you probably dont care but if you are stoned like me atm then you can watch pretty much all of the latest movies and series on InstaFlixxer. Have been binge watching with my gf for the last few weeks xD
woooow axmed waxaa tahay abaan aad aan u jecalahay daantadad iyo erayada aad u adeegsato aad bay ii gaadhan nolow walalo abwaan qaali aha baa tahay Thank you (axmed budul)
Siman kalay hada ma aragta nin Ogaden ah unba naagta sharaf ku leedahay in ay xaskisa noqoto masha Allah Ogaden hadan ahay dadka waa uu amar sareya Ogaden
Dheeha mariin dhalaalka ah Kama dhergoo dhal gobedey Markan ku dhugtaan dhaygago Dhawrsaniyo bilaan kaa dhursugayey Oo hurdo dhaban ma dhigo dhaygag ba i dilay
dhexyar dhubo lyericaly ill , alfanan ,alabwan laxamiistee waar ninkan ina budul waa the real deal looma dhaawan kaaro to hot to handle to cold to hold innaba caadii maa'ahan ,dhaafarur iyo hobhob wish i had some right now
Been waa ceebee ogaadeenku waa dad qurux ilahay siiyeey masha allh rag yo dumar.. iga daa hadanba nin ogadeen ah naaya i oraneynin... waa iska samri kkkkkkk
siman kalay Hhh walaley qoralkan ad afar sano kohor ad qortay manta ubn arky kowdheh Hadaba aan kuduceeye idhagayso nin ogaaden ah illhy idimki ku cun 😂
alweys we are best people in the world .we butifull girls in the world. Am proud to be Ogaden.. ya Allah give a Avery person Ogaden. l love you my people. ...wish you good luck & good healthy. ..❤❤❤💓💜💜💜💜
yes indero we are best People in the world and i Love to my people Ogaden waxaan lenahaay hadan nahaay dadka Rer ogadenia dhaqaan eeysaan somalida kale nala laheyn dhaanto👈mashaallaa allahaaa dhamaan Ogaden haa idaayo jecliya dadkeyga iyo magacoda💜
HI GUYS ARE GOING THROUGH ALL MY LIFE HAS BECOME MORE FAMILIAR BUT IF WE ARE NOT AN OPTION THAT IT WOULD HAVE THOUGHT IT MIGHT HAVE SOMETHING ON MONDAY A FEW MONTHS BUT IF WE ARE NOT INTERESTED ANYMOR
dhulaqosolkaad igu dhaawacdaye alla dhiigeey maxaan dhuux garaacmayaa kkkkkkkkk war axmadow wad dhaanteysay,aniga ma oran karo inaba caadi mahan sida jeega fiiqyada laakiin waa dhaanto qurux badan Nooolow budul
Wooow runtii aaadban uga helay dhaantada wan ka helay wiilkas codkiisa sido USO diyarshay dhaantada manshaAllah viva ugaadan oodhan love dem
After 11 years kadib maanta soo Booqday Dhaantaadii yaraanta Alla maxaan Jeclaaa❤🎉
Axmed Budul Abwan + Fanaan Wlahi Dhaantadan Waqti Hore Anoo Dhagysan Jirey Baan Ilaa Hadda Jeclahay Sidii Inay Hadda Soo Baxday❤
Taariikhdu waa 8/11/2024, cida gadaashay daawataay like sii saara
Mansha allaah🥰🥰❤💯💯🇸🇴 @liiyo keep going
Dhantadan marki ugu horeyse maqlo aabhey kamaqly💓💓💓
DHAANTO
Asc liiyo manta waa jumco ku saliya xabiibkee nnkh muxamed taariikhdu 30 /12/2022 qofkii iga danbeeyoow love like Saraa
Ogaadeenoow 8 sano kadib dawan hayaa Budul dhaqanka halka ka haayo Waan idiin jecelahay
Waa Hanad og waa DaRwiish waa jacreyL
❤
Dhoola ka qosalkaad igu dhaawacdaye alla dhigaay maxaan dhiig garaac mayaa.
Ogaden waalhi murti laguna gaadho❤
DHAANTOW
DHAANTOW
Ugaaeenku waa dadka soomaali ugu quruxdabadan sida kuxusan tariikhda soomaalida
mansha,allah inaba caadi maaha,viva gabdhaha Somaliyed,viva Somaliweyn hidiyo dhaqan.
Ogadeniya nolada idin abisanahy rer awowogey rerka sida dhulbahnte dhaqnkoda an ka tagin www 💋💋💋💥💥❤️💪
Viva ogaadeen dhanto quruxbadan weeye❤😂
ax ax ax fanan eh
Love You ogadeenow
Nin ogaadeen ah 👌 😍😍😍😍
Samia Xayer ❤❤❤
Samia Xayer anaa ku joga samia
samia
😂😂😂😂😂😂
Saamiya ismaaciil xayir Anaa jooga oo ah nin majeerten ah
Waaaaaw dhaanto mcn iga dhage abwaan budul
Fav dhanto wlh familkeyga ayeyo hoyo marka u xizo axmed budul ku tuurta hawenaka arafada 2020 ya ila dawanayo
Love U Dhaanto 😂❤️Viva ogadeen
Inta daa sanaysa 2021 ismuujiya😂😂😂❤️
Dhulki laga hidan ka dhaxbafiyo dhuxun iyo adan kaga Imid dhanaan❤️meshan dhulka ugu jeclahy dhanan hooyo❤️
Dhaqan ka iyo dhaantada dadka dhowray jigjiga ❤️🙌🏽
2015 ES TV baan ka dawaan jiray ♥️ youtube ma aqoon maanta so raadiyey 2021♥️♥️
you probably dont care but if you are stoned like me atm then you can watch pretty much all of the latest movies and series on InstaFlixxer. Have been binge watching with my gf for the last few weeks xD
@Aden Jason Definitely, been watching on InstaFlixxer for since november myself =)
@Aden Jason Definitely, have been using instaflixxer for since december myself :D
@Aden Jason Yea, I have been watching on InstaFlixxer for months myself :D
Hhhhhhhh
woooow axmed waxaa tahay abaan aad aan u jecalahay daantadad iyo erayada aad u adeegsato aad bay ii gaadhan nolow walalo abwaan qaali aha baa tahay Thank you (axmed budul)
waaw dheelalow baa idilay dhexyar dhuubooy dhamaystiranay soo dhawoow 🌹🌷🌹🌷🌹🌷
Love from Mugdishu Xamar Weyne
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙
Waaw dholo qosol qosolka idhaawacay ala dhigaay maxaa dhuux garaacmaya
Waa saax 🎉😢😮😅😊
Woow habalaha Ogadenya qurux iyo Edeb u daaa mansh allh Gabar dheer lol
K=jj
Hanad waa jaceeyLa D5 Geesi
❤
03-22-2022 - “qosolka iiguu dhawacdha” This pure art 🖼
Am watching with you
wooooooooooooow ka ka ka ka ka heestaan sxbkay baan ku hasuustaa ad buu ujeclaa sxbkay MCW
masha Allah axmed budul dhaanto qurux badan
😂😂😍😍😍dhaaxyar dhubooöooy aax I missed dhaanto
Inaba caadi ma aha ! Very very beautiful dhaanto , I like it , Caleek
Siil
1-4-2022 dhafaruurta iyo sida hohob ladhilay dhabankagey indhuhu eegayan dhool guyee🇸🇴❤️
Dhakafaarkii jacaylkaan la dhuubtayoo
Dhadhamada la,aantaa ma dhuunyan karo
Erayo xul ah
maanshaa alaah inta ka bukta alaha u siyaadiyo bukaanka dhaantadu waa dhaqan ABSAME viva ddsi
30/10/2018 ayaan daawanayaa
Dhoola.ka qosolkaa igu dhaawacdaye alla dhiigaay maxaan dhuux garaacmayaaa
Ya Ku sugun darooor. Dhabankagay indhuhu dhawrayan dhool gu yey. Feeel from Canada 2019
Boqorka dhaantada axmed budul 2022
heersare axmed budul inoo wad aan xadraynee
Cadodkaan lakala badalyo waa hibo gooniya ilaahay amarkiis calaa kuli xaal m.a baan leyahay
Axmed Budul Waa Abwaan Abu Laxamiste Ogaden Dhaanto
Najiib Mahamed
22/8/2024 still watching😅
Siman kalay hada ma aragta nin Ogaden ah unba naagta sharaf ku leedahay in ay xaskisa noqoto masha Allah Ogaden hadan ahay dadka waa uu amar sareya Ogaden
hhhhhhhhhh ogaden wa funy baribu arkay nin ogaden ahi gaadhi wayn oo gaadhi yar daba ordaya kulaha beeer wax dhalay day sidu ilmihisa ugadaba ordo hhhhhhhh
hhhhhhhhhhhhhh hanagu camiran ree hargaysuu ahaa kaasiye hhh
Kkkkk
0633196328
Salma
ikraan inaa mohamed marexaan Sade kasifican kkk
Dhaantadan xusuus bay igu lee dahy wlhi gabdh aan jeclaa bn u qaadi jiray waagy soo baxdy hestni
wooow dhaantadu waa hiyiyo iyo dhaqakanu mansha allah
Dhexyar dhuubooy dhameystiraney soo dhawoow
Axmed Budul Boqorka Dhaantada 💯
2019 Jun👍👌
wow caadi maaha viva hideheena iyo dhaqankeena,viva Somaliwayn.
Adanwali Ismail Adanwalilsmail
Aabaha dhaantada weeye Axmed budul
Gari goan dhashaday arman Ku dhiinta
Tolkay reer farax xirsi love my people
Hestan wagan dhageysan jirey youtube waxladhaho ma aanan aqaanin 😢😢😢😢
2014 aya iigu horeeysay.
Ya ila dhagysnaya 2023🥱🖐🏼
Best dhaanto wlh.. Big love
dhuxun iyo Dhanaan adaan kaaga imid woooooow
Wa jeeclahay dhantadan ani oo yar ayaa dawan jiray
WAA HEES MACAAN(best song) WAAN IDIN SALAAMAYA DHAMAANTIIN..
I can't stop watching This Dhaanto
I honour and Respect my heritage and culture
#Al_OGADENIA
Boqoka dhaantad
Ryugvjkgfdsfg
🍏p
11aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
❤❤❤
Dheeha mariin dhalaalka ah
Kama dhergoo dhal gobedey
Markan ku dhugtaan dhaygago
Dhawrsaniyo bilaan kaa dhursugayey
Oo hurdo dhaban ma dhigo dhaygag ba i dilay
Dhaygag mxa laga wada abwane
@@AAQILcr7 Abwaan maa ihi wll lknse Ereyga dhaygag waxa looga jeeda markuu qofku meel si aada u fiiriyo oo uusan ka jeedsan karin
Xasuus 2021 yaa dawanaya inta iga danbaysa like sara
Ahmed budul big legend
Horta nimanka ogaadeen maxay sidan ugu qurux bdnyihin haduu ilahey kuu idmaayo
dhexyar dhubo lyericaly ill , alfanan ,alabwan laxamiistee waar ninkan ina budul waa the real deal looma dhaawan kaaro to hot to handle to cold to hold innaba caadii maa'ahan ,dhaafarur iyo hobhob wish i had some right now
Mansha allah gabaadha aad baan ujeclaaday ruunti ciid iga caawisa haadi laa heelayo haylaaso xidhiidho ilaa malinki dhanta daani soo baxaday waa dawaada muudo 5sano inanta darteeed marka plz meel haa laygu sheego
muqatar gabadha axmed budul ayaba qaba la leyahay walalo
Ogadenow ad ban idin jeclahay
nolada ddsi maasha allah wwww waxaasa dhanto ladhaha maasha llah ddsi jira oo jooga waayo waayo wlahi waa wadan horu maray
dhafarurta& sida hohob la dhilay dhabankaagay indhuhu dhawrayaan dhool gu ,yeey...dharkaad xidhatay iyo boqorkiyo dhaclaha markaan dhawraa jacaylkaagu igu dhibcaa hhhhhhhhhhhhhhhh budul dhaantadan wuu faryaraystay
War ninyahaw waa iga yaabisay kkkk 10 jeer hadaan ku celceliyo oo isdhaho maskaxdada gali waa wareeraya waa adag tahay waxaad soo qortay allaah haku barakeeyo fahankaga
yaaa iladawanaya 2019 like isaara haadhafina sxpayal
. OE !
Aniga wll
Siilkagawas
Abubakar
8 & 12 %2021 yaa ila dhagaysan haya
Nice dhaanto ilove oganden
Dhaqankena ___ ❤️ Dhaanto inti jeceL Like 🧡
axsan dhanto xamad budul horay usoco wan kahelaa dhantadada eshcalaa cod
watching January 2017
dhafaruurta iyo sida oob ladhilay
dhabankaagey indhu dhowrayan dhool guyey
Hamza matan dhafaruur mataqaana wali macuntay Hhhh
abdirahman ahmed
hhhhh Maya wll wali maanan cunin lkn waan maqlay
January 2018 ayaan daawanayaa zxp
wwwwwwwwwwwwwww
waxasa dhanto ah eshcalaa ddsi horumar aan caadi ahayn viva ddsi noolada
2023.4.17 hpen isniin aH❤️
waaaaaaaaaaw caaadi ma ahan really so nice song
Dhuxun iyo adana kaga imid dhanaan waaaaaaaaaaaaaaaaaaaw caadi mahan dhaanto
Still Waan daawada dhaantadan 2018 East and west dhaanto is A Best 😂
🤣
dhanka laaga, hidaan kaa dhax baafiyoo dhuxun iyo adaan kaaga imid dhanaan.
woow king of axmed budul
dhex yardhuuboy dhaaraartaynu kulanay baan siidhadhamiyayoo kkkk wlhi ilove ogadenka asalka ah waa dad goba cadaw goda iyo nasteexooda kala yaqana lkn ilove you ogaden ihope ihave guuuuul
Been waa ceebee ogaadeenku waa dad qurux ilahay siiyeey masha allh rag yo dumar.. iga daa hadanba nin ogadeen ah naaya i oraneynin... waa iska samri kkkkkkk
siman kalay tolla'ay ina adeer aniga kugu imaan halkad jogte isamir waxyar.
siman kalay ogedeeen ma markuuu il baxay ayuu qurux yeeshay Maya somaali ayuu ULA siman yahay taaas yaan been laysku sheegin wll sorry
kkkkkkkkkkkkk
hasamrin anakusosocda
siman kalay
Hhh walaley qoralkan ad afar sano kohor ad qortay manta ubn arky kowdheh
Hadaba aan kuduceeye idhagayso nin ogaaden ah illhy idimki ku cun 😂
Waxaan maqlay gabadhaasi way hooyataye (dhimatay) maxaa kajira tolow 🤔
alweys we are best people in the world .we butifull girls in the world. Am proud to be Ogaden.. ya Allah give a Avery person Ogaden. l love you my people. ...wish you good luck & good healthy. ..❤❤❤💓💜💜💜💜
yes indero we are best People in the world and i Love to my people Ogaden waxaan lenahaay hadan nahaay dadka Rer ogadenia dhaqaan eeysaan somalida kale nala laheyn dhaanto👈mashaallaa allahaaa dhamaan Ogaden haa idaayo jecliya dadkeyga iyo magacoda💜
Yasmin Hani
HI GUYS ARE GOING THROUGH ALL MY LIFE HAS BECOME MORE FAMILIAR BUT IF WE ARE NOT AN OPTION THAT IT WOULD HAVE THOUGHT IT MIGHT HAVE SOMETHING ON MONDAY A FEW MONTHS BUT IF WE ARE NOT INTERESTED ANYMOR
fozi caabi ROO MEXICO THE FIRST
Yasmin Hani o
waaw viv abwaan Ahmed budul
Waqujaely
noloow amhed buduul walalkiis soomalida magac ayaad ku dheex ledahaay waayo waxad haysaa hidihi iyo dhaqankii ilahay haku daayo
Ahmed siyaad anaa ka danbeeya bro
27-12-2018 10:38
Cyproz Nicosia
dhulaqosolkaad igu dhaawacdaye alla dhiigeey maxaan dhuux garaacmayaa kkkkkkkkk war axmadow wad dhaanteysay,aniga ma oran karo inaba caadi mahan sida jeega fiiqyada laakiin waa dhaanto qurux badan Nooolow budul
Somalinimo DDS❤
yaa ila dawanaya november 2017 😂😂😂
November 2018...
2021 𝙢𝙮🤐
kkkkkkkkkk mid ayaa si funny ah u cayaaraya
Am Somalian born and I like dhanto
Waxan dhaaanto maaha papa
maasha Allah, waa dadkeeygi, alla ha daayo!!!
Manoshahay wll
kkkkkk mohamed miyanay sidaa aan shegay ahayn
dee
qaabyalada dhaafa. gabdha somalidu way. quruxbadanyihiin ee kuqanca
Aisha Deno waaa
soomaalidu waa mid ee ogaadeenka dadkay ugu dambeeyaan oo imika loo ogolaaday musiiga markaa 9 sano u eeg intay daska la qabsanayaan
@@medabdi1395, Ogaden dadka ayagaa ka horeeya , ee qaraar baa ku haya
Dhanto aan jeclhay