Adkaatay: dhashii Cabdalle Cumar oo buurmadow soo naaray

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 окт 2024

Комментарии • 85

  • @husseinmohamud5194
    @husseinmohamud5194 3 месяца назад

    Maansha Allah well said laandheere ale haku xafido

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 3 месяца назад +6

    Dhulbahante waxaan ka codsanayaa inay idka ilaaliyaan Guurka Iidoor please inaka joojiya

    • @ahmedabdi684
      @ahmedabdi684 3 месяца назад +2

      Taasi been maha
      Idoor waaa dad xun
      Halalayska ilaaaliyo
      Guur Malaha.

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 3 месяца назад

      GUUR SOOMAALIYEED DHAMMAAN MAAYEE HAYS DAALIN SOOMAALI DAD XUN IYO DAD FIICAN BA WEY LEEDAHAY ILAAHOOW SOOMAALI HANNOO WAAYIN

    • @BiligaHjAlxamdullilah
      @BiligaHjAlxamdullilah Месяц назад

      ruclips.net/video/c9QxgGHyJOU/видео.htmlfeature=shared

  • @MaxamedCabdixusen-y6u
    @MaxamedCabdixusen-y6u Месяц назад

    Jasakalaah sifcn bàad u hadashay wa Runta

  • @johntomo3860
    @johntomo3860 3 месяца назад +4

    Thank you very much you spoken well

    • @shamishussein9447
      @shamishussein9447 2 месяца назад

      Wht Ido k ow is he who ataks sheikh Isaxaq gets the result Afxumo waa Nar Galdaglka Afkiis waa hasanwey waan iiday midgantii waxay tide gobtiiba la arg waabasa Gardfarax Allpaha Wayne umad Somalida maal ay joogtab Allaha ha its so sakhero
      Gradka Mohamoud gard waa miisamanyaha Allah Abtiyahshay khar sii Allahayo umada asomalid meet ajoogtaba its afgrsiin Cadogan n ka qaab Allhowma Amiin

  • @FaizaNalayeh-fs7em
    @FaizaNalayeh-fs7em 3 месяца назад +1

    Guuul guuul iyo gobanimo ♥️♥️♥️♥️💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 месяца назад +1

    Anigoo Somaalidaa kale ah Siwanaagsan baad Ugardhigatay, Adigoon Ruuxna Meel Ugadhicin. Fiicnanlahaydaa In Sidan Loogarnaqsado.
    Viva Khaatuma State .

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 месяца назад

    AWOOW RUNTAAD U SHEEGTAY JAZA KALLAA WA JAZAA KHAYREN AWOOW FROM SSC

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 3 месяца назад

    Ilowshiiyo dhowaanta Dhulbahante bay i xusuusay
    Aflagaadada isimada Dhulbahante na Been Madow baa ugu horeeyay Garaad Saleebaan Allah ha u naxariisto buu Jamhuuriya ku aflagaadeeyay

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +4

    Buurmadoow waji ayay siin waayeen garaadadii iyo isimadii dhulbahante sidaas ayuu xaarka u qasanayaa waa attention doon......

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Habar jeclo .iyo. buurmadaw. Bal. Car muuse biixi. Ha is ka xoreeyo.

  • @fardusa411
    @fardusa411 3 месяца назад +1

    Reer Isxaaq wali baroortii baywadaan waana sababtaas

  • @AabdeAhmed
    @AabdeAhmed 2 месяца назад

    Waa been madow, I gree with you

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад

    SAX❤❤❤❤
    WA BILAAHITAWFIIQ😊.
    AMAANKA HALAYSUGU DADAALO.

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 3 месяца назад +6

    B buurmadoow Muuse buu islka maslaxayaa in la xiro ayuu ka cabsan.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 месяца назад

    SNM waa reerka soomaali ugu taariikh da xun, uurkey kala soobaxaan cuqdadda iyo ciilka,

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +3

    Ismaaciil mire ayaa habar jeclo qabatay waa been habar jeclo waxay ku faanaan carab dheere oo ahaa saajin ingriiskii u fataali jiray markii daraawiish la rusheeyey ee ay qaxeen

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nx 3 месяца назад

    Run baad sheegtay mayd Soomaaliyeed aan Tv ku arko labadaa sarkaal baa iigu horeeyay I think 2005 kii bay ahayd

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад +2

    Waa dilaal

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 месяца назад

    Filinkoodii Waa Qarxay Labamar ayaa Lasoo Afjaray Hagardaamadoodii, Raggii Godani Kadanbeeyay Baanu Ehelnahay, Markiidanbana Raqdoodii Waa Tii Kabaha -Kabaha Lagularaftay Alshayaadiin. Marna Goojacade Marna Carro Hiiraan.
    Guushii Beenta ahayd Ee Shacabka Lagu Hagardaamijiray Wey dhamaatay.
    Ha iska Nacnacleeyo Odeyga.

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +3

    Been madow waxa samaysanaa WA taariikh been idoor shalay adoomo ayey ahayeen maanta WA maxabiis

  • @mahussein6281
    @mahussein6281 3 месяца назад

    Garaadsan ileen RUclipsr baad ahayd . FB uunbaa ku xidhnaa anigoo RUclips dhexmushaaxaya uun baad igu soo baxday.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 месяца назад +2

    OO XILLIGAAS B.MADOW REERKOODU WUXUU KA TIRSANAA NAALEEYE AHMED GOORMUU TAARIIKH YEESHAY.WAAR WAXAN INAN-GUMEED KA YAAN LOO JAWAABIN.AHMED RAAN IYO KORNEYL GODHOBAY LABADA WAA DILEEN, WELIBA AHMED RAAN BURCO AYEY KU DILEEN.

  • @abdinasirdheegissa2636
    @abdinasirdheegissa2636 2 месяца назад

    Hadal ha Waden sxb ee hadalkii Boqor Buur-Madow maxaad jawaab u haysaa?

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 месяца назад +2

    Waa been madow

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад

    Maragi dhintey baynu u ara mise cabdalle cumar baynu ka abalgudna kadibna waxa la siyey buney cabdalle dhashedi iyo tasfiirtedi wayjogta wana la helaya

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 месяца назад

    Cajiib Walahi Marwalba Ruux Been iyo Aflagaado Meesha lasootaagan. Waxaad Isleedahay Marmar Waxakani Muslim Ma-ahan, layaabi Maayo Kabtan ayuub ayaa horey uyiri waxakani waa Kondhom !
    Salansare From Muqdishu.

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij 3 месяца назад

    Waar gob baadtihiine intaa ha dhaafin

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Codkaygan hooyadii ayaa u jawaabaysa sow lama odhan.

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Muxuu. Kala hadli karaa. Dhulbahante buurmadaw.

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 месяца назад +1

    Wax kale oo buurmadoow ku ciil beelo ayuu waa yey markaa taladiisi waxay noqotey reer abtigaa cay iyo taareekh been ah la soo fadhiiso saxaafada buurmadoow oo falaadhi gil gilasho kaagam hadho indha badane hore ayaa laguugu bixiyey hadan maxbuus badane

  • @Bytity35
    @Bytity35 3 месяца назад

    Oday dhaqameed
    Caytamaya oo idaacadaha isku sawira, waa wax aad u xun reerka uu ku hadlayo magacoodana xumme umbuu ku kordhin

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 3 месяца назад +2

    Afkanool itaal baranbaro baa ladhahaa

  • @CMG0607
    @CMG0607 3 месяца назад

    Beenaale nuur meadow waa beentii abti ninmankan idoor waxay u baahan yihiin dharbaaxo labaad in lagu dhufto markaad bey degayaan SSC waxay gashey baal dahab ❤❤❤❤ guul inshallah

    • @CMG0607
      @CMG0607 3 месяца назад

      Beenaale buur meadow

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 месяца назад

    WALLAAHI WAA BEEN MADOW

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 3 месяца назад +2

    Been madow waa dilaal hore Sayladda Burco cid uu isim u yahyna majirto ee wa Caano boodhe munaafaq ah Garaadafda dhulbahante ninkan yaysan mar danbe u jawaabin.

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 3 месяца назад +2

    Bahal been madaw waa inagu badbataye siiviigiisa xuni halasoo faago oo kaarkiisa halagubo liidka raba in uu inagu soo caanbaxo oo uu taariikh doodii xumaydna inaga inoo saariyo taariikh deenii sharfaneydna in uu dabacayuun kudahaadho ceebu waa ninkeedii wallee baaneey iidoor nagu dul meeydhan karin asal waa maszuule كل شئ يرجع إلئ أصله 💯🇬🇲🇬🇶🇬🇲💯☂️

  • @Abdikadirheegaale99
    @Abdikadirheegaale99 3 месяца назад +1

    Waxaymoden berigaan waalnen hadanahay reer SSC marka haloshego reer SSC inan nacnac dhegaystan

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 3 месяца назад

    ALLAYLEHE WAA BEEN MADOW BUUR MADOW MAAHA

  • @yahya-wadani
    @yahya-wadani 3 месяца назад +1

    Beenmadow waa munaafiq meel walba dawarsi la taagan, qabtoo dhaktarada geeya

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij 3 месяца назад

    Waar caarka aabihiin Wasee gobgob dhashay baad tihiin oo walaahiyee intaa ha dhaafin

  • @Umo580
    @Umo580 3 месяца назад

    GUN LAMA SOODHO WESTO DHULBAHANTE GABDHI HIINA KAILAASHADA IDOOR

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 месяца назад

    Somali ilaahow miyirkooda usoo celi 😮

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +1

    Ismaaciil mire wuxuu degaanada ku soo noqday markii uu ingriisku la furay daraawiish heshiis nabad gelyo ...

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 3 месяца назад

    Dhulbahante joojiya waxban dhalaye dadka dhasheen ayaa idinku daraan soomaali dhan waa is dhaleen mar dabe waxban dhalaye ha dhihini hada ina gumeed kan boqornimada xadaye Ha u jawaabin qofka marka la sheeg sheego waa intuu rabaye intaaso maxbiisa hayesan curugu meelihiis ha miraafo saado Ali ilaahay ha unaxariiste maxaaye tiri mukulashu meelaheda ha miraafto

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 месяца назад

    Miyuuna ogan reerku yahay iyo waxay somali KU taqano reerkoda miyuu riyo haya mise waa ka dhab shires madow

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 3 месяца назад

    Aniga xasuuta walaahi intay kaxaysteen oo dileen bay hadana soo sawireen dhiigooda oo qulqulaya gadhabay iyo axmed raan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад

    BEEN MADAW CEEBI MA SEEGTO 😂😂😂😂😂
    INAÀLILAAAH😂

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 месяца назад

    Inangumeed Inangumeed dhalay, Been-madow.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 месяца назад

    Ber madow waa munafaq waan kah xumahay in habar maxbus lagah gursadoh sorry dhulbahanteh waad ku deg deg ten guntah in aad lah xididan

  • @Burcaawi2471
    @Burcaawi2471 3 месяца назад

    Waa taariikh lawada ogyahay ee waxaad doontaan sheega

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 месяца назад +1

    Af hakame waa abaanduulihii la yaqaanay ee carro SSC ka arimin jiray waa ninkii kibir dartii yiri ii meheriya isim habar jeclo ahaa so uu u bahdilo oo gartii arintaas lagu qabtay geed loo bixiyey garadag gartaas waxaa ka soo qayb galay ogaadeen xataa oo waxaa loo bixiyey gar adag geedkii lagu qabtay gartaas ayaa dhulbahante xaal u bixiyey oo maanta waa tuulada buurmadoow dego ee garadag la yiraahdo

    • @BiligaHjAlxamdullilah
      @BiligaHjAlxamdullilah Месяц назад

      Jawaab culus
      Afxakame iyo aabbihiis sidii xaawalaydaa la qabtay
      ruclips.net/video/c9QxgGHyJOU/видео.htmlfeature=shared

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 3 месяца назад

    SORRY INAADEER BEEN MADOOW RUNTAAD U SHEEGTAY JAZA KALLA WA JAZAA KHAYREN AMEEN 🤲

  • @HamdkI
    @HamdkI 3 месяца назад +1

    Waxa sidaa u hadlay been madow waxa hoistooda u ka soo baxay gabar dhulbante biliis gabdhaha D5 ka fiirsada guurkiina oo gursada ragiina somali D5 bay shaqo ka dhigteen nacaybkooda waxna uma ay dhibin ee waa maxa u nooshay iyo maxa wax u tahay marka hadii laydin nabcaaday idinkuna damiirku haydiin shaqeeyo iska daaya rag iyo dumarba

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 3 месяца назад

    Taariikhda aad ka hadlayso adiga leh oo jirey isaguna dibjir buu ahaa aan jirin oo tirsi laheyin 😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdulqadiribrahim2440
    @abdulqadiribrahim2440 3 месяца назад

    Wacada SNM waa Jabjafa kalita ee Tanasushay war wagii arki Siyad Bare al La Bixiyay idinmay xasuqin waxay Ka doorteen Gobonimo oo waxay idinku green in Wax La wada Lahaado Marka Qira Bahasha Darood Faanbadane wagaas waxa Lagu heshiiyay in SNm Xaga Soo Xasuuqdo USC na Koonfur Ka soo Bilabaan oo Dhaxda La isugu Yimaado lakiin SNM wey Ka Baxday Heshiiski Marka Maanta Mabaydaan Hadli Lahayn ee Niman yahaw Gobonimada Qira Nacala shaydaan ku yaale

  • @khalidMohamed-rw9ij
    @khalidMohamed-rw9ij 3 месяца назад

    Si xun umaad hadal ninkaagan dhulbahantoow aniga waxa Iga kaa xiga buur madoow hadalkaagan maan diidin cidna maad caayin si fiican ayaad u gar akhrisatay taariikhna waad ka sheekaysay imika ayaa la moodaa inaad soo cadhoonayso hana cadhoon ee is deji xaraarada hoos u Yara dhig waanad mahadsantahay

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 3 месяца назад

    Inaalilaahi waa inaa
    Ileyhi raajicuun war
    Ninku miyaanu nin
    Weyn ahayn af xakame
    Baan qabtay isaaq waa
    Ogyahay in aad adoon
    U ahaydeen afxakame
    Xiligaana war maadaa
    Xoog aad m.garaad
    Isku taagi jiray gar adag
    Miyaadan gara nayn takale
    5 geela iyo gabadh baad
    Isku soo dari jirteen oo waliba
    Lasoo xulay subxana llaah
    Ninka ujawaabaya waxan
    Kuleeyahay war haw jawaabin
    Garaad baa sheegay
    Hooyadii oo eedadeena
    Baa ujawaabaysa shekadu
    Waa sidaa

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 3 месяца назад

    BEEN MADAW MARKUU ISDAYEY IN UU TAARIKH BEEN AH KA SHEEGO DAD WAALIDKOOD NOOLYIHIIN WAA UU IS TOOGTEY😂

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад

    Istubidh intaa in u dhiganta wa lagaa haya wana lagaa qaban doona yaanay kula xumaan habarjeclo wakuwataqaanay colaadiinuna waa soo jireen

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 3 месяца назад

    Burmadow so dhulbante ma dhalin dhulbante horta dhulbante maxay kuwan un ula xididan towkoda baba daris la ahe yaab

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 месяца назад

    UJEEDKA TUUG MADOOW WAA MUUSOO XINIIN YAHA KA SAARAY OO MAALKIISII NAGIHIISII XOOLIHIISII KALA WAREEGEY AYUU ALBAABKA IGA FUR LEEYAHAYISNA WUXU KU XUKUMAY INUU SOMAALI OODHAN ISU QAAWIYO HADHOOWNA HAR GEEYSA MAX BUUS KU NOQDO QARNIGA AYNU KU JIRO WAA NINKA SIDAA LOO GUMAYEY AFNOOLI WAA HADLAA EEYNA WAA CIYAA

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 3 месяца назад

    Arinkaa waxaa qiray hurre walanwan in iideer ku faani jiray in dhulbahante dhalay ama uu gabadh ka qabo beenmadaw warkiisa waxba kamajiraan

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад

    Ina cabdi madobow tariikhda runka sheg

  • @ahmeddoyow6421
    @ahmeddoyow6421 3 месяца назад

    Waxaa xaqiiq ah in qofka adamaha da'na u yareen garasho leh uu dhibsanayo in lagu Barto been oo la yiraahdo beenlo fadeexad ka weeyna ma lahan ,xaga diintuna marqaati magalo,waana astaan lagu garto in uu iimankiisu fiicneen , Alle ka cabsigiisuna wanaagsaneen.hadaba ninkani boqor la leeyahay intaaba wuu ku sifooway,waxaase la yaabanahay cida uu boqor u yahay oo ka daba halaagsamayaan sidii FIRCOON!!!!

  • @KhaalidCaweer
    @KhaalidCaweer 3 месяца назад

    islaantu miyey soowasmo tagtay

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 месяца назад

    MARKII AYNU KALA GUURSANAAD GOB U EKAATEEN MARKII AYNU KALA GUURSANAAD GEELAN DHAQATEEN GUBAN BAAD KU NOOLAAN JIRTEEN GU IYO JIILAALE GEED CANANADII IYO XIJI BAAD UGURAN TIQIINEENE MARKII AYNU KALA GUURSANAAD GEGI KA HEESTEENE KALA GUUREY OO WAXAYNU NAHAY GAALIYO ISLAAM

  • @Shucayb-vt1wn
    @Shucayb-vt1wn 3 месяца назад

    Baho ololbaa ukacay. Waxaa dilay askar aqoon waxaan kalahaa Ina ceegag tuugbuu noqday hadana waxaan metela been madow

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 3 месяца назад

    Walee dhulbahantow hadaa malagiingalay oo maxaabista habar jeclo ee faysal ka midyay aaka haysataan walee colaad aan waligeed idinka hadhay oo waar ta idiin abada ah ayaa idi su gaysan nabad ina ku seexatan wa habeen xalaytagay ma hiil hartibaa ku ilaalin waligaa

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 3 месяца назад

    Kkkkkkk. Harta. Muuse. Biixi. Is ka xoree. Wuu. Ku dul laystay. Kkkkkkk. Muuse biixi. Mar kastana wuu ku xidhaa. Maxaa. Taariikh hore. Laga sheegaa. Hada. Ay. Duli. Kaa. Muuqdaa. Buurmadaw. BAL. HABAR JIECLO. KALIYA. BAL. ODAY HA UNOQDO. KKKKKKK. WAA KA MUUSE. BIIXI. U BAHADILANE. ISAGA IYO. REER KOODA

  • @alijama6723
    @alijama6723 3 месяца назад

    BBC SIDAA DUUBTAY BEEN MADOOW WARAY SIGIISII MAALINTAA WUXUU LAHAA CAGTAANU MARINAY MOORYAANTII MARKAA IDINKAA DAAJIYEY INUU MADAARO WAA GN DALABKEED

  • @mohamedahmedmohamed1587
    @mohamedahmedmohamed1587 3 месяца назад

    Dadkii faraska jiidhsiin jiray buurahanna ku ooday buu u rabaa in uu yidhaa isku taariikh baanu nahay. Alaa kariin. Cilmi carab waa tuu lahaa "ladnaantuba waxay kuu ahayd labba dharaarood". Mar walba Dhulbahnte ayuu isla simaa. Waa dad aanu gaadhi karin dhinacay doontoba ha ahaatee. Beenmadow ilaahay naarta kugu fogey. Beenmadow !!.

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 3 месяца назад

    Been madow baryahaan niikadiisa badatay

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 3 месяца назад

    sawta la yidhi dhulka habarjeclo degan tahay dhulbahante ayaa laga qaadey oo ay ugu magacwayn tahay caynaba waxaan kaloo ka maqley meedhiyaha idinkoo leh xadkayagu waa lebida gaatama oo laygu yidhi waa burco dusheeda markaa adna libin ayaad sheeganeysaa maxaa qaldan

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 3 месяца назад

    Kkkkk Been madaw kulahaa horta waxaan ogahay inuu cid uu caayayo mooyee iyo isku dir mooyee khayr kumaan maqal
    Is boqray adiga qudhaadu Quran ma akhriyayside
    ilaahay somali miyirkoodii ha usoo celiyo

  • @BiligaHjAlxamdullilah
    @BiligaHjAlxamdullilah Месяц назад

    Jawaab culus. Runtii waa tanaa
    ruclips.net/video/c9QxgGHyJOU/видео.htmlfeature=shared