Fanaaninta Dayax Band oo la abaal mariyey.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 июл 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Комментарии • 178

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW 21 день назад +32

    is not Easy Somaliland 😂😂

  • @suleimanfarahgedi
    @suleimanfarahgedi 21 день назад +17

    Guul guul iyo gobanimo Somaliland iyo dhalinyarada dayax band guulaysta kabadan baad udantihiin mansha Allah tabaraka

  • @nimoosman8961
    @nimoosman8961 21 день назад +13

    Qaranka kama kaftano my dhiga landers ❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 21 день назад +11

    Mashalla Allah waa dhalinyarada somalilaan decad u Ah guuleysta hore u socoda guul somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ✊✊✊✊✊❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 21 день назад +8

    Waxad sii fiicnaan lahaydeen iyadoo habluhuna is asturaan inamaduna timaha hagaajistaan diintiina iyo dalkiinana ilaa shada

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 21 день назад +7

    Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo fanaaniita reer somaliland ilahay hadin xafido keep going

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v 21 день назад +8

    Guuuul Soomaaliland guuuul ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @deeqarashiid4899
    @deeqarashiid4899 21 день назад +3

    Ali Qaran Mahmed Lander Mustafe MuwaaDin Hab00n G00sha Congratulations my siblings million times Iy0 Dhamaaan Dayax Band

  • @MarwoDhawrsn
    @MarwoDhawrsn 21 день назад +6

    Yaaaaa rabii ubad isi😢😢😢

    • @nuurashaqale-sd4rw
      @nuurashaqale-sd4rw 21 день назад

      Aamiin wllo labadeenaba

    • @mursalgadhka9394
      @mursalgadhka9394 21 день назад

      Aamiin wll weliba kuwo baariya

    • @saidkaamil6018
      @saidkaamil6018 21 день назад

      Walaalo marwo dharwsan Allah haku siiyo ubad baariya inshallah.
      Ku dadaaal oo istiqfaarta badi
      Allah ubada ayuu siiyaa kuwa istiqfaarta Badiya inshallah.

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 21 день назад

      Allaah hakusiiyo qaar khayr qaba oo baariya ❤❤❤🎉❤❤🎉🎉❤🎉❤

  • @user-qw5pf3bv1o
    @user-qw5pf3bv1o 21 день назад +5

    Masha Allah

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 21 день назад +8

    Guuul iyo Gobanimo dhamanteenba somaliland ❤❤

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 21 день назад

    Ayyy alle Haa idin dayo fananitena hore uu socoda❤

  • @Yooco.
    @Yooco. 21 день назад +3

    Guulaysta

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 21 день назад

    Mashaa Allah ❤❤❤❤

  • @yurub5288
    @yurub5288 21 день назад +2

    Waa fariido kuwii kale miyey baqeen 😮😮😮

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 21 день назад +5

    Maan shaa Allah
    Cidna ha hamranina
    Dalkiina ayaa idinku filan kuwa u hanqal taagaya iska ilaawa 😍

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 21 день назад +2

    Maxamed maame hadalka wuuyaqaana wllhi libaax

  • @Abu-Abdi64
    @Abu-Abdi64 21 день назад

    ان الارض يرثها عبادي الصالحون

  • @LiibanMaxamednuur-i4t
    @LiibanMaxamednuur-i4t 21 день назад +1

    Guul iyo gobanimo❤❤❤❤❤

  • @AaminoAxmed-y6q
    @AaminoAxmed-y6q 21 день назад +1

    Soomaalilnd anaa wasaa ❤😢

  • @ashaahmed8169
    @ashaahmed8169 20 дней назад +1

    In ilaahay ku jeclaado ayaa ka wen in dadki ku jeclaado iimaanka iyo xishoodkuna waa waajib fanaanimada noocan ahina waa fidno iyo fawaaxisho la buun nuninaayo waxaana ka dhalan karto cadho ilaahay xageesa la timaada intaanay imagine dhin cada ilaahay aan ka toobad keeno

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 18 дней назад

    Haboon qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-mr2qt6ph9r
    @user-mr2qt6ph9r 21 день назад

    Soomaaliln guul iyo gubanimo wllhay

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 21 день назад

    Masha allah way uqalman❤❤❤

  • @AmaalKhadar-g9k
    @AmaalKhadar-g9k 20 дней назад

    Masha allaah

  • @abdulaahimahadbashiir9299
    @abdulaahimahadbashiir9299 17 дней назад

    Haboon hdhow garowe iyo waddii madaxtoyda ha iman

  • @user-uu8zg8wm1r
    @user-uu8zg8wm1r 20 дней назад

    🎉❤ machallah

  • @Abu-Abdi64
    @Abu-Abdi64 21 день назад +1

    ان الذين يحبون ان تشيع الفاحشه في الذين امنوا

  • @ismahanjabir6589
    @ismahanjabir6589 21 день назад +1

    Good🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @AbdiqaniAhmeddigaale
    @AbdiqaniAhmeddigaale 20 дней назад

    Marna qaranka hau baqina ❤

  • @Badahda
    @Badahda 21 день назад +2

    Heestan foosha xun borama lagama qaado karo

  • @user-qb4xy2bu6b
    @user-qb4xy2bu6b 21 день назад +4

    Guuuuuul soomaalilaad❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹💪💪💪💪💪💪💪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u 21 день назад

    Intaasa qac ugu filaan

  • @kowsarmahdi647
    @kowsarmahdi647 21 день назад +1

    Mansha Allah waxan tabayaa juweriya jano iyo najma nashaad gacaliye

  • @NafisaJaamac-ok1fh
    @NafisaJaamac-ok1fh 19 дней назад

    Abti ma fududin dhamaanteen ❤🎉

  • @muniipcade9650
    @muniipcade9650 21 день назад +1

    Somalia is not easy 😅😊

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 21 день назад

      Somali aad shegatide calan kana muxuu ahaa walee inaanan garanayn ne kkkkkkkkkkkk

    • @AbdirahmanIbrahim-cz8oz
      @AbdirahmanIbrahim-cz8oz 21 день назад

      ​Cidiba baro ku malaha hal kaaga iska fadhi inder​@@user-sz7sn2rv9r

    • @ahmedkanadi5779
      @ahmedkanadi5779 20 дней назад

      Ogadeen qaranimo ka hadlaya waa cajiib

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 20 дней назад

      @@ahmedkanadi5779 halkay hastaan haba ka hadlaan qaranimo cagdeere kkkkkkkkkk

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 21 день назад

    Naasahan qaaqaawan subxnlah wax halaga qabto khayriyada hala xidho

    • @user-le8ld5si9h
      @user-le8ld5si9h 21 день назад

      Oo miyaad aragtiid kuwiin 1luuliyo dabada lulayeey

  • @AbuuSalmaan-t5d
    @AbuuSalmaan-t5d 21 день назад +1

    Warbamiin yare aaway

  • @NafisaAxmad-jx5pp
    @NafisaAxmad-jx5pp 21 день назад

    Qaranka marna kama kaftamo ❤

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 21 день назад +1

    Guul somaliland qaranka marna kama kaftano🎉

  • @user-lw2ce7ln4y
    @user-lw2ce7ln4y 20 дней назад

    Fanaaniintayadii

  • @DeeqSuldanApshir
    @DeeqSuldanApshir 21 день назад

    Aawey Amiinyare

  • @KHADARKHAN4165
    @KHADARKHAN4165 21 день назад +1

    Hargeisa iyada somali hagaamiya is dacaada iga somali aan jiran..

  • @AP-ti2wp
    @AP-ti2wp 21 день назад

    Legend maame

  • @user-ti3vo5cl2t
    @user-ti3vo5cl2t 21 день назад

    Somaliland my blood keep going 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-sl3dt8vi7c
    @user-sl3dt8vi7c 21 день назад

    Mash allah❤❤❤❤ somaliland

  • @user-cg8tg9pm7h
    @user-cg8tg9pm7h 21 день назад

    Mashalaah somaliland❤❤

  • @Asma_shino22
    @Asma_shino22 20 дней назад

    Cidaan dhan waa doqomo

  • @user-bz3wd5jx2g
    @user-bz3wd5jx2g 21 день назад

    Guul iyo gobanimo somaliland❤

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 21 день назад +1

    Noolada fannaaninta qaran
    Halku qamar suugaani yahay nacaska qaran

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 21 день назад

  • @fahimaahmed6126
    @fahimaahmed6126 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 21 день назад

    Waaa wxa gabadka xukumada manta smxaro aynu nahaya

  • @bukhari_abdisalan-65
    @bukhari_abdisalan-65 21 день назад

    Naagta timaheed qawan mad la hadashan walaalayal

  • @mohamedadam3941
    @mohamedadam3941 21 день назад

    Ilaahay ka baq oo is astur idinkuna timaha iska hagaajiya

  • @fahmahayir202
    @fahmahayir202 19 дней назад

    Anagu wxan o kale ciyaaalka dugsiga Hoose ka baxa ba qorta u gelina 😂

  • @user-le8ld5si9h
    @user-le8ld5si9h 21 день назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @halimorigah3254
    @halimorigah3254 21 день назад

    Aqoosi ma jiroo sidaa ulaa socdaaa

  • @Nassertos-
    @Nassertos- 20 дней назад

    Sxbkey Abdi karim awey

  • @JiimiFurre-rs5oi
    @JiimiFurre-rs5oi 21 день назад

    Qanku anaguna na sugayaa no walaweeyn

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 21 день назад +1

    war muse u ka badiyay !!!!! mise waa calankan aw tawxidka ku qoray ayuu ilaahay galka sefta ugalasoo baxay ? war gartu ilahaybay taqanaye Adunkiyo dhan ayaa ka cabadaya somaliland waliba iyadoon la aqonsanayn maxaad u malayn hadii ay aqonsi haysani lahayd ????

  • @munita829
    @munita829 21 день назад

    guulayta somaliland Allow dhawr

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 21 день назад

    Meeday juweriya jano iyo nimaco najaad xagay mareen

  • @nasriina3811
    @nasriina3811 21 день назад

    Magaca somali iskareewa landhin baxsada amaan nasiiyaa

  • @user-qc1ji4mc6s
    @user-qc1ji4mc6s 21 день назад

    umada hakala dilina somali waa somali meelna laguma kala tagayo

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 21 день назад +1

      Waa kuu kaligaa😂😂

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA BAL KALAY ISKU KEEN ADIGU SOOMALI HHHHH WAA LA WASAA WAA XOOLO

  • @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
    @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 21 день назад

    Gooj cade harti cabsi cabsi

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo 21 день назад

    Waar GEESIGII heesta sameeyey muuna casuumadda iyo maamuuska kow ka ahayn ?

  • @LuluaAbdusabur
    @LuluaAbdusabur 21 день назад

    Xabashidu dabada ha iniga wasaan dhanaantiin walibana habbon nuura maxay nuuri xabashi ayaa siilka kaga shubay khamrigii dhacay

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA NAYAA HABAR FAQASHEY REER MIYAD UURLE KKKKKK KA BAX MESHA MAR DANBE HADAN KU ARKO BUUFIN

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 21 день назад

    Kk way riyonayaan sool baxday, awdal baxday garxajis bax maxaa hadhay kkk???

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA NAAC LOOMA BAAHNA SOOL WAX HA KUU TARTO
      KUWA KALE HOYADAA MA QABANE HA IGA DABA NIICLEYN
      DHILAA KUGU CURATEE KKKKKK

  • @rodaomahmed3916
    @rodaomahmed3916 21 день назад

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @abdihayd3415
    @abdihayd3415 21 день назад

    Amiin yare intay dabin galiyeen ayay biladihiina ka reebeen😂😂😂

  • @AliAli-gl4bg
    @AliAli-gl4bg 21 день назад

    Naagta maxaay tahay

  • @guurdoon7335
    @guurdoon7335 21 день назад

    Maangaab ka kolba meel halagasoo galo iyo wax magaratada fanaaaniin kulaha fan ku maanaaga madaxa qaawanbaa laynooguso qarinaya waar diinteen aaway dhaqnkii dhimaye

  • @user-of8ok7cf5u
    @user-of8ok7cf5u 21 день назад

    maxamed maame fanan da"a yer baad tahay waxan kugula talinaya inaad dayax band iskaga hadho kooxdaas fadeexad bay umadda somaliyed ladhex cararayaan......................

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 20 дней назад

    Kkkkkk caruuratan qabyaalada lagu goreye xanuunbaaa haya mayee futa qaran

  • @FartuunElmi
    @FartuunElmi 20 дней назад

    Waxan sugnaba wa adinko xamar u ordaaya

  • @quruxsan1215
    @quruxsan1215 20 дней назад

    😂😂😂😂 ala Maxa dad la khalday somali waa mid diida ama yeela

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u 21 день назад

    Qarax land ka barta wadan jaceylka ❤❤❤

  • @saciidsamadon7933
    @saciidsamadon7933 20 дней назад

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Alinadiif
    @Alinadiif 21 день назад +5

    Somalia guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob 21 день назад +1

      Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤

  • @user-sj5wf8ys5o
    @user-sj5wf8ys5o 20 дней назад

    Caruurta niyadaa loo dhisay😂😂

  • @saalaxy
    @saalaxy 21 день назад +2

    Waa waxqabadka Qudhmiye Qaran IYO Dameer cabdi Dameer 😮

    • @Aymanvlogs252
      @Aymanvlogs252 21 день назад

      Meel daran May inoo wadan intan Waa sahle 😂

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 21 день назад

      Ader manta w amalin qarane oohinta iyo barorta kala tag mesha

    • @NadiiraAbdulaahi
      @NadiiraAbdulaahi 21 день назад

      Ha ooyin please 😂😂😂😂😂miyaad gubaneysaaaa

  • @user-yk3wb7uu5s
    @user-yk3wb7uu5s 21 день назад

    Hala buufiyo mirqanlan

  • @Abu-Abdi64
    @Abu-Abdi64 21 день назад

    Saladii o lagu jiro ayey is leyihiin malaha dalka idinka u sareeya wlhi waa arin laga naxo

  • @user-yr9yj1ph8w
    @user-yr9yj1ph8w 20 дней назад

    Ali dhandhana iyo ali bidar dheeraye😂

  • @axmedcabdimaxamud4214
    @axmedcabdimaxamud4214 21 день назад

    Ereyga qaran maad ka xishootaan isaaqow mise gogol baan idiin dhiganaa

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA HUNU HUNU HUNU HUNU HADAL MAAHA DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY KKKKKK

  • @cilmiyool8241
    @cilmiyool8241 21 день назад

    Waar naagtan qaawani maxay ahayd dulliyaddu

  • @mursalgadhka9394
    @mursalgadhka9394 21 день назад

    Ma dadka soomaaliyeed caydoodaa lagu abaal marinayaa🤔

    • @nimcojaamc8287
      @nimcojaamc8287 20 дней назад

      OO wll dadkay caayen bal noo sheeg heesta wax cay ahi kumay jirin lkn waxay sheegeen inay Somalia xaasid ku tahay😂😂jacaylkuna qasab maaha

  • @NimaIlmi-nx3ce
    @NimaIlmi-nx3ce 21 день назад

    Kkkkkkkkkkk benalooyin

  • @YasincabdiQawle
    @YasincabdiQawle 20 дней назад

    Waar hooy isaaqow gabdha abaalkeda hala mariyo siday qadiyada Somaliland ugu wayn tahyna halo wayneyo shaqsi nimadeda. Gulyso wlshy habon. From #Garxjis. Erigavo

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 21 день назад

    Soomli ayn ahay oo dhagnkaygu waa somli dintaydu waa somali afkagu waa somli amxaro ma yihe heego dhawana wxay odhanysa yuhuda aynu nahaya

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 21 день назад

      Nacaykaad noo qabtaa illaa yuhuud kaa yeedhsiiyay, yeelkeedee yaan lagaa dareemin kulaylka 😂😂

  • @halimorigah3254
    @halimorigah3254 21 день назад

    Naa habon nura sidaa sikabadil hh calakn isaaq baa iskaaleh

  • @user-pl9ob3ez4i
    @user-pl9ob3ez4i 20 дней назад

    33 prank ah

  • @sadekabdi666
    @sadekabdi666 21 день назад

    Qaran😂😂😂😂

  • @MohamuddabacHassan
    @MohamuddabacHassan 21 день назад

    Ali bidhar

  • @anisamohamed3941
    @anisamohamed3941 21 день назад

    Dalkiina jeclaado jooga waxba ka waayo maysaan siyaasad maaha qof dalkiina jecel raga is cadeeyana hala hadlina kuwa dhalin yarada qasqaska iibiya u heesa dheh

  • @AliAli-gl4bg
    @AliAli-gl4bg 21 день назад

    Tan dareenkii uu ka tagay mee akhalaqdii dumarku

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 21 день назад

    Sxb bada waxan leeyahay hees mayda oo dambe haqaadin ee kayaaca.
    Somaliland muuse barxundhigay waase lagamaydhi dhiiqada.
    Ragabaa iman rabiyaqaan oo ragyaqaan.

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA OO MAXAYA KKKKKK MUUSE BIXI MADAXWEYNE GEESI AH OO LAGA QAYLIYEY

  • @Updykhadar-Bk99
    @Updykhadar-Bk99 21 день назад

    Gaala gaala wadatay xamar imaada

    • @fathiayu3868
      @fathiayu3868 21 день назад

      Maxaa xamar yaal qaraxland dalkoodoo nimco durduraysa ayey joogane xamar idinka ku dhex gubqneyee ha idin deeqdo

  • @surayamoha3945
    @surayamoha3945 21 день назад +1

    ala maxa been niyada ku dhisaten shabkinu so tan media ka hadlen darenkodana ka hadlen shacabka idinku faraxsan awaye gobolda o dhan meel la idinkaga riyaqey heestina ma jirto markey xoga wax la an idinku dhacdo xamarar uso carara

    • @ahmedadem9102
      @ahmedadem9102 21 день назад +1

      Ma waxbaad haysaa haba kuu imaadaane😂😂

    • @buufiyahaweyn7430
      @buufiyahaweyn7430 20 дней назад

      HHHHHHH YAA WAXANI WAA OOHIN CAADIYA KKKKKK