Abwaan cabdulle raage taraawiil aun gabagii aadam cirroole

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • Waa abwaan cabdulle raage taraawiil allaha u naxariistee iyo gabagii dheeraa ee aadam cirroole

Комментарии •

  • @halimaali431
    @halimaali431 3 года назад +11

    Asc Alle ha u naxarista Abtigey janadi fardowsa ha geyo kitabkisana midigta ha ka siiyo raabi 🤲

  • @inahussein2748
    @inahussein2748 5 лет назад +15

    Masha allah malaayiin media qeer allah kusiiyo gabay gaan mudo 10 sano ma dhegeysan waan raadin jiray canjalkiisa aa gurigeena yiilay aabahey dhageysan jiray waxaan leehay abtigey cabdulle raage tarawil allah unaxariisto qabriga allah uwaasiciyo ducadiisa allah noo aqbalo LAFWEENTA AADAN CIROOLE aduunka meesheey kajoogaan allah xifdiyo 💉💉❣️❣️❣️💯🌹💉

  • @orhazilac4647
    @orhazilac4647 4 года назад +11

    Aadan Ciroole waa niman layaqaano viva daaud wadasami

    • @dahirmatan530
      @dahirmatan530 3 года назад +1

      Gabar aadan ciroole ah ayaan rabaa bal meel ku sheeg

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 года назад +2

    Allow kuu naxariso abwaan cabdulle raage tarawil waan jecleyn inaa Nala joogto nin aan lajihaadi Karina ku jiitay

  • @fakindaacad6187
    @fakindaacad6187 2 года назад +2

    Masha Allah
    Alle how naxaristo
    Abwaan cabdulle raage 🥰

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 2 года назад +3

    Allaha U Naxariisto adeer Cabdule Raage Aaaamiiin Yaarabi

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +3

    Aderkey gaday aderkey maxamud hilowle cadaw aderkey caraye jilal aderkey axmed gacal Al raga gabayga lagu shegay Al aderadey wa odayasha adan cirole

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Amiin ya alah tariqda lagu xasusta ader cabdule rage tarawil wilkisa Moriyan noqday umada dhaco isaga o sedex wil le dhalay shacabka degmada karan inta isugu yeray degmada isugu imaden yiri wilkeyga idin dhibay malkina inu dhaco baneystay wilki gacmaha ka xiran la kenay meshu ku togtay wilkisa qof sameyn kara ma jiro somaliyed ina dadkeyga dhacdo disho kuma dhalin yiri

  • @haniyey1
    @haniyey1 2 года назад +1

    Illaheey ha u naxariisto Adeeryaashaas uu amaanaay badidooda iyo cabdulle raage

  • @xabibomohammed2796
    @xabibomohammed2796 4 года назад +5

    Allaha u naxariisto. Waase gabay Taariiqa

  • @sakariyejaawiye7169
    @sakariyejaawiye7169 2 года назад +2

    Aadan ciroole waa gob geesiya ah deeqdiyiin ah

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +1

    Nin ficnan ilah u dhaliyay wa

  • @cabdiraxmanmaxamudaxmed4203
    @cabdiraxmanmaxamudaxmed4203 4 года назад +4

    Masha allh aderkey alow kunaxariso

  • @saaabaaamuuseahmadmaxamuud
    @saaabaaamuuseahmadmaxamuud 2 года назад +2

    Ale ha unaxariisto

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Awala horey u iri cidan iska adka ma American mise wa imarat amiin ya alah

  • @achmedmuhiyidiin1588
    @achmedmuhiyidiin1588 3 года назад +1

    Maasha allaah waa nin dad jeclada kabadatay.❤️💪

  • @saaabaaamuuseahmadmaxamuud
    @saaabaaamuuseahmadmaxamuud 3 года назад +1

    ale ha naxariito gabyaagii vaanka aha cabdule rasge

  • @ceebkasaliimofficial2422
    @ceebkasaliimofficial2422 5 лет назад +3

    Abwaan cabdule raage gabayadiisa waan jeclhy wllhi

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад +1

    Amiin ya alah

  • @rashwaaninaragetarawiil4642
    @rashwaaninaragetarawiil4642 3 года назад +2

    Allow ku naxariiso awoowe

  • @maxamudxasancaraale7355
    @maxamudxasancaraale7355 3 года назад +3

    Masha alaaah aamiin aamiin waa duco aan sahlaneeyn

  • @calirooblemaxamuud7591
    @calirooblemaxamuud7591 4 года назад +2

    Maash alah adr kaay allow uu naxriis

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 2 года назад +2

    saaa baaa mugidesh

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 2 года назад +1

    Run ili ku oyda aminta rabi iyo edeb ehel u leyihin iman samana lagu yaqan markey ajal garto idilkod adan cirole owladi key ka cuslatiyo idilkod adan cirole ilahow aman geli ragi abwaan iga dhigo alifka I yeshay jimcale awowgen wa ka so farax may awowgey maxamuud calisow jimcale la dhaha awowgey awowgis jimcale qabil ki laga farcamay ah jimcale maxamuud adan cirole

  • @sacdiyahassan1159
    @sacdiyahassan1159 4 года назад +4

    AAMIIN ALLAHA KU NAXARIISTO

  • @Rageedii
    @Rageedii 4 года назад +6

    Anoo gabayyada ninkaan raadinaayo ayaan youtubeka soo galay. Magacaan Malaayiin Media inaan channelkeyga ku arkay ayaa igu soo dhacdaye mahadsanid sxb. Gabayadaan inoo soo badi hadaad awooddo fadlan.

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  4 года назад +3

      Haye sxb sare waa diyaar
      Waa sax in badan ayaan comment kasoo bixiyay muuqaaladaada
      mhdsnd ustaad

    • @abdikadirmaxamed2316
      @abdikadirmaxamed2316 4 года назад +2

      Mash Allha ducadad allaha ino aqbal adiga Allah Ku naxarista

  • @afraxabdinourafraxabdinour5112
    @afraxabdinourafraxabdinour5112 4 года назад +2

    Alloow unaxariiso Abkoowgee

  • @maxamudxasancaraale7355
    @maxamudxasancaraale7355 3 года назад +1

    Alle ha u naxariisto abwan cabdille rage

  • @aj1478
    @aj1478 11 месяцев назад +1

    Bilowga musica yaa ii sheegi karo magaca heesta, Asxaabta

  • @saaabaaa5692
    @saaabaaa5692 2 года назад +2

    saaa baa mugidesho

  • @sakariyejaawiye7169
    @sakariyejaawiye7169 2 года назад +1

    Aamiin

  • @ahmedyare7495
    @ahmedyare7495 5 лет назад +5

    Abdulle rage tarawil aderkey allow ku naxariso gesi intan ka bdn ayd mudned lkn dadkaga ayaa ka gabiyay

    • @malaayiinmedia3124
      @malaayiinmedia3124  5 лет назад +4

      Aamiin

    • @umaneshoio1353
      @umaneshoio1353 3 года назад +4

      walle waa runta abgaal wey halyeeyo badanyihiin lakiin ma mamuusno dadakeyna taas ayaan ku lidana

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 3 года назад

      @@umaneshoio1353 zaa'id, heer dadka kale aamineen inaane abwaano lahayn.
      Iyado laga yaabo inan nahay umada ugu abwaanada badan Soomaali.

  • @saciidsuufi3942
    @saciidsuufi3942 3 года назад +1

    GABAYGII CABDULE RAAGE TARAAWIIL

  • @sahraahmed7390
    @sahraahmed7390 3 года назад +1

    allaha ku. Naxristo. Amiin. Amiin. Yarbi

  • @ismaaciilxasannuur569
    @ismaaciilxasannuur569 4 года назад +2

    Masha allh

  • @inahussein2748
    @inahussein2748 5 лет назад +2

    Masha Allah

  • @engcosoble174
    @engcosoble174 3 года назад +2

    Alle ha u naxariisto yaa rabbi

  • @nuurm2779
    @nuurm2779 4 года назад +3

    Alaha kuu naxariisto

  • @maxamuudmaxamed6778
    @maxamuudmaxamed6778 4 года назад +2

    Maxamuud

  • @saaabaaamuuseahmadmaxamuud
    @saaabaaamuuseahmadmaxamuud 2 года назад +1

    saaa baaa muugidesho

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Marka qabil kisa dhagafiq cali iyo adan cirole is dagalamay marka xuska awowgen laga wacay adi wayay marka wan idin so duceyay madama baqday aun ader cabdule rage tarawil abahey haben ki madaxa xabad loga dhuftay babur nalka hore laheyn lagu qaday tosh horey la sarna ila hospital keysaney

  • @achmedmuhiyidiin1588
    @achmedmuhiyidiin1588 3 года назад +4

    Maasha allaah waa nin dad jeclada kabadatay.❤️💪

  • @umusaabriin4352
    @umusaabriin4352 5 лет назад +3

    Masha Allah