subxaana laah iga tag dheh Seen nin aniga xariir ilalahaa Seen gabadhayda usiinayaa xasbiyalaah abaal marin maahan waxaan ee iga aamus qiso lamadhaho waxaan oo kale waxaa laqaatay in aad Adinka jaceyl kii nii hore istaan oo isguursataan hadad madax banaan tahay taaso kale qiso waa noqon lahayd hadii jacayl kiinii 20 sano kasowaregtay in aad xustaan Adinka ayaa fiicnayd lkn gabadhaada may may
marka hore waxaan Alle ka baryaa inuu ubadka xanuunsan caafimaad inoo siiyo dhamaanteen, maamada dhashay iyo anagoo dhan. marka xigta qisadaan waan ka helay. waana taageersanahay. inkastoo dadka qaar eey dhayalsanyihiin. balse horaa loo yiri ''Arin nin la toosan nin la tuur leh''
Masha Allah gabar iyo Hooyaded iyo qofka wanaagsan
masha alh hooyo dhol wa hooyo wngsn
wlhy way iga ilmaysiisay maansha allah ohhhhhhhhhhhhhhhh
nice qiso dad wangsan ayy ahyeen ilaahy hooyo caruuteda ha ubrkeeyo
ruuntii waa qiso dhab ah, Hooyo Raabi ha ku xaafido in sha allah. waxaa leeyaahay qoska aad dhiistay aduunka iyo akhriba waxaa khayr qaab ay ku heelay hooyo
xaqiiqdiii waa qissa aad u macan.... hooyo fahmo Allaha kuu caafiya wiilkaaga guul ayana kuu rajeeyna mucaashiqiinta kalane Allaha u aqbala ducadaada
maashaa allaah walaahi waa qiso macaan ah ilaahey ha iga dhigo maamadaan cml
asc w
wlhi qiso cajiiib ah hooyo dhool Waa hooyo karti leh wlhi aadbaan uga helay qisadaan hooyo kudayasho mudan waaye ilmaha ka canuunsan Allah u caafiyo
waxaasaa jecayla
abaal marin jaceyl Waa Qiso la yaaab leh
haa
wxsaa jcl kaa eh
wwwwww masha allaaaah hoyo mcn alle haku xafido
waa qiso dhab ah
wxsaa jcl kaa eh
waxasa jcyl lg dhaha
maama dhool waa maama ku dayashi mudan masha allaaah
subxaana laah iga tag dheh Seen nin aniga xariir ilalahaa Seen gabadhayda usiinayaa xasbiyalaah abaal marin maahan waxaan ee iga aamus qiso lamadhaho waxaan oo kale waxaa laqaatay in aad Adinka jaceyl kii nii hore istaan oo isguursataan hadad madax banaan tahay taaso kale qiso waa noqon lahayd hadii jacayl kiinii 20 sano kasowaregtay in aad xustaan Adinka ayaa fiicnayd lkn gabadhaada may may
hhhhhh. labada qof waxii dhexmaray guur maahan ee waa shukaansi. shukaansigana wuu noocyo badan yahay huuno faadumo.
waxasa jacayl la dhaha
cajiib wiilka raage ayaa ninqaaliya ah oo aan ilaawin
Sha alah
subxanallaah xayaa dhamaa hadaad ninki isweydeen aad gabadhaadi kudartay sow sodohey ceeb kugumaha inaad jaceelkiisi xasuustiisi weli kashekeyso sow gabadhaadi dhaawac kuma aha sida 2bo dangalo adigiyo gabadhaadi? subxanallaah abaalmarin maahee wa inaad idac ugu shekeyso wa dhaqan xummo
MShaallah jaceyl waye waxan
Wlhi waa yaab jacalkayga seen gabadhayda usiyaaa
Mansha Allah jacayl dhaxalgala waxdhaama lawaa💔
waaw waalaya bay
nice story i lovely wallahi
ma xishonayso habartu
subaxllan waa qiso yaab leeh lakin nin aniga waxa na dhax maran siidan gadhada usiisa
waxaa dhexmartay sheeko iyo is afgarad, (shukaansi)
jacy IGA dheh
marka hore waxaan Alle ka baryaa inuu ubadka xanuunsan caafimaad inoo siiyo dhamaanteen, maamada dhashay iyo anagoo dhan. marka xigta qisadaan waan ka helay. waana taageersanahay. inkastoo dadka qaar eey dhayalsanyihiin. balse horaa loo yiri ''Arin nin la toosan nin la tuur leh''
ayadoo been ah ayaa laqaatay Dhab hesho iga iska aamus beel danbana. hakasheegin
waxasa jacayl la dhaha