Waan helay Dillaaigii dilay Hormany Ashcroft ! Yuu kula yahay dilaagaasi# Dambi Baaris

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 232

  • @buuloxuubeey
    @buuloxuubeey  3 года назад +37

    #Qeybta 1-aad ruclips.net/video/WViItvu60Ug/видео.html
    #Qeybta 2-aad ruclips.net/video/zJKhq7VdBjM/видео.html

    • @DrHajir-wr9wb
      @DrHajir-wr9wb 3 года назад

      Sxb dilkii ikraan baar

    • @cirjoogetv9611
      @cirjoogetv9611 3 года назад

      Sheekada manoo soo turjuntay? Mise adaa danbi baare ka ahaa wall

    • @MiiraaleShow
      @MiiraaleShow 3 года назад

      Cajiib ayaad tahay sxb

    • @qambiyarre
      @qambiyarre 3 года назад

      Ustaad

    • @Dhambaal55
      @Dhambaal55 3 года назад

      @@DrHajir-wr9wb 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
      Ninka ma in hawada lagu cuno ayaad rabta

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 3 года назад +8

    Inta Jecel In Barnaamijyo Sirdoon U Soo Diyaariyo Ustaad Assan Osman haji Like Saara 👍
    Ustaad Codsi Barnaamijyo intelligence

  • @abdullahimahamudbile
    @abdullahimahamudbile 3 года назад +14

    WAR NINKAN MASHAALLAH CAADI MAHAN
    HAMBALYO HORUMARKAGA WAN KU FARAXSANAHY ABTI MCN

  • @abdirizakmohamed8266
    @abdirizakmohamed8266 3 года назад +7

    So badi barnaamijyadaan ustaad aad ayeey u xiiso badan yihiin

  • @mwajeer
    @mwajeer 3 года назад +15

    Mr Hassan Osman, a well-trained investigative journalist, is pleased with the way you have handled this case. Thank you

  • @hushmad162
    @hushmad162 3 года назад +12

    Masha allah ustaad waxan rajeynaa Cilmigada aad baratay in aad dalkadu ugu shaqeyndontid bro waxad uqalantaan dawasho intan ka badan wlhi💯❤🙏🙏🙏

  • @mustafegaaruf1843
    @mustafegaaruf1843 3 года назад +1

    Waa markii igu horeysey ee aan wajigaaga sitoosa u arko
    Codkaaga ayuunbaan aqaana lakiin wajigaa vedio gan ayaan ku arkay
    Mansha.allah guul insha.allah

  • @AbdiweliHassan7
    @AbdiweliHassan7 3 года назад +3

    Si wacan 3qeyb u dawaday big respect 🙏

  • @aslanalinoor3522
    @aslanalinoor3522 3 года назад +7

    Hadaa soo daawtay labda qeyb hore....
    Inta aadan daawan muqaalkan dilaaga aa tuhmeyso hoos inoogu reeb magiciisa

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 3 года назад +9

    Danbi baarista waa maskax Maal I like this job

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 года назад +2

    Masha alaah xasan cusmaan walaahi waad iga qoslisiisey masha alaah dhibkaas oo dhan anagaa noo martey mahadsanid aboowe

  • @enggarguute8073
    @enggarguute8073 3 года назад +4

    Masha allah 💓
    Inuu soo badi barnaamijyada nuucaan oo kale ah🌹 mr xassan

  • @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
    @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 3 года назад +3

    Nice lesson keep going #HassanOsmaan we need other cases u are solving

  • @mohamedcajab7977
    @mohamedcajab7977 2 года назад

    Mansh Allh wll wad mahad santahay

  • @mohamedabdi7005
    @mohamedabdi7005 3 года назад

    MA SHA ALLAH. Ilahayow xasan danbigisa u dhaaf musilintana udaaf. Saxib ilahay i gu du cey hadaf baan leyahayee nin hadafkeyga gaaro... iyaaaaa

  • @abumoalim
    @abumoalim 3 года назад

    Masha Allah aad Ayaan uga helay barnaamijkaan
    Thanks brother

  • @abdullahisaidshire7710
    @abdullahisaidshire7710 3 года назад +4

    Cajib somali imow mahadsanid 💯 shaqada dadka somali Ku bahan

  • @bakarfarahofficial8775
    @bakarfarahofficial8775 3 года назад

    macalin waxa tahay macalin uu dhigma macaliminta aduunka iyo nin wax bari karo

  • @mahrudiinchannel6900
    @mahrudiinchannel6900 3 года назад +1

    M.a mhadsanid xasan cismaan barnaamijkaan waa barnaamij loo riyaaqay,
    Kuwa kalena waan kaa sugaynaa ✅✅✅✅✅✔✔

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 года назад

    Waan arkay ostaad xasan cismaan muuqiisa

  • @youmylove3501
    @youmylove3501 3 года назад +1

    Azc zxp barnamijka ma ogtahay
    Noo zoo gali thanks

  • @Abuunaseeha
    @Abuunaseeha 3 года назад

    Mahadsanid Dambi baare xasan cusman.

  • @qambiyarre
    @qambiyarre 3 года назад

    Ustaad

  • @MohamedAhmed-qf1ov
    @MohamedAhmed-qf1ov 3 года назад +1

    Barnaamijada nuucaan ah noo so badi mahadsanid

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 года назад

    Wuu noo soo turjumay danbi baarista ee malaha danbi baaraha kiiska maaha filaya ustaad saxmiya

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 3 года назад +5

    wow mash allah cptn

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 3 года назад +20

    Hasan cisman haji kalay somalia ikraan tahliil cadalad uradi 😂😂😂😂😂

    • @ayanjama5385
      @ayanjama5385 3 года назад

      😅😅😅

    • @zahrahassanasc2984
      @zahrahassanasc2984 3 года назад +2

      Gbr meydkeeda xitaa lama haayo maxaa labaraa

    • @darishore814
      @darishore814 3 года назад

      Waxaa baara horta inee nooshahy iyo in la dilay, meed kaliya lama baaro cct camera iyo gaariga ay raacday aya la haya iyo docoments kiiska ma adko lkn lakin dad baa diidan in la baaraba

    • @farhanabdihussein4838
      @farhanabdihussein4838 2 года назад

      Adiga miskiinkaaan maa lagu yiri lugaha dhiiqo ugali subxaanallh

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 3 года назад

    Mr Hasaan osman walAl Horey usoco ilhaeey Naa GaraaB kagaalo yaa allaah Ameen

  • @omarkamaan1076
    @omarkamaan1076 3 года назад +1

    Brother Thakns

  • @cabdimahaddayibjeele7179
    @cabdimahaddayibjeele7179 Год назад

    Allha ku xifdio

  • @abdirahmankeisal9939
    @abdirahmankeisal9939 3 года назад

    Criminology aad bey ugu wanaagsanan laheyn somaliya qof yaqaano waayo waa muhiim
    Aad baana u jeclahay arinkaa

  • @aminamohwmed9846
    @aminamohwmed9846 3 года назад

    Asc wllo Alle ha Ku xiftiyo hore u soco wllo

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 3 года назад

    Hab professional ah usoo gubisey ustaad
    Waxaan rajaynaa
    KIIS kle ina nosoo diyarinto i.a

  • @mehlan3743
    @mehlan3743 3 года назад +1

    Mahad sanid wll nosobadi muqa ladan 🙏🙏👍🏻💯🥰🥰🥰🙏💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @Siciidaadan12
    @Siciidaadan12 3 года назад

    Kabtan barnaamijyo kale oo baadhisa noo soò gudbi from hargeysa

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 3 года назад +4

    Xasan Cusmaan Xaaji Waa In Laguu Dhiibaa Kiiska Ikraan Tahliil 🤗
    Just Joking.

    • @buuloxuubeey
      @buuloxuubeey  3 года назад +3

      Kee waaye kaas 🤔

    • @issebagahey7816
      @issebagahey7816 3 года назад

      @@buuloxuubeey Mudane Dalkaa Kuu Baahan🤗

    • @mahdimohamed7056
      @mahdimohamed7056 3 года назад +2

      @@issebagahey7816 ninkaan in la dilo maa rabtaa somalida runta ma ogolo iyo xaqiiqada ninkaan waa run yaqaan waa taqaana iyo howl kar ilhy hanoo xafido ustadka

  • @adem80663
    @adem80663 3 года назад

    Asc wariye xoogta dalka ,diinta iyo dadkaga ayaa kaga baahi badan midana shisheeyaha fadlan uhiili umadaada
    1- Soomaalida wa dad isku diin ah iskuna midba ah maxaa ka hortagan midnimo iyo Dan guud
    2- Siyaasada maxaa ka dhigay mid laga sameyo hanti gaar ah an logu adeegin dadka e u noqota daneysi
    3- Ganacsatada door inte leg ayee ku leyihiin dhibka ka jira dadlka
    4- muxuu dareyska ciidanka u noqoday mid si gaar ah logu muraado

  • @GaBal_DaYe
    @GaBal_DaYe 3 года назад +1

    Hasan osman wll taqasuskaaga jaamacada aad ka baraty Maa iishegtid wll qli

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 3 года назад +2

    Videogii Ugu horeyey ku labta comments ka Ana shegay inusan wax dilin nin madow

  • @Gamboole
    @Gamboole 3 года назад +1

    Mansha Allah war ninku wu da'yar kkk
    Oday wayn ayan u ahaysty oday bidaarleh

  • @zaneywahaaliweh3060
    @zaneywahaaliweh3060 3 года назад

    Osman hajji wx thy danbi bare wngsn kly imaw zomlia

  • @somalinet6849
    @somalinet6849 3 года назад +9

    Great job 👏

  • @najmaasad9996
    @najmaasad9996 3 года назад

    Waamarkii u horaysay aan si live ah kuu arko

  • @cabdulshakuuryt1922
    @cabdulshakuuryt1922 3 года назад +10

    Keep going pro

  • @cambelaki3765
    @cambelaki3765 3 года назад +1

    Pro kiis kale soo qawo danbi baare ku sameey

  • @aliqaasinali7139
    @aliqaasinali7139 3 года назад +1

    Barnaamijyada baaristaan kala inoo soobadi insha allah ustaad xasan aad ayaa umahadsan tahay.

  • @abdirahmanabduwali1052
    @abdirahmanabduwali1052 3 года назад

    mahadsanid ustaad

  • @cabdulahimaxamed2803
    @cabdulahimaxamed2803 3 года назад +2

    Ninkaan la sii daayey halkee buu ka keenay faraatiga qaaliga ahaa ?

  • @salaah_mohamed7199
    @salaah_mohamed7199 3 года назад

    Walaal maad noo soo deysid qisooyin adoo raali ah

  • @issebagahey7816
    @issebagahey7816 3 года назад

    Lagayaabe Labaduba In Ay Hak Jiho U Jeeden Sidaasna Uu Gadaal Kaga Yimid Midgham Uu U Isticmaalay.
    Lkn Harmony Iyo Dilaaga Waa Iska Horjeeden Ayuu Leeyahy Drka.

  • @abdihakimyusuf2222
    @abdihakimyusuf2222 3 года назад +1

    Masha Allah wlal

  • @xuseenmedia
    @xuseenmedia 3 года назад

    asc xasan cismaan xaaji jimce mubasrik

  • @mohamettdrahimahmet314
    @mohamettdrahimahmet314 3 года назад

    Shukran wallo

  • @legendpoy8298
    @legendpoy8298 3 года назад

    M.a Wallkyga Cml Ayn Ku Xishmeyah Wlh Dar Alle Ku Jeclahy Plz Ku Baryah Lambrkyga Kuso Qoraa Caawind Ayan Ka Rbaa Plz

  • @ahmedturkey3332
    @ahmedturkey3332 3 года назад

    Asc hassan runtii thanks

  • @umeymahnur2060
    @umeymahnur2060 3 года назад

    Masha Allah, noo soobadi walal
    lkn dalo shaqo maakaraasatit kuwa danbi baarisda caadi matihid 💙

  • @nuuxsiidcali3582
    @nuuxsiidcali3582 3 года назад

    HamBalyo hambalyo sxb guu wacan m.sha allah horay usoco👍👍👍👍👍😍😍

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 3 года назад

    ok shaqo wacan lkn waxaad noo cadaysaa sida aad ku ogaatay in Andy uu isticmaalo gacanta bidix, yacni sawirada ayaad ka aragtay lkn aad noogu faahfaahi mahadsanid

  • @yaxyecawil2851
    @yaxyecawil2851 3 года назад +1

    War aduunyada rag baa ku nool zxp wad mahadsantahay inaad aqoontaada noo soo gudbiso

  • @abdikadhajirabdi866
    @abdikadhajirabdi866 3 года назад +1

    Adigii ayaa baaristaadu cajiibtahay huno.

  • @behonest6989
    @behonest6989 3 года назад

    Masaha allaah keep going

  • @Maxamed-Salad-Gurey
    @Maxamed-Salad-Gurey 3 года назад

    Cajiib Walaaahi

  • @AyoubYassin-25A
    @AyoubYassin-25A 3 года назад +1

    mahad sanid wll xaassan cusmaan xaaji , waxaan kaaga fadhinaa barnaamijyo danbi baadhiseed oo aan wax badan ka barano , mahadsanid in badan

  • @Ozla252
    @Ozla252 3 года назад

    Ustaad hasan good job part 1 ilaa part 3 waan dhameestay waana kugu xiranahay #idaacada #Buuloxuubey

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 3 года назад

    Mahadsanid sxp

  • @THEDTTraders
    @THEDTTraders 3 года назад +2

    Waxaanan garan weli in kiiskani aad si toosa Ustaad adi u xalisay iyo in horre loo xaliye oo aad adi xaqiijinayso.

  • @inbufaandhe7683
    @inbufaandhe7683 3 года назад +1

    Kiiski aaramow wixii ka danbeyay waxaad noqotoy danbi baare buxa congratulations sxp xasan

  • @warbaahintadhacdo7560
    @warbaahintadhacdo7560 3 года назад

    Wow, hambalyo badan saaxiibkay.

  • @cbdirixmancabdulahi2744
    @cbdirixmancabdulahi2744 3 года назад

    m.a danbi baaristu waa qatar meesha waxlaga keena wxn kga faaiday

  • @abuukarxaamud8501
    @abuukarxaamud8501 3 года назад +2

    Marka hore Wad ku mhd san thy sxb sida dagananta io xirfadaha leh ee ad ino gu so gudbisay kiiskan marka 2 bad aniga kow wn oga inusan dilka geysan ninka madow sabbto ah nin wax dilay sidaa dagan mel cidla uma sexan karayo waliba isago faraanti qaaliya so dhacay balse waxan islahaa 80% waxa dilka geystay ninka guursan rabay gabadha any way guul wacan sxb sare

  • @Ahmedkafi998
    @Ahmedkafi998 3 года назад +3

    Bones McBride weeye.
    Edit: ninkii waaba la sii daayay, kk.

  • @anaasmohamohamedbiale6974
    @anaasmohamohamedbiale6974 3 года назад +1

    SXb xasan Osman dembbaar qtaar thay

  • @abdullahiabdi8791
    @abdullahiabdi8791 3 года назад

    Sxb waan kuwareerey kiiskan ma adaa hada xalinaya mise horaa looxaliyey

  • @simwaansiman3356
    @simwaansiman3356 3 года назад

    Masha Allah horay u soco wll

  • @Rays_Dualeh
    @Rays_Dualeh 3 года назад

    dhamaan dadka xiran waxay ahayd in luhubiyo inay gacanta ay sheegteen inay isticmaalan, inay sax tahay waayo waa tan ugu horaysa ee dilaagu ka beensheegayo waana gacanta uu adeegsaday.

  • @mazawe3556
    @mazawe3556 3 года назад +5

    Maanta ana ugu hureyo 😂❗️

  • @guuleedguuleed1811
    @guuleedguuleed1811 3 года назад +2

    Gabadha hooyadeed markay maqashay arinkan maxay tidhi tolow

  • @kenancabdi8548
    @kenancabdi8548 3 года назад +1

    Sxp inaad xogtaas social mediaha keento dowalada makuu diideyso miyaa.

  • @keifhussein7272
    @keifhussein7272 3 года назад +1

    Waxan ahay taxanaha kuguxiran chanelka bulaxubey tagerehe naah ahay waxan ad kagamahtcelinaya sidha wngsn ad nosogudbiso warbihinta taxanaha ahh waxan kasijcelan laha in dowlada ey tixgaliso radio bulaxubey tahniyad gaar ahh naah siyo mxayeley waxakujira qof macqul sidha hassan osman wxn kurajeynaya hor usocod iyo cimri deer sxb?

  • @fushkaxmahamed7315
    @fushkaxmahamed7315 3 года назад

    3da xalqoba waan fiirsaday waa mahad san tahay

  • @xasanaxmed2975
    @xasanaxmed2975 3 года назад

    Barnamishkan wa qataree

  • @axmadamiin8177
    @axmadamiin8177 3 года назад +1

    Saan Lee maa ahayd

  • @deeqazhiine5041
    @deeqazhiine5041 3 года назад +1

    ALLh hkuu daayo wll♥️

  • @hhhhh-ro6bs
    @hhhhh-ro6bs 3 года назад +9

    Ikran tahliil so qabo qofka dilay hadad xariif thy😂🤣😂😂

  • @Y.Nala8
    @Y.Nala8 3 года назад

    Thanks!

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 3 года назад +1

    Salaamulaah sxb sida aad uga shaqeysay kiiska aad ayaan ula dhacay sidaad u tabineysay sidoo kale waxey laheed soo jiidasho.
    F.G: Eray bixinta Afka Soomaaliga kamid ma ahan eray la yiraahdo gacan bidixle, waxaa la adeegsadaa Gureey ama qof Gurran

  • @mascudisticmaar
    @mascudisticmaar 3 года назад

    soo badi

  • @ahmedabdullahimohamud1824
    @ahmedabdullahimohamud1824 3 года назад +1

    Asc marka hore wllkyga Hassan Osman waxan kula talinaya hadad taqasuskada u yahay dambi baare inad uso noqoto dalkada kuna birto dambi barayashada dalkada hooyo ilen quf dalkisa ubahan yahah aya tahay waa iga talo walaltinimo

    • @bileali8846
      @bileali8846 3 года назад

      Sxb Somali iyo caalamka isku shuqul ma ahn midaas lasoco

  • @hamdanazer724
    @hamdanazer724 3 года назад +6

    Waan ogaay inuu dambiila ahyn ninka madow😍 thanks hasan

  • @jacaylkoriyeofficial3712
    @jacaylkoriyeofficial3712 2 года назад

    Aniguba mar hore ayaan ka shakuyay

  • @abdirahmansadikisse8701
    @abdirahmansadikisse8701 2 года назад

    Dood ayaan ka qabaa arintaan , sidee sawirka gaarigiisa loo helay ileen sawirka waxaa la qaaday xilga dilka dhacay kadib xiligaasna andi meesha ma joogin

  • @yusufmohd192
    @yusufmohd192 3 года назад

    Wow m.a

  • @2pacyt980
    @2pacyt980 3 года назад

    M.alh keep goin

  • @raafidabdi2233
    @raafidabdi2233 3 года назад +1

    Xasanow wiil kuu eg ayaa deris ila ah waa adigoo inta taagan

  • @ayaanaadan2185
    @ayaanaadan2185 3 года назад

    thank you pro

  • @ahmedabdimohmuud4599
    @ahmedabdimohmuud4599 3 года назад

    Saas waaaye

  • @siyadkahin7448
    @siyadkahin7448 3 года назад

    Adigaba mucjisa iran tahlil wa in kis keeda lagu dhiba si layble bad u so shaqysay sidan u jeclahay arimaha c i da

  • @abdirahiimmohamud769
    @abdirahiimmohamud769 3 года назад +1

    Sxb dhacda daan xaqiiq miyaa mise?

  • @mohamednour4793
    @mohamednour4793 3 года назад

    Xasan mashaaa allah lkn ninka madowga ahi imisa ayuu xirnaa