Deg Deg Itoobiyo Oo S/Land Sharuud Adag Ku Xirtay, Muuse Biixi Oo Sir Culus Laga Fashiliyey

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 июл 2024
  • Ku Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
    #WARKA #DEGDEG #WARARKA
    GARAAD TV
    Garaadtv Wararka Caalamka
    Garaadtv Wararka Somalia.
    Garaadtv Warar Deg Deg
    Garaadtv Xogta Caalamka
    Garaadtv Dowladda Somalia.
    .
    GARAAD TV
    Garaad Somalia.
    Garaad Somali News
    Garaad Itoobiya.
    Telefishinka Garaad.
    Warka Caalamka.
    Warar Deg Deg ah.
    Garaad tv today
    Garaad tv manta
    Garaad tv wararka maanta
    Garaad tv youtube
    wararka caalamka 2021
    Wararka Caalamka 2013
    Garaad tv Turkey
    Wararka Shalay Garaad
    Garaad Somaliland
    Garaad tv Puntland.
    wararkii ugu danbeeyey
    news today wararkii maanta
    Garaad wararka bariga dhexe
    Garaad madaxweynaha
    Garaad Muqdisho
    Wararka Soomaaliya
    Garaad Nairobi, Kenya
    Garaad Arrimaha Soomaalida

Комментарии • 50

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 дней назад +18

    ITOBIYA KU SOO DHOWOW DHULKA IYO BADDA SOMALIYA DADKISI QABIIL AYAA ISKU DHAMEEYEN.

    • @somaliasomalibaleh7822
      @somaliasomalibaleh7822 5 дней назад +4

      Adiga ma siin kartaa. Bad iyo dhul wa iska riyoon kartaa.

    • @Yooco.
      @Yooco. 5 дней назад

      Marka 1aad qabiil iyo Qaran kala baro

    • @liinaun
      @liinaun 5 дней назад

      Qabiil beeel Oo qabriga laqud 😅 qaran ka somalia hada laso galo 😂 somalia oo Dhan halqabeel ay noqonayan😂

    • @Yooco.
      @Yooco. 5 дней назад +1

      @@liinaun amxaarku burco an jogo ilaa baydhabo jabouti ilaa gaarisa jigjiga agteeda iyo Jaananka muqdisho dadka jooga Uma kala dhawa . We are 1 Origin

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 5 дней назад +4

    Xaq uma lihid badena in aad hesho maxaa naga kaa galay adiga iyo shacabkaga

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад +3

    ABEY AXMAD WA NACAS, MUXU KU KEENAY, IN AY SOMALIA KU DHAWAAQDA, IN ITOOBIYA IN AY XAQ U LEEDAHAY IN AY BAD HESHO, ABEY , MADAXDA SOMALIA MA WUXU MOODAY DOQONNO AAN WAX GARAD AHEYN.

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 5 дней назад +3

    Ninkii muuse juudan ee afka kor u taagi jiray oo bisad qoyan noqday markuu abii axmed la fadhiyo nacdal kugu dhacday muusow

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад +1

    AMXAARO BADDENA IYO BIRRIGENA MARNABA YEY CAG SOO DHIGIN.

  • @NajiibAlfa-zy1nh
    @NajiibAlfa-zy1nh 5 дней назад +1

    Weyriyonayaa Ethiopia macquul maha waxaas

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 5 дней назад +1

    Kama Duwana isaga oo yiri: halanugu CAAWIYO in ITOOBIYA na GUURSATO!

  • @NewPhone-b3v
    @NewPhone-b3v 5 дней назад +1

    Etopiye in baadaayaada laagaala haadlooh baaba khaalaad Ah.

  • @ibrahimdekow794
    @ibrahimdekow794 5 дней назад +1

    Itobiya lost direction

  • @Abdiqaadir-ut7os
    @Abdiqaadir-ut7os 5 дней назад +1

    First one 😂🎉

  • @luladen9940
    @luladen9940 5 дней назад

    Somaliya iib ma aha

  • @mohjama399
    @mohjama399 5 дней назад

    Warka benta igada !!!

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 5 дней назад

    Waa yaab ingiriisow kaalay Mar kale nagumeyso

  • @artist_marwa01
    @artist_marwa01 5 дней назад

    Ciidamada ugu badan ee Somalia alshabaab ka ilaashaa waa Itibiyaan e horta kuwan jooga aynu saarno kuwa soo socdaa intii aan ay inna soo gaadhin...hadal haamo ma buuxsho e ..

  • @ShaafiBoy
    @ShaafiBoy 5 дней назад

    2🎉🎉😢😢😢

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 5 дней назад +9

    Itoobiya Badd Soomaaliyeed kuma soo dhowaan karto intuu hal Qof oo Soomaali Dhab ah Nool yahay.......💪💪💪

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 5 дней назад

    If garaadlaawe tv

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 5 дней назад

    Mid OOYA iyo Mid CABADABA
    AQOONSIGI SOMALILAND WUSO DHOW YAHAY

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 5 дней назад

    Waa Muddo Kirorsi

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 5 дней назад

    Dhaulka somaliya itobiya in logarqadaba wayo itoobiya alleba kumu ubarin xaqna umalaha inlasiyobadanay lahay

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 5 дней назад

    Majirto ARGAGIXISO ka qatar badan ITOOBIYA!
    Haku luminina DAGAALKA DADKEENA

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 5 дней назад

    RAG GARXAJIS AH HA GUURSANINA. GARXAJIS SAW REER SHEEKH ISXAAQ MA AHAN?
    MA WUXU KA WADAA AMXAARO GUURSADA KUWAAS AYAAN ISKU ISIR NAHAYE. ALLAAHU AKBAR.

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 5 дней назад

    Erteriya u donoh bad Abi bila Edeb adika iyo moussa dokhon badaha somalida Abi ha ku mereysan

  • @Lulu-ie3jb
    @Lulu-ie3jb 5 дней назад

    Ethiopia badeeda waxeey ahaan jirtay tan Eriteria oo Hal wadan ahaan jiray, illaa inteey Eriteria ka xoroowday Ethiopia. Hadda Ethiopia waxaa damac ka galay bada Somalia oo eey rabtaa in eey xoog ku qabsato oo Eriteria weey ka baqeeysaa kuma dhacdo. Laakiin waxaan u sheegaa Ethiopia in eey Somalia ka dagalyan santahay Eritrea oo eeyna isku dayin in eey soo haweeysato badda Somalia, hadii kale waxeeyna eebadkeed arkin beey arkeeysaa. Ethiopia Somali so fiican beey u taqaanaa ee yeeyna isku daan daansanin.

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 5 дней назад

    Dadka itoobiya halki bad oo eey lahaayeen aduunkuna u wada ogyahay wexeey eheed dekeda casab iyaga ayaana fadaxay oo erteriya aqoonsaday hadana wexey isticmaalaan dekedda jabuuti oo ah dad somaliyeed xaq ulahaansheheeda maxaa soomaali ka quseeya waa gef iyo qiyaano wadahadal dambana yaan lala gelin aniga aragtideeyda

  • @user-pm6np3ei3f
    @user-pm6np3ei3f 5 дней назад

    Ader musa baxi waa kadagyahay garxajiis waa nago uuqabao ader garxajiis ala yarxaam

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 5 дней назад

    Itoobiyaay indho beel

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 5 дней назад

    Ma lawaa mw ama raysalwasaare,iyo wasiir arimadibadeed oo somali matalo oo iyaahdo an kawada hadalno somali Galbeed,
    Wiil hiraan

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 5 дней назад

    Waxanan garan wayay mou in usan shaqaneyn wa la ogyahay ujedka Ethiopia ka fog mou somalia bad Allahi untay u diday ma somali ba u heysa Ethiopia bad ay yahud iyo xulufadedu adegsadan si Muslim ka lo dhibateyo

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 5 дней назад

    ITOOBIYA, JIBUTI IYO BERBERA AYEY WAX KALA SOO DAGTA, WIXII INTAAS KA BADAN WAA BOOB.

  • @hajialiabdulahi40
    @hajialiabdulahi40 5 дней назад

    Ethiopia waxaa waalaya imaarka
    Imaaradkana waxay
    U adeegan maraykanka, maraykanka wuxuu
    Rabaa in uu kala
    Dagaalamo yaman ,
    Marka cadaadiska
    Halagu wado ilaa 1 sanad kadib waa layska ilaawa 😂😂😂

  • @FarxanMuuse-pi5bj
    @FarxanMuuse-pi5bj 5 дней назад

    aalaha gakaba qo oo dadka beentadaa

  • @LJama6119
    @LJama6119 5 дней назад

    Feysal ma madaxweynaha ana wasiirka somaliland baa? Weligey ma arag gudoomiye xisbi ee ka afdheer.

  • @abdifarah4164
    @abdifarah4164 5 дней назад

    ITOOBIYA kuma Fakerteen inay QAADATO DHULKALE oo SOMALIYEED,haddii ay JIRAAN CIIDAMADAMO XOOGLEH oo SOMALIYEED!

  • @salaadnuurcabdi7909
    @salaadnuurcabdi7909 5 дней назад

    Dhageystayaasha wey garanayaan waqtiga salaada ee adigu warka soo gudbi oo yuusan waqti kaaga dhumin arrin aadan mas'uuliyad kaa saarneyn.

  • @ShafciAli
    @ShafciAli 5 дней назад

    Uraaye uff bari qabri ayaad galasa ufff uf urayso

  • @jamacadan2200
    @jamacadan2200 5 дней назад

    Masurto gelikarto meel aan wax kalaso dego iyo meel aan ciidanka itopia ey ka dhigtan ciidamada bada wan ka xumay inaadan xaq aadan ku laheyn aduunka kama dhicin waxaad radineysid ee waxaad hesid oo dagaal la'imow oo diyaar ayan unaha wadna taqaanaan inaan dagaal waxba aadan noga qaadeynin ee bad aduunka lagama helo boob dhulkeeni hore Ayan dib ayan u qabsaneyna iyo adis ababa.

  • @husseinabdi6405
    @husseinabdi6405 5 дней назад

    Ethiopian ku saw ma ahan kuwii tuulo yar oo ay Eritrea leeday ay kaga dhinteen 100 kun ugu dambayntiina ku qasabanaatay sidii ay Eritrea doonaysay oo ahayd in Tuuladaasi ay tahay dhul Eritrea leedahay. Maantana talaxumadaas mid la
    Mid ah ayey Ethiopia samaynaysaa! Garan maayo sababta Ethiopian ku ay ugu dhammaan sidii kuwo waalan.

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 5 дней назад

    Nio reer xamarku been ayay isku sheekeeyaan,, waar Bada anagaa le tiiinu ha idin deeqdo. Somaliland tagtaye ilow 😅

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 5 дней назад

    walaal hadalkaaga ka fiirso ethiopia kumayna qancinin muuse biixi kiro badeed ee muuse ayaa raba inuu siiyo bad iyo dhul ethiopia!!
    Taasi way caddahay?
    muuse biixi adiga kaama caqli liito sababtoo ah abiyi wuxuu lataagan yahay xoog ama xeel waa inaan bad aan leenahay helno???

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg 5 дней назад +2

    Idoor iyo gaalo jacel maxakala haysta,idoorka ogu imaaw,been, prank

    • @AdamOsman-gz3df
      @AdamOsman-gz3df 5 дней назад

      Waar isla yaab oo xishood, bilaa-dhaqan yahaw!!!!

  • @ShafciAli
    @ShafciAli 5 дней назад

    Nacala adiga abahaba ku yaal munaafaq yaan garxajis Laga guursan muuse ya dhalay waa garxajis been run u eg sheeg o khajil magacagu wa been iyo salad from garxajis ciidagale

  • @user-zp5gw2yw8y
    @user-zp5gw2yw8y 5 дней назад +1

    Buuq laan wa ceeboben