BARNAAMIJKA WAYO ARAG QAYBTII 9aad 25 03 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Fadlan: Subscribe + Like + Share
    Website: slntv.tv/
    Facebook: / slntvone
    Ku Xidhnow Goor Kasta: Telefishanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Kala Soco Warar iyo Barnaamijyo Ku Xiiso Galiya.

Комментарии • 51

  • @hassanyusuf4494
    @hassanyusuf4494 2 года назад +6

    Mujaahidka Allah cimriga Haw barakeeyo, waad ku mahadsantahay Wariye iyo SLNTV ba taxanaha Mujaahidkan ee barnaamijkan iyo kuwa la midka ahba, noo sii wada, well appreciated and history preservation

  • @cabdirashiidxuseen8042
    @cabdirashiidxuseen8042 2 года назад +5

    Mujaahidka allaha guuleeyo Aduunyada iyo Aakhirada . Guul Somaliland 👍

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 2 года назад +4

    Imisaa hooyo ku goblantay imisaa agoomoobay Somaliland guul Somaliland

  • @baligubadle1110
    @baligubadle1110 2 года назад +2

    Mujahid maxamud wadad nin cise musa oo abokor ciisa oo cisman abokora guuleyso mujaahid

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 года назад +3

    Snm intii dhimatay rabi haw naxariisto aamiin

  • @abdirahmanmuhumed378
    @abdirahmanmuhumed378 Год назад +1

    Allow cimrigooda dheeree mujaahidiintii snm inta nool intii dhimatayna allahayow jano fardowsa gee abaalkooda ma gudi karnee

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад +2

    ilaahay hawnaxariisto intii dhimatay inta noola ilaahay caafimad iyo cimri dheer ha siiyo mujaahidiintii SNM ❤️❤️❤️

    • @faysalmaxamed5157
      @faysalmaxamed5157 2 года назад

      Muj.ciidanku.raamale.ayaynu.kasoo.baxnay.tikniko.jiibkii.afwayne.baroonkii.dulmane.sI id.guuleed..wadada.jenyo.laaye.ayay.galen.waxaa.ina.watay.cumar.dhako..waxes.dhintay.1.muj.oo.ugaadhcumar..waxaa.dhaawacmay.baashe.cilmi.waxaynu.qabanay.aamusane.oo.jooga.imika.

  • @waayoaragwaxweydii8606
    @waayoaragwaxweydii8606 2 года назад +2

    Maxamuudow hawlgalkaa waxa watay cumar dhakafinish waad ilowday saaxiibe ciidankeenuna wuxuu ahaa 75 waaynu ku wada jirnay

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 2 года назад +2

    allaa yaxfidak muj. maxamuud wadaad

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Год назад

    VIVA Jamhuuriyada Somaliland ❤💖❤❤❤

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +2

    Viva mujahid baraka Allah

  • @cawilayaanle2440
    @cawilayaanle2440 2 года назад +1

    Geesiga...BIRTA...Ah
    S N M
    Guul
    Muj:
    Suldaan

  • @IDIRIS_ROSIH
    @IDIRIS_ROSIH 2 года назад +2

    SULDAANKA WAAN SALAAAMAYNAA

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 Год назад

    Masha alah wale warunta wanay fican tahay isxasusintu

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 2 года назад

    Suldaan Mujaahid Alle haku xafido taariikho ayaad nabartay. Dhimbiil baad kasoo dhex baxday wallahi.

  • @hadafbeegsade
    @hadafbeegsade 2 года назад +2

    Siigada baabuurku inay badbaadisee laga yaaba, waayo waxaa loo qaadan kara ciidan farabadan, Asxaaabaha ayaa samayn jiray

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 года назад +2

    Waar ninkan ina Feyr uu ku sheegayaa ninku geesisanaa oo belaysnaaye, ma reer Burco ayuu ahaa mise gabilay.. ? /!.

    • @Tayasiir
      @Tayasiir 2 года назад +1

      Isxaaq buu ahaa cabdala isxaaq fanaanadii caanka ahayd ee Aamina fayr bay walaalo ahaayeen.

  • @hodanaxmednuur2858
    @hodanaxmednuur2858 2 года назад

    Mansh allh ale haw naxariiso intii dhibanty

  • @abdirahmanmuhumed378
    @abdirahmanmuhumed378 Год назад

    Suldaan wadaad mujaahid wadaad carina iyo CAAFIMAADKA alle ha kuu barakeeyo cisi iyo sharaf ku noolow abaalkiina gudi kari mayno alle ayaa idiin og

  • @ismailgifta3352
    @ismailgifta3352 Год назад

    Aniga wanu ku ducenayna

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 2 года назад +1

    Ninka ugu Taariikh yahan san ..Maanta ..Faisal dheere ayaa ka waamey Dagaal kii Boodhley ..Waaba isku mid Meel kama Duwana..kkk

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 2 года назад

      Waax laga sheekaya muhmal iyo been maha ee waa xaqiiqa isaaq 9 ayuu dacad ka ah dagalka sidan maqlay xarantan may cuni jirin lkn markii danbe dhul jiif bakhti ayey barten illhayba gusha ina siyey lkn dagku 1989 ilaa 90kii mu ahyn mid sifcab usocda

  • @abokarmaxamedmaxamuud8709
    @abokarmaxamedmaxamuud8709 2 года назад

    Mansha alaah mujahid cimruga ale hakuu dheereeyo

  • @Somaliland-l1o
    @Somaliland-l1o 2 года назад

    Waxaan isleeyay ragaa snm, rag Ka horeeyay oo sidaa u halgamaa may jirin, rag kadambayn doona oo sidaa uhalgali doonaana inaysan jiri doonin,
    Runtii waa khibrado iyo howlgalo dad Bini aadami sameeyo halkii ugu danbaysay,
    Waayo wixii taatiko iyo khibrad ah ee dib loo samayn lahaaba, wey dhamaysteen, scores,
    Laakiin waxaa fiican in filmo laga sameeyo, manaahijta wax barashadana lagu daro waayo waa khibrado nafkasta oo Bini aadami ubahantahay, difaacu calaa nafsi,
    Sida shiishka iyo dabaashuba sune utahay,

  • @yastomohamed7408
    @yastomohamed7408 2 года назад

    mujahidaka wn salamayaa

  • @mohamedibraahim5390
    @mohamedibraahim5390 2 года назад

    Waa bagase 1 hada ayuun jooga

  • @maxamedaminqalinle7670
    @maxamedaminqalinle7670 2 года назад

    Waanu soo gaadhsiin doonaa

  • @abdirahmanceerigabo4838
    @abdirahmanceerigabo4838 2 года назад

    Halgankii xalaasha ahaa

  • @cabdirisaaqbeerato9055
    @cabdirisaaqbeerato9055 2 года назад +1

    Ninka ciidanka haystay ina biixi muu ahayne kabadheere ayaa la odhan jiray oo cimraanbuu ahaa

    • @cabdiqanisulub3952
      @cabdiqanisulub3952 Год назад

      Haaaa Cimraan Sh.Isxaaq buu ahaa
      General maxamed yuusuf baa la odhan jiray

  • @cabdirisaaqbeerato9055
    @cabdirisaaqbeerato9055 2 года назад

    Mujaahidka waxaad kawaraysataa 86kii ee oodweyne ku soo galen

  • @maxamednuur4871
    @maxamednuur4871 2 года назад

    Wariye matihid xaasid xaaraamiyatahay

  • @hasanmohamed1968
    @hasanmohamed1968 2 года назад

    Halkaa wuu ilaaway nin baa kaga dhintay snm ninkuna ugaadh cumar ayuu ahaa waxaan hogaaminyay dhako fish ina maclin haaruun ayaa abaaduule kahaa ciidanka itoobiyana madafiic ayay ku garaacayeen aagag kale

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 года назад

    Nimanku qalbi adkayane waa xaq udirr aan waaabannn

  • @yassinismail2176
    @yassinismail2176 2 года назад

    Mujaahidka sheekadiisu way is khilaafsantay. Markii hore wuxuu inagu yidhi gaadhiga nin Hereri ah baa nagu yidhi ha iska gubina imikana anigaa idhi buu yidhi.
    Waxa kale oo uu hore u yidhi gaadhiga waanu fahmi waynay kkk

    • @harris8132
      @harris8132 2 года назад +1

      Intuba way dhici kartaa. Marbaa in badani odhanaysaa sidaa ha yeelina. Waxaa laga yaabaa inaad marna tidhaa anaa idhi marna Sh Dirir baa yidhi. Labadubana way jiraan.
      Waan u cudurdaarayaa inkastuu bani aadan yahay oo qaldami karo
      Eesh qiyasak

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc 2 года назад +2

    Hadalka bodhlay waa xaqiiq mujahid kle ayaan ka dhagystay shalay oo isna sidaa u sheegay

  • @jamacsalaad4833
    @jamacsalaad4833 2 года назад

    taariikhda waa in la qoraa oo si daacada loo qoraa

  • @sahalmohamed3477
    @sahalmohamed3477 2 года назад

    Waar nimankii cadowga naafeeyey magaaladii ragga ayay kasoo jeedeen...!!!.

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 года назад

      Waxuu kasoo jeedaa gobolka SAAXIL reer berbera

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 2 года назад

      @@abdirahmansheekh5525. Degmada saaxil, waan garanayaa Maxamuud inuu nin Aadan Ciise ah yahay, geesi geesi dhalayna yahay, laakiin waxaan ka hadlayaa rsggaas kale ee ka sheekaynaayo...!!!.
      Uma jeedo anigu qolo ee degaan ahaan ayaan ujeedaa (Reer Burco) waayo ina Dablahaa ay baasuukaha kukala gooyeenba ee gaadhiga wada ka ahaa waa nin Deerayahan ah oo Reer Burco ah (Degmada Sheekh).....!!!!+

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 года назад

      @@sahalmohamed3477
      Haa walaal waa sidaa aad sheegtay waa aadan ciise reer maxamuud
      Cabdi dable ibraahim Ismail baxnaan waa reer burco asal asal asal gaadhigaana waxa lahaa adeerkii axmed alamsay adeerkii axmed ganacsade qalabka gaadiidka iibiya ayuu ahaa markaa cabdi dable dhintay sucuudiguu joogay dub uma soo noqon hantidiisi iyo meheradihiisina sidiibay ku baaba een
      Isna wanted noqday ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo dhamaan mujaahidiintii u shahiiday dalka

    • @engsayidmohamed7527
      @engsayidmohamed7527 2 года назад +1

      Waa abokr ciise mujahid maxamud wadada sidaas ula socda

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 2 года назад +1

      @@engsayidmohamed7527
      Sorry waan khaldamay waa runtaa waa mudantii ciise muuse iyo curadkii supeer awal iyo duco yeelkii