Guuroow Hidaha iyo Dhaqanka Maxamed Gacal Xaayoow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025
  • ★ ★ ★Mohamed Ahmed Halane★ ★ ★ ✔ Subscribe ME ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks Channel kan waa mid Diin ah sidoo kale aad ka heli kartaa muuqaalo aqoon guud ah si aad u rukumato duruus qiimo leh fadlan Subscribe dheh Mahadsanidiin

Комментарии • 30

  • @jamaaldhuux8938
    @jamaaldhuux8938 Год назад +3

    Alla Yarahma Abe mohamed gacal Xayow
    Gabay_gaan Hugminee Guuxine Goray Haldhaa Moodin Oo Habar dugag iyo Ka dudin Dawaca Heeyreydo Ee Aan Harweeyniyo irmaan Halaba Kuu Loogin Ee Faraski Heensaha Yiqiin Hodan Wx kuu Quurin Eey Heybadloow qorigu hiil iyo waa Waahelkge Marma waa Hub Lagu Faano iyo Hoowl Raga Ubilane Adigoo Habenada Dhaxy oo Haajir iyo doowla Ee hoowd Cidlaa Iyo Libaax Horey igu sii jeeda Haraga iyo Maqaarkga Walgu Haleyn Jiraye Habkeena iyo dhaqanki Horaan Ka Hindisaayaaye Habaar iyo ducaa Lagu Yiqiin Heybad Iyo Guule Hasaawi Hiinuna u Babdn Heesti Niiko-leh Maxaan Ugu Hadlaa Waa Wxaan Lagu Hanuuneyne Hayeeshe Bal aan Sii Hinjiyo Leeyga Hari waaye Hayaanga iyo Geediga Bal Aan Hodka naqa Geeyo Habki Hore iyo Tariiqdi aan Hubinti Sii sheeko inkastoo hanaan Gobanimiyo Hormar ii Muuqdo Halkeey Maanta Joogtiyo Halkey Shaley Kasoo Guurtay Leskuma Hadfoo Waan Hubaaa Waansa Huri Waaye Soomalidaan Wada Hawiran Iyo Hablaha Hada Sookacaya Wiilashaa Sorwaalidi Hugtaye Hebalba Waa Biidleh Ee sidi Haweenkii Hindiya Guudka Halaweystay Halodkii Wadada Toosan Baa Laga Horjoogaahe Hidaha iyo Dhaqankoodi Beey Hoos u dhigayaane Wilkii Hananka UDhashye Hilinki Dhoobnaaya Ee heeybadiisiyo Qawida Dumar ku Hasaaway Honkod Weeyla Qaaliyo Haduu Tuur ku hilin Yeeshay Surwaal Ha Surwaal Halafa Goortoo Gundaha Hoos wx ugu daahay Ee Sida Baciid Hood ku qaday Horogta Dheereystay Harafyada Tilabada Markoo Horay u laafyooday Habeen Qurx mooye nin Ragi Hansahii Malehe Halow iyo Majoogtaa Heblaa Hadlki Joogaaye Hidaa Lagu Barbaarshaye Hadaa. Hooyo Kle Nuujin Hoowraarta Quman Dadka walgu Hanoonshaahe Inaan Hilinka La Labo Kadubo Waa U Hanweynhy Yartaan Sida Hareeriga Kuyaal Hobolka Buuredka Dhirta ugu Hanweynthy Hambalaha Ugu Amaantaba Hanankiyo Joogsiga Yartii Qurux La Haaneeday Hubkeediyo Maleeykaan Markeey Hodan Ku Laafyootay Timo Hudur madoow Eh Garbaha Hilifki soo Garay Hilif lagu Haleegiyo marnaan Heegan lgu tagu taagin Oo Hagoogi Tageera iyo Buluko lagu Huurin Inkastoo Hanankaas Qabtiyo Heybad lagu Faansho Ama Laba Horaadoo Simsiman Horey usoo Taagto Hagaag ugu Dhameey Waa Indhihi Howlkarkii Rabeye Waxa Hima Jab Wiilki ugu Filan Hoowsha Birigaahe Hoowrarata quman Umada walgu Hanuunshaahe Hayeeshee Waxaan Ugu Haroon Hdlki u Gaabshe Surwaal Halafa Goortey Jilbaha Hoos Kasoo Geliday Ee Habar iyo Odaa Dhaliyo Hoowdka Lagu Daaaye Ee Haben Barkii Saqdhaxe Howki laga Waaye Markii Hdl Tanagaa Nin tagy Horay Ka Qoorsiise Ee Halood Wxyaaloyo Jid dheer halabsatee laacday Markee Hewal Lasocoshiyo Taqaan Hoodi iyo weeykan Haaadka Gawaaridu Martana Boorso la Hanfiicdo Ee Hebal i qaad iyo Halkey Hdl is weedarty Ninkaan Kuhur Gofeen lacag Hadii lala Heshiin Waaaye Habloow maa is bar qabtaan Hadii Hore ba Loo shegay Horta baro Tacliinte ku tiri Huban Jababtiiye Hebla Meeday Iyo Maogi baa Hdlka Joogaaye Maxaan Hooka Ugu saadiyaa Heerka Waa Nabede Markaa Ku Hindisoodaba Waxbaa Ley Horkenaaye Maxaan Hes Walwaal ugu Tirshaa Hodan Jclkedanta Maxan Hanta ugu saadiyaa Hooyga Laga Guuray maxaan Ugu Hambestaa Ninkle Hadl oo Sii shegay Maxaa Hilib Galgacloo La Rabin Heey Biyaaa Anigu Tariiq Haboowdiyo Maxaan Ugu hdlka Guurka Maxaa Hoos Ka Guuxiyo I Baday Hebaloow ii Gaalay maxa Sida Nimaan Hodan Aheyn Heeryada ii Saray Hida Laga Hayaamiyo Maxaa Howl i garansiiye Waa Hdl su.aal Ehe Hakaday Hamsi utaale Hal abuurka Jooge La Naxa Howla Dhaaameedka Haweenkiyo Ragaa Laga Rabaa Howane soomaali
    Haweenkiyo Ragaa Kaga Rabaa Huwane soomali Hayeeshe Hirbaa Muuqda iyo Maanyo Hogonkeede Hil aan Lacin Baan arkaa haawis Wabiyeede Hadaan La qodayaa arkiyo Hog iyo Boraane Himil ila Cosladaa Arkiyo Hoos aan Loo dhugane hoga iyo Cadceed baan arkiyo Hood baarsadaye haween iyo ragbaa arka Aan Maher ku Heegene Ee hadane Hishise Sidakle Hoowl umaalulaye Heeyb Waliba tii kle hadee Hagar Ku Eeydeyde Hindisooyinka Kala Fog Ee Lesku Heli Waaye Waaxa Nagu Hafiye ee laftiyo Halaga jir siiye Ee Labadi Hooy Wada Gashiyo Nooka Kala Haado Wa Hadal Su,aal Ahe Hakady Hamsa’e u taale Hal Abuurka Jooge ka dhaxa Hoowla Dhaqameedka Haweenkiyo Ragaa Laga Rabaa Huwane Soomala

  • @zuuzihaaajji4696
    @zuuzihaaajji4696 5 лет назад +8

    Allow kuu naxariiso abwaan xaayoow anagana khaatumada allah noo toosiyo

  • @khaliifa18ahmed95
    @khaliifa18ahmed95 2 года назад +2

    Illaahay ha u naxariisto maxamed cabdullaahi xayoow

  • @onkodfarayare5961
    @onkodfarayare5961 6 лет назад +7

    Abwaaax,ed gacal xaayoow Allow kuu naxariiso xikmada waa hadiyad oo eebe baxsho

  • @MrSamajecel
    @MrSamajecel 5 лет назад +8

    abwaanka an ugu jeclahey eryada xikmadeysan masha Allah 👏👏👏👏👏

  • @hodanahmed8961
    @hodanahmed8961 3 года назад +1

    Abwaan maxamed gacal xaayow allow ku naxariisto waxa uu ka hadlay manta ayeey jirta wlhi

  • @mamadajecelka4469
    @mamadajecelka4469 5 лет назад +3

    Allow ku naxariiso adeer Maxamed gacal xaayow

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 4 года назад +3

    Ee sida haweenkii hindiya guudka halabeystay maxamad gacal xaayow allow kuu naxariisto

  • @mohamedshire4030
    @mohamedshire4030 4 года назад +3

    allah hakuu naxaristo

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 4 года назад +2

    Allah U naxariiso Abwaanka

  • @weheliye55
    @weheliye55 2 года назад +1

    Allaha u naxariisto

  • @indhodeeq5800
    @indhodeeq5800 5 лет назад +2

    Allow kuu naxariisto abwaan

  • @saladmohamed4056
    @saladmohamed4056 5 лет назад +8

    Allah yaraxma Abwaan taariiqda ayaad gashay 1970kii

  • @toysofchildern3014
    @toysofchildern3014 4 года назад +2

    Hidaha iyo dhaqankoodibey hoos udhigayaane allow kuu naxariiso

  • @fali9372
    @fali9372 5 лет назад +2

    Janatul fardoza allaah ka warabiyo argwaan maxamed gacaal xaayoow Tariq ow noga tagay dardaraan 😥😥

  • @Abwaanwehliye
    @Abwaanwehliye 3 года назад +1

    Allow una xariiso abwaanka

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 4 года назад +2

    Allha unaxariisto❤

  • @iskufilan5405
    @iskufilan5405 6 лет назад +11

    Allow u naxariiso maxamed gacal xaayoow maxaa runta ka hadashay

  • @raxmoseydcali4997
    @raxmoseydcali4997 4 года назад +1

    Allow ku unaxariiso

  • @maxamedcabdi7971
    @maxamedcabdi7971 5 лет назад +3

    Ala yaa raxma

  • @Shaakiryare690
    @Shaakiryare690 4 года назад +1

    Oo sidii baciid howd ku qaday Horagta dheereystay 😂😂😂 Walee waa iga qosoliyey allow ku naxariis

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 года назад

    LIKE

  • @aminemohammed8048
    @aminemohammed8048 5 лет назад +2

    💯💯💯💞💞💞🥰🥰🥰💐😍💙🌹🌷🥰❤️🙏👍🥰🌹💞🌷❤️💯😍💐🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴Muqdisho Masha allah

  • @kadiye0622
    @kadiye0622 4 месяца назад

    Xamar oo ibxiran oo shabaab ooda kuxaraystay
    Ninkutooqay anigaa ka'erin ee la alalaasay
    Ee qaraxa ooda uga rogey kumanka aafeeyay
    Abaalaawe daba qoodhigii looma aamin'e [ ninka sidaa yeelay waa kuma ayaad isledahay]

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 4 года назад

    Allahabad ya Arxamu

  • @liibaansiyaadwardheere414
    @liibaansiyaadwardheere414 4 года назад +1

    Alow unaxariisto

  • @captanbee9377
    @captanbee9377 4 года назад +2

    Maxaa libaaax dhintay😭😭😭😭

  • @maxamedcaddulaahi8652
    @maxamedcaddulaahi8652 5 лет назад +1

    alow unaxariiso