanimohammed3258
    @sudijeylanimohammed3258 Год назад

    Maasha allaah wadaniyad

  • @Masago2025
    @Masago2025 Год назад

    Waxa a wax lala yaabo ah Barlaman muslim 100% ah hadana taagan waxaan degsanay qawaNiin iyo xeer hoosaad aaway 114 iyo sunnahi gadaal maa laga tuuray asaan dhaheynaa allow noo naxariisto

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Год назад +1

    gabadhaasi waa geesiyad ⚘⚘⚘⚘🍀🍀🍀🍀

  • @bima9383
    @bima9383 Год назад +1

    Mashaalah yotabarakalah ilahey hanodayo xildhibanada

  • @hamiddawood2720
    @hamiddawood2720 Год назад

    Super forever sis . Adiga cml aa na anfacaayo wlh ❤

  • @abdisalamnuur
    @abdisalamnuur Год назад +2

    Gabar xilkas ah weeya

  • @AaboowAaboow
    @AaboowAaboow Год назад +1

    Masha aalah

  • @omarsscnl
    @omarsscnl Год назад +1

    Mansha allaah guul iyo gobanimo

  • @muzamilarte5511
    @muzamilarte5511 Год назад +1

    Mansha Allaah sasi runta halo shego god god god

  • @FeelingGood-zt1wq
    @FeelingGood-zt1wq Год назад

    Sh Adan madoobe dukhsi buu gabadha ku noqdey ❤

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Год назад

    illaahayaw kuxafid waa halyeeyad masha allaah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Год назад

    Waa sax wallashey

  • @amiincuuke2813
    @amiincuuke2813 Год назад +1

    Runtii waa xildhibaanada qarniga

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc Год назад +2

    Gabadhaan. Waa. Dadka fara turiskaa ee. Daacadaa ee kujira kuwaan. Guulayso

    • @Cadar49
      @Cadar49 Год назад

      Ilahay ha xafido Amin yaarabi

  • @BXuseen-s5t
    @BXuseen-s5t Год назад

    Waa idha cadeeyne xildhibaan 🇸🇴⬆️↗️↙️↕️⚠️🔝🛃🔰💲⚕️

  • @jamalegalow.9127
    @jamalegalow.9127 Год назад

    Masha Allah xildiwanta Runta yeyku hadha she shan gabdot ayadha okale hadhi lahelo guul yalehellaha

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 Год назад +2

    Masha allah gabadhan waa runta

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 месяца назад

    waaw laandheerad weeye walee xildhibaanad faysa

  • @hassanismail7909
    @hassanismail7909 Год назад +2

    Tani waa legend dadka ay matashaa way reeyeen

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Год назад

    Waa run xildhibaanno ma tihidin

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 Год назад +6

    Very well said 👏

    • @hassanguled7957
      @hassanguled7957 Год назад +1

      Sh, aadan madoobe ma hogaami karo barlamanka😂

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 Год назад

    Xildhibaanooow Xaaalqaato🪳🪳🪴🪳🪳🪳🪳🪳🪳🦂🐛🪲🪲🕷️🐛🦂

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Год назад +2

    Masha allah sidaan oo kale haday xildhibaanadu noqan lahaayeen horumar ayaan gaari lahayn

  • @mohamudadan9036
    @mohamudadan9036 Год назад +1

    Xaqiiqatan waa xildhibaanad cod kor ah oo runta ka hadashay

  • @abdihakimgaani6270
    @abdihakimgaani6270 Год назад +3

    Tell the truth even it's bitter

  • @naemaahmed3135
    @naemaahmed3135 Год назад

    👏👏👏👏👏👏👏👏 well said 😊

  • @HassanMohamed-qd5pw
    @HassanMohamed-qd5pw Год назад +2

    Madowgaan runta ayuu diidanyahay motion ka keena dulmiilaha

  • @musdafaomar7565
    @musdafaomar7565 Год назад +1

    Hadaan somaalinahay gabadhaasa aya namatasha madoobe iska soco adeer

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад

    Waa dad waaalan gaar ahaan odayaal 90 jir ah oo iska xanaaqaya ayaa manta somali mamulaya
    Wa gabadh fariid ah

  • @AbdiMohamud-f4s
    @AbdiMohamud-f4s Месяц назад

    Boqorada beesha hawiye guulayso

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 Год назад

    We saxantahy dade matashaa wexe raban eena kahadlee keep going

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 Год назад +5

    woow mama runta u sheeg 😂😂😂😂

    • @kayse1153
      @kayse1153 Год назад

      Gabadha sideeda runta ucadeeya

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Год назад

    Waa sax walshey ❤❤❤❤❤❤

  • @jkaf2172
    @jkaf2172 Год назад +1

    Wax run bey ku hadashay lkn kuwaan hor fadhiyo waa qaa inu wadan+xaqa shacabka ayay qabaan duliyaal calool waynayaal ah ilaah hanaga hor wareejiyo tuugadaan

  • @hussainabdullahi1766
    @hussainabdullahi1766 Год назад +1

    Waa naag kunjeer ka fcn adan mqdoobe iyo wasaqda mesha jogta

  • @truthafrica288
    @truthafrica288 Год назад +3

    Expose the corrupt individuals hassan sheikh must be impeached save Somalia 🇸🇴

  • @AbdihaafidGoofane
    @AbdihaafidGoofane Год назад +1

    Guulayso gabadhaas Kartika badan

  • @SalahalnuwrAli
    @SalahalnuwrAli Год назад +1

    gabar nimanka kafican

  • @zhidk7806
    @zhidk7806 Год назад +3

    Kuwan haday xildhiban dacada oo shaqaynay ahan lahayen wadanka laga arki lahaa qashin weyn mesha mushahar ku qaata naga hor leexiya

  • @zaksypher571
    @zaksypher571 Год назад

    Allow na badbaadi

  • @omarwaberi3184
    @omarwaberi3184 Год назад

    Macha allah runteed weeye

  • @MohamedAli-rd7rn
    @MohamedAli-rd7rn Год назад +5

    No one is above the law!!

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 Год назад

    Naag Nool❤

  • @saytunyasiinadan
    @saytunyasiinadan 2 месяца назад

    kaligiis baa xildhibaana. kaligiis baa gudoona dameer madoobe mar hore buudhacay sharcinakumafadhiyo

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o Год назад

    Waa gabar geesiyadoo illahey kacabsaneyso naa yeyku dilin tuugada musuqaa meeluu madobe madax kayahay

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад +1

    Waa runteet faaiso daacad waaye

  • @AxmedMaxamedCali-q9q
    @AxmedMaxamedCali-q9q 29 дней назад

    Guulaso isla xasabtan

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 Год назад +1

    Waaa rubteeed gabadhaaan ee daaya

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay Год назад +2

    Gabadha su’aal waydiisay, Maxaa qalada ku jira ama gef ah? Faisa saas runta u sheeg.

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Год назад

    Keep going faa isa. Nin baa dalka kadigilahyay women time now

  • @Ibrahim-g3w2s
    @Ibrahim-g3w2s Год назад

    Magaceed xildhibanadan waali waaye bee 😮😮

  • @ayansheikh7782
    @ayansheikh7782 Год назад +1

    Dilaagi mahad salad iyo xasan sheekh aya hada dilaayp madaxwayne ma ahe waa dilaa

    • @ayansheikh7782
      @ayansheikh7782 Год назад

      @@xaajia2219 walahay qabyalad imahayso waxan maqlayna dhacdada arkeena cidanki la iskadilay waa lojeda malinkasta cidan aya ladila away farxan qaroole sidi lodilay ayakuwana lodilay dawlada ma ahe wa dilaaa

  • @hassanguled7957
    @hassanguled7957 Год назад

    Wow 🎉

  • @shiikhomar-hk1ol
    @shiikhomar-hk1ol Год назад +1

    Gabarey yaanlagudilin.kadibna.ladhaho.allshabaadiley

  • @abaabacarab527
    @abaabacarab527 Год назад +1

    Golaha Dhawaaqiida allaah isku diro.

  • @ibrahimhusien9350
    @ibrahimhusien9350 Год назад

    Sh. Adan. Madoowe. Waa. Duug. Gabarta. Runteey. Kahadashay. Duugaan. Aadan madoowe. Halaga. Aqto. Soomaaliya. Waa. Eey. Eey. Dhalay. Oo. Shabaab. Ah

  • @xasanxede2985
    @xasanxede2985 Год назад +1

    Waa naag xaniinyo. Doogan leh
    Waana run sheeg Somali xilimanada wey Ka dagi la yihiin
    Ilaaheey kheyrkii ayeyna dad muslima Ku dhaqaan
    Odaygaan mesha waa isi siiyay
    Qofkastana afkoow khabtaa

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 Год назад

    Sharaafley

  • @ardasaid1562
    @ardasaid1562 Год назад +1

    She is hero.

  • @waalowxuseen7720
    @waalowxuseen7720 Год назад +2

    Xildhibaanada runta ka hadashay

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 Год назад

    Naagtan miyay iza zoo shaacin rabtaa

  • @assadafrica4807
    @assadafrica4807 28 дней назад

    Tuug madoobe , meesha xoog buu ku haystaa, qofkii iinacamleeya baan dhagaysanayaa ku lahaa

  • @AbdiaziizCaska
    @AbdiaziizCaska Год назад

    Kaliya Naag Laaan dheera Ayaa Sidaan U Hadli Karto kalsoonidaana isku Qabi karto Aniga Gabartan qolada Ee Tahay Ma Aqaan Lkn Xilidhibaanadan Labo midkood ayee noqon Kartaa Ama H.G Ama Mursade

    • @Mooiokk
      @Mooiokk Год назад

      Murusade waye

  • @abdirashidmadey2420
    @abdirashidmadey2420 Год назад

    100% ua true

  • @amransiyaadwarsame-vn1ki
    @amransiyaadwarsame-vn1ki Год назад +1

    Nin caaay tamay muu yiri sii soco adna waa kaa joojiyey😅😅muga naagha la yasi rabaa miyaa asaay dhimbilo daba ku gu qaba doontaa nagaha iska ilaaliya waa idinka aqli badan yihin narba hadey xafiska so fadhistan waa ninman naago
    Lama dhihi karo.