astaamaha Raga/Dumarka Narcissist ah

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025

Комментарии • 98

  • @rihamosman4549
    @rihamosman4549 4 года назад +17

    Very educational, Eye opening subxanallah. We need to learn about these things so we can proctect our mental health. I am sure a lot of people will benefit from it. Keep it up sister. Jazakallah kheyr.

  • @fatumaismail1813
    @fatumaismail1813 4 года назад +4

    Asc eedo Allaha ku barakeeyo aakhiro iyo adduunba, wax badan baan la noola dad noocaas ah waliba aan ahayn hal iyo 2 waxaan is oranjiray ma adaa waalan misse dadkaan aday ku waalayaan. Eedo Allaha ku Liibanee sidee baa loola dhaqmaa?already dadkoo dhan bay isku direen wax dhintay iyo wax noolba. Hooyooy waxaan u maleynayaa waxaan in ay tahay Alle ka fogaansho iyo kibir, daandaasigii baa battay Allow noo naxariiso oo nimcadaad na siisay kuwii ku Shugriya naga yeel iyaga iyo annagaba caafimaad nasii 🤲🏼🤲🏼😇

  • @s.h9407
    @s.h9407 4 года назад +5

    Mashaallah tabarkallah you are helping us a lot,Thank you!

  • @dacwahfamily
    @dacwahfamily 4 года назад +2

    MashaAllah abyo waa barnaamij muhiim ah Allaha ku siyaadiyo cilmigaada

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 4 года назад +2

    Maashaa Allah Tabaarakallah jazaakallah kheyr.

  • @hamdiali8435
    @hamdiali8435 4 года назад +6

    Mashalah abaayo wan kaheelay baramashada 🌷🌷🌷🌷

  • @abdiazizmohamedhassan2861
    @abdiazizmohamedhassan2861 4 года назад +2

    Maa shaa Allah. This is really useful. Thanks walal

  • @zaynabmohamood9985
    @zaynabmohamood9985 Год назад

    Mashallah Walal your amazing thank you for sharing this with us

  • @aminafarah7033
    @aminafarah7033 4 года назад +3

    We need more people who are doing well to our community like you sis

  • @jannahmohamed2320
    @jannahmohamed2320 4 года назад +3

    Aniga waaba ku heestaa barnaamijkan kama daalo wallahi thank you very much sis

  • @najahahmed2162
    @najahahmed2162 4 года назад +3

    Thanks wll runtii dad badan ayan ku arky
    Rag iyo dumarba leh

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 4 года назад +4

    Mahadsanid Safiya, Allaha kaa ajar siiyo. Soomali Waa u baahan tahay in ay bartaan xanuunkaan. Waana ay inagu badan yihiin. Mahadsanid Quruxeey

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 4 года назад +2

    Masha allah bayo cuduro badan baa is kajirto xbbti wali qurbaha lagu arkay. illaah dadka qulubta ha unadefeyo amiiiiiin

  • @gdgd1392
    @gdgd1392 4 года назад +2

    Shukran abaayo baarakalaah fiik no so badi

  • @abdicilmi1068
    @abdicilmi1068 4 года назад

    Ustaad Safia mahadsanid mida kale qofka xanuun san dawada ka soo soo hadal

  • @jamaalh32
    @jamaalh32 4 года назад +1

    Thank you Safiya Mohamed, waa loo baahanyahay, waad mahadsantahay anaa og that cudurkaa qaba.

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 4 года назад +3

    I liked to know more about this topic ,jazaaka Allah khayr sister.

    • @zam3622
      @zam3622 4 года назад

      Si gaara ila so xidhidh sis i will explain to you more details about narasisim personality disorder inshallah ♥️

  • @sarahfarah7935
    @sarahfarah7935 4 года назад +2

    Masha Allah safiya jizakalaah wax wayn ayaanta faaiday anigoo ah qof la nool nasict nasha Allah thanks

    • @cumaryare6196
      @cumaryare6196 4 года назад +1

      Alle hakaa caafiyo oo hakuu dhib dhaamo wll macan

  • @ahmedjamal3993
    @ahmedjamal3993 4 года назад +4

    Walaashay waan kaaga mahadcelinayaa sida waqtigaaga qaaliga ah noogu hurtid. Wax badan ayaan kafaa, iidey mowduucyadan muhiimka u,ah nolosha aadamaha eed nalawadaagto.

  • @nerodavola9188
    @nerodavola9188 4 года назад +2

    Sii wad walaal waa mawduuc muhiim ah anfac leh kan iyo kuwa la m la mid ka ahba

  • @tamamqurux6065
    @tamamqurux6065 4 года назад +2

    subxaana allah wli xabad qalada kuma darin sanadaha hore waa lagu wareeraa saaid, hada lkn wa la qabsaday, bal ka waran qof aa la nooshahay oo hadaa dhimanee xataa kuu damqaneen, kuuna jeedo agtaada iska fadhiyo, ma fiyoobo waa dad waalan

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 4 года назад +4

    Thanks walalo. I live with them omg my sister in law she lies and jelous and make everyone to fight in the family. Walahi waaruun.

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 4 года назад +3

    Ilahay hakuxafido 👍👍👍👏👏👏👏🌹🌹🌹🌹

  • @xeeuah7084
    @xeeuah7084 4 года назад +4

    Ana laa nolay 10 Sano kadiibna anoo walan raba ayan ka tahay alxamdulilah

  • @mouradsaameh226
    @mouradsaameh226 4 года назад +1

    Thanks wll waxbaad nooh biirisaay

  • @sagalm3186
    @sagalm3186 4 года назад +1

    Mash Allah abaayo JizakaAllah, I am your new Subscriber ❤️I know so many of them wallhi subxanaAllah,

  • @hayaatbashiir542
    @hayaatbashiir542 4 года назад +1

    Maasha allah keep going sister thanks

  • @Tsb_pro1
    @Tsb_pro1 4 года назад +16

    Aniga odaygeyga ayaa cudurkaan qa ba wlhi waan ku dhibanahay

    • @yusufdjama9759
      @yusufdjama9759 4 года назад

      Iskumit wll anigana xaaska qabta

    • @shukrisaleh3389
      @shukrisaleh3389 4 года назад +5

      Ana hooyadey baa qabta, xanuuno badan baan ka qaaday .dhibka jiraa waxa weeye cidna umu sheegan kartid ,hooyadey baa saas igu samaysay hadaad tiraahdid wey kula yaabi ma hooyo saas samaysa bey igu dhahaan ani caasi iga soo qaadaan.

    • @Dagancabdi4063
      @Dagancabdi4063 4 года назад +1

      Waa run wll waa imtixaan aduun oo nalagu eegayo sidan uga gudbi lahayn

    • @Welch568
      @Welch568 2 года назад +3

      @@shukrisaleh3389 iska sabar anigaba sidoo kale waakula qabaa waa imtixaan aduun waalaga baxaa

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 4 месяца назад

      Iska fur anuu waan iska furay waanan ka ladnaatay maskaxdaa culays iga fuushanaa awal hadana waan fududaaday sxb, noloshaada ka muhiimsan naagta ​@@yusufdjama9759

  • @luzerbowy4773
    @luzerbowy4773 4 года назад +4

    Yes queen 😍

  • @ummuafartacunug1227
    @ummuafartacunug1227 4 года назад

    Masha Allah abyo qayr Allah hakusiyo wlhi dad badan on garan la.aaa waxa kaqaldan ayad ifahan sisa inay xanunsan yihin

  • @nimadeqa1378
    @nimadeqa1378 4 года назад +1

    Masha alla tabarakala intee lagala xidhidhi karaa abayo

  • @fadumaruumad6169
    @fadumaruumad6169 4 года назад +2

    Halke waye mesha an kala soconayo live barnamijki caruurta kusabsana Sweden reer Umeå

  • @fatxiweyrax3287
    @fatxiweyrax3287 4 года назад +1

    Wll waangartay inaan naftayda kailaashto see lagucaa winkaraa iyaga waxaan rajaynayaa inaad iisoo jawaabidoontid ajar iyo xasanaad alle hakaasiiyo

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 2 года назад

    Abaayo waan ka helay

  • @hamdakhader5294
    @hamdakhader5294 4 года назад

    Waan ka helay wlhi hore usoco xbbti

  • @ubahaden8647
    @ubahaden8647 4 года назад +1

    Abaayo waanka helay soobadi

  • @rmc9069
    @rmc9069 4 года назад +1

    Asx walashay aad baan ufahmay mowduucan aad ka hadashay waanad ku mahadsan tahay.

  • @hamzaabdullahi9514
    @hamzaabdullahi9514 4 года назад

    Masha allah walaal wallahi dadbadan ayaan ku arkay arintaas

  • @vohhchannel1023
    @vohhchannel1023 4 года назад

    Mowduucaan in aad 2 ka dhigto [Rag iyo Dumar] ayey ku fiicneyd, mahadsanid.

  • @xeeuah7084
    @xeeuah7084 4 года назад +2

    WALALEEY WAXAN RABI LAHAY DADKA FAANKA BADAN OO DHAHYO WAAX AAN MACQUUL AHEEN SIDA WASII AYAN RABA IN AAN NOQDO AMAA MALYAN NEER ASAGON XITA WAX BARAN MAA JIRA BAAL KA SHEKE DADKAS AYAN HEEYNA

  • @ibadofarah7596
    @ibadofarah7596 4 года назад

    Allaah akbar. Laahawla. Walla. Quwata illaabillaah ✅

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 года назад

    Thank you dear really one week ban ku xiranahay channel kaga wan ka helay sida narcissistic nogu sharaxday
    Qof nuucas ah ban xirir la laha aad ban ugu wareray kadib wxn fahmay inu yahay qofkan qof isaga xanunsan hada normal waxba dhib iguma haayo sidan wn ka nastay so, wn jaray xirirkisaba

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 4 года назад

    Masha Allaah

  • @walkingpinnaple5502
    @walkingpinnaple5502 4 года назад +2

    🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 4 года назад +11

    Asc safiya abaayo please kasoo hadal dadka narsistic ah sidee lagu caawin karaa wacyigelin maleeyahiin iyo waano ileen iyagaba waa dad bani aadam ah oo noole

    • @aminajama160
      @aminajama160 4 года назад +3

      Waa dhagax ama darbi waligood ma is badalan

  • @nasirabdi7045
    @nasirabdi7045 4 года назад +2

    Maansha Allah waa faleenbo oo kale mawduucyadan aad sida joogtada ah aad noogu Soo gudbisaa
    Waana u muhiim bulshada waa aragtidayda khaaska ah kii ilaqabaa isku argti baan ka nahay kaan ilaqabina waa aragtidiisa
    Sababta aan muhim ugu arko waxa ka mida
    1/ dad islaama ayaynu nahay
    madamaynu islaamnahay qof walaalkaya oo kula nool ama sxbkula ah dhibkiisa oo aan waxba kaa galabsan oo aanay waxba kuugu kordhayn
    Dhibkiisa in aad ku taamto oo ku seexato oo ku soo toosto dhib wayn bay ku tahay adigana dhidar xabaalo qoday uun baad noqonaysaa waxan lahadlayaa dadka tilmaamhan leh haduu aniga yahayna anaa isla hadlaaya haduu kalsheegayo yahayna isagaan la hadlayaa
    2/ hadana dhibka ayaa sii kala ah dabeecdaha noocana dadka lihi waxay kaga sii xagjiraan dadka kale ee wax dhibaateeya
    Kuwani waxay ka ataagayaan qofka maskaxda oo ay garaafooyin kaga samaynayaan oo ah qalbigii qofka xubintii ugu mihiimsanayd sidaynu la socono gaadhiga hijiinka ayuu ka socdaa hijiinku markuu xumaado waa la tuura qofka ibnu aadamkaa halka uu ka socdaa uu ka tamariyaa waa maskaxda
    3/dhaawaca iyo garaafadaa maskaxda aad kaga samaysay qof miskiina oo islaama oo walaalkaya uu cid uun wax ugu filaan lahaa diin ahaan iyo dad ahaan iyo dal ahaan waxba aan kuu gaysan inaad dishay gar iyo maglaan ma dareemaysaa mase dareemaysaa in aad tahay xanuunada faafa ee aan dawadooda la helin sababtoo ah qofka qof dilaa wuu ka calaamad sanyahay dadka lakin qofka maskaxda dadka ka dilaa waa dhiigyacab aan la dhaadayn oo boqolaal Dada oo waalan oo iska daba wareegaysa in dadka sidaa ugalay ay yihiin
    Hadaba Daren bulshoy ulahoow dadkaa
    Aad baan usalaamayaa dadihiya barnamijka safiya iyo dhamaanba bulshada ku xidhan

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 года назад +1

      Mahadsanid walal Jzkallah Khayr

    • @nasirabdi7045
      @nasirabdi7045 4 года назад +1

      @@masteringpowerwithin8583 adaa mudan walaal qaali safiya alle ha ku xafido guulayso goor iyo ayaan
      Guuluhina garabkaa ha galo gobanimo iyo sharaf ku waar
      goob taad tagtiyo gurigaad degtaba goba nimo ku joog👍❤️

  • @rahmaabukar1329
    @rahmaabukar1329 4 года назад +2

    Asc abaayo mowduucan waa mid aad u muhiim ah wax wayn ayuu inoo taray

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 7 месяцев назад

    Dadkaan xanuunsan maxaa nagu nadshay talow.
    Wlh somalida xanuunadam ku badan.

  • @adoontarabi704
    @adoontarabi704 4 года назад +3

    Adiga makusoomareen wlo👍👍👍👍👍👏👏👏👏🤩🤩🤩🤩 dadkaas ,daris, saxib ama shaqo

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 года назад +4

      Yes sis shaqo

    • @samiyaabdi7740
      @samiyaabdi7740 4 года назад +3

      Asc Wllo mahadsanid wan sugeyna sida loola dhaqmo kuwa qaba natcissist

    • @Cherry_sweet570
      @Cherry_sweet570 3 года назад +1

      @@masteringpowerwithin8583 abayo mela kala so xariro ma ishegii kartaa runtiii arintaa aya la nolahay plz ina kula hadlaa rabaa

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад

      @@Cherry_sweet570 abaayo ma adigaa ah mise qofka la nooshahay ayaa ah

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 4 года назад

    Gabartan tageero weyne uu ahay baayo shout out ii same pranks qosol badan sameyaye

  • @dhismustaqbalkaaga136
    @dhismustaqbalkaaga136 5 месяцев назад

    Anaa la noolaa muddo dhswr sano

  • @WaxsansideMedia
    @WaxsansideMedia 4 года назад +2

    Meshan Cashiro ihu dhaafi jiray lkn alx hda ka dib xaadir ku ahay

  • @cumarciise1877
    @cumarciise1877 4 года назад +2

    mahad sanid wll

  • @abuwilasan4174
    @abuwilasan4174 4 года назад +2

    Asc waan kugu cusubahay bilisa qiso igu dhacaday makulawadagi Kar bilisa si aan unafiso waxaan rajanay inaad iso jawabatid aladarati magacaygu WA samsam jogata sacudi arbiya

    • @masteringpowerwithin8583
      @masteringpowerwithin8583  4 года назад

      Yes
      Email
      safiyamohamed980@gmail.com

    • @abuwilasan4174
      @abuwilasan4174 4 года назад +1

      Waad mahad a sanatahay alaha ku xafido aduun iyo akhiraba makuso diralabarkayga si aad igalaso xidhidha wllo waxaan isaticamala wabasadakaliya

  • @sacdiyoyuusuf9705
    @sacdiyoyuusuf9705 4 года назад +2

    Lkn abaayo qofa cudurkaan qaba 1- maxaa ku keenay? 2- sidee loo daaweyn karaa ? Mahadsanid.

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад

      Waxa ku keena badanaa waa waalidka oo saaid daryeel xumo uga timaado qofkaasi markuu yaraa daryeelxumadu way badan tahay wAa naxariis la,aanta waalidka dhankiisa in la garaacijiray qofkaan markuu yaraa la cayn jiray naxariis tirobadan aan lagu soo korinin markaa asaguna naxariista dhan ayaa ka guuraysa cadawnimo ayaa ku dhalanaysa oo cudurkaan isku bedeleysa

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад

      Lkn daawo maleh abaayo hadaad qof sidaas ah aragtay haku daalin waa dabeecad uu kusoo koray oo koriinshaha oo xumaaday kadhalatay ma bedelikartid weligaa inaa ka dheeraato moogiye xataa haduu family gaaga yahay dantaada ka raac inaad bedesho haba isku deyin

  • @leylasharif6449
    @leylasharif6449 4 года назад +2

    Asc Abayo Safia Aniga waxaa ii qabo Qof oo aan ku wareri lkn hada waxaa ogadi in oo yahay qof oo naxris lehen ama aan danqanein 23 San aan is qabna farxad kuma haysato ilahey waxaan ka barya in oo xal keno

    • @missdynamo747
      @missdynamo747 4 года назад +1

      Wcs abaayo/i can feel u sorry xabibti

  • @dulmidiid2434
    @dulmidiid2434 4 года назад +1

    Aad baad ugu mahadsan tahay Casharada Nafta dhisa ee an halkan ku so gudbiso

    • @fatimamohammud1755
      @fatimamohammud1755 4 года назад +1

      Mashaa Allaah Tabaarakallaah Eedo macan Rabbi ha kaa abaalmariyo fidunyaa wafil aakhira Allaahumaa Amiin

  • @fartusaid8054
    @fartusaid8054 4 года назад

    Wcs wr wb

  • @omarguled7170
    @omarguled7170 2 года назад

    Waad Mahadsantahay
    Aqoon Fiican Ayaad Noosharaxday
    Laakiinse Mowduucu Muxuu. "Af Soomaali "
    Lamicno Yahay?

  • @umuosama2956
    @umuosama2956 4 года назад +2

    Dadka xanuunadaan qabo rag iyo dumarba daawo maleedahay?maladaawen karaa?plzz jawaab

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 3 года назад

      Abaayo daawo maleh waa wax markay yaraayeen ay korniin xumo ka soo dhaxleen dilida badan iyo qaylada iyo cayda ilmaha lagu sameeyo ayuu ka qaadaa naxariista ayaa ka guurta cadawnimo ayaa ku dhalata ileen asagaba naxariis laguma soo kornin waalidkeena somaliyeed badanaa ilmo narcissistic ah ayay koriyaan sabatoo ah naxariis kuma soo koriyaan ilmo madaxadag oo qaylobadan naxariis dhan lahayn oo madax adag ayaa arkaysaa

  • @sahalsaahil5554
    @sahalsaahil5554 4 года назад +1

    Hada waa is ilaalinkaraa

  • @daud6248
    @daud6248 4 года назад +2

    thanks sis commentiga iyo share igu qabta

  • @saynab2031
    @saynab2031 4 года назад

    Waxan dawo maleeyahay anaba aqaana dad qabee

  • @talawanaaggoodadvice8891
    @talawanaaggoodadvice8891 4 года назад

    Asc Safiya ma inay calaamada ha dhan ka muuq daan baa mise qaar kamida ayay yerlan karaan

  • @ahmedjamal3993
    @ahmedjamal3993 4 года назад +2

    SU, AAL,
    Walaashay waxaan maqlay Dadka Narcissist ga ah maraago xiriirka lamaanaha hadday noqoto Xilliga hore ee shukaansiga ee isbarashada ama Xilliga guurka kadib. Marka arintaa maka qaybqaadankartaa burburka qoyska? Maxaase therapy ahaan ama lagu dawaynkaraa ka diagnose ahaan?
    Mahadsanid.

  • @jabrilomar7791
    @jabrilomar7791 Год назад

    Dear sister Thank you so much do you have email I wanted to ask you professional question