wlh si weyn ayay e taabatay nabar aan ka bogsooday ayay e qoontay waxaanse enanta kula talin lahaa candhuuftaada dib u liq ayaan ku odhan lahaa una hanee walaalkaaga aad mudo rafiiq aaad ahayden esaguna meel uu ka noqdo ma jiro my heart is beating so much sidaad sheegtayna waxaan kugula talin lahaa dele everything qalbigana allah ha kuu qaboojiyo 2years qalbigayga waan dajin kari waayay waan ka bogsooday laakiin taadani waxay egu noqotay halkii aan bogsiiiyay ayay e so qoontay program kan waa markii eegu horaysay een dhagaysto aad ayaad u mahadsan tihiin bahda qarri jiqood
Wiilkani gabadhay jacayl walaalnimo ka badan kuma hayo marka iska ilow una hambalyee wey ku dhaaftey tani calafkana ilahay ayaa og Lkn tani Adiga ayaa halkan qaadsiiyey Ilahayna Talo saaro walaakana caloosha ka sii daa allah macaag.
Dee wiilka u hambalyeey oo ka sabar ama allah ayaaa 4 u baneeyay ee 2 diinaba ha idin guursado hadii aad ka sabri karin 😎intaaas ayaan kugu darsan lahaa wllo 😊🤩 Aniga xitaaa waa i heeysataa gabadha waxa heesto Lkn waaan ka gaari insha allah⬆️↗️🤗
Ani waxan ku dhihi saxiibtinimadiisa sii xooji oo markaste mashquul ka dhig oo meel kaste uwado ninka ama u raac wac ma mar kaste gurigiisa ugutag naagta ayadaa maseereso aaqirkana daqada ka baxeeao oo adaa uso haraayo oo ii ku guursanaa finalka
axx run ahantii wan ka qiirooday walashey faisa allah kuu fududeeyo
Waa qiso cajiib ah balse huuno saxiibtinimada waa waa wanaagsan wiilka hadii gabadh la siiyey ma ja noqon Karo dhaqankeenu waa kaas markaa Samir jacel xadhiidh ah raadi Misha Allah
Waxad qarsataa wey ku qarsadaan wallhi abayo
Talo. Ilahay baa haya waxana layidhi ninkii illahay aaminaa awood leh ee illahay aamin
Qari jiqood magaca ayan ku haystaa
Tala siinayo ha iska ilaawo oo Gabadha jeceylna ha guurasado ha dii uu tix galinayo jaceylkeda
wlh si weyn ayay e taabatay nabar aan ka bogsooday ayay e qoontay waxaanse enanta kula talin lahaa candhuuftaada dib u liq ayaan ku odhan lahaa una hanee walaalkaaga aad mudo rafiiq aaad ahayden esaguna meel uu ka noqdo ma jiro my heart is beating so much sidaad sheegtayna waxaan kugula talin lahaa dele everything qalbigana allah ha kuu qaboojiyo 2years qalbigayga waan dajin kari waayay waan ka bogsooday laakiin taadani waxay egu noqotay halkii aan bogsiiiyay ayay e so qoontay program kan waa markii eegu horaysay een dhagaysto aad ayaad u mahadsan tihiin bahda qarri jiqood
insha alaah weyisheleyaan waxaa surtagala in uu katalasulo gabadhakale wayo gabadhan bey nolosha wadaqaaten aniga waxaan ale ugubaryaa in ey ishelaan
wll 4baa rabi kuubaneeyay.
aniga waxnku odhalahaa uhmblyey lagayabe inu allah kusocelyo saxibtnmada horay usiwad waxwlbo soow allah kadhiko ayey kudhamadan
Kulahaa qari jiqood nimanku afsoomaali xumaa
Run Ahaantii waa qiso I taabataY Ani AhaaN😢😢😢😢
Fadlan.ha.guursado.foosiya
ASC anig waxelatay in aad farah ka qaadid una tahniyeysid
ilaah waxaan kaaga baryaa wiil ka kheyr in uu ilaahay ha kuu sahlo
si niyad ah uugu ducee
Ammiin yaarabi
Wiilkani gabadhay jacayl walaalnimo ka badan kuma hayo marka iska ilow una hambalyee wey ku dhaaftey tani calafkana ilahay ayaa og Lkn tani Adiga ayaa halkan qaadsiiyey Ilahayna Talo saaro walaakana caloosha ka sii daa allah macaag.
Fadlan.labadaba.ha.guurasdo
Wllo qll anigu waxaan Ku odhan lahaa xidhiika ujar
maskin waaye ruunti waan ka xuumahay😢😢😢😢😢
Dee wiilka u hambalyeey oo ka sabar ama allah ayaaa 4 u baneeyay ee 2 diinaba ha idin guursado hadii aad ka sabri karin 😎intaaas ayaan kugu darsan lahaa wllo 😊🤩
Aniga xitaaa waa i heeysataa gabadha waxa heesto Lkn waaan ka gaari insha allah⬆️↗️🤗
Waan ka xumahaye wllo illhaye ha ku fududeeyo qali
K
Fadlan.kula.taliya.wiilka
Inaadeer.labadiinaba.haydin.guursado.waan.idiin.ducaynanaa.e
Keep going.bro
Iska sabur
Labadan nin ee dharka madmadow waa niman camal waayey oo lottery ga u jooga Nairobi weeyeen
Labadaba Ma edeyneyne hadane fursadu wey yartaha labadaba sistaqaaro iyo taladane ha badiyeen Allane ha talsaarten
Wllshy wlhi waa qiso itaabaty ani ahaanteyda lkn wxn dhihi sxbtinimadiina horay ugu wad dib iskga laabo wyo arinta melxun Ayey imaty teda kle mar hore hadad isheegi weysay in aadan usheegin markad wxs maqashay ayaa ku ficned wlhi
Abyo u hamplyey wiilka isna ilow sii jcylkiisa wall tinimadane ha jarin abyo qalbiga u fur wiilka
Wll uHanbeye sabta laga yaa gurkinu khal khal galo
Dee miyaro ma ogoshahy foosiya aniga weey igaba dhimatey wll
Dib ha ulaabanin wll
Zxptinimadu waa saada u istic maasho
Ax
Waan ,kaxumay
Wllo wlhi arin aad u culus wllo iska samiir ilhy. Maca ha ahaaaato. Una hmblyee ayaa n ku dhihi lahaa wllo ilhy og waxa. Ku fica. N oogeeee
أولا.الحمد لله وبعد الحمد الناس
ala waa ilma maxamed aad iyo aad ayaan idiin salaamay aan dhagaysto qisada
waa aamina khadar
Fosiya iya xaq uu le ninka
Sugo.abayo.uhambalyee abayo
Aniga wxn dhihi lahaa candhuuftda dib uliq
Chanalka ma waxaa la qataa yunifon sida ardada cml
Waar nimankan waaweyn ee hoganayaa maxay ahaayeen ee ma diintaa ku yer mise waa xabashi
Ax waxad tahay qof nasiib xuna adi ayaan isgabaya inane
nasiibkaaa
ee guurso
jecel ku waa been bigos aniga rartay walahi
Ani waxan ku dhihi saxiibtinimadiisa sii xooji oo markaste mashquul ka dhig oo meel kaste uwado ninka ama u raac wac ma mar kaste gurigiisa ugutag naagta ayadaa maseereso aaqirkana daqada ka baxeeao oo adaa uso haraayo oo ii ku guursanaa finalka
wlhi waa arin xanunbadan lkn ale simiirka haku adkeyo wllshy waxan ku oodhanlaha arinta jaclak qalbiga kasar oo wllnimad haktagin marnab waxand kasoqad inu yahay wllka oodhab wllo iskasami illhay na bari inu qalbigag kamadobeyo jecalkis adna mustaqbalfican kusiyo ayan kag rajynaya
Ruunti waa ariin xanuun badaan walashay waxaan ku odhaan lahaa hadanu rabiin inuu ka labto balse hadana ku leyahay ii habalye saxiib tinimadane niina waa halki mayaa haka yeelin gabii ahaantiba waa iinaad jarta inkasto ay xanuun tahay insha alaah waad cafimaday doon taa
👿👿😭🏃🏃🛀