*Dhaanto | Khadra M. Xirsi & Muxiyadeen Shaahid

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 541

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 9 месяцев назад +36

    Dhantadan waa wx kale 🔥❤️2024 yaa Ila soo booqdey

    • @bisharfarah1463
      @bisharfarah1463 2 месяца назад

      Anigaa kuulaso booqday huno ❤

    • @user-Nemao
      @user-Nemao 6 дней назад

      Intan xasuus Galay ban Ku Qorey waa waxa kaliye an ku Caduusto Noloshi Hore😢

  • @amiircalasow7718
    @amiircalasow7718 8 месяцев назад +15

    Still 2024 on top 🤝

  • @abdifatahgerman3429
    @abdifatahgerman3429 2 года назад +60

    Dhaantada kaliyeen ku dhaanteeyey Saxaraha Libya 2014 😅😅
    Xusuus qaaliya
    Yaa soo booqday 2022 ☝

  • @Mo_hikam
    @Mo_hikam 2 года назад +22

    2014 Ayaan Daawan Jiray Anoo Yar, Caawa ayay Igasoo Hor Baxday Anoo Nin Wayna, Soomaali Galbeed Waan Idin Jeclahay.🙌❤️

  • @milyandhaan-u7q
    @milyandhaan-u7q 11 месяцев назад +4

    Hada iga horaysa waa gii horaba dhaanto yinko mcnaayeen hada lkn cabdiwali xasan dhuux dhaanto yinkiisaba igu soo dhacay❤
    khadra wadani iyo muxiyadiin shaahid❤❤

  • @Young_Abdi_Ali_official
    @Young_Abdi_Ali_official Год назад +5

    Alla waxaan xasuustaa baadiyaha coodnle 2015 anoo iskuulka dhameeyay Ayaan dhegaysan jiray wuxuu ahaa sanad aa iigu qaaliya oo ahaa sanadkii aan dhameeyay waxbarashada dugsiga sare shiikh ibraahim school eee magaalada burco

  • @nasunoah8954
    @nasunoah8954 10 лет назад +31

    Absame wa udub dhexadka dhaqanka somaliyed dadka hoganka u haya
    Longtime life one-love one-blood

  • @nuur____barre
    @nuur____barre 2 года назад +95

    dhantada aad bay u mcn thy😩2023 cida so boqotay like saar😘

  • @Reactions-252
    @Reactions-252 8 месяцев назад +1

    Fav dhaanto❤

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 года назад +147

    Xasuus yaa dawanaya 2021 like sara inta iga danbaysa🥰👏

  • @husseinmahamedcali9847
    @husseinmahamedcali9847 3 года назад +4

    Waaw kama daalo dhageysiga dhaan tadaan markaa gariga kac shaba waan ku tuur taaa kaligey hadaan socdo ma dareemo cid lo waa dhaanto jirto iyo cod mcn badan music.mcn badan iyo ciyaarta inaba caadi ma ahin

  • @daahiryare1067
    @daahiryare1067 4 года назад +8

    Wow best dhaanto Waa kasoo daahay
    Hadaanse helay 🇸🇴

  • @abdinormohamed7934
    @abdinormohamed7934 8 месяцев назад +3

    Runtii dhaantadaan waxaan dhageysan jiray 2014 tii mobile Nokia ah anoo jooga Mogadishu ilaa manta 09. 02 2024 wali kama daalo wan dhageysanayaa xasuus gaar ah 2014-2015 gabar wlshy ah ku xasuustaa abshiro wali ina abti macaane noolow❤

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 3 года назад +4

    Xasuuus wlhi 2014 AlHamduLiLaaH Manta na waan nooLahaY AleH ayaaH mahad iskaLeH

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 5 лет назад +28

    2019,1,27 axyaa dhaato meesha muuqalka lagu sooduubay waa Buurta Buurfiiq ee Karamardha maxaa mshaa wakhti badan maray my home karamardha🇸🇴♥️👌👈

  • @cilowcali4537
    @cilowcali4537 2 года назад +17

    Alla markan dhalata ka maqlo maxaan soo carari jiray markan Somaliya jooge From Sweden 🇸🇪 🥰🥰🥰🥰

  • @hydermoosvi7895
    @hydermoosvi7895 Год назад +12

    You guys know the real music excellent 👌🏻.

  • @mohamedahmed-of8jj
    @mohamedahmed-of8jj 6 лет назад +2

    Mnsha Allah wa labo isku raaaas wadaa dagi jiiraay ash calaaaa Dhanto iga dheeeh khadro Mohamed xirsi boqoradaaa dhantadaaaa ishaaaa baxaarkaaa ilmaaa adeeeraayaaaal nsb Kamil ah

    • @cadaweali244
      @cadaweali244 2 года назад

      M.allah wll qaali ah wllhi wan arkay iney isla soo koreey waa dad is yaqaan oo isla helaaya

  • @cadaweali244
    @cadaweali244 2 года назад +3

    Gob gobo dhahay khadro iyo muxudiin shaahid daqar reer somali galbeed waa idin salaamay walalayaal

  • @nimcoabdullahimohamed626
    @nimcoabdullahimohamed626 Год назад +6

    Dhantada waxan ka dhagaysan jirya mobile niicle ah 2015 wllhi xasuus maantay Ayaan soo booqday 8/September/2023🥰🥰

  • @BASHIIRGARAASE
    @BASHIIRGARAASE 5 лет назад +25

    Dushii koora iyo balidii diged indha deqay aware ma wada dagna😍😍

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +51

    Muxyadiin Shaahid from nogob
    Khadra xirsi from qoraxay
    Gobtii ree cabdile

    • @abdulbarimiyir4740
      @abdulbarimiyir4740 3 года назад +2

      Duriyadii Sayid Nuur ma amaadin baa tahay wll

    • @wardhaglow
      @wardhaglow 2 года назад

      from dadab cowlihan wan idin salamaya tolkeen

    • @idiotsmorons3344
      @idiotsmorons3344 Год назад

      Mey
      Khadro,makahil Ama ree Cali yusuf mid Ayaan umalayn

  • @ilovemymom9077
    @ilovemymom9077 8 лет назад +4

    Walhi xasuus reer jigjiga dariiqii Dheeraa aanu marnay Waxay nagu dhaafiyeen heeso dhaanto ah nasab gobaad tihiin viva ddsi and dalkaygii hooyo Sland

  • @ayanidiris6280
    @ayanidiris6280 4 года назад +8

    Masha alaah wiilku wuu cod quruxoon yahay

  • @mahadabdirashid7783
    @mahadabdirashid7783 3 года назад +7

    June 2021 caweyska dalmar 💯❤

  • @zuhaybupdi1850
    @zuhaybupdi1850 2 года назад +41

    Old is gold yaa ila dawanaya 2022😂🤟🤟

  • @cafaafapdale9016
    @cafaafapdale9016 4 года назад +6

    Dhaantada love ku ahay waa inaa barta mar un sool tagaa😘😍✋🙏

  • @qoranexasan5915
    @qoranexasan5915 8 лет назад +17

    waaa jigjiga gaar ahaan buurta la dhaho buurfiiiiq daadax

  • @maryanmaryan9280
    @maryanmaryan9280 10 лет назад +2

    so nice voices two of u cajab sana wayey runtii nolal farxad leh ku waara all ddss

  • @yasiidmohamed1677
    @yasiidmohamed1677 3 года назад +5

    Cawayska dalmar old is always gold dalmar the best

  • @cabdirixiincali8033
    @cabdirixiincali8033 8 месяцев назад +36

    Still watching 2024😮

  • @ahmedabdirsak4700
    @ahmedabdirsak4700 Год назад +13

    Dhaantadaan yaa ka soo raacay wiilkii tiktok like saar hadaa ka soo raacday 😂😂😂😂✌✌

  • @MacruufIbrahim
    @MacruufIbrahim 11 дней назад

    Dhaabtadan waxaan iigu dambaysay 2014 qiyaastii maraan gaadhi safar nooga baxaysay imbadan xasuus baan galay wlhy before 10 years.❤

  • @superdraxler1899
    @superdraxler1899 8 лет назад +2

    top weeye....xiixx.......xuux.,
    inadi dhanto inadi best....

  • @suldankacalimaxamed3280
    @suldankacalimaxamed3280 7 лет назад +1

    Qof waliba Wax ayay heybad ku leedahay lln Khadro waa boqorada dhantada
    Codna ilahay ayaa siiyay mashalh
    il xun kuma
    aragto my sister

  • @xaajiciise5078
    @xaajiciise5078 3 года назад +42

    2022 dawanayseey like Sara inta iga danbeysaa wan idin salamayah

  • @dhalole
    @dhalole 10 лет назад +2

    love the sytle, khaasatan mida xabeebta la isku yeelaayo xuuxiix xiix xiix kkkkkk, very creative

  • @ethio7409
    @ethio7409 2 года назад +8

    Old is gold
    Watching from 🇺🇸
    5 October 2022

  • @MohamedAli-114
    @MohamedAli-114 5 лет назад +14

    waa dhaanto qurux badan alaha idin dhowro walalahey

  • @fatxiabdi1299
    @fatxiabdi1299 5 лет назад +6

    Masha allah walalahay Illahay haidinxafido wan idin jeclhy

  • @abdirahiimosmaancaydiid9694
    @abdirahiimosmaancaydiid9694 9 дней назад +1

    19/10/ 2024 love hala dhafin hadad iga danbayso

  • @abdiqanijama2926
    @abdiqanijama2926 Год назад

    dhaanto muuqaal qurux badan, cod halaasi ah iyo muusiga lagu ladhay oo wax kale ah Mnsha Allaah.

  • @buunifilms8448
    @buunifilms8448 3 года назад +6

    Daadax hada Daadax 👍
    Xusuus qaaliya iyo Addis 2014

  • @amaalali7867
    @amaalali7867 9 лет назад +9

    I LOVE JIGJIGA

  • @khadarshugri8333
    @khadarshugri8333 3 года назад +5

    dhaanto aan jeclaa yaraanti 2014 xusuus

  • @ismahanahmedgggh3243
    @ismahanahmedgggh3243 9 лет назад +3

    degmadi shilaabo iyo dadki jogay adey kudabal daganyan ee dun makugu xidhaa ......wooow inaba caadi mahan yarkan manshalah

  • @mohamettyarow5729
    @mohamettyarow5729 Год назад +3

    Old is gold 20 agoust 2023 like sara inta iga dambeysa

  • @fsyudr8125
    @fsyudr8125 3 года назад +2

    ish cala cod iga dheh 👏👏👏👏❤❤

  • @nalkakadiye7800
    @nalkakadiye7800 3 месяца назад +3

    Wxn dhageysan jiry 2014 cwa oo 2024 ayaa dib uso bokhday😢 xasustu madhamto hda iga dampeyso like isar

    • @user-Nemao
      @user-Nemao 6 дней назад

      Waxan dhegaysn jirey 2013 2014. Marka Fasaxa badiyah lay diro Caawan so Xaduustwy Noloshi Adka u Queuxda badneyd ee bila murugad ahayd 3jerbn ku Ceshady wxaa ii sawirmeyey Goob wlb Fadhisen jirey😢

  • @luizjanti
    @luizjanti 9 лет назад +19

    absolutely yaraankan waan ucodeyay ...top

    • @yaashshariif
      @yaashshariif 8 лет назад

      wooow inaba caadi ma ahan wilka iyo gabadhu

    • @noromar1897
      @noromar1897 4 года назад +1

      @@yaashshariif ,adçzztesfzwzzwzwzwdfďf çßdw,d

    • @yaashshariif
      @yaashshariif 4 года назад

      @@noromar1897 dhfmhfkhfkjfjkckhdk

  • @rufaciterso2409
    @rufaciterso2409 2 года назад +2

    Darinta iyo nafteyduba waku diyar 😋
    Muxyadinow gbdha gadh

  • @ismacilyare2468
    @ismacilyare2468 Год назад +4

    Still watching 👀 2023😮‍💨💙🎵

  • @sportsofmacht3375
    @sportsofmacht3375 5 лет назад +15

    Yaa iladaawanaya 2019

  • @bashanewiilqardho5036
    @bashanewiilqardho5036 6 лет назад +4

    Viva my dadkeygaan ka beermow nolaada intey nolol jirto

  • @buraalecade2255
    @buraalecade2255 6 лет назад +13

    Awaare 😘😘cadey

  • @cabdilaahixiis8001
    @cabdilaahixiis8001 3 месяца назад

    Really really they have somali traditional culture and also somali literature

  • @IsmaciilCalow
    @IsmaciilCalow Месяц назад

    Alamaxan dhegaystay 2015❤❤❤❤

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 Год назад

    Dhadanto xasuus igu ah wa yee dhabti allow ku naxariso mama umaa ❤❤❤

  • @hamseahmed4985
    @hamseahmed4985 21 день назад

    Daba yaaqadii 2024 bishii 7/10/2024 Allah mahadleH❤

  • @bilecalimaxamed1229
    @bilecalimaxamed1229 2 года назад +2

    m.a dhulki hoyo midhne lagama tagin..🥰

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 Год назад +1

    8 sano kadib ayaan fiirsanoyaa yasalaam muxiyidiin iyo khadra

  • @faysalosman6958
    @faysalosman6958 10 лет назад +7

    maaansha allah nice one

  • @abdikafibadal3927
    @abdikafibadal3927 6 лет назад +1

    allaha idin dhawro sxbkay muxyadinyo marwo khadra aadbaan idinjeclahay

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 4 года назад +3

    Guul guul iyo gomanimo ONf

  • @mojo-vl3en
    @mojo-vl3en 7 лет назад +2

    Thank you for this wonderful dhaanto walaal.

  • @ahmedrabi4925
    @ahmedrabi4925 9 лет назад +14

    viva ogadenia kii ka xun ee xaasid ahoow naarta gal

  • @CismaanIsmaaciil-gr6ek
    @CismaanIsmaaciil-gr6ek 5 месяцев назад +1

    Xasuus maxan ari ku raacey 2015 xasuus😢😢😢
    2024

  • @daadircabdilaahi1910
    @daadircabdilaahi1910 7 лет назад +4

    viva dhaanto

  • @mohamedahmed-of8jj
    @mohamedahmed-of8jj 6 лет назад +1

    Asha calaaaa wlhi nimanki dhantadaaa tumaaay eee lo deyn lahaaa wakaaan willkaa coood bu mel la tagaaan yahy yaakheey

  • @zeidalisangaap6364
    @zeidalisangaap6364 3 года назад

    Khadra iyo muxyadiin dad soo jabay labadaba waan tageeraa

  • @cabdulahimaxed9710
    @cabdulahimaxed9710 5 лет назад +9

    ilaahay haidin barakeeyo

  • @mahamedahmed7444
    @mahamedahmed7444 Год назад +3

    From Russia 🇷🇺 ilove somali culture ❤

  • @muxiyadiinapdikariin2684
    @muxiyadiinapdikariin2684 2 года назад +2

    Xasuus waa dhantadan ugu jeclaa manta ayaan dib udaawanayaa 13/9/2022

  • @desilvergirl6789
    @desilvergirl6789 2 года назад +1

    Dhulki hoyo midh lagama tagin jecliya dhantadan ❤❤

  • @LADANEGURAY-wy1ov
    @LADANEGURAY-wy1ov Год назад +1

    Wxn dhagaysanaya aniga iyo ninkayga malin isnin ah 26 jun wakhtigu 3:19 meel laascanod u dhaw maraaga la yidhaa

  • @demahodemaho1906
    @demahodemaho1906 6 лет назад +5

    Gabdhaaan gacan baan utaagay rihana somalida waaye cod macan bey leedahay

  • @AbshirAli-d4l
    @AbshirAli-d4l 3 месяца назад

    Form wiil badiye

  • @ruunfamilyvlogs176
    @ruunfamilyvlogs176 Год назад

    Wooow❤ 2014 baa igu danbaysay dhantadan cawa helay 😢😢

  • @najibnajibahmed4390
    @najibnajibahmed4390 9 лет назад +2

    wiiilka iyo gabadhu waaa Walalo

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 Год назад +1

    wow xasuus 2012 dawan jiry
    hdna 2023👏👏

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 5 лет назад +26

    muxayadiin shaahid markii iigu dambaysay dhagaxbuur baan kuwada qayilaynay xasuus hhh

  • @ayaanayaanabdilaahi7705
    @ayaanayaanabdilaahi7705 2 года назад +1

    Wooow wllky iyo wllshy mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🥰🥰

  • @HaniUpdulahi-yh6cn
    @HaniUpdulahi-yh6cn 8 месяцев назад

    17/feb/2024 dhageysanayah wlhi kama xiiso dhaco😂🇬🇲❤🫶🏻

  • @adderashid2169
    @adderashid2169 6 лет назад +2

    Allah wan iska jobodhe dirgax dirgax kabax allah jecliya dantadha daqanka

  • @abdirashidhunterofficial4060
    @abdirashidhunterofficial4060 9 месяцев назад

    Waa sanadkii 10tobanaad. Ee aan dhageyssnyo dhaantda🥰

  • @MuuseHasan-of9qh
    @MuuseHasan-of9qh 2 месяца назад

    Muxyidin shahid will yarbuu ahaaa xiligan 😂❤

  • @cawildeeq2569
    @cawildeeq2569 3 года назад +1

    Walahi waa xasuus aan cadi aheen

  • @Marwaanyare4221
    @Marwaanyare4221 Год назад +1

    Anoo yarbaan maqli jiray wlhi 😊❤

    • @wacan698
      @wacan698 11 месяцев назад

      Hada ma waynaatay❤

    • @Marwaanyare4221
      @Marwaanyare4221 3 месяца назад

      @@wacan698 haa 20 ayaan ahay alxm♥

  • @Dalxa12
    @Dalxa12 Год назад +1

    2014 //2022 ayaan uso xiisay wlhi

  • @nuuroaxmad9133
    @nuuroaxmad9133 4 года назад +3

    isha cala cod alh ini dhowro🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdimaliksharif9370
    @abdimaliksharif9370 Год назад +2

    Waa xasuus an marna ilwowin dhantathan malinti igu horeyse waxan jire 15 sano manatana waxan jira2022 years 🤲 alxm

  • @safiyocisman2125
    @safiyocisman2125 Год назад +1

    Alla yarantydii baan jeclaa intan niicne ku shubty baa leyga deletedy 1 bil raadi naaye wayo wayo wllhi 2014 to 2023

  • @xuseennuur1576
    @xuseennuur1576 Год назад

    Khadro dhanto I love so much

  • @abdirashidfartaag4871
    @abdirashidfartaag4871 2 года назад

    Laandheerihii reer Dhooweed Cali Nasir (Abwaan muxyadiin shaahid )

  • @salebaanqalbi9342
    @salebaanqalbi9342 9 лет назад +2

    Inaba caadi mahaa

  • @ilhaamahmad5422
    @ilhaamahmad5422 7 лет назад +11

    Durdurada googliyo Daarta yucub ku taal Huuno deeqow daweyow Ma so daawana ❤❤😍😍

  • @rizakeraj4328
    @rizakeraj4328 9 лет назад +1

    ninkani waa top lakiin badan dhaantooyinkiisa tvga lagama soo daayo

  • @drwarsameyusufabdi5767
    @drwarsameyusufabdi5767 2 года назад +1

    best and most attractive Without memory, there is no culture. Without memory, there would be no civilization, no society, no future.

    • @yussufcadow4321
      @yussufcadow4321 Год назад

      There was civilization without money
      The best civilization that ever happened was the coming of Islam and the prophet hated wealth so much

  • @deeqmaxamed5778
    @deeqmaxamed5778 3 месяца назад

    Xasuus yaa daawanaya 2024 like saara please don't be afraid of our culture🇬🇲🇸🇴

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад

    Muxudiin shaahid and khadra xirsi two legends