Guri iib ah, Xaafada irshaad, Kaaraan, Qiimaha 35kun, +252610482060 WhatsApp
HTML-код
- Опубликовано: 7 сен 2024
- Guri 🏝 iib ah
Waxaa laguu haayaa Guri iib ah ku yaalo Magaalada Muqdisho, Degmada Kaaraan.
Waxaa ka dhisan 5qol
Cabirkiisa: 12×12
Document: Saxan. (Maxamed siyaad)
Degmada: Kaaraan
Xaafada: irshaad/Nageyle
Waddadisa: Wada weyn
Qiimaha: 35,000$ iyo Heshiis.
Waxii Farah faahin ah kala xiriir +252 61 4194979,+252 61 5579790, +252615851042, +252610482060(WhatsApp)
F.Gaar ah waa fursad qaali ah ee gacmo furan Ku soo dhawaaw iyo Adeeg ku raali galiya
Xaafad duq ah waaye
Dhul dadkiis aya kur u qaada kaaran dadkeyda aya bahi dilay waayo gurigan waxa kaliya iibsan kara qof u dhashey beesha daa'uud oo kaliya
QASHIN BADANAA XEEY TAHAY
Cabdicaziz ma haysaa
TOLKEEN ABGAALOOW FADLAN XAAFAD FIICAN AYAAD LEEDIHIIN EE QIIMO U YEELA. WALAAHI CEEB AYEY NUGU TAHAY XAAFADAHEENA OO BARTANKA MUQDISHO KU YAAL IN 30000 LAGU GATO. WAXAA SABAB U AH NABAD GELYO XUMO