''Sayidku Diin uma Dagaalamayn'' Boqor Buurmadow'' Taariikhda Daraawiishta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @elsarmedia
    ★ ★ ★ELSAR MEDIA PRODUCTION 4K&ᴴᴰ★ ★ ★
    💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕
    FOLLOW ME on Social Media
    ➜ / abdirahmanelsar
    ➜ / abdirahman.elsar
    ➜ / elsarmediapr
    ➜ / abdirahman.elsar
    Website ➜ sanaagmedia.com
    chat.whatsapp....
    WhatsApp: #+252634333309
    #Subscribe_Saar_Fadlan_ELSARMEDIA

Комментарии • 240

  • @abdiqadir7268
    @abdiqadir7268 3 месяца назад +10

    Sayid ku wixi uu boqol sano kahor kugabyay aya maanta muuqda, “INA WALANWAL WIILKIISA WIILKA UU DHALAA GAALADA WEHESHAN DOONA” 100 sano kahor ayuu sheegay maanta ayaanu aragna Gaalo miciinsiga reer gaalo lagaleen.

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад

      Gaaladu sawkuwa xalAne inaga maamula

    • @DHEXDHEXADIYE
      @DHEXDHEXADIYE 2 месяца назад +1

      Adigaa noo keenay gaalada ina godane

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Месяц назад +1

      Mashaa Allaah waa runtaa. Xaqiiq Ingiriis ayaan jecel nahay, Amxaara ina xigta...Subxaanallaah

  • @abdikarinalihashi9777
    @abdikarinalihashi9777 2 месяца назад +4

    Sayidku diin buu u dagalamay jihaad rasmi ah buu ahaa ilaah baana nagu badbaadiyey .hadaan jihaadkaa jirin maanta gaalo badan baan lahaan lahayn siiba dhanka waqooyiga.

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 2 месяца назад +3

    Taariikhda daraawiishta waxaa wax ka qoray muuse galaal oo nin isaaq ahaa, dhagayso waraysiga bbc ka qabatay muuse galaal 1966 dii, muxuu markaa u sheegi waayay isaaq baa daraawiish aasaasay. Tan kale taariikhda daraawiish ingriis baa wax ka qoray, mana sheehin in isaaq daraawiish aasaasay iyo inay awood ku lahaa

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 3 месяца назад +9

    Sayidku wuxuu u dagaalamayay Somalinimo , iyo xoriyada/midnimada umada Somaliyeed....etc diinta way sogali because gumeysiga wuxuu wataa diintisa ,marka Sayidku wuxu u dagaalamay kuli Diin/Dhaqan /luqad umada Somaaliyeed.

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад +1

      Allaha kubarakeyoo wll m.a wyo ninka galka ah dintisa iyo daqabkisaa ayu wata

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 месяца назад +1

    BOQOR buurmadow alaah qayr ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah rabilcaalimiin

  • @yonismuse7727
    @yonismuse7727 2 месяца назад +3

    Bokhor buurmadoow taariikhda reernimo ha uga hadliyne soomaaliy nimo uga hadal

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv 3 месяца назад +3

    I💙Garad Wiil Waal iyo sayidka..axmad Gurey ,

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 месяца назад +6

    Sayidku berbera wuu ka soo degay iayadoo kaniiaado ka dhisan yihin caruurtinana john loo bixiyo
    Mu adinkiina la dikay berbera inta gaalki yidhi hurdadu nagaga ciyaaray
    Inuu halgamoma waxa ku dhalisay wuxu dhulkina ku soo arkay
    Dadkii markuu is y8dhi wacyi gelina waa kuwii ku yidhi rabshad uma baahnika dib ayuu ka tegay oo hadka dhulbhbte degay
    Halkaasanu ka bilaabay halganka iyo gaalo la dirirka
    Dhulbhnte ayaana siiyay dhul iyo hiil iyo hooba
    Waa jiri karan shaqsiyaad isaaqa oo la mawqif noqon kara lkin halgankaa waxba kuma lihidin sidaa u jeceshijin amxaarada maanta ayaad waagana ingriis u wadateen
    Jooji been madoow ayaad sheegtaye

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад

      Hada wax samee indhahaaga oo shan ah baa loo qaxay oo caruurtii la bedelay oo la qaatay wax ka qabo hadii aad hore gaal uga reebi jirtay idoor gaalo maanta ayay caruur tol ah qaateen oo haystaan iminka hadii warkaa hore runyahay na tus kuwan in aad soo dhiciso!!!

    • @qorane122cabdirisaaq3
      @qorane122cabdirisaaq3 3 месяца назад +1

      yaakaa gaala jecel kuwii baddada u haa talyaaniga idikay ahaayeen. kuwii ingiriiska ku yidhi dhulkayga xabashida noogu dhiib idinkay ahaayeen. kuwii caasimadii somaliya xabashida soo galiyay idinkay ahaayeen. ee markii danbana bmka ladhacay.

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад

      Reerkii sayidka ugu necbaaba dhulbahantuu ahaa
      Waakii sayidku lhaa
      Dhulbahantaan damiir iyo lahayn dux iyo liibaane
      Waa wixii anoo gaal idilay iidurbaan tumay
      Maalinkii sayidka lajebiyay ayay sacab iyo mashxarad isku dareen hh

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад +1

    Waa run iidoorku daraawiishtii way kamid ahaayeen way jiraan laakiin badi iidoorku xagga gaalada ayay u badnnaayeen

  • @ahmedmuze8362
    @ahmedmuze8362 3 месяца назад +11

    Wallee taariikh badan buu hayaa, talow buug maa laga qoro. Allaah ha ku xifdiyo boqor, Allaah baa boqoree.

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir 3 месяца назад

      Khaniisiin weeyaan nacalaa Aabihii kuyaal

  • @CfitaaxCfitaax-i5f
    @CfitaaxCfitaax-i5f 3 месяца назад +4

    Magalada beled weyne ayey aheyd xaruntii ugu weyneyd ee darawiishta beesha xawadle oo ah raga isaaqa ka geesisan ayaa koonfurta ka telin jiray indhaceel daameey wuxu ah abaan duulo weyn oo gabaya badan laga tiriyay nni xawadle ah ayu aha xawaadle 300 nin baa hal maalin laga dilay ogaadeen ku waa ogyihiin jabkii marixan iyo xawadle soomali ugu geeri badnayeen buurmadow taariikjda isaaqa un buu hayaa aaway ogaadeen mariixan majeerten habargidir xawadle inta baa ugu badnaa darawishta

    • @bulxandahir734
      @bulxandahir734 2 месяца назад +1

      Ninkas faras u lalainayay aya tuuray u dilay nin geesiya ayu aha marku dhintay Ama saydku wa ninka kaliya ee u ooyay sayidku talayani badan ayu layay

    • @CfitaaxCfitaax-i5f
      @CfitaaxCfitaax-i5f 2 месяца назад

      @@bulxandahir734 mahadsanid walal waad heysaa walahi isaaq faan un bey hayaan indhaceel damey iyo rag badan oo xawadle aha oo dagalada ku geeriyoday cid na mataqaan oo isma war sato waxan se ku faani karnaa in xaruntii ugu weyneyd ee daraawiish ta koonfurta soomaliya ay aheyd beledweyne oo ay ahayeen rag halganka diinta iyo dalka soomaliyed lagu difaacayay ayey ku shahiideen waxey na kanasiib badan yihiin soomali soomaali kale dilaya marku geeriyoda waa xanuun dadkenu waa tiro yar yahay soomalida cadow 3 jeer naga badan ayaa nagu hareereysan ilahey soomalida ha mideeto

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 2 месяца назад

      BEENAALE SAYID MAXAMED WAXA DILAY 1600 XAWAADLE WAXA FULAY JAAJUUS AH LAAN GAAB CIIL QABA AYAAD
      XAWAADLE 1992 CAYDIID CABSADAY HAYSTAY 2 SANO
      DHULKA XAWAADLE BEEN
      FAAN AAM JIRIN

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 месяца назад +4

    Hadii ay daan lahayn halgamaaa ama halyay diinta u dagaalamay Isla aamusa bilaa ciwaan bilaa taarikh ah yaa tihiin

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 2 месяца назад +1

    Sayidka ilaahey ha u naxriisto
    Waqtigiisa waa qaatay taariikh buuna ka tegey laakiin Buur
    Madaw awoowgiis isticmaarkaa
    Raran jiray😂😂😂

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 3 месяца назад +3

    Soomaalaay Iidoorku soomaali ma ahan ee waa in si deg deg ah dhulkeyna somaliyed ee hargesia iyo burco laga saaraa weeye qof argagixiso ah ee soomaali diidna ah hargesia iyo burco ma ku noolaan karo ee dhulka ma guro ee dadka shisheeyaha ku ah dalkeyna somalia ayaa laga saarayaa inshallaha tacaalaa

    • @mustafeanshax12
      @mustafeanshax12 3 месяца назад

      Ma hooyadaaba leh burco iyo hargeysa jareeryahow muqdisho lgu gumaystaa ee xalane looga taliyaa😂

    • @shukrilul
      @shukrilul 2 месяца назад +1

      Idoor hala laayo

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 3 месяца назад +3

    Taariikhda waxaa dhalan rogga reer keliya oo ah SNM
    Darsawiosh dad badan oo bilaabay way jireen
    Balse waxaad weydiisaa imiisaa dad iyo duunyo kaga baxday
    Immisaa Dhulbahante ku dhimatay

  • @mahadali1698
    @mahadali1698 3 месяца назад +2

    Boqoroow Halganki Daraawish ama diin ugu yeedh ama wadininimo waxaase Xaqiiq ah inuu Awoowyadaa Gaalnimo kabadbaadiyay

    • @asadmaxamuud4424
      @asadmaxamuud4424 2 месяца назад

      Wll kadheerow Arayga umada kalafogeeynaaya

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 месяца назад +1

    Taarikhda Sayidka waxaa waa hore bilaabay Aw Jamac oo buug cilmi baadhis ah ka qoray.Buur madow hadalada uu ka sheegaya meelna kama soo xigan.

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 3 месяца назад +3

    Taariikhda Daraawiish waxaa qoray nin isaaqa
    Maxaad uga xanaaqeysaan
    Maydaan soo halgamin
    Taariijhda beenta ah ee Uu qoray Muuse Galaal

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 месяца назад +1

    Boqor Buur Madow Somali oo dhan baa dir Darood ama irir ah waa sax. Irir kaa ayaa inoo fiican intii aan Xabashi noqon lahayn.

  • @SalebanAhmed-vd4tz
    @SalebanAhmed-vd4tz 3 месяца назад +1

    Iwad macalin bogorka tarigda allah iniku anfaco❤❤

  • @jamaabdi-ym6dr
    @jamaabdi-ym6dr 3 месяца назад +2

    ninkaan qabyaalad buu difaacayaa ee wixiisu taarikh isku toosan maaha qofkii sayidya taariikhdiisa rabaa gabayadiisa ha ka raadsado ayagaa cadayn ugu filane sayidku gaaladda iyo gaala raaca yuu la dagaalamayey ee dadka iskama dili jirin mabda buuna ka duulaye soomali badani aaysan ku baraarugsanayn markaas

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Месяц назад

      Allaah ya cizak. Xattaa haduu khalad galay bani'aadam ayuu uyahay. Waxaanse ognahay inuu ahaa Awliyo Ilaahay oo Allaah uu Soomaali kadhaliyey. Waxyaabaha Mucjizadda ah ee yaryar waxaa kamid ah:- "Inna Walanwal wiilkiisa wiilku dhalo Gaaladu weheshan doona" reerka Isaaq layiraahdu ugabyay marka Shalay maxaa maanta ooga eg. Reerki waa kuwan Isaaq ahaa marka inyar laga reebo Ingiriis sidey ugu digrinayeen hada waxay marayaan Amxaaran isxigna.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 3 месяца назад +3

    Jack’s kuwii xambaari jiray baa hadlayo. “A new way to come to shore” 😂

  • @barwaqosoran3134
    @barwaqosoran3134 3 месяца назад +1

    Subxaanallaah
    qof dhintay waxba lagama sheego waayo kuuma jawaabi karo, waxaa su'aal iga ah adiga mab soomaali tahay waa adiga sheeganaya amxaar, yacni raali ka ah in hortaada lagu dhaho ama lagu heeso Soomaliya amxaar baa iga xigta Subxaanallaah

  • @aminaibrahimhaji9949
    @aminaibrahimhaji9949 3 месяца назад +2

    Seyidku adiguu adoonimo kaasarey wax tariikh ahh aad leedahay waa rarankii aad gaalka dhabarka kusidey 😅😅😅

  • @seed3966
    @seed3966 3 месяца назад +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk taariikh cusub dheh

  • @dotheyibrahim5819
    @dotheyibrahim5819 3 месяца назад +1

    Boqor has to respect the sayid and his straggle

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s Месяц назад +1

    HADII AADTAQAANID TAARIIKH DA KEENADIID GOOR MUU YIMID?

  • @Hasuni675
    @Hasuni675 3 месяца назад +4

    Idoor waa karaama beelay beentaaba ka dar xal qofa oo run sheeg waan lana ay umad rogmatay been kunoola waagii baryaba been iyo taruufo midhxalaala mayaqaanaan illahay amarkiis imtixaan baa kudhacay kuli way sakhraan sanyihiin gooja cadana wuu ooga siidaray maryahay tuureen hospital ka dad waal waalan bay rabaan in lagu daweeyo say udhan yihiin waa zero amxaaro mar sheego mar oromo sheego mae tigre sheego mar yuhuud sheego

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 месяца назад +1

      Amxaar karaama leh xagaad ku aragtay Subxaanallaah

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 месяца назад +6

    I like Boqor Madow . He Mentioned all Somali Sultan History especially Garaad Wiil Waal. Ninka raga ah waa ninka Somali oo dhan Taariikhda ka hadla. Laakiin hadaad tidhaa reerkayga keliya ayaa Libaax ahaa,waa beentaa

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 2 месяца назад

      Midh muuna Sheegin Kaliya reerkiisuu difaacayey.
      wiilwaal Qarnigii 18aad buu ahaa Waa Shalay, si fcnna Waliba Umuuna Sheegin.!
      ReeraHa Kale Aawey Taariikdoodii, Gaar Ahaan Ogadenka Ookle oo up to 1500 illaa 1901 Dii Xabashi iyo Oromo iyo kenya Saddexdaba Ladaagaallami jirey.
      Sida Nuur Cubudhiye oo kale Oo waagiisii Xuduudda Somalida Ka dhigey Magaalada Nayroobi Aga-gaarkeeda😢.

  • @SuleymanAlinAbdi
    @SuleymanAlinAbdi 2 месяца назад

    Sayidka lasheeqa Wuxu ahaa suufi qaaboori khawarage xaagjir ah

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 3 месяца назад +2

    BEEN MA SHEEGTO TAARIIKHDU, GABAYGAANA MARKHAATI U AH.

  • @dahirahmed3264
    @dahirahmed3264 2 месяца назад +1

    Burmadow awowga gaalalada ayu la socday sayidkana idiin iyo soomalinimo ayu u dagaalamayay been hasheegin

  • @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b
    @IsmaciilfaaraxCaarshe-l9b 2 месяца назад +1

    Isaaq sayidka xitaa wey heystaan reer akhirad un baad heysataan mar la arko tolow

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 3 месяца назад +1

    Kolay sayidku gabaygiisa ayuu ku sheegay wuxuu ahaa iyo waxay qabiiladu kala ahayeen.....

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s Месяц назад +1

    TAARIIKHDA BEEN HA SHEEGIN MA TAQAANIDE INA IGARE JAAJUUS INGIRIISKA USHAQEEYA AYUU AHAA

  • @GuledWarsame-q3l
    @GuledWarsame-q3l 3 месяца назад +2

    Dirdiraale Soomaali waa walaalo Adiga marsheego Dir mar Carab mar Xabashi

  • @Cabdi12-g2f
    @Cabdi12-g2f 3 месяца назад

    Cismaan buur madaw alla muxuu ilahy geel siiyay geelu qiimo buu leeyay marka miyiga la joogo waayo waa laguugu gabyayaa oo waxa la odhanayaa ninkii hebel geelii hebal caano kama dhamin ama rerku ima marti qaadin ilayn nin socoto ah baan ahaaye❤❤❤

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 месяца назад +1

    Waar yaa boormadaw laguuma diran sayidkee, waar ceel afwayn sidheh xiradaadii baad xa ula'dahay markaasaad sayidkii ka hadlaysaa

  • @Voiceofnimcaan
    @Voiceofnimcaan 2 месяца назад +1

    Idinku somaliba matihiine maxad karabtaan taarikhdeeda, kasheekeeya taarikhda oromada iyo ahmaarada.

  • @abdiisseahmed4188
    @abdiisseahmed4188 3 месяца назад +1

    Buurmadow been ayuu ka sheegayaa Sayid Mohamed Abdulle Hassan.Sayidku waxa uu la dagaalamay quwadii ugu xoogweynayd ee aduunka ee Ingriis ah muddo labaatan sano. Haduuna Sayidku Ingriiska la dagaalami lahayn Waqooyiga Somaaliya maanta Kiristiyaan ayey ahaan lahayd.

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj Месяц назад

    DAANYEER MADOW
    SAYIDKU WAA NINKII MAANTA INAAD GAAL AHAATO KAA BADBAADITEY. QURMUUNYOHOW

  • @cabdijamac4671
    @cabdijamac4671 2 месяца назад +1

    Boqo
    Buurmadw taariikhda sayida ha xumeen aduunku wuxuu qoraa inuu halmaa ahaa tanka reerdiini kalabadhbaa draawiish ku dhamaaday fragsambu dabcasar awoowgii abaanduuule buuaha gabayga gudban a raguu sayidku ku xusay buu kamidahaa siyaadbare qoladiisa reer kooshin daraawiishbay ku dhamaaden abaandulayasshoodii waxa ka mida shabeel carab jaamac cali jiir oyo kuwakale ee iyagana ha qsrin ee sheeg

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Kkkkkk Benale Dhis like Horay u qado

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute 3 месяца назад +1

    Waali cas ma ahan shiikh axmad fiqi waa abgaal waxuuna kamid ahaa aasaasayaashii daraawiishta

  • @abdulhakimsamater7309
    @abdulhakimsamater7309 3 месяца назад +1

    السيد .. كان يريد الحكم بالقوة حتي لو قتل نصف الشعب الصومالي المسلم
    ولم يكن صاحب دين ..
    Sayed diin ma ahayn, oo wuxuu rabay inuu xoog ku xukumo, xitaa haddii uu laayo kala bar dadka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, wuxuuna adeegsan jiray siyaasaddii Maxamed Cabdil Wahaab Al-Kharji, oo uu xoog ku xukumayay, isagoo adeegsanaya munaafiqnimada magaca diinta. ...

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 3 месяца назад

      ما تعرف صومالي ىا متعصب

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 2 месяца назад +1

    Warkaa kuma qanacsani waayo gabayadii siyadka ayaa cadeyn inoogu filan wuxuu u dagaalamayey

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s 2 месяца назад

    Turki xiliga ma jirin benale tug ah weye burmadow

  • @taariikh1718
    @taariikh1718 2 месяца назад

    Odaygan wuxuu daldalayo aqoon kuma dhisna iyo buug ee waa fadhikudirir.
    Taariikhdu waxay u baahantahay (reference).

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 2 месяца назад

    Gabaykisaa hala dageystooo umadana warersaaaan xoriyad iyo diin somalinimo ayu u dagalamaye ogadaaa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 месяца назад

    TAARIIKHAHA AYUU SOO DHAGAYSTAA, KA BACDINA WAXBYY KA BADALLAA.
    Saldanadii Boqor Bucur Bacayl ayaa Ka jirtay Hargeysa.

  • @abdalajamaal1805
    @abdalajamaal1805 Месяц назад

    Boqorku waa taarikhyahan

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 3 месяца назад +1

    Annaga oo arkeynna buu horteenna taariikh aan jirin iyo somali baa somali gumeysatey la soo indhacadyahay... war ha iska hadline u yeel marjac ama References waxa aad sheegeyso , Qofka weynna in uu xishoodo Allah na ka cabsado baa fiican

  • @mohomedhirsi6664
    @mohomedhirsi6664 Месяц назад

    WAR GRACAN WACALKAN NAACDIISA WAAN LAYAABANAY, MAXAA SARAAWIISH KA GALAY, WALIGOOD HORGAL GAALKA ING AYAY AHAAYEEN

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 3 месяца назад +3

    ASC, Cid aan mucaarrid lahayni ma jirto,
    Markaa halgan soommaalliyeed oo islaammi ahaa , Gaallo la dirrirna ahaa ,
    In aad ka been sheegto, Oo aad wallibba tidhaahdo taarriikhdiisii waa la faaf-reebbay waa kuu shaydaannimmo ,
    Shaydaannimmaddaas oo ku dhisan gaallo- raacnimmo.
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

    • @moderninformation7931
      @moderninformation7931 3 месяца назад +2

      Wll alshabaab iyo daraawiish wa isku mid gaalo way la dagaalameen lkn dhiigii iyo xoolihii muslimiinta aya xalaalaysteen

    • @muxammad2413
      @muxammad2413 3 месяца назад +1

      @@moderninformation7931 ASC, Taasi waa dicaayaatka caddawga

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 месяца назад

      ​@@moderninformation7931
      Alshaydaan iyo Sayid Muxamad Cabdille Xasan Allaha unaxariiste, shaqo iskuma lahan. Beenta kadaaya Taariikhda Sharafta badan ee Sayidka. Alshaydaan Gaalo oo Yahuud kow katahay baa aasaasay oo daryeelo oo kolay naagahooda kutahay hayo kamasuul ah taasna waa Xaqiiqo. Ammaa Sayidka Allaah Subxaanahu Watacaalaa baa usoo diray umadda Soomaaliyeed oo kabadbaadiyey Gaalo iyo Gaalo raac badano zaman aakhirkan banaanka iskeenay
      عليهم ما يستحقون من الله.
      Sayidku waxuu laynjiray Ninkey kuxaqiiqowdo Jaajuusnimo iyo inuu Gaaladda lasoo safto, taasna sharcigu madiidin in shaqo laga qabto. Subxaanallaah.

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 3 месяца назад

      Haddii taariikhda daraawiishta run laga sheego waxba kama duwaneyn alshabaabta maanta xalaashaday dhiigga iyo xoolaha ummada muslimiinta sida uu sheegay ninkaas iga horeeyey waxay daraawiishtu ahaayeen suufiyad takfiir ah oo gaalaysiinaya wixii soomaali aan iyaga soo raacin oo dariiqadooda taageerin.
      Kolkii hore isaaq iyo daaroodba way ku taageereen cududooda halgankii gaallo naceybka iyo la dagaalanka gumeysteyaalka ingiriis iyo talyaani ,hase ahaatee waxaa maamulkii adkaa ee daraawiishta burburiyey oo daciifiyey qabyaalad iyo cadaalad xumo.taasna waxaa ku tusinaysa gabayadii laysu tiriyey iyo hadallada laysu soo jeediyey ee taariikhda galay.
      Tusaale ahaan nin daraawiishta ka mid ahaa baa wuxuu yidhi :"sayidii sadex haddaan xarunta laga deyn xarunta daraawiishta waa lagu kala tegeyaa oo way baaba,aysaa waanna : xidha ,xabbad ku dhufta iyo waa xujoobey."
      Tusaale kale haddii aan soo qaato waxaa la yidhi sayidkii oo la joogga koox daraawiishtiisa ka mid ah yaa wuxuu weydiiyey
      Daraawiisheey geedkasi ma qoyan yahay mise waa qallallan yahay ?
      Waxaa u jawaabey nin darwiish ah oo goobta fadhiyey kaasi oo yidhi
      " haddii ilaahay laga baqayo waa qoyan yahay
      Haddiise adiga lagaa baqayo waa qalallan yahay."
      Tusaale kale ismail mire oo ahaa abbaanduulihii daraawiushta ayaa gabay ka tiriyey raggii taariikhda soomalida soo maray ee kibrey ka bacdi inta ilaahay u nimceeyey oo saldanad ama madaxtinimo iyo maal ilaahay gacantooda geliyey ,gabaygaas oo lagu magacaabo raggow kibirka waa lagu kufaa kaa ha la ogaado.
      Ismail mire waa ku soo daray gabaygiisa sayid maxamed cabdulle xasan waxaanna uu ku tilmaamay innuu kibirkiisa awgiis uu eeday oo ku jabay ,waanna ka bacdi kolkii uu raggiisii cadaalad xummo ku laayey .waxaanna uu yidhi abwaanku
      "kaakici wadaadkii dagaal laguna kaalmeeye ,
      kumanyaal lag wada duubcad buu keenay beerdhiga eh,
      waxse kadabki go,ay maalintuu kadday raggiisiiye ,
      raggow kibirka waa lagu jabaa kaa ha la ogaado."

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 3 месяца назад

      Xawaadle ma gaalay ahaayeen markuu sayidku ku duulaayay kkkkkk ingiriiskaa hore u sheegay waa yidhi wadaadka waalan

  • @ibrahimfahal-x2d
    @ibrahimfahal-x2d Месяц назад

    Kalmada Sayd Baba Ah Khalad In Lagu Sheego, Diina Waxba Kama Aqoon, Dumar Cay iyo Rero Cay Daroodku Wadan Iyo Dhaqan Xumadaba Isaga Ayey Ka Raceen, Wuxu Aha Tuug Khawariji Ah, Ficilkisana Quraanka Kariimka Ah Wa Laga Helaya, Gabayada Xaranta Ah Ee Diintu Ba Ka So Horjeedo Ayu Ku Hadlayey Oo Been Wada Aha, Cay, Ceebaha Raga U Ka Hadlo iyo Ceebaha Dumarka, Naagtisi Ina KeeniDiid Hoosteda Ayuu Xita Ka Hadley, Diinta Islam Ee Waxas Ogoli Wa Tee,, MAd Muller Bilaash Loogu Ma Bixin,

  • @mustafh1297
    @mustafh1297 3 месяца назад +1

    waxaad akhryayso waa naceyb waceysle iyo majeerteen waana wax lasocdo nacaybak xasan sheikh iyo goojacade wixii marka taarikhda twist ha ku samyen adeer

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s 3 месяца назад +3

    WAA KHALAD TAARIIKHEED BUURMADOOW WAXA UUSHEEGEEYO WAX BADAN BAAKA MAQAN

  • @MrAkim87
    @MrAkim87 2 месяца назад +1

    Ninkani ma Yibraha Sayidku layn jiray buu ahaa, ileen Isaaq Sayid lama dagaalinee

  • @bashirismail1775
    @bashirismail1775 2 месяца назад

    Waagaa Habar jeclo geel malahayd

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed1898 2 месяца назад +1

    NASAB HADAA TIHIIN GAALADAA NICI LAHAYDEEN ISAAQOW...

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 3 месяца назад

    Sudiyow sedka wa jane samac kalamkeyga salama alla yelyow adan sakin ku ahaye seyidka ku halqabsan jirey

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 3 месяца назад +1

    Allah maxaa Isaaq tariikh been ah lagu dul sameystay oo laga been sheegay
    Siyad bare iyo darodism baa tariikhdii darawiish cid gaara siiyey oo ka been sheegay
    Hadana reer jabuuti baan arkayaa shadirlahoodii isaaq raba inay ku shabadayaan subxanala

  • @mustafh1297
    @mustafh1297 3 месяца назад +1

    naagtii habar jeclo ee uu qabay richard corfield oo sayidku dilay gu jiray adaan crofilow dunada joogeene bal nooga sheekee iyo michale maryama

  • @abdiazizmohamoud4474
    @abdiazizmohamoud4474 3 месяца назад

    IRIR waa gaashaanvuur
    IRIR waa uskaashi Daarood
    IRIR waa is vahaysi DAAROOD

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 2 месяца назад

    Walaalayaal ow iidoorku sow ma ahayn kuwii iyaga gaaladaa laga xoreynayay ma ahayn anaga raffle guuleed baa noo sheegay

  • @Abib-i9b
    @Abib-i9b 2 месяца назад +1

    BURCO MUUSE BIIXI AYAA KAA SOO ERYADAY XAMARNA WAA LAGAA ERIN.
    WAXA TAHAY BASAAS ITOBIA U SHAQEEYA

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад +1

    Cabdi geedi abtoow.taariikhda ku dar nin.abgaal cismaan ah ayuu ahaa.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yassinadan1455
    @yassinadan1455 3 месяца назад +3

    Sayidku wuxuu ahaa halgamaa jihaad ku dagaalamayey ama rumayso ama ha rumeysan

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Месяц назад

      Xaqiiq. "Ina Walanwal wiilkiisa wiilku dhalo Gaaladuu weheshan doonaa" oo gabayadii Sayidka kamid ah ayaa gubtay baa laga yaabaa oo maanta Xaqiiq ah. Afkooda Ingiriis sey ulahaayeen bey hada kudareen Amxaar baa inaga xiga. Madoowe waa naar afuuf.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 месяца назад

    Asc Boqor Buur madow iska daa ninkaan waa nin reer Abtiga ah waxuu ahaa illaahey ayuu la hor tagay halkaas ayaana la aadi doona Qabri ayaa loo danbeyn doona Daarood ayaa Darwiish ahaa markaa adeer raali noqo nin walba taariiq diisa waa la Qoray. illaahey ka cabsada soomaali weyn.

  • @buhodledolal8885
    @buhodledolal8885 3 месяца назад

    Labadaa reerna dhulbahante dhexdiis bay deganaayeen

  • @alikofi2469
    @alikofi2469 2 месяца назад

    H aji sacad maha wa ceyr

  • @wwewokeup8917
    @wwewokeup8917 2 месяца назад

    Taarikh ba laga sheekayn ba lagu leedahay hadana geek ba la kala dhacay kama wayesid fadlan colaada aad fafineysaan iska daaya ama kasoo hadla tariikhda somalia ka hor gumeystaha somalia inta uusan imaan

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 месяца назад +1

    BELO KULA WEJI MADOOBAATAY

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 3 месяца назад

    Wixii faan iyo Been ah waxaan u daynaynaa daarood. Waa reerka kaliya oo magaalo ay majority ka yihiin aan cid kale la daganayn. Faan iyo fodhodhokh bay usku sheegaan. Xin & xaasidnimo & daris nacayb.

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад +1

    War dadka haysku dirin.please habar ajina waa jifo ka mida cayr.aan ku Saxe.

  • @AbdiAbdifatah-g8x
    @AbdiAbdifatah-g8x 2 месяца назад

    Bisada Madow Taariikhdii madoobeed ee awoowayaashii ee ahayd in la raran jiray naagona ahaan jireen ayuu rabaa inuu dhaqo mana dhaqmayso

  • @Amal12140
    @Amal12140 3 месяца назад

    Islaamnimadu waa inaad fhiiga islaamka aanad qubin iyo dad aan wax ku yeelin soomaalina maanta gaala quudisa ilahay ka sokow mamuladooda iyo dadkoodaba

  • @intel76
    @intel76 2 месяца назад

    War gumeystaha Italy ama taliyaaniga, hal reer kaliya ayaa taariikh ahaan ayuu qoray in maamul iyo nidaam ciidan ,,waqooyi ila somali jubaland madxafka Rome Italy qabiilka biyomaal waxkale kuma arag

  • @DicisDable
    @DicisDable 3 месяца назад +1

    sow asaga Ma,aheyn dadka kulenjiray isbi

  • @Xudeyfa
    @Xudeyfa 3 месяца назад +2

    Hadaan Mujaahid Sayid Maxamed diin u dagaalamey. Ma waxaa diin udirirey gumeystihii ingiriiska iyo dabadhilifkii la socday.

    • @diiriyeali1073
      @diiriyeali1073 3 месяца назад

      INGIRIISKUU LAAYEY NOO SHEEG AAN KA AHAY LABA ASKARI. SOMALI BUU XASUUQAY SAYIDKU 100 NAAGOODNA XIOG BUU KU GUURSADAY MAFIA AYUU AHAA.

    • @farduusmohmud975
      @farduusmohmud975 3 месяца назад

      ​@@diiriyeali1073
      Ingiriiska rerkinu askar ka soo dhigatay haday diirka aoomalida ahayen qadiyada ingiriiska ayay kula socdeen
      Dumarkana intii sharcigu u baneeyu huursaday raga boqorada iyo madaxda ah buu ka guursan jiray gabdhihisana siin jiray
      Aarkaalada gaalada ah aad sheegtay saw ciidankay waten ma aydaan ahyn

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад

      Halgankiisa gaalo kama adkaateen
      Dulmigii baa dabada u rogay awowgay sayid maxamed maadadii laga badbaadiyey ee maraakiibta lagu qaaday ee cadan la geeyey gabdhihii oo ayeyday aabo ka mid ahaydna halkaas baa laga guursaday
      Khadiija caabi ismaaciil waran dicdic
      (Geelow maxaan jiibiyaa maqan jidhkaygiiye jaahii khadiijiyo tusmaa jooga xaruntiiye maxaan dhiilka kuu buuxiyaa caabi baadhimaye).

    • @samirr546
      @samirr546 3 месяца назад

      Gabaygaa ayeyday awowgeed baa tiriyey
      Markii caabi iyocaruurtiisii daraawiishta galeen ee geelii badh la galay daraawiishta!!!

    • @Xudeyfa
      @Xudeyfa 3 месяца назад

      @@samirr546 Aryaa xuu yahay gabay gaad sheegeydid idim maa gabay tiqiin.

  • @mohamedadanemohamed1462
    @mohamedadanemohamed1462 3 месяца назад +1

    Gaal raac afkaaga ka sayidka been madow

  • @okorontokoronto8331
    @okorontokoronto8331 3 месяца назад +2

    Kkkk kkk ala been badana kale had'a taarikh cusub sameeyso

  • @Salamin77
    @Salamin77 2 месяца назад

    Sayid ka mowqafkiisu wuu cadaa wuxuuna ahaa gaal ima xukumayo.Dabcan dad badan oo aan waxba gala San wuu dilay.

  • @GuledWarsame-q3l
    @GuledWarsame-q3l 3 месяца назад +2

    Waxan Waa Matag

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 месяца назад

    Boqor Buurnadoow taariikhda soomaalida iyo dadkaba si fiican buu u yaqaanaa masha Allah. Waad ku mahadsantihiin inaad ka duubteen.❤

    • @AbdiGuled-qd4vi
      @AbdiGuled-qd4vi 2 месяца назад

      Maya siika hooyadi bu yaqana 😢😢😢😮 wa tariikh idoorka 😢😢 hooyada and wasa

    • @truecomment3650
      @truecomment3650 2 месяца назад

      @@AbdiGuled-qd4vi Qabyaalada iyo qurunka iska daa. Taariikh Soomaali buu ka sheekeeyey idoor iyo ugaar ma aqaano

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 3 месяца назад

    A Dalab sayidka isku meel ayey ku noolaayeen oo ilaahay buu midhaa wakiil uga ahaa baan maleynayaa.

  • @SakariyeSiciid-df9zs
    @SakariyeSiciid-df9zs 3 месяца назад

    Waligaa arkimaysid nin Daarood ah oo reer aan reerkiisa ahayn wax u qiraya!.. subxaanaka yaa cadiim, waxay meel u gaadhi la’yihiin. Wax walba anaga, belo inu ku ciyaadhay, reer FAANLAND.

  • @bossman1024
    @bossman1024 3 месяца назад

    Dameer madow muxu ka yaqanay sayidka inuu sida dameeraha ciyo moye muxu yahay reerkii ingiriiska urarara
    Ee sayıdaku ka riday maaş sheegtid rarkagii ay
    Rarayen

  • @AxmedMahmed-j5b
    @AxmedMahmed-j5b 3 месяца назад +1

    Xabashidana waa Niman dir ahayaga iyo oromo.waana irrir samaale.❤❤❤❤❤❤

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 3 месяца назад +1

      Ma aha dir waa cadowga somaliland waayo hargaysa iyo berbera anagaa leh bay waligood odhan jireen hadana muuse ayay kula heshiyen inuu dhulka iyo badaba lacag kaga badasho

  • @nuramohamoud26
    @nuramohamoud26 3 месяца назад +1

    Daroodku mj iyo dhulbahanti wa been wa been bay so wala qorayan ..this history this fact

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 3 месяца назад +1

      Amxaaraddii baa hadleysa miyaa. Amxaar factska Soomaaliya maba yaqaane hasoo barto usheega

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 3 месяца назад +2

    Boqor been madow

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 2 месяца назад

    Saldanada Ajuuraan waxay ahayd Saldanad xoog leh

  • @MohamedGas-r1s
    @MohamedGas-r1s Месяц назад

    KEENA DIID SULDADIISU 65..SANO AYAY JIRTEY.

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 3 месяца назад +2

    Taariikhda daraawiishta reer baa si gooni ah isu siiyey lkn waa la saxayaa

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 3 месяца назад

    Koofil dadkii xambaari jiray taariikhda sayidka noogama sheekayn karo

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 2 месяца назад +1

    NINKAN WAA NN CIIL QABA

  • @kanomohamed4637
    @kanomohamed4637 2 месяца назад +1

    Tell the truth before you die

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 3 месяца назад

    Damaar boormadaw waar kahoortak sayaad abdillah hassan qoomalood yahaw ha najaasan wadanaka

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 2 месяца назад

    Waa maxaakiimta islaamka isku badeshe Alshabaab

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 3 месяца назад

    Boqor Buur Madow ha la ixtiraamo

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 Месяц назад

      Beenaale Qabyaaladiiste ah oo diradiraale ah weeye. Sharkiisa umadda Allaha kaqabto Umadda Soomaaliyeed.