Maxamed Gacal Xaayow iyo Guurowgii AFRIKAAY IS DOONO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Laashin Maxamed Gacal Xaayow iyo Guurowgii AFRIKAAY IS DOONO

Комментарии •

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 6 лет назад +28

    Hal abuur nimadu waa hibo oo eeba baxsho indha uu wax Ku qoro ama Ku aqriyo malaha sidaan ayuuna wax u curiyaaa
    Allow kuu naxariiso awoowe m.gacal xaayoow inta gadaasheyda dhageesan toonto like ta igu qabta 5/9/2018

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад +5

    he was not wealthy and powerful. he was blind, but still fighting afirican dignity, and he is great somali like sayid maxamed abdule hasan and siyad bare. wuxuu ahaa soomaali wadankiisa iney aduunka la tartamaan jecel oo wadani ah.ilahayow u naxariiso.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад +5

    what a great somali patriotistic never put dawn his country and africa.alahayow janada ka waraabi. like careys ciise sayid maxamed, suldan tima cade cabdulahi ciise, dheere xaaji dheere, let's respect our country build and die it 4 our country.

  • @adamshardi5221
    @adamshardi5221 10 лет назад +14

    Allow jannadaada ka waraabi Maxamed Gacal Xaayow, boqorka guuroowga Soomaaliyeed. Wuxuu abwaanku suugaantiisa in badan ku tilmaamayay horumar doonid uu aragti dheer ku beegsanayay. AUN.

  • @LulumahaDhoobada
    @LulumahaDhoobada Год назад +2

    Legend ❤ fadhiga kaaga kacay Mohamed Gacal Xaayow

  • @cabdinuur8365
    @cabdinuur8365 2 года назад

    Allha Ha unaxariisto Abwaan maxamed Gacal waaruntii Afrikaanka Iney Dameero Lagu Shaqeeysto yihiin oo eeysan damiir Kaheen Weey cadahay koormeey bararugi doonaan

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад +7

    i hope african union will learn this poetic references"that comes from brave somali man.

  • @filisabdi75
    @filisabdi75 8 лет назад +12

    xikmada illaah ninkuu doono uu siiyaa ilaahow kuu naxariiso abwan m.gacal xaayoow

  • @abdirahim1sheikh240
    @abdirahim1sheikh240 9 лет назад +2

    Asc aloow kuu naxariiso abwaanka weeyn ee soomaliyeed max.ed gacal xaayoow waa aabaha guuroow ga soomaalida waxan ku tilmaali lahaa hurmoodka gabayada soomaalida aanan laheyn carab dalab leh iyo qabyaalad toona wadanad ku dheehantahay erayada ui tiriyay kudayasho kumadan allah yaa raxo aamiin aamiin

  • @yabaalmedia1526
    @yabaalmedia1526 3 года назад +1

    Allow ku naxariiso jintul fardowsa allah ku geeyo abwaan

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal 7 лет назад +10

    OGAADA WARQAD UGUMA QORNA WAAYO ARAG MUUSAN LEHEEYN AUN ABWAANKA HIBO GAARA AYUU INTA ARAGA LEH KASII DHEERAA.

  • @moeosman3517
    @moeosman3517 5 лет назад +9

    1:30
    Afrikana dadaal gaaban
    baan uga digaayaahe
    Durdurkiyo ishii maaxataa
    laga daboolaahe
    Dabka dhariga saartaa
    cidkale deeqa dhaxashaahe
    Dawaarkay toshaba
    duul kalaa dib u harqaamaane
    Damalkiyo harkay waabataa
    lagula doodaahee
    Dugsigiyo gabaadkay dhistaa
    laga dareershaahe
    Daqarada ku yaal waa
    waxaan daawo loo heline
    Dhiinka laga qubiyo
    dhiigu waa sii durdurayaahe
    Dushaa laga rartaa sida
    darmaan doog lamayracaye
    Dubaa lala dhacaa sida
    dabool doofa loo tumayeeeeee
    Dubaa lala dhacaa sida
    dabool doofa loo tumaye
    Darka ceelkay dhigataa
    cid kale doon ku shubataahe
    Waa dooni naakhuuda-xume
    dooxa loo hagaye
    Duufaan xambaariyo
    nabsisga loogu dowgalaye
    Daadkiyo hirkii qaadijiray
    soo dabaaldagaye
    Nin la dagay
    doodna aan ka celin
    waa ku durgtaahe
    Daqarkii gumaystuhu la dhacay
    daqayda naafeeyey
    Doobada qofkii looga dhadhagay
    dayri nolashiiye
    Waxa dibinta loo ruugayaa
    dahabka qiiriine
    Inay dawarsatiyo
    ceebi way uga danbaydaahe
    Mar hadii ay danteedii
    xornimo uga duqayn wayday
    oo duul kusoo faragashaa
    daaya oronwayday
    Daba-joognimiyo dowladnimo
    Dooro tii wacan dheeee.
    HADBA DABAQ HADII LAGA GUDBAY
    DAACUF LEEDAHAYE
    Dambas hoos ka nool iyo
    dab bay cagaha saartaahe
    Diracyiyo halyay ay dhashay
    dabin u qooshaahe
    Ninka dibir gafuurka u dadbay
    daash u gogashaahe
    Dambi laga galiyo dowdarada
    kama dacwoodaane
    Waabaayo duugiyo suntaa
    lagu dabiibaahe
    Dadqaadkiyo waraabaha
    inay diido laga waaye
    Inta deegwareenkiyo
    warmaha dilayo loo haysto
    Dibusocod wadaniyihi
    intuu labadiblaynaayeeeee.
    DIBUSOCOD WADANIYIHI
    INTUU LABADIBLAYNAAYO
    Dabadhilif la iibshiyo
    intay doqoni maagaydo
    Inta laysku dirayee
    dukuhu maydka ku heshiiyo
    Inta ay abaar dubatiyo
    dooxatadii laydo
    Dawacadu raqdeedii
    Intay dabada sayraydo
    Inta dayr bukaa kala dhexyaal
    damacu waa yaabe
    Inta duulo faa'ido tahay
    diiqadiyo dhiiga
    Inta ha isdishee daaya iyo
    digashadii joogto
    Inta labada daan lagu cunee
    lagu dugaagoobo
    Inta daafya qiiq laga dhigee
    la'isu dacareeyo
    Inta dahar xuunliyo
    dogob quraanyaale
    In darqooqankeedii
    dab iyo daawo kala dheeree.
    IN DARQOOQANKEEDII
    DAB IYO DAAWO KALA DHEERE
    Dabeecada intay niyadxumida
    dacal ka eegaydo
    Duumada ku raagtiyo
    wallawn cudurku daynayne
    Inta nacab haduu jiro
    fakhri kadaran markuu haayo
    War la'iskaga danbeeyiyo
    wallawn dani hagaagayne
    Inta ay dudumadii wadada
    dadab usoo jiifto
    Afrikaay dadaalkaa
    wallawn ciddi ku diirsayne
    Inta hawsha dabaduugatadu
    dabbar ku saytado
    Dabayl gobonimoo xor ah
    wallawn lagu dakaynayne
    Duulaan kharaariyo intay
    danni muraad joogto
    Danaanada shisheeyaha intay
    doqontii khayr moodo
    Doobkiyo cimaamada
    wallawn ciddi dareemayne
    Hadii daaha loo roggo
    qalbigu waa i damqanayaahe
    Anna doodii aan soo taxay
    hadaan dhaar ku dabasoohay
    Haba layga daayee
    dadaal waan u hanwaynahayeeeee.
    Qorre : oday soomaaliyeed, Moe Osman (Dhalac.)95907

    • @engmustafahassan9666
      @engmustafahassan9666 4 года назад

      Mahadsanid

    • @moeosman3517
      @moeosman3517 4 года назад

      @@engmustafahassan9666 , adaa mudan. Dardaaranka aabayaasheen waa in aan xasuusanaa. Waa in sida ay noola dardaarmeen aan ula dardaaranaa caruurteena. Waa in aanaan iloobin halabuurkoodii iyo halgankoodii. Mahadsanid adeerkiis.

    • @kingdehonest843
      @kingdehonest843 4 года назад

      Waad ku madadsanthy sida wacan aad nola wadaagtay qoraalka Guurowga

    • @alishafti5977
      @alishafti5977 2 года назад

      @@mohamedosman5422 mahadsanid saaxib, shaqo sharaf leh baad i noo qabatay. Alle ha ku sharfo. ❤️

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 Год назад

    Allow kuu naxariso abwaan gacal xaayow

  • @duraantv6004
    @duraantv6004 6 лет назад +2

    MASHAA ALLAH ALLE HAKUUNA XARIISTO. WAA ABWAAN KA KALIYA EE YA KU GABYA IN TUU RABA

  • @ABD-y4e
    @ABD-y4e 4 года назад

    Wallee abwaankani caaqil wadaniya ayuu ahaa Allaha unaxariistee

  • @sanbuurdahirhersi9630
    @sanbuurdahirhersi9630 10 лет назад +3

    mashalaah alla ha u naxariisto maxamed gacal xaayow

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 4 года назад

    duulaan qaraar iyo intey dani muraad joogto danaanada shisheeyaha intey doqontu kheyr moodo"nin rag ah ayey dhaxal utahay sida gabeygii dardaaran ee sayid maxamed cabdule xasan tiriyey the year of 1921 like it and lovet for ever fof his deep reminding us who we are alahayow u naxariiso maxamed gacal xayoow.

  • @iqramaxamuud6758
    @iqramaxamuud6758 6 лет назад

    alaaaaa masha Allah abwaan culus iyo guurow maxamed gacal xayow ilahow janada kugu bishaaree

  • @xaawomahamuud9244
    @xaawomahamuud9244 9 лет назад +1

    ilahaw naxariiso janadaadana kee xawdkii nabigana scw ka waraabi

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 4 года назад

    Abwaan mixamed gacal xayow
    AHN abwan wadaniya Xigmad badan
    Wuxu ahaa indheer garad Aragti fogleh
    indeer quuqan keedii
    Damiyo daawo kala dheer
    ((indeer quuqan))
    Noo macneeya intii Taqaan
    Eraygaas asxaabta

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 8 лет назад +3

    ilaahay ha u naxariisto waa run aabihii guurowga boodhka ka jafay oo godkii lagu ilaaway ka soo saaray carays ciisena aabihii saarka godkii lagu ilaaway ka soo saaray waxay ahaayeen soomaali dhab ah oo xalaala ah oo dalkooda iyo dadkooda u ooya maantan rag baa iibsaday soomaaliya aduunyo waataas

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 7 лет назад +1

    Mashallah wa murti gurigeed illahow ku Naxariiso

  • @mohosman4089
    @mohosman4089 6 лет назад +21

    Oo'oo'oo hiblaw wayaabaale.
    Hadii gabbay daliishii,
    nin raggi uunku darajeeyo
    dambidhaaf hadii laguheliyo,
    duco la'aaminsho,
    doorashada waxdheefkiyo,
    haddii loogu dummo xoolo.
    durbaan loogaraaciyo,
    haduu dumar uheeleeyo,
    Waxdhan baan dadaal,
    intaa daaqada uhuraye.
    wax dhanbaan dugaal huwisiyo,
    daabac udhigaye.
    wax dhanbaan dadkaygiyo dalkay,
    door kamuujiyaye,
    wax dhanbaan udarandooriyoo,
    hawl udaa'imaye.
    wax dhan baan Eastan africay daasada utumayee,ee.
    Haday doqani miid leedahay daawa laheshiido,
    dadka dhimanay garanlahayd,
    doowgashi iyo maalin,
    damaanaadka looqadiyiyo,
    deeqa bixintiisa,
    daranyada xigtay garanlahayd,
    dacarta suugaysan,
    nin dan lehe,
    danteedii kuxuray,
    waxa uu doonaayo,
    damaaciga danbay garanlahayd,
    dalwga loo'aasay.
    Dalabkiyo jiilkiyo,
    sharciga dadabta looyeelay,
    kudurdurinta waran daadiglaha,
    duudsinta xaqeeda,
    duf Allaha badee,
    nacabku waa nagudangiigaahe,
    hadaan ciddi dabaankiisa qabban,
    dabinka la'adkaysan,
    dunidaan waxaa lagarabaa dayaxmadoobaad ee.

    • @ABD-y4e
      @ABD-y4e 4 года назад

      Walaalow bagaygaan oo qoraal ah soo dhig halkaan please

    • @moeosman3517
      @moeosman3517 4 года назад

      @@ABD-y4e
      Ma garann waxa aad iga codsanaysid. Ma waxaad ka wadaa qoraalka guurowga isoo dhig bartayda?

    • @ABD-y4e
      @ABD-y4e 4 года назад

      @@moeosman3517 haa walaal

  • @Museali17
    @Museali17 8 лет назад +2

    Ilaah kuu naxariis Adeerow

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 года назад

    bilsoon ayaa nagu soodhow ilahayow janna farduusa gee maxamed gacal xaayoow.

  • @yasminmaow5536
    @yasminmaow5536 6 лет назад +1

    Allah u Naxariisto walee runta uu u sheegay

  • @AbshirNuurGacal-ry4tm
    @AbshirNuurGacal-ry4tm 11 месяцев назад

    Allow Unaxaristo

  • @veedovf9
    @veedovf9 8 лет назад

    Murti asaga ayaa wax laga weydiinaa abwan m gacal xaayow alla yaraxma

  • @abdisalamibrahim3987
    @abdisalamibrahim3987 8 лет назад

    Alle Ha U Naxariisto Abwaan, Gacal Xaayow

  • @kayscadefleur1891
    @kayscadefleur1891 10 лет назад +1

    Allaha u naxariiso gacal xaayow

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад

    somali heroes maxamed gacal xayow iyo maxamed cabdilahi sangub.

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 5 лет назад +1

    class "A" like qaman bulxan.

  • @cabdisamadilciro9002
    @cabdisamadilciro9002 6 лет назад

    Allaha kuu naxariisto Abwaan

  • @dhoofchanell
    @dhoofchanell 6 лет назад +1

    Qabrigaga alaha kuu waasico abwan maxamed gacal

  • @galowjama7244
    @galowjama7244 6 лет назад

    Abu xigma ilhay how naxariisto

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 3 года назад

    the brother of sayid mahamed abdule hasan"maxamed gacal xaayoow"

  • @ambiyah5023
    @ambiyah5023 7 лет назад

    alah u naxaristo abwan maxamad gacal xayoow

  • @AbdirahimHassan-tf9ip
    @AbdirahimHassan-tf9ip 9 лет назад

    asc allah yaa raxmo abwanka weyn

  • @caddekacadde1983
    @caddekacadde1983 6 лет назад

    Abwanimada ma aha wax iskool laga barto ee waa Hibo illaah baxsho AUN abwan Maxamed gacal xayoow waxaa hubaal ah inuusan warqad ka aqrineyn murtidaan waayo muusan arki karin , araga ayuu la ,aa balse maskax & qalbi baa Alle ugu bedelay

  • @abdirahmaanfaarah4559
    @abdirahmaanfaarah4559 4 года назад

    Maasha alaah adeerka

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 7 лет назад +1

    Alla muxuu murti ka tagay

  • @geediadem5015
    @geediadem5015 4 года назад

    Soomaali ilaa maalintii gumaysigu la tegay si walba waxbaa loogu sheegay lk Allah waxba kama leexin maantana cidba wax ma dhegeysato waa isgarab yaac

  • @abdullahishino123
    @abdullahishino123 11 лет назад

    Allow kuu naxariiso

  • @xaragomedia7472
    @xaragomedia7472 4 года назад

    lagnd ayu aha alaha unaxriisto lkj gabayga nuucana maxa lagu tipmaama

  • @mariansufi6066
    @mariansufi6066 10 лет назад

    allow u naxaristo

  • @wiilaomar6195
    @wiilaomar6195 9 лет назад

    allow kuu naxariiso Murti badnaayee( nin la dagayo doodNaan ka celin waa ku durugtaaye)

  • @asalmedia973
    @asalmedia973 11 лет назад +2

    alow kuu naxariiso

    • @alijohna1192
      @alijohna1192 7 лет назад

      masha allaah abwaan xikmad badan inte laga helaa abwaankan

  • @abdullahyusuf9689
    @abdullahyusuf9689 8 лет назад

    Alow ku naxariisto

  • @hodanahmed5995
    @hodanahmed5995 7 лет назад

    Alow kuu naxariiso

  • @hassenheiro4
    @hassenheiro4 8 месяцев назад

    😊

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 7 лет назад +1

    afrikaay dadaalkaa waloon cidi ku doogeeyne

  • @abdirahmaanfaarah4559
    @abdirahmaanfaarah4559 4 года назад

    Maasha alaah

  • @LibanQoono
    @LibanQoono 6 лет назад

    Alla iyo raxma

  • @nouraabdi297
    @nouraabdi297 9 лет назад

    Alla yaa raxma

  • @cumarqaylow7367
    @cumarqaylow7367 9 лет назад +2

    alaha u naxariisto

  • @kayscadefleur1891
    @kayscadefleur1891 9 лет назад

    Hi

  • @nasimoshiikh3482
    @nasimoshiikh3482 7 лет назад

    Wow

  • @dahabomahamud700
    @dahabomahamud700 7 лет назад

    dhegi hi wax maqlaa waanada qaato

  • @fusiyakaci6400
    @fusiyakaci6400 10 лет назад

    Amiin

  • @kaatimaabdullahi7443
    @kaatimaabdullahi7443 4 года назад

    RABOW UNAXARIISO