Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Khayr ilahay aku siiyo masha allaha ilahaw xifdi iyada iyo caruurtaba wan oganay.
Maansha Allah Sheikha Naciima. Ilahey ha ku xafido Insha Allah. Barnaamij wanaagsan Quraan aqrintaada waan ka helay.
Masha aalhi abaayo macn you are right ✅ wlhi most of us have this problem
Naciimow waxaa nooshegtaa labada nuuc ee narcissmi ma heshiinkaraan ayagu hadey nolol kuwadaagaan oo kale jawaab saxiib
@@firdowsacabdi7081hĥhhh waxan umalaynayaa inay fadeexo kuwada nolaanayan wayo isma dhamaan
Masha Allah
Masha Allah ilahay inin xifdiyo cashar badnabateen. Bushada kuu dhaw bukujiraa.
masha allah
Masha allah happy family allaha idin xafido aamiin
Walaahi 2 daas bo waa isoo mareen ilaaheeyne waa imootoyay alxamdulilaah
Mashalllahi abaayo Macan you are right 👍Wllhi most of us have this problem
Mashaa Allah tabaraka AllahAbaayo jzkllahu kheyran dadaal kaaga iyo waxtar kaaga
Mashaalaah ♥️Family isku duuban ♥️🙏💯 Farxad ku noolada waa idiinku Faanaa Mar walba hadeey ahaato waano ,warcelin,iyo wacdi Jasakalahu Qeer Fi dunyaa wal Aqira AAMIN YAARABI
Illaahay qeyr badan hakusiiyo aduun iyo aaqiro umada somaliyeed waxaa noo tahii rool modal aanu kufaano ama aanu kafaiidaysano waxbadan masha allaaah tabaarakallaah
MashaAllah ❤
Kan waa midka dadka iskudirdira aan ufahmay
Mashaaaa alaah qurux qaali HBO mcn 😘❤️ salaansare
Maansha allaha tabakaka allaha
Mashaa allah
Mash Allah
Mashaa allah ma waxa jogtin Finland 🇫🇮 abyo
Maashaa alaah qoys quruxe badan
Maansha alaah
Jazaka laahu khayr ukhtii aad ayaan kaaga faa iiday waan sugaynaa qaybtabkalrna
Masha alaah Kama daalo borogaramkaan
subxanallah allahuma najanaa
Manshaaallaah maxamed dhaqankeena waxaan dhahnaa odaygii kawaran kaas xaajiga waa sharaf camal waanii sii saraadinaa idinkoo xajka aaday wax wanaagsan ayaa ka xajiseen waa kheyrka.
Masha Alha familie 💕💞
Masha allaah
Subxanallah kaasi Waa cadow qarsoon allah naga qabo 😏😏
Mansha allah famly quruxbadan
maxamed iyo Nimco waan arkay dad saas ah khayr Allaaha idinsiiyo
Maasha alah ❤
Kaas
Asc wllo waxa ka codsanayahay inad ka soo hadal mahadsanid Panic Attack calaamadihisa iyo wuxu yahay
Asckm masha allaah allaha kuubarakeeyo codkaaga
Illahey sharta haidinka qabto walaleheey aan aad ujeclahay maxamad iyo niciima cadeey
abayo yacni magacn narsiisatan xaasid miyaa laga wadaa siden iskaga ilalin karaa wanba yaabay subaxanallah allahuma najinaa
Subxaanallaah
Qofkaas aad kasoo sheekeysay dhan qof familkeyga ah oo xaga abahey ah ayaa nagu dhibay waa noox qatar ah ilaahay hanaga magangaliyo alhuma amiin
Masha alaah abaayo wanku faraxsanaha in aad socilisay
Wcs wrb
Waa run is sheeg maxamed waayo
Omg
Alla waan fuuray qosal walhi Maxamed Hassan su'aalaha uu u weydinaa anaga ayuu naga turjumoo dawada yaasha ah.
mash allaah familkay qurux badan
Mashalaha nacimo jazkalaha maxamed asigsn caateysk a maa ku dertey kkkkkkkkk caato noqadey kkkkkkkkkk
Manshaa alaah abaayo
Aniga iyo ilmahayga oo fahansan aan isku dabaalinaa walhi dagaal kiisa nagu batay odayga iyo caaydiisa subxana Allaah
Abaayo kula mida ayaan nahay see yeelnaa waan raafaadnay wlhi
@@nihaalhassan8968SABRA WAAYO CARUURRTA AABAHOOD WAX UDHAAMA MALEH GUURKU WAA NASIIB
Iska sabra caruurta aabahood wax udhaama maleh
Casharkaan waa i dhaafay , hadaan helay alx , naima iyo mohamed waa idin salaamay
Maxuu ka faidaa
Hayeey dooliga alla maxaan aqaana dad badanoo nuucaana sheekada waaa difaac ku aruur lee😳😳
Kkkkkkkkkk subxanalah
Asc ustadah naiima please waxaan kaa codsanayaa markaad wax kahadlyso erayga markasto somaali ku sharax ,Aniga hadaan iska hadlo erayga meesha ku qoran maba fahmn intaan lagaarin muuqnaasho iyo qarsoon
Narcissistic Waa dadka isla saxan ama anaaniga ah walaal Ramla
Maantay saa idiin share gareenaaye waa daalay waa program fiican
Kkkkkkkkkk
Naciimo wall Aadhicadka mawaxad kawada Riyo iyo ido waxay uu kalabaxaan ido Iyo riyo riyu Tee
👉💞👈
Dadkan waa shaydaan
Asc walalhega naimo iyo maxamad soodhawada
Kkkkll waala ii ooyaa omg waa idinka soo daahay
Mashaa allaah taabaayo 🥰🥰❤❤❤❤❤❤💯👍
Guulesta.walalahey
Ilaah.haaidin.xiifdiyo
Horii.u.socda
Janis.maheyno.anak..mahadlikarno
Waxat.kutagantahay.xaakh
Wlhi mid ila dhashay ayaa ah wuu idhibay runtii
Masha allaah tabarakalaah abaayo xafidulaah
Saaxibkey waxa ladhaha maxamed xasan Cali wax yar kukuladuwanahy uk kunoolnhy sidiina camal Aya noqoneyna
Alla waa qoslay kaligey dad badan oon aqaano ayaa calaamadahaan leh waaa inaan difaac ku aruuraa kkkkk.
Dad badan oo qarsoon waa aqaanaa
Kkkkkkkkkkk walaahi nimaan yaabinaa yiri waa yaabay howl la aan badanaaa
Nolashada ayuu rabaa kiyaawo ingariis in oo kanoqdo
Subxaanalaah illaahay namasoo marsiiyo lkn waxan kabaqaa dadku markay ku dhagaystaan inay qof walba kashakiyaan lkn alxamdullillaah waligay qof xun lama kulmin hadan lakulmana illaahay ayaa iga kaafiyay shakiguna aad ayuu uqasaaro badan yahay marka dadka aniga waxaan dhihi lahaa waxna dadka ha baasaysinina qof xun isma qarsho kaad xumaan ka aragtiina kahara gabadhaana intay qayr kawado iyo inay xaasidka naha difaacdo ajar illaahay hakasiiyo
Kkkkkkk hyvää mieti naimo good
Sida la iskaga difaaco rabnaa
Kan qarsoon asilee isdhibay
Piilo narsisti waxaa u maleynaa waxa soomaalida u taqaan af malab uur ka mariid
Hal akamaqan wuxu kudhaha marwalba hashegin waxa dhaxdena yala
Maxamed xasan maxamed waa baranay Naima ayaa noo dhiman kkkkkk.
Caadi maaha kankale anka sugeyna insha allaah
Asc abayo qofkasu wamunafaq wlhi
Waa cudur walhy islaan xaafidu qur.aan ah oo waxaan arkay dadka hoos uxamata isku dirtaDhibta ilmaheeda isku dirty wiilasha ku dhahda gabdhaha ku tanta yeyna idinku kibrine subxaana laah
Mowduucan waa igu socdaa
Naciima dadka ku fiirsanaayo finnish kuma hadlaan dhamaantood xasuuso
Ani emotionell ahaan jiray mudo 1 sano ah ka dib dhib ayaa kala kulmi jiray hadda walhi waxbo ilama wadaago
Walhi anaa in badan viktim u ahaa lkn hada ima qaldi karaan waa bartay alx
Islaan edadeey ah ayaa saas ahayd dadka xataa wey kugu diree qabrigaa allaha ku cadabee
Ar idinkaa musalsal ii noqotaan
barnaamij aan in badan sugeynay
afsomali ahaan maxaa laga wadaa naarsiiatiga
Waa been waxaa ladhahaa afmaceeye
Wax walbo daawo waa loo helaa ilaa xasidnimo daawo ma leh
Jiramiyaa mise cafimad
Hl m. KmnKm jk
Qof noocaasa waa i soo maray markii aan ku fahmay qofkii intii aan kala hadlinba waa i gooyay hehehe cajiib waa dad aan sirtooda laga sal gaari Karin waaye
abayo aniga waan ku wareray siden ku fahmikaraa
👎
Adigaa iska dhax arkay miyaa waxa laga sheekeeynaayo?
Maansha allha
Masha allah
Khayr ilahay aku siiyo masha allaha ilahaw xifdi iyada iyo caruurtaba wan oganay.
Maansha Allah Sheikha Naciima. Ilahey ha ku xafido Insha Allah. Barnaamij wanaagsan Quraan aqrintaada waan ka helay.
Masha aalhi abaayo macn you are right ✅ wlhi most of us have this problem
Naciimow waxaa nooshegtaa labada nuuc ee narcissmi ma heshiinkaraan ayagu hadey nolol kuwadaagaan oo kale jawaab saxiib
@@firdowsacabdi7081hĥhhh waxan umalaynayaa inay fadeexo kuwada nolaanayan wayo isma dhamaan
Masha Allah
Masha Allah ilahay inin xifdiyo cashar badnabateen. Bushada kuu dhaw bukujiraa.
masha allah
Masha allah happy family allaha idin xafido aamiin
Walaahi 2 daas bo waa isoo mareen ilaaheeyne waa imootoyay alxamdulilaah
Mashalllahi abaayo Macan you are right 👍Wllhi most of us have this problem
Mashaa Allah tabaraka Allah
Abaayo jzkllahu kheyran dadaal kaaga iyo waxtar kaaga
Mashaalaah ♥️
Family isku duuban ♥️🙏💯 Farxad ku noolada waa idiinku Faanaa Mar walba hadeey ahaato waano ,warcelin,iyo wacdi
Jasakalahu Qeer Fi dunyaa wal Aqira AAMIN YAARABI
Illaahay qeyr badan hakusiiyo aduun iyo aaqiro umada somaliyeed waxaa noo tahii rool modal aanu kufaano ama aanu kafaiidaysano waxbadan masha allaaah tabaarakallaah
MashaAllah ❤
Kan waa midka dadka iskudirdira aan ufahmay
Mashaaaa alaah qurux qaali HBO mcn 😘❤️ salaansare
Maansha allaha tabakaka allaha
Mashaa allah
Mash Allah
Mashaa allah ma waxa jogtin Finland 🇫🇮 abyo
Maashaa alaah qoys quruxe badan
Maansha alaah
Jazaka laahu khayr ukhtii aad ayaan kaaga faa iiday waan sugaynaa qaybtabkalrna
Masha alaah Kama daalo borogaramkaan
subxanallah allahuma najanaa
Manshaaallaah maxamed dhaqankeena waxaan dhahnaa odaygii kawaran kaas xaajiga waa sharaf camal waanii sii saraadinaa idinkoo xajka aaday wax wanaagsan ayaa ka xajiseen waa kheyrka.
Masha Alha familie 💕💞
Masha allaah
Subxanallah kaasi Waa cadow qarsoon allah naga qabo 😏😏
Mansha allah famly quruxbadan
maxamed iyo Nimco waan arkay dad saas ah khayr Allaaha idinsiiyo
Maasha alah ❤
Kaas
Asc wllo waxa ka codsanayahay inad ka soo hadal mahadsanid Panic Attack calaamadihisa iyo wuxu yahay
Asckm masha allaah allaha kuubarakeeyo codkaaga
Illahey sharta haidinka qabto walaleheey aan aad ujeclahay maxamad iyo niciima cadeey
abayo yacni magacn narsiisatan xaasid miyaa laga wadaa siden iskaga ilalin karaa wanba yaabay subaxanallah allahuma najinaa
Subxaanallaah
Qofkaas aad kasoo sheekeysay dhan qof familkeyga ah oo xaga abahey ah ayaa nagu dhibay waa noox qatar ah ilaahay hanaga magangaliyo alhuma amiin
Masha alaah abaayo wanku faraxsanaha in aad socilisay
Wcs wrb
Waa run is sheeg maxamed waayo
Omg
Alla waan fuuray qosal walhi Maxamed Hassan su'aalaha uu u weydinaa anaga ayuu naga turjumoo dawada yaasha ah.
mash allaah familkay qurux badan
Mashalaha nacimo jazkalaha maxamed asigsn caateysk a maa ku dertey kkkkkkkkk caato noqadey kkkkkkkkkk
Manshaa alaah abaayo
Aniga iyo ilmahayga oo fahansan aan isku dabaalinaa walhi dagaal kiisa nagu batay odayga iyo caaydiisa subxana Allaah
Abaayo kula mida ayaan nahay see yeelnaa waan raafaadnay wlhi
@@nihaalhassan8968SABRA WAAYO CARUURRTA AABAHOOD WAX UDHAAMA MALEH GUURKU WAA NASIIB
Iska sabra caruurta aabahood wax udhaama maleh
Casharkaan waa i dhaafay , hadaan helay alx , naima iyo mohamed waa idin salaamay
Maxuu ka faidaa
Hayeey dooliga alla maxaan aqaana dad badanoo nuucaana sheekada waaa difaac ku aruur lee😳😳
Kkkkkkkkkk subxanalah
Asc ustadah naiima please waxaan kaa codsanayaa markaad wax kahadlyso erayga markasto somaali ku sharax ,
Aniga hadaan iska hadlo erayga meesha ku qoran maba fahmn intaan lagaarin muuqnaasho iyo qarsoon
Narcissistic Waa dadka isla saxan ama anaaniga ah walaal Ramla
Maantay saa idiin share gareenaaye waa daalay waa program fiican
Kkkkkkkkkk
Naciimo wall Aadhicadka mawaxad kawada Riyo iyo ido waxay uu kalabaxaan ido Iyo riyo riyu Tee
👉💞👈
Dadkan waa shaydaan
Asc walalhega naimo iyo maxamad soodhawada
Kkkkll waala ii ooyaa omg waa idinka soo daahay
Mashaa allaah taabaayo 🥰🥰❤❤❤❤❤❤💯👍
Guulesta.walalahey
Ilaah.haaidin.xiifdiyo
Horii.u.socda
Janis.maheyno.anak..mahadlikarno
Waxat.kutagantahay.xaakh
Wlhi mid ila dhashay ayaa ah wuu idhibay runtii
Masha allaah tabarakalaah abaayo xafidulaah
Saaxibkey waxa ladhaha maxamed xasan Cali wax yar kukuladuwanahy uk kunoolnhy sidiina camal Aya noqoneyna
Alla waa qoslay kaligey dad badan oon aqaano ayaa calaamadahaan leh waaa inaan difaac ku aruuraa kkkkk.
Dad badan oo qarsoon waa aqaanaa
Kkkkkkkkkkk walaahi nimaan yaabinaa yiri waa yaabay howl la aan badanaaa
Nolashada ayuu rabaa kiyaawo ingariis in oo kanoqdo
Subxaanalaah illaahay namasoo marsiiyo lkn waxan kabaqaa dadku markay ku dhagaystaan inay qof walba kashakiyaan lkn alxamdullillaah waligay qof xun lama kulmin hadan lakulmana illaahay ayaa iga kaafiyay shakiguna aad ayuu uqasaaro badan yahay marka dadka aniga waxaan dhihi lahaa waxna dadka ha baasaysinina qof xun isma qarsho kaad xumaan ka aragtiina kahara gabadhaana intay qayr kawado iyo inay xaasidka naha difaacdo ajar illaahay hakasiiyo
Kkkkkkk hyvää mieti naimo good
Sida la iskaga difaaco rabnaa
Kan qarsoon asilee isdhibay
Piilo narsisti waxaa u maleynaa waxa soomaalida u taqaan af malab uur ka mariid
Hal akamaqan wuxu kudhaha marwalba hashegin waxa dhaxdena yala
Maxamed xasan maxamed waa baranay Naima ayaa noo dhiman kkkkkk.
Caadi maaha kankale anka sugeyna insha allaah
Asc abayo qofkasu wamunafaq wlhi
Waa cudur walhy islaan xaafidu qur.aan ah oo waxaan arkay dadka hoos uxamata isku dirta
Dhibta ilmaheeda isku dirty wiilasha ku dhahda gabdhaha ku tanta yeyna idinku kibrine subxaana laah