Dambi Baaris: Yaa Dilay Harmony Ashcroft ? Maxaase loo dilay |Qeybtii 1-aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024
  • #Dambi_Baaris

Комментарии • 217

  • @dahranmohamed4412
    @dahranmohamed4412 3 года назад +48

    Masha allah
    Barnaamij kaan waa sugaaye
    Thankx Hassan 💕💕

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli 3 года назад +102

    part 2 lasoo dhaqso waa kabaxsatay sxb horey uwad

  • @moliban8133
    @moliban8133 3 года назад +25

    Mowduucyadda aan ugu jeclahay mowduucyadda aad noo soo gudbiso, Mahadsanid ustaad 🙏🏿

  • @Duxaaye
    @Duxaaye 3 года назад +1

    Danbi baare danbigiisa yaa baaraya ugu magac dar Ustaad barnaamij kaan🙏🤏

  • @ismahandahir3704
    @ismahandahir3704 3 года назад +13

    Alhamdullilah wayy hada caafimaday wll aadban u jclhy barnamijyada Danbi baarista

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel 3 года назад +2

    Waxaax tahay youtuber 1aad ee si masuuliyad u leh shaqadiisa , hore u soco brother

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 3 года назад +2

    Asalaamu caleykum.
    macalinkeyga Hassan osman xaaji waad kumahadsan tahay soo tarjumida iyo soo gudbinta kiis-kaan, Waxaan kaa codsanaynaa ust. Inaa isticmaashid ereyada Qanunka;(terminologies of law, مصطلحات القانونية), af somali ah.
    Waxaan ahay arday barta sharciga aniga iyo inta ilamidka ah si kiiska fahamkiisa noogu badnaado intakalane ay ubartaan.
    Mahadsanid macalimow xasan.🙏✊

  • @deeqsihassan1922
    @deeqsihassan1922 3 года назад +3

    Mahadsanid wlllkey aaan jeclahay noo soobadi wlhi markaan arkey wa farxay💖💥🤴

  • @mustafahajiaabdi7369
    @mustafahajiaabdi7369 3 года назад +2

    Barnamijyadan Soo badi mahadsanid

  • @2pacyt980
    @2pacyt980 3 года назад +3

    Zxp mahadsanid . Noosoo badi barmaamijkan

  • @ishaxogaha8026
    @ishaxogaha8026 3 года назад +4

    Run ahaantii waxaad tahay qofka ugu horeeyey ee ka hadlay mowduuca la xiriira dembi baaris. Sxp inoo soo badi moduucyada la xiriira dembi baarista.mahadsanid

  • @adem80663
    @adem80663 3 года назад +2

    Alle ha unaxriisto Elman Cali Axmed yaa dilay

  • @zakiskyofficial7872
    @zakiskyofficial7872 3 года назад +3

    Ustd barnaamijyadan Oo kale inoosoo badi

  • @theadalos2226
    @theadalos2226 3 года назад +4

    Mahadsanid hassan osman bru hormar wacan kurajeyna insha allaaah qeebta labaad ayaan kasugeyna insha allaaah

  • @inageeljir
    @inageeljir 3 года назад +2

    Barnaamijkan aad ayaan ula dhacay Mahadsanid ustaad.

  • @abdirizacktimacade1388
    @abdirizacktimacade1388 3 года назад +30

    I did criminology in diploma wish me luck to the next chapter

  • @123mohamedh
    @123mohamedh 3 года назад +9

    masha Allah walaal hassan Osman
    waxyaabo aad muhiim ah weeye thx

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 года назад +7

    Wareye legend wa marka igu horese muqalkaga likn wa shidan tahe 😎 bro🖐🏽from Norway 🇳🇴

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 года назад +1

    Waqti aan caadi ahayn ayaa galisey runty waan jeclahay shiikooyinkaan inaan lasocdo thanks wllo

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 3 года назад +3

    Sirdoonka iyo baarista waa meesha soomaalidu ka dhimatay ee sxb bal macalin noo noqo si aan baaqiga dambe u badbaadin insha allaah

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 3 года назад

      Walhi wàa meesha aanka dhisana ee la doonayo in la baabiyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdirahmanabdilahi153
    @abdirahmanabdilahi153 3 года назад +1

    🇩 🇦 🇳 🇧 🇮 🇧 🇦 🇷 🇮 🇸 🇹 🇦 waan ka helaa soo badi baramishkaa wuu gadmay 😍

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 3 года назад +10

    Waan sugannay inbadan mahadsanid ustaad👏👏👏👏🌹❤️

  • @daafeedsochannel515
    @daafeedsochannel515 3 года назад

    Continue sheekooyinka dambi-baadhis sxb waxay muhiim utahay soomaalida

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 3 года назад +3

    Mnsha Allah Walal Barnaamijkan Waan Ka Helay, Ku Soo Dhaqso Qaybta Labaad✋

  • @umumeymuuncdy2028
    @umumeymuuncdy2028 3 года назад +2

    Msh allh ustaad hore usoc alle hakula jiro

  • @aburuwayda2837
    @aburuwayda2837 3 года назад +3

    Masha Allah walal mesheedaa dhigtay insha Allah part 2 sugeynaa

  • @barodiintaadasisaxa1372
    @barodiintaadasisaxa1372 3 года назад +5

    Muqaalkaan juhdi badan ayaaku baxay cusmanoow waadnagh jartay qaybta labaad hanagu Marin😋

  • @kaldeqaapdi9677
    @kaldeqaapdi9677 3 года назад +2

    Midkamidah barnamijyadan aadku uguxiranhy mahdsanid xasan osman🙏

  • @MinatoNamikaze-bn9so
    @MinatoNamikaze-bn9so 3 года назад +1

    Aawey qeeybtiii labaad

  • @GaraadAbokar
    @GaraadAbokar 3 года назад +2

    Ninka eedeysan Na noqon karo qofka dilka geystay sabbo bdn awgood tusaale ahan qof wax dilay mesha ma sii jogayo 2 faraantigina gacanta kuma sii heysteen 3 hadu even dil geysan laha xita kama uusan geysteen degaankiisa
    Kolay aan radino xoga kle ee ka xiriir🙌👍🏽

  • @kartoonafsomali
    @kartoonafsomali Год назад +1

    Sheekada dambi baristo noso geli sxb malmahn madan noso gelin sheekoyinkan cml wan xisaynaa runtii❤

  • @Undermine23
    @Undermine23 3 года назад +1

    Hassan reer bula-xubeey ayaan isla eheen Masha allah

  • @cirjoogetv9611
    @cirjoogetv9611 3 года назад +2

    Waan jeclahy danbi baarista
    Waana ku taxanahy thanks

  • @yahyefarey3773
    @yahyefarey3773 3 года назад +11

    Xasan xusen cisman fast time I see your face ❤🔥🔥

  • @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
    @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 3 года назад +6

    Waa cashar muhiim ah una baahan maxkas furan ama open mind Hasan waxaan kaa codnyaa in aad casharkaan aad nooga soo bilowdo asaska danbi baarista ( basic criminal investigation)

  • @managerka7844
    @managerka7844 3 года назад +4

    Cadow 1 su al codsi ban wataa waana inaa ka soo hadasho bollywoodka io taariikhda accorda ugu caansan dee intii doonaysa love dhac dhe

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 3 года назад +4

    Wn ku salamay Hasan cisman haji from lascanood 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤🥰🥰

  • @liireysteliireyste8184
    @liireysteliireyste8184 3 года назад +1

    Wax ladaawadu waxaan ujeclahay shekeyinka iyo aflaanta la xariira baariitanada fal danbiyeedka xasanow sxp noo soo badi adoo mahadsan hadday macquul thy mahadsanid sxp

  • @awcahil4432
    @awcahil4432 3 года назад +2

    Dalkaa kuu baahan ustaad horey usoco brotherkyga

  • @abdullahihassan5209
    @abdullahihassan5209 3 года назад +2

    Qaabka aad barnaamijka u wadid imana caadi maha waan ka helay runtii soo Badi plz

  • @naiimoali5649
    @naiimoali5649 3 года назад +2

    Wow I like this barnamij (dambi baaris) noo
    sobadi

  • @othmanhassan5043
    @othmanhassan5043 3 года назад +1

    Qofkii ugu horeeyey oo daawada ayaan ahay

  • @haldoor6909
    @haldoor6909 3 года назад +2

    Kiiskan baaristiisa intaad soojedineysid ayaa ana baaris kuwada waa hawlaheyga😎

  • @qambiyarre
    @qambiyarre 3 года назад +1

    Aad iyo aad ayaad umahsddanty wll thanks

  • @abdirahmanmuhammed9741
    @abdirahmanmuhammed9741 3 года назад +1

    Masha allah horay u soco sxb

  • @jamaabdinasir3001
    @jamaabdinasir3001 3 года назад +1

    Dambi baare heer sate ah balse dadkaaga kuu baahan iyo dalkaaga ustaad😔🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mascudisticmaar
    @mascudisticmaar 3 года назад +1

    Qeybta 2

  • @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451
    @cabdiraxmaanmaxamedaadan5451 3 года назад +1

    Mahadsanid mudane waa ka helay shacarkaan

  • @nabadoonshaybe2108
    @nabadoonshaybe2108 3 года назад +8

    Labo qof Ayaan danbiga ku tuhmayaa waa ninka guursan lahaa iyo ninkii Askari ee soo qabtay ninka madawga ah labadaas falka waa kuwada jiraan qiyaastayda 👍

    • @Cabaaye
      @Cabaaye 3 года назад +1

      Kiis cida dishay ilaa hada lama ogoon

    • @nabadoonshaybe2108
      @nabadoonshaybe2108 3 года назад

      @@Cabaaye waa fahmayaa wll lakiin Xasan qof walba aragtidiisa ayuu weydiiyey

    • @Cabaaye
      @Cabaaye 3 года назад

      @@nabadoonshaybe2108 dadkii baarayay ogoon wayay waad iska qiyasty karta

  • @abdirahman8500
    @abdirahman8500 3 года назад +6

    Mustaqbal danbi baaranimo oo heersare ah aa kuu rajeenoooyaa.

  • @ahmedyassin637
    @ahmedyassin637 3 года назад +1

    Qeybta 2aad lasoo dhaqso pliz

  • @prettysihaam504
    @prettysihaam504 3 года назад +2

    Mahadsanid walal

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 3 года назад +5

    Sxb qrybta labad soogeli insha Allah Waad mahadsan tahay.

  • @shedo7275
    @shedo7275 3 года назад +1

    Waankahela muuqaaladan oo kale danbi baarista sababtoo ah suaalo badan ayaa iswaydinaysa Inana xal uraadiso aiskudaye

  • @Faisal_hussein
    @Faisal_hussein 3 года назад +3

    Ustaad walaahay aad baan uga helay
    Ustaad maad noosoodiyaarisid mawduuc kusaabsan sirdoonka
    Ama sirdoonka wax uu yahay

  • @mohaburhan222
    @mohaburhan222 3 года назад +17

    Dowladena haday awood lahaan lahayd Danbi baaraan jeclaan laha inan noqdo nasiib darrose wadanko Dowlad leh maandhalan 🥺

    • @ceydiidmohamuud6178
      @ceydiidmohamuud6178 3 года назад +1

      Lkin weynu ka noqon karna sxb hada

    • @kamaalhasan763
      @kamaalhasan763 3 года назад +3

      InshAllah dowlad wan helaynaa niyada qayr u sheeg sxb.

  • @abdiqaniaxmed1904
    @abdiqaniaxmed1904 3 года назад +2

    Waxan rajena macalin hassan ino xalin doono 24 sano kiis taagna
    Guuleso sxbkena qaaligahow 🥰🧡

  • @abdifatahshugriosman3365
    @abdifatahshugriosman3365 3 года назад +2

    Part yadu siday isugu xig xigaan baan kaasugaynaa idam alle noogusoo dhakhso

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 года назад +1

    Walal hore u soco

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 2 года назад

    Mansha allah horey usoco ❤

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 года назад +1

    NISA Somalia in mdx lagaaga dhigy waaye ustaad hhh horu mar wcn

  • @aboubakar2485
    @aboubakar2485 3 года назад +2

    hassanoo wll falalka danbi baarista iyo sheekooyinkooda noosoo badi xitaa (FBI)pls wll

  • @abdirahmanabdullahi4075
    @abdirahmanabdullahi4075 3 года назад +2

    Qeybta labaad 😍😍😍😍

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 3 года назад +2

    🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️🙆‍♂️wr nio maa dambi Bare Somalia kanoqotit ani waan Wareeri laha wllhi 😁😁😂😂😂

  • @Dhambaal55
    @Dhambaal55 3 года назад

    Wwwwwwww cajiib soo badi dilalka wll

  • @kingxoosh9618
    @kingxoosh9618 3 года назад +1

    Absolutely it's amazing intelligence

  • @ashkar1460
    @ashkar1460 3 года назад +1

    Abti xasan wxn rabaa inaan barto danbi danbi baaris wxn rabaa history dhacey meel aanka raadiyo thanks

  • @abdumo4331
    @abdumo4331 3 года назад +7

    Mahadsanid wll,
    Waxan jeclahy inan barto dambi baarista facultyge aya barta si an u barto dambi baarista .

  • @ciisemohamed2449
    @ciisemohamed2449 3 года назад +1

    Niyow barnamijkaan waan ku haystaa

  • @xuseenmaxamuud2360
    @xuseenmaxamuud2360 3 года назад +2

    Hadii aan ku Darsado dilkaas waxaa ka masuul ah ninkii ay u doonaneyd sabata ubaxyo ayay wadadooneen banaanka ayaan uga Tegay ayuuna yiri kadib markii boliisku soo qabtay asigoo aan soo laaban iyo askarigii soo sheegay falka qayb ayuu ka yahay' hadii madhbareyd uu dilay faraatigana ka qaatay beerta lagu nasto matageen, faraatiga waa iska qarin lahaa, ninka sababta kiiska Dusha looga saarayo tuuganimo ayuu ku ogaa askarigaasi faraatigana asiga ayaa gacanta u geliyay beeta laga soo qabtay

  • @xuseenmaxamuud2360
    @xuseenmaxamuud2360 3 года назад +1

    Asc xasan cusmaan aad ayaad u mahadsan tahay waxyaaba aad soo geliso channel ka waa wax aad u muhiim ah cilmi badani ku jiro waxaan kaa codsaneynaa in aad qaybta xigta noo soo dayso

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад +7

    good voice 💕💕💕💕

  • @Mohamed_abdi_moh
    @Mohamed_abdi_moh 3 года назад +1

    M.a good waan jeclahay inaan noqdo dambi baare marka xasan adaa noo rumeyn kara taas nagu caawi inaad nala wadaagto casharo badan

  • @samiirmohamed2466
    @samiirmohamed2466 3 года назад +1

    Bro Barnaamijada yada sida musalsalka cml loo sugayo dumarka ku wanaagsanee . Bartaan waxa saxib kugula ah rag baa u badanee qeybta 3aad kuso dhameey walalow adigo mahadsan . it's just request 🙏🙏 . Mahadsanid

  • @askarjr7158
    @askarjr7158 3 года назад +2

    Unsolved case✌🏾🙏🏿✊👩‍✈️

  • @saamclaahi8054
    @saamclaahi8054 3 года назад +2

    Wow I liked going forward brother

  • @qambiyarre
    @qambiyarre 3 года назад +2

    Soo badi wll

  • @mustafemaxamed4940
    @mustafemaxamed4940 3 года назад +1

    Sxb xasan waa barnaamij fiican isbuucii 3 ilaa 4 jeer noosoodaa aadbaan ugahelaa baaritaanada lagusameeyo kiisaska dilka ah lkn waqtibadan hakulumin waraaqaha
    toos ugal bilaw ilaa dhamaad halmar
    hakusoo noqnoqon marba meel si aan loogu wareerin waxaa kamida hadaladaada waan usoonoqondoonaa
    Mahadsanid sxb aan marwalba kucidhanahay

  • @Yasinhabas
    @Yasinhabas 3 года назад +1

    Tnks xasan wll🙏😍

  • @abdihakinjamadaar147
    @abdihakinjamadaar147 3 года назад +4

    Asc Guleyso Caaqil

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 3 года назад +2

    War bixintu ma intaasay ku dhamaatay mise wali files baaa dhiman

  • @freemanfilms4195
    @freemanfilms4195 Год назад +1

    Muuqaalkaan waan ka helay, sidee baan xogta sheekadaanoo dhamaystiran B ilaa Y ku heli karaa?
    Codsigayga hadduu idin ku adagyahay, waan dareemi karaa.
    Mahadsanit.

  • @updiazizkadiye2895
    @updiazizkadiye2895 3 года назад +1

    Waxaan ahy arday Barta security study and criminology barnamijyadan aad ayey ii anafaceen mahadsanid

  • @xuseenmaxamuud2360
    @xuseenmaxamuud2360 3 года назад +1

    Asc q.2aad wali kaama heyno

  • @teamgedow87
    @teamgedow87 3 года назад

    Waaan jeclhy brnmijkaan runtiiii nooo sobdi sxb

  • @Mohamedsaiddirie
    @Mohamedsaiddirie 3 года назад

    barnaamij kaan part two insha allag

  • @bilemaxamud9547
    @bilemaxamud9547 3 года назад

    Waa wixii ladhi jiray arin kale😁😁😁😁😁

  • @ugaaskaayuub9519
    @ugaaskaayuub9519 3 года назад +1

    So bade mahad sanid

  • @Inasaid56336
    @Inasaid56336 3 года назад +1

    I love the criminologie scenes

  • @dajiyecismaan74
    @dajiyecismaan74 3 года назад +1

    Saaxib ka hadal D. Cusmaaniyit

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 3 года назад +1

    Niyow Ka waran Haddi Barnaamijka Ikraan Tahliil Gacanta lagu Galiyo Ma is leedahay Waad ka gungaari lahayd madama Wadanka Darteed u qasmi rabbo sxb hassan Osman hajji

  • @muxyadiinxadaari9306
    @muxyadiinxadaari9306 3 года назад +1

    I can't wait part 2❤️💯

  • @senfahad9327
    @senfahad9327 3 года назад +1

    Dilkii pop smoke inosotapi sxp sidee ayu udhacay 2020.

  • @senfahad9327
    @senfahad9327 3 года назад +1

    War sxp maba kudhameystirnee warbaxintah

  • @DamashaadMediaChannel
    @DamashaadMediaChannel 3 года назад +2

    Keep going bro

  • @mohamedmuslim6314
    @mohamedmuslim6314 3 года назад +1

    It was 1998 unsolved case !!!!

  • @elmiabdi5961
    @elmiabdi5961 3 года назад +1

    Kisaska nocaana aad aya uga hela bro noso badi fadlan

  • @abdullahi679
    @abdullahi679 3 года назад

    Muuqalo English Ku baxaya Oo Ka hadlaya Kiiskaan Hormany ayan RUclips Ka Daawaday Ma inaad Nala Wadagto kiiskaan ayad Jecleysatay Mise Wax aaad Oga Duwan tahay Oo aad Kuso kordhisay aya Jira Kiskaan Mahadsanid Reply Baan Ka Sugayaa Walal Hassan Xaaji

  • @dul-cadmedia1562
    @dul-cadmedia1562 3 года назад +1

    waxan suganaaba waa qaybaha kale

  • @mussaivsiad1758
    @mussaivsiad1758 Год назад

    Salam kareem wllo