Xog Abiye oo Muuse Telka Ku dhageestay Farmajo & Sh Shariif oo Moqdisho Kuso wajahan Mooshinka oo...

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 6

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 3 месяца назад +6

    kkkk yaa isgaaray

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr 3 месяца назад +3

    Hello?
    What's a data software?
    Have you have a column messages?Though?In shirka mother durga

  • @BbbCcc-uj6mo
    @BbbCcc-uj6mo 3 месяца назад +1

    Xasan wuu tagayaa ee sanbalooshow maxasan baad ushaqaynaysay oo aad raacin mise shacabka iyo xaqa ayaad garab istaagaysaa

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 3 месяца назад

    Ethopia oo dabada ka riixee mucaaradka hala qabto

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 3 месяца назад +1

    Biyaha badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya okhetraad badan ku dhex jiraan. Ee gobolkaas---Awdel State. Oon wax hadleh in lala Galo Aysan Haboobeyn Ama Loo Baahnayn in dalka soomaaliya?? Waa in jabhadaas itoobiyaan aho duulaanka ah jabhad Aby Ahmed Umadex yahey?? WAA in Si deg deh ah. Loogu dacweeya dhamaantood jabhadahs SNMTA beesha 7 ad and jabhad Aby Ahmed oduulaanka biyaha badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya oy Xoog inay kula wareegan dhulka soomaaliyeed odhan jihowareer badan ugeystayn shacabka somaaliyeed odhan muuse biixi saamiri SNM beeshiisa HABER Awel iyo jabhad Aby Ahmed ciidankiisa OROMada jabhadda SNM olabo jabhadood oku heshiiyey in lagu wada qabsadaan xagalkaas badda soomaaliya Zeylac Lughaye xagalkas bada soomaaliya okheyraadka dalka soomaaliya odhan. Waa in maxkamad caalamiyeh oo gartaas naqda deg deg ah loogu dacweeyaa muuse biixi saamiri khiyaanoqaran lagu maxkamadeeya isaga muuse ah iyo jabhad Aby Ahmed oku ilbaxeyn Leynta Shacabka somaaliyeed odhanba

    • @AminaAliDibad
      @AminaAliDibad 3 месяца назад

      Zxbow gobolka sool waa afar degmo
      1.degmada boroama samaroon
      2.degmada baki samaroon
      3.Degmada lughaya izaaq iyo samaron
      4.degmada saylac ciise & samaroon
      Hadal iyo dhamaan ethopia waxa laga kireyey bulhar
      Waana degaan ay dagaan beesha subeer awal oo ah beesha madaxweyn bixi
      markaa saylac iyo lughaya cid u socota ma jirto
      Warkaas baan kuu hayaa
      Aniga wllo