Barnaamijka Xusuus Reeb : Faarax Siciid Sugule ( Ifiso) PART 1

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

Комментарии • 506

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 3 года назад +24

    Masha Allah reer Burco dhamaan waa wada mujaahid Allah hadin dhowro waxaad tahiin dhabarka Somaliland we love you 💕💕

    • @Ibby_hashi
      @Ibby_hashi Год назад

      Thank you Endr ❤️❤️

  • @Badcaption1991
    @Badcaption1991 3 года назад +51

    More love to mujaahinidta somaliland from HG

  • @MmshiiqMmshiiq
    @MmshiiqMmshiiq 4 года назад +55

    I am from galmudug i love guul dowlada soomaaliland

    • @AbdiaziizIQ
      @AbdiaziizIQ 2 года назад

      Sow walaalo ma nihin guul dhamaan hawiye

  • @Nomad612
    @Nomad612 7 лет назад +62

    Ifiso and others like him we will never forget what u guys done for us. Thank u long live💯🙏🏾

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 лет назад +39

    *faarax siciid sugule ifiso xusuustiisu aad bay u wanaagsan tahay alle ha xafidee* ❤

  • @boqorkatogdheer5051
    @boqorkatogdheer5051 5 лет назад +24

    Adero ifiso halyeey qaran wadanka hadana anagaa u nool wax soo gaadhayaa ma jirto guul iyo gobanimo

    • @KingMadar-xh3sk
      @KingMadar-xh3sk 2 месяца назад +1

      Waa qabiilkee mujaahid ifiso habar jeclo nuuna yahau

  • @fahadessa3681
    @fahadessa3681 4 года назад +8

    Aan kuu saxo faarax ifiso moo ahayn magaciiso ina-xoorxoor,ee wuxuu ahaa Xoorxoor Cabdilaahi Caydiid Xirsi, 17 gir. Waa ninka bawdada ka jabnaa ee faqashto moodeen askari ka mid ahaa.Hargaysa ayaa lugu toogtay 1984. Ilaahay haw naxariisto adeerkay !

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад

      Mujaahidku waa xusuus miidhan

    • @ShaaficiMColaad
      @ShaaficiMColaad 3 года назад

      Ilaahay Janooyinkiisa ha geeyo.

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      @@ShaaficiMColaad aamiin Aamiin

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      Anaga saas kuma hadhayno wa u aar gudayna mujaahidinta nagala dilay

  • @IbrosTravel
    @IbrosTravel 4 года назад +28

    markaan Burco imaado,, waa balan in aan kuu abaal gudi doono...thank you so much

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 3 года назад +1

      Indr wuxuu joogaa hargaysa

    • @somalimusicport
      @somalimusicport 3 года назад +3

      @@saadaatmuuse111 sawkii somtesha burco u shaqayn moray miyuu ka tagay

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 5 лет назад +53

    Baaritaan badan oon sameeyay waxaa ii suuro gashay inaan ogaado in Somaliawayn isugu tageen walaalaheen ka waqooyi. si arxanla'aana ayaa loo laayay hadaba xormimo raadistii ay intaas u soo mareen waa waajib in ay helaan sharuud la'aan

  • @mawlidshafec4571
    @mawlidshafec4571 6 лет назад +20

    Dagaalkii iyo halgankii wuuu socda walee muu dhamaanin dad badan oooy faqash badashay baa jira lkn ciiil baa laguu qaba walee faqash kumay illaawin ku talo gal qof walowba halgankii wuu socda iyagu somalinimo ayey ku soo gabadan inay ku dooxana wey rabaan

  • @hudadhawrsan6686
    @hudadhawrsan6686 6 лет назад +24

    Mnsha Allah abtigay faaxar ifiso noolow abtiyo intay nolo jirto 👏

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 5 лет назад +15

    Inkastoo ayga aqoon badanyahay hadana dhismaha ciidanku waa sidan
    1) Gaaas = 3159 nin = 3 guuto
    2) Guuto = 1053 nin = 3 urur
    3) Urur = 351 nin = 3 hurimood
    4) Hurin = 117 nin = 3 kooxood
    5) kooox = 39 nin = 3 unug
    6) Unug = 13 nin halka ugu hoosaysay laga yaba inay kasii hooseeyaan

    • @SalaanC
      @SalaanC 4 года назад +3

      Dr Bashe waa runtaa laakiin formationka ciidanka jabhadda ahi sidaa waa ka duwan yahay.

    • @dr.basheahmed7069
      @dr.basheahmed7069 4 года назад +1

      @@SalaanC waa runtaa wll madama uu ka tiro iyo tayo yaryahay

  • @munalita
    @munalita 2 года назад +5

    Faarax siciid sugule aabe hadalkaga qiiro aan dhamaan ayu igu reebay asxaaptatina ilaahay haunaxariisto Ana aabayashay oo kale ayay ahaayen Janatul fardawsa Allah haka waraabiyo mujaahidinta 😭

    • @Kingtaplouz30
      @Kingtaplouz30 Год назад +1

      Alle ha xafido wll aabe waa halyay taariikhda ku suntane

  • @ayubmohamed3729
    @ayubmohamed3729 6 лет назад +25

    Somaliland History will never forgot those who defend it & those who caused pain & havoc. ninkan bal dhab ayunoga jira... likes of him, lixle, mooge... may Allah bless their souls & our new president who is a second generation snm.. I’m third generation snm & All Somaliland is SNM;).. Gul iyo gobanimo👌🏼💪🏼🙏

  • @CxaafidCasayr
    @CxaafidCasayr Год назад +2

    Maansha ala kornayl faarax ifiso
    Cisi sharaf ku noolow adero❤❤

  • @qanciyemedia6328
    @qanciyemedia6328 4 года назад +8

    Dadkaas oo kale baa mudan inay dalka hogaamiyaan
    Mujaaahid ifiso alle hku dhowro Adeer

  • @mohamedmohamud3639
    @mohamedmohamud3639 6 лет назад +29

    faarax sugule deserves very high military honor for his effort in liberating somaliland he deserves to be minister of defense

    • @MohamedMohamed-zp6re
      @MohamedMohamed-zp6re 4 года назад

      Yes, we do not value our heroes. We would rather spend our meagre resources on bogus elders and even more bogus "politicians". God damn those vermin.

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад +60

    Waxan xasuustaa aniga iyo hablakale oo ilaa sadexdii galabnimo iyo ilaa sagaalkii subaxnimo kimis kufadhiya

  • @farxaanmuuse2993
    @farxaanmuuse2993 2 года назад +2

    Mashalaah ragdhe ragdhe waxaa saa raga hadana sawirkiisu waa shan iyo tobankir nin rageed hadaa maqasho wa isnam dhamaantood

  • @Jabjacayl
    @Jabjacayl Год назад +1

    Dhalinyarada soo kacaysa hadaanu nahay lagama yaabo in nala ilowsiiyo halgankii iyo Taariikhdii wadankayagu soo maray awowayaal Taariikh iyo wadan nabad ah ayaa nooga tagteen waxaan balan ah inaan ilaalino tacabkiina i.a intii ku dhimatay halgankii snm ilaahay haw naxariisto ❤️❤️

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 Год назад +2

    Farah ifiso halyey weeye alle ha xafido 🔥🔥

  • @Najiib_Farhan
    @Najiib_Farhan 3 года назад +5

    Ilahow Dhamaan kuwii u halagamay inaanu nolosha ku daasha daashoodno janada geee🤲🤲🤲

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      Aamiin Aamiin

  • @asma2631
    @asma2631 6 лет назад +34

    Mansha allah somaliland dhayaal kumeey iman walhi ninka isku daya in uu somaliland afka iyo gacanta ku soo tago we have powerful in somaliland peaple alxduliah walee maxaa geesi li dhashay somaliland waxaay igu dhex noshay sida aan wadnahayga somaliland jir o joog mansha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedabdirahman6778
    @ahmedabdirahman6778 6 лет назад +17

    MANSHAA ALLAAH FAARAH SAEED SUGULE (IFISO) GUSHADII WATAA HATAN AAN KU NALOONAYNO

  • @AhmedbiciideAhmed
    @AhmedbiciideAhmed 3 года назад +9

    Libaaxii habar jeclo ❤💯 Ifiso
    Salute to my snm heroes

    • @fahmi1435
      @fahmi1435 2 года назад

      Waa hbr yoniz

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 2 года назад

      @@fahmi1435 😂😂😂 wallahi waad iga qoslisay ma abtigay baad ii baraysa waa nin Habar jeclo ah oo sanbuur ah

    • @abdirashiidmohamed2004
      @abdirashiidmohamed2004 2 года назад

      Not habarjeclo he is SANBUUR OK

    • @AhmedbiciideAhmed
      @AhmedbiciideAhmed 2 года назад

      @@abdirashiidmohamed2004 sanbuur is habar jeclo for your information

    • @bulsho2011
      @bulsho2011 Год назад

      Wa Hy muse ismacil rer cowl

  • @nuura.gobdeeq
    @nuura.gobdeeq Год назад +1

    Aad iyo aad u jeclahay taarikhda muj SNM wlhi waan u ducaynayna intii dhimatay maanta alleh ka sokow fadligooda nabadaa iyo quruxda ku gaarnay alhamdulilaah Today 2023=2=20

  • @maahirzaki7845
    @maahirzaki7845 6 лет назад +10

    Waa geesi geesi isgo labaatan jirha ayuu sarkaal uu gadhay mnshaa

  • @guledz3980
    @guledz3980 6 лет назад +18

    True heroes long life ever 😍🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 4 года назад +6

    Wiil hoog maxuu dhacdo usoo jogey allah haku danbi dhaafo aakhiro iyo addunba

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      Aamiin Aamiin wa nin soo jabay farxaan siciid sugule wllhi asxaaptisa laga dilay wu adkeestay ani uma adkeesten wllhi dadkada hortada lagu dilayo xanuun badanaa

  • @ahmedguled7313
    @ahmedguled7313 6 месяцев назад +1

    Somaliland will never forget those who fought for Somaliland Liberation.

  • @abdirahmansalah3643
    @abdirahmansalah3643 7 лет назад +2

    waa barnaamij qiima badan leh thanks horn cable TV.

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 5 лет назад +7

    Ninkaan nasiiib badanaaa intaaas ooo dagaaal ah ayuu jogay waxne kuma dhicin wlhi alle dille ayaa dhinta ☺

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      Geesi ayu aha lkn asxaaptisa aya ka dheeraday lixle geesi geesi dhalay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 года назад +3

    The yang is the generation of somaliland always you have to remember the reality history of somaliland please don't forget about our really history 🙏 ❤️ ♥️

  • @imp0stercricky.311
    @imp0stercricky.311 6 лет назад +7

    mashallah once again to hcbtv excellent

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 лет назад +7

    Walaahi waa nin soojabay ilahay ha unaxariisto mujaahidiintii Snm

  • @abdirashidbaradho853
    @abdirashidbaradho853 4 года назад +8

    Xabad xabadna laga gaadhsiin maayee xabadii ayaa bilaabmaysee gaadhiga dabada xidh oo dhaqaaq kelmad culays keeda leh nin doonaya in uu dhinto cunto uma muuqato

  • @haibesuleiman7403
    @haibesuleiman7403 7 лет назад +9

    horncabletv wey ku mahadsantay siday taariikhda dhaxal galka ah siday noogu soo gudbiso lkn waxaan jeclaan lahaa mujahid ibraahin dhegaweyne inaad so wareysato

  • @craxmaanmuse9411
    @craxmaanmuse9411 6 лет назад +8

    In leeg oo ah 25 hawdka sare ah iyo 25 burco duuray ah 50 Nin oo lagu assay magaalada kaam abokor ilaahay haw naxariisto dhamaantood aamiin

    • @جمهورةصوماللند
      @جمهورةصوماللند 5 лет назад +3

      Alle haw naxariisto indr iyo ragii badnaa ee Faqashta iyo qurjiiluhu dhabarjebinta ku laayeen ee iyana lagu aasay Ramaso iyo sidoo kale Mujaajidk profileka kuusaaran ee Mujhd Maxamed mooge Liibaan iyo dhamaanba shuhadadii SNM

    • @Mamar6310
      @Mamar6310 2 года назад

      Maalintaa ahn maxaned mooge la dilay waxaanu ku jirnay XABSIGII BARAAWE WAXAANU AHAYN MACALIMIIN LOO HAYSATAY SNM BALSE KOLKII NALANSOO DAAYAY EE AANU. XAMAR NIMID BAANU OGAANAY IN MAXANED MOOGE LA DILAY KOOKAAS BAAN QIIROODAY MARARADILAACAY HALAKAS BAAN DIB U BILAABAY ABAABULKLKAYGII GALGANKA DIB UGU NOQDAY

  • @Alzubeer
    @Alzubeer 7 лет назад +13

    JIR OO JOOG , Noolo waliga Mujaahid !

  • @cabdirasaaqsiciid-wr5qp
    @cabdirasaaqsiciid-wr5qp Год назад +1

    I love my country in somaliland ❤💯

  • @jimcalekaafi5616
    @jimcalekaafi5616 3 года назад +3

    Mujaahid ifiso allh cimiriga caafimad kaba haku dheeroyo

  • @Wadani1988
    @Wadani1988 7 лет назад +6

    --muujahiid ifiso -waaa geee-s-i -ya-raan- -K--u- - ----------------------------------- galay Snm waa barnaamij aan sugahay taariikhda noocasahaa ah waay fiican tahay HCTV ducale tnks Part 2 noos ooda

  • @jamabasha2135
    @jamabasha2135 7 лет назад +6

    please qaybta 2 soo dayaaya. waxaa mahad aan la soo koobi karin iska leh Farah Ifiso iyo Horn Cable oo suurto geliyey in ay noo soo xulaan taariikh dhaxal gal ah!!!

  • @munamohamed4708
    @munamohamed4708 5 лет назад +9

    burco duuray waxa caawiyay deegaanka laakiin kuwii galbeedka waxalaayay deegaanka sida ciise iyo gadabuursi

  • @bosskinewhargesia527
    @bosskinewhargesia527 5 лет назад +10

    Ifiso libaaxi IsaaQ

  • @alaskafingaflip6531
    @alaskafingaflip6531 3 месяца назад

    Waajibkini wad gudaten adero hadana anaga nool oo booskini buxin doonto marnaba ha ubaqina qaranka💪💪💪💪👏👏👏👏👏👏

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 8 месяцев назад

    FAARAX IFISO WAA GEESI QARAN OO RUN SHEEG AH MUJAAHID NOOLOW OO ILAAHEY HAKU SHARFO FAARAX SICIID SUGULE WAA NASAB NASAB DHALAY OO GOB AH OO GEESI AH NOOLOW INADEER MUJAAHID FAARAX IFISO ❤❤

  • @hassansayit5136
    @hassansayit5136 7 лет назад +8

    manshalh Alle haku daayo ducaale iyo farax ifiso

  • @sharmaanish3561
    @sharmaanish3561 6 лет назад +29

    Ninkana dabacan wuxuu ah mid somalinimada jecel lakiin afweyne ayuu dhibkiisa nacay

  • @cabdiraxmaandigaale139
    @cabdiraxmaandigaale139 4 года назад +2

    Qatar inuu yahay anaa kamarqaatiya waana shiikh waana geesi

  • @mukhtarothman2184
    @mukhtarothman2184 7 лет назад +24

    mUJAAHID IFISO CV giisu waa dagaal miidhan hhhhh halyay qaran weeeye alle ha u dambi dhaafo hana u dheereeyo cimriga aamiin

  • @osmanahmed2384
    @osmanahmed2384 6 лет назад +29

    Faarax Ifiso abtiyaashay ayuu ka dhashay (Sanbuur) ciddii aan aqoon deegaankiisa ha barato.

    • @zadick2026
      @zadick2026 5 лет назад +1

      Numberkisa maad haysaa wll

    • @osmanahmed2384
      @osmanahmed2384 5 лет назад +1

      May laakiin waa la heli karaa wuxuu ka shaqeeyaa Somtel Burco

    • @zadick2026
      @zadick2026 5 лет назад

      @@osmanahmed2384 waxan doonayaa inan taariikhda uu hayo oo dhan aan ka reebo

    • @zadick2026
      @zadick2026 5 лет назад

      @@osmanahmed2384 burco cidkama aqaan wxan ku noolahay hdad burco joogto wll meel aan kala soo xidhiidho iisoo raadi waad mahadsan tahay

    • @suhaibomar4287
      @suhaibomar4287 5 лет назад

      zadick eden waa lagu helayaa

  • @abdirahmanartan8278
    @abdirahmanartan8278 5 лет назад +5

    Koodbuur
    Kosaar
    Aadan saleeban
    Xasan saleban weyne
    Muuze bidaar
    Guutaale
    Ibraahim jamac ha iliQin
    Alle ha ini waDa nxaRiizto

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    Inadeer mujaahid faarax ifiso guuleyso waxaad tahay geesi geesi dhalay noolow

  • @abdij4602
    @abdij4602 6 лет назад +33

    Ax ax waa malintii ay hooyaday goblantay wanan taagnaa wase kasamray mar hadii aan xornimo ugu noolahay geyiga somalilnd

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 5 лет назад +2

      Siday hoyadaa u goblantay sowdigan adiguba nool.

    • @ahmedjooker3148
      @ahmedjooker3148 4 года назад

      M H hhhh wax fahansii bl 😂

    • @cabdilaahicabdirazaq8000
      @cabdilaahicabdirazaq8000 4 года назад +1

      Ilaahay naxariistii janno haka waraabiyo dhammaan shuhadadii SNM

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 4 года назад +1

      @@Aw88-c1r madibuu kawadaa

  • @awilsuleiman4250
    @awilsuleiman4250 4 года назад +2

    horn cable TV taariikh da gobolka togdheer meelbay kaga qorantahy

  • @husseinolad4297
    @husseinolad4297 5 лет назад +18

    walaahi Somaliyi sixun bay u la dagaalameen walaaleheen Somaliland taasi xaq ma ahayn. Somalia waxay u dagi la'adahay weeye

  • @mohamedhamudyasin1465
    @mohamedhamudyasin1465 4 года назад +4

    Ninkaa ifiso sheegayo ee Yusuf Maydal waxan ka dawaday Saab tv barnamiska Tixraaca Tariikhda SNM

    • @cshdd2669
      @cshdd2669 4 года назад +1

      Waa yuusuf maydal cumar gudoomiye kuxigeenka ururka mujaahidiinta

  • @imp0stercricky.311
    @imp0stercricky.311 6 лет назад +6

    mashallah once again to hcbtv excellent condition

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад +7

    Malintaa heesii lagudagaalgay waxaa kamid ahaa ma gafuur culusbaad ahay ma gaana amar kufaray ma haye soogubuu kuyidhi haadaad gaylansantahay mashiyadiiina waxaa logu heesay ma qudhac qararaaad ahayd ma qalalasaad ogayd ma tori dooonaad istidhi qadhoon baykugu wadheeen haadaad qiiiraysantahay

    • @heersare3662
      @heersare3662 3 года назад

      hhhh Habar xabuusho haye reer havar baa idin wastay

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Год назад

    Mujahid Ifiso MuJ Lixle alle Ha u raxmadee ilayskaa kuwii shidoow abaal ban kuu Hayaa 😍 Hdaan u abaal Gudi karo MuJ Lixle wlhi noloshayda ayan ugu bedeli lahaa Wx ka yar oo an abaalkiisa ku celiyo ma jiraan ilaahow u naxariiso 😭

  • @dr-sadikalijaama3336
    @dr-sadikalijaama3336 5 лет назад +11

    Ninka kaliya ee si fcn noo fahansiiyay taariikhda halganka walow uu wariyuhu si xun u waraystay

  • @guutaale
    @guutaale 7 лет назад +29

    Wadanka waxaa loo soo maray ayay maalin walba qaar TVyada lasoo fadhiisanayaan waa lagu kala dareeri

    • @maxamedsaleebaan5630
      @maxamedsaleebaan5630 5 лет назад +2

      waa lagu kala dareeri kulahaa dee dareer oo siilkii hooyadaa qabo yaa isu baahan maanta

  • @fadxi6986
    @fadxi6986 6 лет назад +10

    Mujaahid qaran illahay haku dhawro

  • @asmaabdirahman5863
    @asmaabdirahman5863 2 месяца назад

    Waqti adag ayay wada qaateen mujaahidkan iyo awoowgay Carab Ileeye Alle haw naxariistee waana ninkii markii awoowgay dhintay xilkii nabadsigida la wareegay

  • @mohamoud4566
    @mohamoud4566 6 лет назад +11

    ifiso waa halyay u dhintay qaranimada somalilan mana aha inuu ka dagalamay hargaysa iyo burco oo kaliya waxa uu xita ku jiray dagaldi cergabo uu aha hogamayayashii ugu sareeyay

  • @hamzeabdillahi490
    @hamzeabdillahi490 6 лет назад +3

    masha allh libx libx dhalay iga dheeh salan sare

  • @amalrashid321
    @amalrashid321 2 года назад +2

    Ax wllhi dhib badan bay noosoo muteen SNM Ilaahayow idiin abaal gud

    • @jamacalinhajjiahmed8780
      @jamacalinhajjiahmed8780 2 года назад

      Haa Wllhy mujaahidintu waa Wax loo Abaaal Gudo waayo Waxay inoo keenin Nabad Iyo Xasilniii

  • @shu.ali00
    @shu.ali00 4 года назад +1

    Mashallah taariikh naga maqnayd ayaan noo faa'idaysay 🥰 hore u soco wll

  • @aidarusmusa9283
    @aidarusmusa9283 3 года назад +3

    Afweyne wadanka wu burburiyay wlh dad walalninada iyo midnimada jclaa ayuu kala geyay waxan ahay nin H.G ah waxan qiraya in somaliland ay xaq u ledahy iney godo

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 6 лет назад +1

    history is written by the victors. Faqashta kuwa u dhintay yaga cidiba ma xasuusato. Adeer faarax legacy ga iyo dhaxalka aad nooga tagteen weligayo lumayn mayno . Ducaalaw Adeer adna shaqo fiican baad u haysa dalkeena noolaw.

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 2 года назад +1

    Ifiso you are clever you written what happen ❤️💚⚪👍

  • @liibaanfaisalmohamed2221
    @liibaanfaisalmohamed2221 4 года назад +4

    Geesi somaliyeed

  • @haibesuleiman7403
    @haibesuleiman7403 7 лет назад +16

    faarax ifiso waa halyey soo ma jeesta ah

    • @igesaed692
      @igesaed692 7 лет назад +1

      Muran kama taagna in uu IFISO ka mid yahoo haldoorkii SNM ee dalka xoreeyey iyo weliba kuwii ugu cadcaddaa, balse maanta albaabka lagama furo haba u darnaato dawladda Kulmiye oo xitaa u diiddey derejadii uu mudnaa waayo raggii derejada bixinayey ayaanay isku reer ahayn! Waa arrimaha dawladda Kulmiye iyo xisbigiisuba caanka ku yihiin. Yacnii qabyaalad iyo milga-la'aan gaamurtey oo laga yaxyaxo. Ducada u mara in aan Kulmiye inagu soo noqon. Waa inta sannu isku aragtida nahay.

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 7 лет назад +3

      Ige saed war nacas baadtahay xanuun hayo adoo midhan aan ogahay dalka waxa loo somaray ma ogid ifiso sawka haysta cidankaa minda somaliland sobaro

    • @nimcoosman149
      @nimcoosman149 7 лет назад +1

      Dhamac Cabdi

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 7 лет назад +1

      nimco osman hee qaaali ind quruux

  • @cabdalesiciid8043
    @cabdalesiciid8043 5 лет назад +10

    Mujaahid ifiso wlhi waxaan jecelahay in aan mar uun kula kulmo mujaahid hayb ahaan kuguma tageerayo oo isku reerba ma,nihin lkn waxaan kugu tageerayaa naf hurka aad nafta noo hurtey iyo geesinimada aad muujisey

    • @suhaibahmed3603
      @suhaibahmed3603 4 года назад

      Cabdale siciid wuxuu ku nool yahay magaalada burco wuxuuna ka shaqeeya somtesha burco

    • @mahamedaden7237
      @mahamedaden7237 3 года назад

      Ifiso Waa Geesi geesi dhalay

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    ANIGU WAXAAN AHAA SARKAAL SARE OO CIIDANKII SOMALIA KA MID AHAA ANIGU WAAN WASAY CAASHO YUUSUF IYADA OO NAAG WAXAAN KU WASAY XAAFADA AFRICAN VILLAGE ❤ WAAN XASUUSTAA WELIGEY MAAN WASIN NAAG CAASHO YUUSUF KA SIIL MACAAN

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 5 месяцев назад

    Mujaahid ifiso waa aftahan sheeko macaan. Kan waraysiga lagu aaminay wallaahi uu kucayaaray waraysiga. Yarka CBA TV waraysiyada qaada wax ha kabarto

  • @ahmedusman6652
    @ahmedusman6652 7 лет назад +62

    Reer somalilandow wali halgankii muu dhamaan walaahi inaanay faqash ku iloobin kuwii ay dhaleen ayaa maanta media ha jooga oo meel walba hagardaamo la fadhiya halganku wuu socdaa wali

    • @asma2631
      @asma2631 6 лет назад +5

      ZEYD KHALIIFA walahi halganku wali hadii uu socdo waxaa somaliland u nool ragii qudhunkii faqash riday ayaa buuxa mansha allah cadowga somaliland ha jabo insha allah

    • @mawlidshafec4571
      @mawlidshafec4571 6 лет назад +3

      Mediayaha dagaal adag baa inaga socda tuntii

    • @sahalcali4196
      @sahalcali4196 6 лет назад +1

      Ahmed Usman
      Dhashii faqashta waxaa udiyaara dhashii Mujaahidiintii SNM

    • @ahmeddirir1398
      @ahmeddirir1398 6 лет назад +1

      Cajiib! Allah muxuu ninkani halaag soo galay.Ilaa 77-kii markii xabashida la la dagaallamayey ayuu lignaa.

    • @onlyme2019
      @onlyme2019 5 лет назад

      Osman abdi sxb adaa looyarka jinka noqdee halkan wax Ka dhe

  • @halimahersi1145
    @halimahersi1145 2 года назад

    Cawaan wuxukufaanayaa dawladiisi waxbartay oo u ladagalamay mujaahid kulahaa mujahidiin mahee Waa munafiqii naar kujiraa xoolo

  • @kadoon22
    @kadoon22 Год назад

    Adiga iyo intii kula midka ahayd ee ka dhiidhiday dhibkii iyo nacaybkii loo qabay ummadda reer somalilandba waxaad tihiin geesiyo lama illaawaan ah.
    Ilaahay ha u naxariisto raggaaa qiimaha badan ee ku shahiiday dagaalkaas iyo kuwii kale ee dartayo u dhimanayay inta noolna cimri dheer iyo caafimaad alle ha ku arsaaqo

  • @ahmedabdulaahi3973
    @ahmedabdulaahi3973 5 лет назад +7

    Mujaaahid cimrii dheeer iyo caafimad

  • @mahamedibrahim6164
    @mahamedibrahim6164 6 лет назад +26

    wlahay ninkan waa nin qiimo badan leh oo cajiiba oo daacadnimo badani ka muuqato wakaa mujahidka dhabta ihi

    • @hindayusuf833
      @hindayusuf833 3 года назад

      Farax waxa loo bahana waraysigaga ugu 8 goor

    • @munalita
      @munalita 2 года назад

      Xanuun weye Taariqdan

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 6 лет назад +10

    Bal waxan qudhunkee caytamaya ee ali labaxay
    Waakan gabaygii haye ee
    Cadaynayey in faqash iyo
    Dhulbahante wada socdeen
    Faqash tii iyo shicibkii oo is
    Dacala qaadaya duulkii
    H jeclo aan dhamayn jilibka
    Reer dahir ayaa laysu daadsaday daanta xagareye
    Qolo waliba dabka noocay
    Haysatiyo diiradluu hadale
    Durba faqashtu waatay kacdiyo daba qurjiiliiye
    Duulaan way baxshaan
    Dhababocona kama dawoobaane hays dul
    Yaalo maydkoodu waa
    Doqon abaalkeede
    Yaa nedel

  • @mujaahidlibaax7185
    @mujaahidlibaax7185 7 лет назад +16

    RAGAN AYAA ISKA JOOGA DALKA OO MAALINA SOO QABSAN MIKIRIFOONKA...
    MUJAAHIDIINTI DHABTA AHAYD WEEYE EE DALKA USOO HALGAMEYEY
    MUUSE BIIXINA MEELKASTA WUXUU LA TAAGAN YAHAY MUJAAHID BAAN AHAY ALAAH KARIIM ....NOOLOW FAARAH SACIID SUGULE...CISI IYO SHARAF KU NOOLOW
    ILAAHAY HADUU ILAKAA KULMISIIYO WAXAAN HAYO WAAD IGA GUDOOMEYSAA INSHA ALAAH MARKAAN IMAADO DALKA AAD BAAN U QIIROODAY WAAYO MAALINTAA 17 OCTOBER WEY IGU WEYN TAHAY RUNTII

    • @xyssinkeydiid6555
      @xyssinkeydiid6555 7 лет назад +1

      mujaahid libaax ##
      Sxb mujaahid kani ma HJ???HABAR JECLAA

    • @mujaahidlibaax7185
      @mujaahidlibaax7185 7 лет назад

      MAYA SXB EE WAA SANBUUR''''

    • @issahak85
      @issahak85 6 лет назад +3

      Habar tuu yahay waxba igama galiin,see Lakin abaalmariin ayu iga mutaystay.Faraax Siciid Nadiif

    • @Dabayl
      @Dabayl 6 лет назад

      Had iyo jeer magaca waxaa qaataa ninka sarkaalka ah. Askartu magacoodu ma soo baxo. Muuse cidna uguma faano Mujahid aan ahay beenta iska daa.

    • @gooxjunior8015
      @gooxjunior8015 3 года назад

      Muse biixi waa nacas ay afka kaga hadhay oo maanta somaliland ku haya qabyaalad iyo dictatorship...wixii SNM ka dagaalamaysay buu maanta muse nacas wadanka la joogaa

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 2 года назад +1

    ALLAH YAARXAMA RAXIMIIN AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABI DHAMAN MUJAHIDIINTA SHAHIIDAY AMMIIN AMMIIN AMMIIN YARABI

  • @somalimusicport
    @somalimusicport 3 года назад +1

    Maalintii habuura la gubay hooyadaybaaa suga sheekaysan curadkayagaa dhashay😔 inkaar Alle haku rido siyaad barre iyado umuluu qaxiyay

  • @najmamohamoudhassan5058
    @najmamohamoudhassan5058 Год назад

    Mohamed hashi gaani aderkay ilahy haku naxaristo

  • @mubaarik66maxamad37
    @mubaarik66maxamad37 6 лет назад +3

    Mujaahid faarax ifiso geesi aan waaban siyid cali buu wadan jiray yaa bari ka dagalamay

  • @mohamoudhirsi-faniin8178
    @mohamoudhirsi-faniin8178 6 лет назад +5

    ducaallow maxaa kaa siya qofma waad waraysanaysaa oo taariikh ka sheekee baad leedahay, hadanna marba halka u macaan ee go'bo'da sheekaddu ku biyo shubanaysay ayaad karkaaradda jabinaysa oo aad doc farruraysa ee fadlan qofka u ogolow inuu sheehadda dhamaystiro.

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 2 года назад

    Faarax ifiso mujaahid qaaliya Allah ha ku karaameeyo

  • @khadar1133
    @khadar1133 3 года назад +1

    Faarax ifiso Meelo badan baanu ka wada dagaalanay waa geesi

  • @Dabayl
    @Dabayl 6 лет назад +6

    Dadka dambe ee wareeysanayso waxaan ku talin lahaa inaad siiso galaas biyo ah.

  • @abdisanqadhwayne8583
    @abdisanqadhwayne8583 6 лет назад +9

    rageeedi geeesi geeesi dhaly

  • @maxamedapdi8271
    @maxamedapdi8271 4 года назад +2

    Halyaye qarn somalilnd waa mid

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 3 года назад +3

    Niyow waxan wayay dhawr nin oo mujaahidiin baal dahaba kaga jiray snm taarikh doodi waa hara waafi iyi maxamed cali inkastoon maalin maal maha kamida is helay maxamed cali walalkii ninki lixli la joogi jiray oo aha mujaahid yar oo dhalin yara ahana cidmadii lagu soo taba baray carabta noqdayna istaafka gaar ka ah ee maxames cali maxamed cali walalki ayaa iga sheekeyay waxbadan tarikhda mujaahid maxamed cali laakin waxan doonaya taarikhada hara wafi duceele nin haya soo qabo o ahaa ragii ay iskugu dhawayeen ninkaasi waxa uu ahaa ninkii ay isku habaari jireen faqash harawafi ku qabay

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 4 года назад +9

    Maalin dhagax haduu ku turuntooday muu ilaawin.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 Год назад

    WERIYE DUCAALE WAA NIN QABYAALADI WAASHEY XITAA CIIDANKA AYUU U KALA ABTIRINAYAA SUBXAANALAAH

  • @cabdiyasin2003
    @cabdiyasin2003 4 года назад +3

    Halgankii haduu dib curanayaa dhalin yarooy waa aragsan rabaa iska tags qaarkood qaadan gaboobe sodonsano ka dib Ana isdifaaca ama faqash isu dhiba

  • @najmamohamoudhassan5058
    @najmamohamoudhassan5058 Год назад

    Ilahy haw naxaristo dhamantod intu ku dhimaty jihaadka kama daalo tarikhda snm

  • @rodaali3036
    @rodaali3036 5 лет назад +5

    Maalintaa walalkay baaa kudhintay alaw unaxariiso dadkii ujahaday dalkan

    • @Wadani1988
      @Wadani1988 5 лет назад +2

      amiiin ind qokastoisaaq ah waa kula dareemayaaa

    • @rodaali3036
      @rodaali3036 5 лет назад +1

      @@Wadani1988 thanks ind

    • @MubarikHaybe555
      @MubarikHaybe555 4 года назад

      AmiiiN Wll alle Haw Naxaristo Wllo iyo Ragii Kale Dhaman Ku Shahiidayba Dib Uxorayntii Dalka