Siciid Deni oo u yeeshay xildhibaanadii labada aqal ee Federalka arintii cowboy

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Siciid Deni oo u yeeshay xildhibaanadii labada aqal ee Federalka arintii cowboy

Комментарии • 23

  • @salman_sergio_shorts
    @salman_sergio_shorts 2 часа назад +2

    darwiishada horay usoco wll mcn

  • @Umo580
    @Umo580 2 часа назад

    SOOMALIDU WA DADISKA JIBOODA IN DHALA AAN WAXKUTAGERA NINKANI LABA SHADH BUGASHAN YAHAY INDHA ADAGA

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 2 часа назад +1

    Dadka Soomaalidu Waa Baababa,Mayaqaanaan Waxay Taageeraan iyo Waxay Mucaaradaan,Waxwalba Qabiilkaa kalawayn!!!!

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q Час назад +1

    Ninkan Wa munafaq kaadib ah wali WA khaladkisa kama noqon wali dhiladii ayuu Ku jira😮

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 часа назад

    Waxaa nasiibtara in soomaalida noqoto wax lagu faano 2024 magaal batahy iyo mise muslim

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 часа назад

    Maxaa kagalay haduu uyeerto puntland kuma qusayso qufadyahay qalbiga kajiran

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa 2 часа назад

    Ssc walaal maamul maaha waa dad gaajo dishay mushahar maqaataan alle haw sahlo

  • @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn
    @MahdiAliAbshirMahdiAliAb-wd3mn 2 часа назад

    Dhalinyaro maxaad kasheegi odaygii cabdi xirsi ahaa ayaaba difaacayay oo waliba uhanbalyeeynayaye aduun gadoon ayeeynu kujirnaa ilaah iyo diintiisi wadaniyad been beena oo boodh isku qaris ahi laga raacayo ilaahayow nasax oo nacafi aamiin garaadada waan kusalamy ina ader mahadsanid 💯🍇☂️

  • @abdishakurhashi4573
    @abdishakurhashi4573 Час назад

    Sheekadaan rer farmajo iyo groupkisa marki Itoobiyan wax laga sheggo maxaa dhib ah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 минуты назад

    Noloshiisa isagaa leh balse dadku uu baadiyaynayo ayaa daran halaga difaaco

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 Час назад

    Doqonkii iyo doqontii rabtaa diinta iyo muslinkuu caayaa sida si gaalo raali uga noqoto dadkan argagixisuu ugu yeeraa marka ninku waa is caan bixinayaa ninoow cadaabta iska ilaali dhaha

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 часа назад

    dad taageeraya maaha wiilkan waa waxa loo yaqaan social media automated programs BOTS, kumanan comments buu soo qorayaa maaha bini aadam waa program.ha niyad jabinina ha is oranina umadii waa gaaloowday.wiilkaan ha loo nasteexeeyo haduu didiidana waa wax uu ku tala galay qof ka caqli xun ma jiro oo raacaya

  • @ZiyadDahir
    @ZiyadDahir 2 часа назад

    Sida ay ila tahay ninkani waa nin aan ka war qabin ama aan aqoon u laheyn diinta islaamka. Luqadduna ma ahan cilmi, marka waxa isu raacey jahli iyo fudeyd.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Час назад

    This guy is attention seeker...... ninkaan waa muuqasho doon ....mama malyuun ayuu beri isku dhejin jiray in uu ku soo caan baxo wuxuu is leeyahay qolyaha reer galbeedku ha kuu gacan haadiyeen.......

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Час назад +1

    Kuwaan ay ka mid tahay habartaan Garaadsan iyo mid kale oo la yiraahdo Xuseen Jaamac waa haraagii afweyne in dadka la daba galo oo sumcad dilis lagu sameeyo waa waxa ay ku shaqeysan jirtay dowladii afweyne.

  • @ShirkaaraXuseen
    @ShirkaaraXuseen 3 часа назад

    Ma allaah ayaad wakiil uga tihiin maxaa idiinka galey islaamnimadisa yaa soo xisaabiya idiin dhahay danbigiisa war ka dhamaada ninka 😂

    • @jakey2424
      @jakey2424 Час назад

      Ninkani isaga ayaa ka hadla Somalia iyo Somali. Isagu ha joojiyo inuu ka hadlo magaca Somali waayo 25 milyan oo qof buu ka hadlayaa. Diinta uu doono ha qaato isagay jirtaa laakiin yuu iga hadlin aniga ilayn waxaan ka mid ahay 25 ka milyan ee uu ka hadlayee.

  • @marftoons5249
    @marftoons5249 3 часа назад

    Asc, Ninkan yaan la cayrsan isaga ayaa qayaarkiisa iska leh qof kii wax u sheegi si edeb leh ayaa loo maraa Diiniyan ma aha in la daba dhigto ma aha Diin ee waa Ciyaal Suuqnimo !!!

  • @abdishakurhashi4573
    @abdishakurhashi4573 Час назад

    Sheekadaan rer farmajo iyo groupkisa marki Itoobiyan wax laga sheggo maxaa dhib ah