Illahow u naxariso oo janatul fardowsa ka warabi illahow hoyadey oo iyaduna 8 bilod ka hor getiyotay iilaho u wada naxariso hoyoyinkeni iga dhintey allahuma aamin
Maasha Allah hooyo macaan ilaah ya u naxariisto hooyo yo kii hore wa hooyooyon sharaf badan janadii fardowso ilah ha geeyo Amin Aamiin♥️❤️❤️❤️❤️💕🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha allaah hooyo mcn illaah ha xafido hadey nooshay klibkaa 2 sanaa ka soo wareegtay hadeyvdhimatayna illaah ha u naxariisto hooyo qoka ku soo barbaarisay waa qof qaali ah
ilaaheey haa u naxariisto hooyadaa reer cabdila gar jeex eey ka xasuusataa waxeey daganaayeen shentarka ween iyo saldhiga gadaashiis walee waqti waa la soo maray
Naciima walalo janatulfardows ayaanu wada bergsman walalo waxan aad u raadiya gabadh adiga kuu ek oo somalibantu ah oonu daris ahayn wakhti hore Sweden magaceedu waa sahra axmed ninkeedu waa caways gabadhoida curad khadiijo wiilka ku xigaana waa axmed labadaqs baan ku ogaa walalo aad baad iskugu ektihiin waalidkeed waxay joogasn Finland iyo walaaluhuba laakiin iyadaa ka soo hor gashay Sweden iyagoo Afrika jooga waliba lamaanahani waa ehel aad baan ugu fikiraa in aamu Isla xidhiidho waanu kalaguuray sidaa darteed baanu ukala lunay hadaad walaasheed tahay Ama taqaano walalo waxan ku sii numerkayga Si aad usiiso oon ila xidhiidho mahadsanid
Illahow u naxariso oo janatul fardowsa ka warabi illahow hoyadey oo iyaduna 8 bilod ka hor getiyotay iilaho u wada naxariso hoyoyinkeni iga dhintey allahuma aamin
Masha Allah, hooyadaa qurux aduunyo wey soo qaadatey daryeel fiican baa ka muuqda, aakhirana ilaahay janatul fardowsa ha ku casuumo iyada iyo labadeyda waalid iyo intii islaam ah oo dhanba. Amiin🤲🤲🤲🌹❤🤲🤲🤲
Hoyo mcn ilahow u naxariiso naciimo inteen kalaso xariiraa huno allaha ku barakeye
Ilaahoow unaxariiso ayada iyo jamiic almuslimiin iyo hooyadeey iyo aabaheey iyo walaasheey iyo anaga dhan aaqiro iyo aduun
Allah unaxristo hooyo iyo dhamaan waalidiinteena
Mahadsanidiin
Mashaa Allah beautiful Family Allah idin ciseeyo maama
❤💙🥰💙🇸🇴
Ilaheye ha u naxariiso hooyo mcn 🤲🤲🤲
Allaah U naxaristo hooyo ukhti
Hooyo illahay ha ku naxariisto aamiin yaa raxmaan
Maasha allaah maama illaahey ha caafiyo kuligiina farxad ku noolaada
Walaahi 😭😭😭hooyo markaan arkay ilmaa iga timid 😭😭😭ilaahow intaan noolnahay hoiyaday ila kulansii💓💕
Masha Allah alaha ka raali noqdo Amen
Barakalaahu fiikum Qurux maamada, illaaheey noocaafiyo maama❤.
Manshallah waa Dadkiihore Xalaalquudatada ahaa oo Dalka usoo jihaaday! Waayo waxey soosaartay Dad Tayo leh , Allaha idin dhoowro.
Inaaliallahi wainaa ilayhiraajucuun ilahay haunaxariisto janadiisa fardawsa aamiin yarabi
Ameen yaarabi
Mashaallaah Allaah hakuu xafido hooyada ❤❤❤
Asc wr wbt
Mamma Zaynab iyo Wlshn
Nacima , So dhowow Mamma mcn Allaahuma Baarik Fiikum ❤❤❤
Ma sha Allah Allah yarxam
Alaya raxmo hooyo macaan 💞💕💘💐ilaahow janadii fardosa ka waraabi oo kitaabkeeda midigta oga dhiib😭😭💕
Ilaah ha unaxariisto
Mashallah
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان وانا لله وانا اليه راجعون
Ma.sha.allah.naima.nimcada.allah.ku.siyadiyo.wayo.waxa.jirah.dad.aan.walid.koda.an.arag.❤👑👍💝💞❤
Masha alah naima hoyo macan igu salaan oot Ihanaa from jowhar hooyo deriskeda
Masha allah allaha barakèyo hooyo Macan allahana caafiyo 🥰🥰❤️❤️
Masha Allah
Maasha Allah imaanka waa wac weyn Walaahi maskin anaka betalen ayaa ahayn ilaah ha dhaafo❤️❤️🤲🏻
I am so sorry for your loss sweetheart ❤ Ilahay ha uu naxaristo o janada ka warabiyo
Hooyo soo dhawoo ilaahaya haku caafiyo haku xafido geeridaada dabadeeda janada illaahay hakuugu bushaareeyo jana fardoosa amiina ❤🎉 hooyo oo dhana illaahay xafido❤❤
Masha allah tabarakallah
ina lilahu wa ina ilaahu raajucuun waa hooyadii dhimatay ilahay ha u naxariisto
Abayo mamadan mey dhimatay
Allaha unaxariisto hooyo afar sano bay mootan tahay hooyo qabriga beer beeraha janada kamida allaha uga dhigo hooyo.
MashaAllah ❤ habaryarteey eey u cod egtahay
أللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته ويلهم أهله وذويه الصبر والسلوان امييييين اميبببببببن امييييين يارب العالمين
Masha Alaha ilaha ha ku xafido qaali
Maasha Allah hooyo macaan ilaah ya u naxariisto hooyo yo kii hore wa hooyooyon sharaf badan janadii fardowso ilah ha geeyo Amin Aamiin♥️❤️❤️❤️❤️💕🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha Allh hooyo macaan ilahay qabrigeed ha unuuriyo
Ma.sha.allah.naima.qurux.hooyo.allah.cafimaka.hau.siyadiyo.👑💞💋💋💋❤👏👍👑❤
Ilaahey cafimaad haku siiyo hooyo inshaa allaah amiin yarabi
Mashall Mashall Mashall keep going sisters
Illahoow unaxariiso rabiyoow
Maasha allaah ilhaahay haku dhaafo hooyo mcn lkn cidna geerida lama xiji karo maxaa yeelay ajasha markay imaado yar iyo weynin malaha taas ogow ilaahay ayaa ku caalin ah waxa naga qarsoon cimriga allaaha no dheereeyo iyo caafimaad taam ah allahuma aamiin
Maasha allah
Ilahay ha u naxarisato
Allaha uraxariisto my mama seynab
Masha allaah ❤️❤️❤️❤️
Maasha allaah hooyo mcn illaah ha xafido hadey nooshay klibkaa 2 sanaa ka soo wareegtay hadeyvdhimatayna illaah ha u naxariisto hooyo qoka ku soo barbaarisay waa qof qaali ah
Ina lilahi waina ileyhi rajucoon samir iyo iimaan ilah haka siiyo hooyo Macanto 😭😭😭
Alow kuu naxariiso amiin
اللهم اشفها شفاءً عاجلاً شفاءً لا يغادر سقمًا ولا الماً
mash allaah
Hadhin sas abaayo alle ayaa og qofki hormaraayo
Asc nacimooy abaayo markan arko vediowgan Uma maleeyo inaan fiirsaday hooyo saynab iyo waalidiinteenaba alaha u naxariisto amiin yaarabi 🌺 ❤️
اللهمّ أمد في عمرها بالصحة وعلى طاعة ربي.
Inalilaahi wainaa ilaahey raajucun ilaahey já u naxariisto hooyo
Allah yarxamaha hooyo macaan godka illahy u nuuri
Ma sha allah.
الله الله يرحمه ويغفر لها
Beautiful Chanel Maan Sha allah Abyo daris kaliya Haku salaamine anaga dhan hooyadeen waaye nagusalaan cimriga Allaha usaaidiyo
Khadra cirro abayo we geriyotay hada allaha unaxariisto allahuma amiin
@@yaasmiinaxmad6952 Abyo mar danban arkay Allaha u naxariisto mamada illahaw qabriga u nuur Oo firdawsal aclaaa ku arsuq
@@khadracirro9332 amiiin yaa rabi mahadsanid
AMiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiN
Alle ha u naxaristo hooyo
Masha Allah ❤❤❤❤
Masha allha
Inna lillaahi wa inna ilaayhi raajicuun 💔😭
ILAAHAY ha u naxariisto kitaabkeeda midigta ALLAH haka siiyo aamiin aamiin aamiin
ilaaheey haa u naxariisto hooyadaa reer cabdila gar jeex eey ka xasuusataa waxeey daganaayeen shentarka ween iyo saldhiga gadaashiis walee waqti waa la soo maray
maashaa alaah ilaah haunaxariisto
Asc abayo maasha alah ilaah haku xafido baari aad tahay
Fahmo abaayo shukran, waalidka aan ku dadaalno inshaaAllaah, qaasatan inta ay nool yihiin.
Salawatulah wasalamu caleyhi 😢😢😢
Ilaahey haunaxariisto
Maan sha Allaah hooyo mcn❤❤❤❤
Allow ku naxariiso
Allaha unaxariisto ani cawan arkay hoyo qabrigeda Allaha u wasiciyo waa dhal culumo magacaa laga garanaa
Masha Allha hooyo mcn 🥰❤️
Ilaahay haunaxariisto hooyo
Hooyo mcn waa ku salamay
Masha sllah
Allaha unaxariisto hoyo
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maasha alaah
Maansha alaah niciimo
Subxanalah allow na astur alxamdulilah
Wll wa fasahaad Allah hanuuniyo dumarka somsliyeed
Sorry ano comment qorayo a ciyaalka igu so yeceen gacanta iiga dhacday kan fartun balbalaarka an ku qalday
Allah u naxariisto hooyo macaan
Ilaahay haunaxariisto walalo
Asc masha allaah hooyo
Mashallah hooyo mcn ❤❤❤❤
Allow unaxariiso doolagaal waa layaqaan beer ayeeynu ku leenahay
Mashaallah hooyo waye
Waa.DuCaysan.tahay.Abaayo.Macaanto.
Apllaha unacariisto hooyo iyo hooyinkeen
Hadaan ka danbeeyo anaa dhaqaya dheh wenaanta laguma hor dhinto
Hoyo Allah Janda hakawarabiyo una naxristo
الله يرحمها ويغفر لها واسكنها الفردوس الأعلى
من الجنة وللجميع المسلمين والمسلمات.
اللهم آمين يارب العالمين🤲🤲🤲
Naciima walalo janatulfardows ayaanu wada bergsman walalo waxan aad u raadiya gabadh adiga kuu ek oo somalibantu ah oonu daris ahayn wakhti hore Sweden magaceedu waa sahra axmed ninkeedu waa caways gabadhoida curad khadiijo wiilka ku xigaana waa axmed labadaqs baan ku ogaa walalo aad baad iskugu ektihiin waalidkeed waxay joogasn Finland iyo walaaluhuba laakiin iyadaa ka soo hor gashay Sweden iyagoo Afrika jooga waliba lamaanahani waa ehel aad baan ugu fikiraa in aamu Isla xidhiidho waanu kalaguuray sidaa darteed baanu ukala lunay hadaad walaasheed tahay Ama taqaano walalo waxan ku sii numerkayga Si aad usiiso oon ila xidhiidho mahadsanid
Allah ya raxmah 🥲
Waa subscribgareeyey 😍
Hoyo macan ❤️💯
Allahumma barik. Inagu Salam hooyodeen ❤❤❤
Way dhimatay ban filaya comentiyada sidaan Ka arkayo
Hooyo mcn allow godka kuu nuur kafanta allow kuu jididi 😪😪
❤❤❤❤
Nacima waxnku jeclahay farxada
Kaaaaalay khatraaaayqaranfarciyeeto waxbadan tantan ladoo dhaweeyaaa iyoiyo waa uwataaa naaagodumaar.exusemeeeeeee