RAGGOW IS ADKEEYA XAALADA MEESHI UGU XUMEED AYAY MARAYSAA😂 | SHEEKADAAN WAA IN LOOSO AFJARA PLEASE😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 266

  • @cabdiwalisiciidhaybe750
    @cabdiwalisiciidhaybe750 9 месяцев назад +78

    😂ragow nacalaa shaydan ku yaalee xoolaheena aan difaacanoh 😂sidani xal maahee 😂

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 9 месяцев назад +4

      Shuubo ajanabi worshiper ah ma difaaci kartid daa ha baxaan gabdha nadiif baa noo soo haraya naguma soo noqan karaan Somaaliyey nama soo dhihi karaan haduu wax soo gaaro

    • @muzamilaarka1123
      @muzamilaarka1123 9 месяцев назад +1

      war heedhe habar khabe gabdhehena aan qancino seysan cadan dambe eysan u aadin naa heedhe tii dambo lagu arko iyadoo cadaan la shekeseyso xitaa block halaha saro faxah somli dambe war faraho alagu so xiiso intaa nh waa iga bogadin rag io dumar bo 17jiradi fah yasha saan u xanaqey aawey 30 jiradii nh 😂😂😂

    • @farhioABDESSAMAD-nh9dn
      @farhioABDESSAMAD-nh9dn 9 месяцев назад +1

      Faarax Luga dheyman anigoo heysta ajanabi ma fiirsheen ee gandhoow soo laabta wiilasheena waa halyeeyo aanla heli karin ❤❤❤❤❤❤❤viva faarax soomaali

    • @City-sr4iv
      @City-sr4iv 9 месяцев назад

      😂 tuugsi iskaa dee

    • @ruunayraaliyo
      @ruunayraaliyo 9 месяцев назад

      Zakiyow ma is dhahday faarax nimadaa ku qaaday

  • @Kabeeye_7
    @Kabeeye_7 9 месяцев назад +53

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @hanifuaad4478
    @hanifuaad4478 9 месяцев назад +27

    War dumarkaan damiir xumaa wlhi anigo iga eheen cunsuriyad nin ajnabi maguursadeen haduu adunka kaso haro i love faaraxa somali 🇸🇴💙🤤 nin isku diin dhaqan iyo kalarba nahay meelna ugama tagi doono 🎉viva faaraxyadena❤

  • @SadanBuube
    @SadanBuube 9 месяцев назад +35

    ilaahay intuu abuuray ruuxii ugu fiicnaa, uguna kheyrka badnaa, uguna quruxda badnaa, uguna aqoonta badnaa, uguna dabeecadda badnaa, uguna deeqsinimada badnaa, uguna geesisanaa, waa nebi muxammed naxariis iyo nabad galyo korkiisa Allaha yeelo🩶
    Ku salli xabiibka hadaad nasiib u yeelatay aqrinta qoraalkan
    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 9 месяцев назад +12

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ 😢

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 9 месяцев назад +32

    ❤اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Mo_Hantar-Media
    @Mo_Hantar-Media 9 месяцев назад +63

    صلى الله عليه وسلم ❤

    • @ApdirahmanHuzien-vh4or
      @ApdirahmanHuzien-vh4or 9 месяцев назад +1

      ❤❤

    • @meaktooni
      @meaktooni 9 месяцев назад

      Salahu calyhi waselam ​@@ApdirahmanHuzien-vh4or

    • @maxamedqader2595
      @maxamedqader2595 9 месяцев назад +2

      Salalahu clyhi wasalam❤

    • @ayanayaninasaida9222
      @ayanayaninasaida9222 9 месяцев назад +1

      صلى الله عليه وسلم❤❤❤❤❤❤❤

    • @حبيبهعمر-ع1ض
      @حبيبهعمر-ع1ض 9 месяцев назад

      آللهم صلي وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين احبك يا رسول الله ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhaykal2933
    @ahmedhaykal2933 9 месяцев назад +7

    Napiga halagu saliYo zarakiizha🥰🥰scw☝️

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 9 месяцев назад +11

    Ala Zakiyow wan ku sugayey wlhi nolow taliye Waziir 🥰🥰

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 9 месяцев назад +8

    Masha Allah waziir qaybta dhiiga kugu jeclaaday you are not easy😂❤

  • @mahadcena448
    @mahadcena448 9 месяцев назад +5

    Waan ku salaamay lipax zaaki binu xaji keep going from Djibouti 🇩🇯 🎉🎉🎉🎉

    • @ibnayoussouf1474
      @ibnayoussouf1474 9 месяцев назад

      Iyaada rabigeed rasaas ka baridey 😂😂 maa ka odhan jirey😂

  • @BoqoreMahamud
    @BoqoreMahamud 9 месяцев назад +5

    Ragow Masaasaa inodanbeysey Nacalaaa Shaydankina kuyale😅😅😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +16

    inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤ inta ka heshy muuqaalkaan ☺️🍭 Zaki is Not Easy Jumca Mubarak❤️ Last Jumca in 2023😥

    • @QueenWolf-cc8fw
      @QueenWolf-cc8fw 9 месяцев назад

      Alx allah hanoo siyadiyo cafiimadka❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 9 месяцев назад +12

    Team 27 hada TAHAY like iska saar 😂❤❤❤❤ inta aan waligood AMERICA arkin ismujiya 🥰❤❣ jumca mubarak last jumca in 2023😥
    اللهم انصر فلسطين على الظالمين 💔

    • @muzamilaarka1123
      @muzamilaarka1123 9 месяцев назад +1

      war inkar qabe meshan like loma jogee xalimoyinkii ceshis naga sugayo hala celiyo nio

  • @BashircuufeCuufe-uy9uq
    @BashircuufeCuufe-uy9uq 9 месяцев назад +4

    Nin madoow oo dheer waa zaki bini xaaji😂😊

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 9 месяцев назад +5

    Farah lugo diamond enough for me ❤😂😢

  • @Issa0Issa
    @Issa0Issa 9 месяцев назад +2

    😂if a Somali girls decide to leave her family house.. just make sure to lock the door behind her... 🤣🤣

  • @SamiiroMaxamuud-rs1rp
    @SamiiroMaxamuud-rs1rp 9 месяцев назад +4

    Mac farax waa idinku fcn thy San jabkiina ugu frxoleee farax Somali romantic maba thyne naga daneesta😅😅😅😂😂😂😂❤

    • @Dhuux-xn7cr
      @Dhuux-xn7cr 9 месяцев назад +1

      Ajaanibkiiba idinku baashaalay balhada ninkaasi siduu gabartaa ugalay fiirso ciilkaad rgagaaga uqabtaa weynaa

    • @ShamuureOfficialy.
      @ShamuureOfficialy. 9 месяцев назад +1

      😂😂Jabkan anaga nama sogarin ee adinka is qiimo tiray ajnabiga aad shegeyso Kuwan ma aho mise kuwo kle aajiran😅farax naceeb aka buxo wlhi lkn inta isledihin farax kuxumeya adinka le raqis iska dhigayo ajnabi u calacala anaga kibir nola imada io wxs maqorno no more suure dhaha

    • @mohamedabdullahisaid2457
      @mohamedabdullahisaid2457 9 месяцев назад

      Xaarliimo ajanabi worshiper gooy

  • @AnisaCumar-b4e
    @AnisaCumar-b4e 9 месяцев назад +2

    Waan cusbahay
    Ma isoo dhawaynaysaan teem zaki bin xaaji✌️🤝

  • @safaaahmaduu611
    @safaaahmaduu611 9 месяцев назад +3

    Waziir isdaji waa laga daremoya😂

  • @ibnayoussouf1474
    @ibnayoussouf1474 9 месяцев назад +6

    😂iyadaa rabigeed rasaas ka baridey 😂maa la odhan jiray 😂😂

    • @__-dv3bj
      @__-dv3bj 9 месяцев назад

      😂😅

  • @Ceelaabe
    @Ceelaabe 9 месяцев назад +1

    XALIIMO MARKA KALIYA DAACAD U JECLAADO WAA MARKAAN🤚🤚I LOVE YOU XALIIMO

  • @Amicha839
    @Amicha839 9 месяцев назад +6

    farax is not easy 😂😂😂😂from djibouti

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 9 месяцев назад +5

    Aniga faarax lee amaan u hayaa lkn qac lee igu dhameeyeen walahi😂😂😂😂lkn wali waxaan leeyahy viv faarax Soomaali🇸🇴🇸🇴💙💙👏👏

    • @ZeynabOllow
      @ZeynabOllow 9 месяцев назад

      Ar faaraxiow qacda u dul qaata😂😂

    • @happyhjmc1975
      @happyhjmc1975 9 месяцев назад

      Ha iga shaleysiin sxby🧐🧐

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 9 месяцев назад

      Xaaliimoos waa na bahdisheen wllhu 😢😔

  • @sumayowehliye-tz4hv
    @sumayowehliye-tz4hv 9 месяцев назад +5

    Zaki wa ku taagera guuleyso❤🎉😂

  • @zuhuura6219
    @zuhuura6219 9 месяцев назад +11

    Sorry faarax yaal wlhi I love you meel idinkaga socdi xaliimoyinkan nama matalaan 🙏😂😂

    • @AbdirisakHassen
      @AbdirisakHassen 9 месяцев назад +2

      Ma sheege love marka😂😅😊

    • @MaxamedZucuudi
      @MaxamedZucuudi 9 месяцев назад +3

      Anugaba idinka idin jecelnahy anagoo idiin jeedno naag ajanib ah mxaa ku falnaa idinkaa Naga Badane 😢🥺😊❤

    • @zuhuura6219
      @zuhuura6219 9 месяцев назад

      @@AbdirisakHassen 😂😂

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 9 месяцев назад +1

      Masha Allah legamad dadkaaga iyo toolkaaga dhinaclooga jiraa waligaa iyo Alllaha

    • @zuhuura6219
      @zuhuura6219 9 месяцев назад

      @@abdallabro11 haa wlhi nin xumo ajanabi ah imaba bahdilikaro

  • @umams2905
    @umams2905 9 месяцев назад +4

    Saad u caayayseen gabdhahii waku waas heerkaa idinkaa gaadh siiyeen 😂😂😂😂😂

    • @Sharafabdirzak
      @Sharafabdirzak 9 месяцев назад

      Waxaas waa kaftan isfahan ah lkn saan eber weeye😂😂

  • @osmandiranehkawrah8478
    @osmandiranehkawrah8478 9 месяцев назад +2

    Wazir frome Djibouti ❤🇩🇯❤

  • @ZeynabOllow
    @ZeynabOllow 9 месяцев назад +3

    Waziir arintaan falcelin waa in Laga Soo sameeyaa
    Qacda ha wada yeeeto😂

  • @MunoXuseen-gt6rm
    @MunoXuseen-gt6rm 9 месяцев назад +1

    Tani waa Soo furanay waxaa kamid ah askartii Soo furatay gabadhaan😅😅😂

  • @maxamedaxmedxasan1347
    @maxamedaxmedxasan1347 9 месяцев назад +1

    Ragow dhega wxmaqlo aan yelano waziirka yaan lagu xumeenine❤

  • @mohamedsiciidnor4096
    @mohamedsiciidnor4096 9 месяцев назад +2

    Allh is one

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 9 месяцев назад

    Zakiyow wll, hool fiican aya qaranka u heysa ,lkn jijimaha kuwa xayeysiiya ma jeclin 😬 wlhi waxan u heysta kuwa nakala sooca ,iney cadow danihiis ay fuliyan. 🇸🇴😍 Kaliya.

  • @ShukriMaxamed-wi5no
    @ShukriMaxamed-wi5no 9 месяцев назад +1

    Allahu akbar

  • @anisobishaar8865
    @anisobishaar8865 9 месяцев назад +4

    Qola waliba dadba u xumade inagu qata ilma aderyal farxylow😂😂

  • @فاطمهمحمد-ف1ط7ث
    @فاطمهمحمد-ف1ط7ث 9 месяцев назад

    Idinka ayaa ceshan waayey ❤😂

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 9 месяцев назад

    Waziiiir malmahan backround keena kama haayo qolkan fadhiga naga joooji sarakisha hda nahay hanaga xanaajin😂😂😂🫡✌🏻

  • @cabdinaasirsaleebaan5380
    @cabdinaasirsaleebaan5380 9 месяцев назад +1

    Wasiir 700k coming soon 🎉

  • @AyuubAk-g4m
    @AyuubAk-g4m 9 месяцев назад +5

    Asc qofka ugo horey ee dawaas😂

  • @nacimomoh9675
    @nacimomoh9675 9 месяцев назад +2

    Zajiyoooow😂😂😂😂😂Hala Adkaysto😜

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 9 месяцев назад +2

    😂😂😂😂aar soomaaliyaa ma nin dadoow oo cagaha lagu raadsadee ku hinaaseen yaahuu🤨🤣naagtii tagto yeelkeede ma deysiino yqey bal waxay soo hesho aan ku eeganee🫴🤷‍♀️kuwii dadnimadeena maago lee aan ku yaabno oo hawada ku cuno

  • @GooniJoog
    @GooniJoog 9 месяцев назад

    Ok taliye😊 🎉

  • @abdirizakhersi7576
    @abdirizakhersi7576 9 месяцев назад

    Saraakiisha goormaa xajka loo kaxeenaa waziir❤

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 9 месяцев назад

    Allaahuma salicalaa sayidinaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbii walsalim tasliima mubaaraka fiihi

  • @Quran_recitation419
    @Quran_recitation419 9 месяцев назад +2

    صلوا وسلموا على الحبيب المصطفى صلى الله عليه وسلم ❤❤

  • @dervishgunge3062
    @dervishgunge3062 9 месяцев назад

    Hadalka waad nagu meteshay wasiir , warkaa ku dhan Taliye ❤👋🏻🏃‍♂️

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 9 месяцев назад +4

    Shuubooyinka bahdilka caadi ayee u tahay cheap and clean 😂😂😂😂😂😂😂

    • @musinhoosman-du9hi
      @musinhoosman-du9hi 9 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 9 месяцев назад

      @@musinhoosman-du9hi xaliimo hanti qaran ayee free ku dhibeysàa waa in qodobka 91 ciqaabta raga somaliyeèd waa in lagu xukumaa 😀😀😀😀😀😂😂😂😂

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 9 месяцев назад

      ​@@meyremeyre8078xeerka ciqaabta guud qodobka 452 oo ah dil qurgooyo ah ayaa lagu xukumay.

  • @jamiilasomfamily4755
    @jamiilasomfamily4755 9 месяцев назад

    Yaa hada nin hadii uuw idiido ma laso cayna ar somaliya waan idin jeclahay 😅😅😅😅😅😅😅😅❤❤❤

  • @halimabuleabdow5817
    @halimabuleabdow5817 9 месяцев назад

    Asc waziirkeyga waadnaga farxisee allah kusharafo ani saan ufiir sanaayey shilalka telka anaa mid yaab badan iigu dhacdey wlhi isla markiiba adaan ku soo xasustey ❤❤😂😂😂😂

  • @Luqmanxaakim
    @Luqmanxaakim 9 месяцев назад

    Zaki bin xaji sahib 2024 jecel basameey rabaa mahaa igu latalihe habala ha soml waa u jidaa waayahe 6 lajir maa sukasanaa inta shukulaato u gadno plz tala keen de 🎉🎉❤🎉❤ 2024 muud ku majiri karee 😭 jaw jaw 2023 ii kaa ihaay 😢😮😢😮

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 9 месяцев назад

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 9 месяцев назад

    Wllyal masico ayan ayan gaadhy iso duceya in inta America ka adayo alle ifududeyo somalaay

  • @User-drjambiiryutuber
    @User-drjambiiryutuber 9 месяцев назад

    Wasiir sababta ay noo diidanyihiin sababaha ugu waaweyn waxaa kamida 1, laguursashada,
    2, hooyada aynu jecelnahay 3, faqiir inaynu nahay aaminsanyihiin iyo kuwo kale😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @فاطمهمحمد-ف1ط7ث
    @فاطمهمحمد-ف1ط7ث 9 месяцев назад

    Ku ducayso nin zaki oo kle ah❤😂🎉

  • @Xafso25
    @Xafso25 9 месяцев назад

    Wlh hadii aan ano yar farah gursan lehen oo ilmo u dhali leheyn manta nin somaliya ma salamey ufta

  • @khadramahdi3685
    @khadramahdi3685 9 месяцев назад

    Nin madoow oo dheer Tuug ,leeba ukasaa.

  • @bashiirsheikh-to4pd
    @bashiirsheikh-to4pd 9 месяцев назад

    dhamiiir xumaaaa. ilahay. amarkiiis

  • @guuleedyare5936
    @guuleedyare5936 9 месяцев назад

    SHUBO AJINABII RABTAA WAX IGAGALEEY MALEE 😂😂😂😂😂HAA LA WA,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,S XITAA

  • @Faysalmaxmuud
    @Faysalmaxmuud 9 месяцев назад

    Waziir wey helweysey

  • @HaruunHaruunsaciid
    @HaruunHaruunsaciid 9 месяцев назад

    Xaliimooo saan idiinkama yeeleyno solaabta wereeee xalimo farximo iilaban go bock bleas 😢😢😂😂🎉😢😢

  • @kubayoacademyfordevelopmen1085
    @kubayoacademyfordevelopmen1085 9 месяцев назад +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 9 месяцев назад

    Wazir dadka ha is kubalaminin 😂😂😂😂😂

  • @abdikafarmohamed4685
    @abdikafarmohamed4685 9 месяцев назад

    Farxiyaay nagadaaya dee waan idin jecelnahay ee waan is fahmi lanahay uun

  • @HooyoXaaawa
    @HooyoXaaawa 9 месяцев назад

    Xaliimoyinkiiii caadi Ajanibtiiiii nogu jabiyaaaan shayse

    • @baxsan
      @baxsan 9 месяцев назад

      Wll waxani waa been barnaamijkan bay lasocdaan naagahaasi se 3 naagood mxaad uga baahan thy million somali ah oo akhlaaq leh baa joogee😂

  • @maxamedxirsi9993
    @maxamedxirsi9993 9 месяцев назад

    Runtaa weeye garaad😂😂😂😂

  • @rahmag.g314
    @rahmag.g314 9 месяцев назад

    Nin madow oo dheer waa South Sudanese 😂😂 iyagaa madow oo dheer

  • @aaminoalisiyaad2209
    @aaminoalisiyaad2209 9 месяцев назад

    Halimo wana cebeysay bahdil uf 😢

  • @Xamda-wp9pz
    @Xamda-wp9pz 9 месяцев назад

    Wazir waan tagnay😂😂

  • @ZakariaDaahir
    @ZakariaDaahir 9 месяцев назад

    Hh qacba ka yeerty qofta😅😅😅

  • @abdulrahmanaden9564
    @abdulrahmanaden9564 9 месяцев назад

    Adhaa iskeeenaay 😂😂shuubo one way

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 9 месяцев назад +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂

  • @ruqiyamohamedisman4454
    @ruqiyamohamedisman4454 9 месяцев назад

    Kkkkk wasiir adkatay😂

  • @ismailtaxta593
    @ismailtaxta593 9 месяцев назад

    Wasiir waligaa mantaa utala xumed ma Haliimo lajiidanyaa firsadaa markaasa unacamleyaa ajanabi gabadh somaliyed jiiday hadii ee donato iyo hadii kalaba Haliimo waa ii Haliimo waa walashay, Hooyaday, way ila dhalatay waan dhalaa
    See rabtaa wasiir kulaabo taladaas 😊

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 9 месяцев назад

    Futadaada ilaasho roomaantiisam lahayn, midda kale qof islaama kuma mehersamayo qof gaal ah, taas waa diin ka bax iyo kufri, markale ubadka aad dhalaysid ka fikir waa in ab yeeshaa, maahan nin aan waalid lahayn u dhal anaga abti/habo ha na dhaho waa waali. Subxannalah.

  • @AmaalMaxamed-uh8wi
    @AmaalMaxamed-uh8wi 9 месяцев назад

    Saki bin xaji wanku salamay all qali❤❤

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 9 месяцев назад

    Wow

  • @fortunemohamed9470
    @fortunemohamed9470 9 месяцев назад +1

    Naagah somali sidan miye ajanibka u baryan Allah wana ceebeyen.😂😂😂😂

    • @K-kiin
      @K-kiin 9 месяцев назад

      Kuwaan nama matalaan pls 😭

  • @axmednuurkaad6966
    @axmednuurkaad6966 9 месяцев назад +1

    hadii aan dhaho dharkaad ii dhaqi wxd moodaa inaaan Abeheed dilay nina Dharkaan kui dhaqi ay leedhau😂

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 9 месяцев назад +1

    Naaag Maxaa kaa galay?.
    Walaahi Waa yaab.

  • @SaynabBotan
    @SaynabBotan 9 месяцев назад

    somali ku fana viva 🇸🇴

  • @ishwakali4441
    @ishwakali4441 9 месяцев назад +1

    War wasiir hanoo qaban dhawr xaboo naga halaabay weeye 😢

  • @ClaahiBeel
    @ClaahiBeel 9 месяцев назад

    Gabadhu way tooban keentay ee daaya😂.

  • @YaxyeCali-p2w
    @YaxyeCali-p2w 9 месяцев назад +1

    Like isaar

  • @YussufBare-qy8sz
    @YussufBare-qy8sz 8 месяцев назад

    Haa wilka tagera

  • @SHABKAX_YARE1
    @SHABKAX_YARE1 9 месяцев назад

    Wasiirka Adigu Horto ma Madow dahay mase Cadaan Ayaa tahay 😂😂 Tan Ayidaaba kiis kalaa 😂😂

  • @abdikarinmohamed399
    @abdikarinmohamed399 9 месяцев назад

    Xaliimo inta eey is leedahy faarax ku xumey ayey meel xun isku jiidi doontaa faarax waa ku dhalyay waana dhali doontaa marka caga dhigo xaliimo 😂😂

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 9 месяцев назад

    Wasiir somalida waxa kabuuxa seeflabood midhan wlhi 😂😂😂

  • @XiishDhalole
    @XiishDhalole 9 месяцев назад +2

    lamahuraan waa cawska jiidaal faarax waa lama huraaan cid kasta oo nala dhimata reer faarax waa lama huraan

  • @moustapheibrahim8352
    @moustapheibrahim8352 9 месяцев назад

    Qofta kuuleer ka aya dawakhisay 😂 mooyanee, ee raggan siidooda 😅 kalaba affka aya uurraa 😂. Jiita maydka xaliimoyinka…😂

  • @hibowayel9339
    @hibowayel9339 9 месяцев назад

    Hhhh nin madow o dheeer😂

  • @hamdacayr2197
    @hamdacayr2197 9 месяцев назад

    😂😂😂😂😂jacel xoog ah ban wadna wazir

  • @ZakariyeCabdi-t5b
    @ZakariyeCabdi-t5b 9 месяцев назад

    hhhh qoslaa igu dishay sxb zaki😂😂

  • @daahirjeylaani8202
    @daahirjeylaani8202 9 месяцев назад +1

    Gabdhaheena weywaalan rabaa waziir halaqabto EE maano koobi halageeyo waxey rabaan berito banaanka inley Ku ooyaan😂😅

  • @Smaxto
    @Smaxto 9 месяцев назад +2

    wanku salamay zaki binu xaaji zxp ❤❤

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 9 месяцев назад +1

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @CeeroMukhtaar
    @CeeroMukhtaar 9 месяцев назад +1

    Fifa zaki binu xaji

  • @ApdirahmanKeyseHassan
    @ApdirahmanKeyseHassan 9 месяцев назад

    Xaliimoyin ka waa tashteen ee raggow haw yaacina😂

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 9 месяцев назад

    Master com. Miyaa😂😂😂😂😂

  • @Somaliboy516
    @Somaliboy516 9 месяцев назад

    Zaki waa runta

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 9 месяцев назад

    Wuxu raqisanaa Subxanaalah