SAFARKAYGA ADDIS ABABA ETHIOPIA ILLAA MUQDISHO SOMALIA..!!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 апр 2021
  • INAAD NAGU SO BIIRTO DHIIRO GELIN BAY NO TAHAY : Share Like & Comment
    Snapchat: kamal.abdul
    Instagram: kamal_abdull
    Facebook: kamaal abdul
    Tiktok: kamal.abdul
    THANK YOU FOR 230K
    CAN'T WAIT ⏳260K

Комментарии • 508

  • @user-xq5ei2ho7l
    @user-xq5ei2ho7l 3 года назад +181

    Kamal ducada hooyo ayaad kherka kaga sarayn doonta insha allaah
    Hooyo markasta waxay ku faraxda kadis oga dhig waad heli doonta miraha ducada hooyo

    • @osmanbanjar7389
      @osmanbanjar7389 3 года назад

      OGEEYSIIS
      OGEEYSIIS
      Haddii aad jeceshahay barashada Englishka oo free ah channelkeena soo booqo, adiga oo from Basic English to advanced English ka baran doona insha Allah, janaalkana Subscribe dhaho si casharada English kuusoo gaadho.
      Mahadsanid..

    • @socdaalfilmsvlogs
      @socdaalfilmsvlogs 3 года назад

      Fadlan RUclips keyga subscribe saar si aad u hesho muqaalo qurux badan mahadsanid
      Ifka lagu yahay walaal . .

  • @kingAman851
    @kingAman851 3 года назад +180

    Inta ila aragtey in uu kamal Addis Ababa enjoy kusonoqdey like ta sar😅🙏

  • @miimii_43
    @miimii_43 3 года назад +82

    Kusali nabiga scw🥰

  • @somaliastar9512
    @somaliastar9512 3 года назад +62

    Aniga somali ma ihi miya hada Somalia ahay hal qof mawaye subscribe isaar to 🥺🥺

  • @miskimohamed4681
    @miskimohamed4681 3 года назад +17

    Alla imss you my Home 🏡 muqdisho lka insha Allah we back 🇸🇴💯❤❤ kamal bro say hi 😂😂😂😂muqdisho ok

  • @suheipcastro8451
    @suheipcastro8451 3 года назад +21

    inta comintigayga ku aqrisa caafimad like ii saara

  • @khaalidmaxamed6872
    @khaalidmaxamed6872 3 года назад +14

    Sxp heesta xaa usoo dul saree vedio miyaadan ogeen in ay tahay bil soon hadad soonkada kabaqeenin xitaa umada ku dawaneeso soonkooda unax plz🙏🙏🙏

  • @SERGIO-hh2so
    @SERGIO-hh2so 3 года назад +9

    Kamaal music inaa saarto ma aheyn waa bil ramadan waad ogtahay anako sooman fiirsanena videoga enjoy ma tihid

  • @ayuushabdul3228
    @ayuushabdul3228 3 года назад +2

    Maasha allaah ilxun illaah kumatuso kamaal cade 👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @somaliboy447
    @somaliboy447 3 года назад +23

    Nabiga wuxu yiri adoonka wa in uicaawiyaa adoon kale walal subscribe iigu caawi walal ilahay dartiis

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 года назад +9

    Xmar nabdiyo dhaqaliyo ee bee kuu badi ilove xmar caday insha allah waajeclhy mar uun inaan tago wlhy from somaalilnd ❤🙏

  • @yusraself5379
    @yusraself5379 3 года назад +47

    inta xasan uxiiste like isaar 😍

  • @farshaxan7383
    @farshaxan7383 3 года назад +9

    qof Wadan kale Tagya Ayuunba Daawanaya ☹ tolow xilimaan Anigu Dhooofya🥰 Turkey usocda Soo duceeya Zxpyal 🤩

  • @abdinaashofficial3733
    @abdinaashofficial3733 3 года назад +10

    Kamaal sxb Ramadan ayaa lugu juraa heesta iska daay aad sareso videoga waa danbi Wana bil Ramadan

  • @iqrocabdulahi6383
    @iqrocabdulahi6383 3 года назад +3

    masha allah tabara kalah fikiradeydu wasax ned kamal

  • @fttyujtfu6997
    @fttyujtfu6997 3 года назад +2

    RAMADAN MUBAARAG ALL MUSLIMS

  • @cudoonqurux6832
    @cudoonqurux6832 3 года назад +5

    Waaw waan farxay walhi markaan arkay xasan iyo kamaal m.a waanisalamay walaalahey

  • @abdirahmanadan7120
    @abdirahmanadan7120 3 года назад +66

    Inta Og inamaanta Airporka Muqdisho qalalaaso ka dhacdey 👍
    Maku faraxsani in dal meesha laga soo galo ay sidaa noqoto Sorry Somalia😭😭💔💔🇸🇴🇸🇴

  • @wizapdalla638
    @wizapdalla638 3 года назад +17

    7minit 2000k views score🤩

  • @boqoradadumarka5171
    @boqoradadumarka5171 3 года назад +3

    Abow kamal hassan inki salan from Greece 🇬🇷

  • @kaahanuuraahmed3695
    @kaahanuuraahmed3695 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭kelmada hooyo markn maqlo caloosha ihurta ramadantii hore isla joogny tanse way iga hooseysaa igu duceeya plz labadaydii walid

    • @hajara289
      @hajara289 3 года назад

      Alle haunaxariisto wll😪

  • @queeniglanmahad8956
    @queeniglanmahad8956 3 года назад +4

    Wll adigoo nabad qabo Allah meesha aad ramto nabad hagukeeyo ramadaan kariim

  • @Salwa3r
    @Salwa3r 3 года назад +2

    Kamaal dumaashi deena wa u xiisi doonaa💯💯💯💯

  • @mukhtarduale7701
    @mukhtarduale7701 3 года назад +4

    Kamaal abdul
    Ramadan Mubarak

  • @___nasteehahassan7196
    @___nasteehahassan7196 3 года назад +3

    Safar salaama kamaal abdul madaxa isaarantahay bro

  • @qaaliladan1950
    @qaaliladan1950 3 года назад +12

    Kamaal enjoyada inuu kaso tako inta kaxun like saar

  • @farhiamohamud6766
    @farhiamohamud6766 3 года назад +4

    Saan ugu farxey kamall xasan markuu uyimi

  • @mohamedmarkaawi342
    @mohamedmarkaawi342 3 года назад +13

    Kamaal maxa ka qaldan bro RAMADAN Inu yahay miyad ilowsan thy hees maxay thy VEDIOGADA wan jeclahay inan dawado mxn dawada hees ayaba ku maqlay bro naga ilaali hada ka dib waxan rajayna inad arki dontid farintayda mahadsanid

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 года назад +3

    Masha Allah

  • @caashomaxamud6066
    @caashomaxamud6066 3 года назад +3

    M.a walaalkey kamaal Abdul welcome to 🙏🙏🙏 muqdisho 🥰🥰🥰🥰👏👏👏👏🙏

  • @samatercllaahidiiriye2127
    @samatercllaahidiiriye2127 3 года назад +2

    kamalow dadsooman baa muqaladaada daawade kadaa hesaha aad soodulsaraysid please

  • @nicmahahmed1669
    @nicmahahmed1669 3 года назад +3

    Mashaallah kamal enjoyaa ilahee ha ku nabad gaawiyo allah ku xifdiyo adiga iyo dumaashideyna xasn enjoyaa wllahi waan uxiisnay runtii iyo cazaam cadde video naga soo doob marka aad nasatit ok keep going wll qaali 🥰🥰💯💯

  • @maarsoofficial9179
    @maarsoofficial9179 3 года назад +10

    Inta diyaarad aan weligood raacin like inta raacday comment😊😊

  • @azmaqurux7357
    @azmaqurux7357 3 года назад +10

    Kamaal inta kudhibsatay heesta like sar kamaal wll wan ku barya nagada noh

  • @najmonurre6383
    @najmonurre6383 3 года назад +2

    Mnsha allh Wllky illhy hydin amaansado adi io HooyO mcn

  • @maxamedahmed6847
    @maxamedahmed6847 3 года назад +2

    Kamal keep going

  • @iam_ibra_easy
    @iam_ibra_easy 3 года назад +5

    Tooktii hore meshaan kaligaa ayaa mary maanta injoyadda kula socoto waan ku farx sanhy

  • @nimcocali7639
    @nimcocali7639 3 года назад +5

    5minute 1.6k waaw HoRuMaR wacan♥️👑

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 3 года назад +3

    Maşallah safar wacan wllky Kamal cade 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🥰

  • @sumeyasumeya6186
    @sumeyasumeya6186 3 года назад +3

    M.a horey usoco wllkey qali ❣️ 🌙

  • @shukrimohadahir3430
    @shukrimohadahir3430 3 года назад +10

    Anwer abtiga uegyhy inta ila aragtay like isaara

  • @xaliimomaxamed2216
    @xaliimomaxamed2216 3 года назад +6

    Wiilka xalwo kismayo joogo abtiga ayuu u egyhy m.a🥰

  • @kingmuhanad6746
    @kingmuhanad6746 3 года назад +14

    Keeb going well kamaal dumashida mawadaa waxa dharka mdow yawyee ita iala argty like saar😂😂

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 3 года назад +22

    Aduunkan waxa ugu nebcahay markay kacdo iyo markay dagto diyarada 😂😂😂🤣😅😅wa xanuun labadas mar yaa ila arkey 😂😂

    • @aminafeisal1595
      @aminafeisal1595 3 года назад +3

      Aniga maalinti igu horaysay 17/ 01/ 2019 waxan ba moday markay kacaysay inay run run udhacday micnaha burburtay🤣🤣🤣

    • @kifahsaidmohamed4601
      @kifahsaidmohamed4601 3 года назад

      @@aminafeisal1595 hhhh haah wlhi 😂😂😂

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 3 года назад

      @@aminafeisal1595 walal Subscribe isaar

    • @faraxabdi5298
      @faraxabdi5298 3 года назад

      @@aminafeisal1595 hhhhhhhh

    • @aminafeisal1595
      @aminafeisal1595 3 года назад

      🤣🤣🤣

  • @user-gx3bu2co8g
    @user-gx3bu2co8g 3 года назад +4

    Welcom kamaal cadey😍😍😍😍

  • @nololfcn9590
    @nololfcn9590 3 года назад +4

    Keep going

  • @drsasiyaibrahim6595
    @drsasiyaibrahim6595 3 года назад +4

    First😍

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 года назад +56

    Nabi maxamed scw waxa uu dhahy ilahay adoonkisa waxa uu cawiyaa marka adoonku cawiyo wllkis wll qali subscribe igu cawi ilahay haku xifdiyee subscribe subscribe😭😭😭😭😭😭😭7

  • @queenfithi4037
    @queenfithi4037 3 года назад +6

    M.a qof qalbi wanaagsan safarkaada lawaad jowhar imaaw kamaal tageyrahaada joogaan

  • @sacdiyoabanuur2949
    @sacdiyoabanuur2949 3 года назад +4

    hassan farxad ka muqato saxibkiis aa u kooyi kamaal 😁😁😁😂😂😂 masha allah😍👏👏👏

  • @umemadchannel1428
    @umemadchannel1428 3 года назад +4

    Wan huba maraka qoralkeega arakto inat ii dhafenin marak iso booqo plz adunka walal lagu yahay

  • @abdiwahab7335
    @abdiwahab7335 3 года назад +1

    Yes kamal muqdisho kuso noqday

  • @alienjoy6096
    @alienjoy6096 3 года назад +2

    Alle Haku Nabad keno Pro Kamal Abdul Aadbaan kuu jeclhy

  • @yahyehunwersxaamud5631
    @yahyehunwersxaamud5631 3 года назад +2

    Hada waan ku wataa maraa iga xanaajisay kamaalow

  • @maryamamaryama4550
    @maryamamaryama4550 3 года назад +2

    ماشاءالله

  • @nasriinfarah9713
    @nasriinfarah9713 3 года назад +3

    Alxamdulilah hadaad nabad imadey Xasan cade uxisney inad isla jogtaan enjoy kunahay🙏🏽

  • @maryanmohanmet4024
    @maryanmohanmet4024 3 года назад +3

    Kamaal sethy wallkeno ku sali nabì mahamaad scw🤎❤💜💚🧡🤎💚💓💕💞💟

  • @anisoabdulahi74
    @anisoabdulahi74 3 года назад +3

    Hore usoco pro🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedomarmohamedomar5077
    @mohamedomarmohamedomar5077 3 года назад

    Kamal Abdul wan ku salamay sxb ilahay haidin nabad geeyo dhamaantiin

  • @naciimacabdirashidibraahim4035
    @naciimacabdirashidibraahim4035 3 года назад +1

    Wllo qali kamal eepe hakunabad yello meelkasto aad takto hooyana alle hakudhawro wn kutagera walalky rumad❤❤❤

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 3 года назад +30

    Alle sonka iyo salada ha idinka aqbalo🤲🏼pls subscribe isara walalaheyga qaliga adinka oo mahadsan 🙏🏼

  • @ayanbisharabdiofficial5752
    @ayanbisharabdiofficial5752 3 года назад +4

    keep going

  • @xkiinabdi961
    @xkiinabdi961 3 года назад +1

    Kamal xalwa kisamyo isodhib.masha Alah

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 года назад

    Mashaallah nabad kutag kulyehy sxb kamal beatiful vedio kasmaysay

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 года назад +1

    Maasha alaah aboowe waad nabad timi ilaah mahadiis waaye

  • @qalbidooja5456
    @qalbidooja5456 3 года назад +1

    Kamaal injoy alle wllo waxwalba hakuu fududeeyo qof wangsanbatahy hore usoco

  • @mubaarakchannel5582
    @mubaarakchannel5582 3 года назад +2

    Kamaal abowe mcn safar salama allha ku nabad keeno

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 3 года назад +1

    Aamiin xamareey illaahaw nabad nooga dhig dalkeena kamaal heestaan noo soo day Marja’s to call ook IMO iyo caloosha yow aa ihaayo xasuus ay i galisay Maashaa Allah

  • @hanideeq9482
    @hanideeq9482 3 года назад +11

    Xamar cadey ilahow mar i gee weligey ma arkin 😢😢 from 🇪🇹 👋

  • @kamalaydarus6134
    @kamalaydarus6134 3 года назад +2

    Masha’allah one love ❤️

  • @guuuys782
    @guuuys782 3 года назад +22

    Intii umalaysay kamal enjoyadisa oo kamal kuquslay ismuujiya 😂

  • @abdullahialiii7567
    @abdullahialiii7567 3 года назад

    Wani salame kamaal iyo hoyothis l lave you Wani jeclahy

  • @AhmedAli-gt3lm
    @AhmedAli-gt3lm 3 года назад +2

    Kamal kusali nabiga scw

  • @abwaanozil8801
    @abwaanozil8801 3 года назад +3

    Sxp xaage kajogta mogdisho

  • @zeinabmohamed7965
    @zeinabmohamed7965 3 года назад +5

    Walalkey madaashid miyaa...inta ay diyarada socote waa duuweysaaye😳😳😂😂

  • @zeinabbarre7847
    @zeinabbarre7847 3 года назад +1

    Asc Wilka dhahayo hes dhaf abowe hoyo lagu amanoya wax kasta niyada waye keep going kamal hoyo ducadeda Allaha ku dhaliyo adna Well bari atahay😍❤🙏👌

  • @rooble----maxamed7174
    @rooble----maxamed7174 3 года назад +1

    Allaha kunabadhkeeno wll safar salaama 😘😘😘

  • @sahramohamed8405
    @sahramohamed8405 3 года назад +4

    Jamaal waxaan ku waydiiyay asxaabtayda love maxaadn idiin waysay🤔🤷‍♂️🤷‍♀️

  • @updifatahcampiasso7386
    @updifatahcampiasso7386 3 года назад

    Kamal zhp heesaha kadaa video aad kur saaraysid waa bil ramadan plz 🥰

  • @saadiayussuf1445
    @saadiayussuf1445 3 года назад

    Safar salam Kamal abdul

  • @fatiimomohamud7309
    @fatiimomohamud7309 3 года назад +4

    Enjoyada maxad ugasokacday kmaal💜💖💖😭💘💜💜💜

  • @asadlionish
    @asadlionish 3 года назад

    Allow mar wadankaygii oo nabad iyo dowladnimo ka jirto igu nabad celi yaa rabbi waa ramadaane .

  • @levinho4931
    @levinho4931 3 года назад

    Kamaalow videoyow yaashaada heesta ka dhaaf nio waan soomanahayee

  • @rahmanuur4145
    @rahmanuur4145 3 года назад +4

    Masha Allah dalalka deriska san ayey u dhisanyihiin anagana Yaa Allah noo maciin adigaa gargare ah😢

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 3 года назад +3

    Kuso dhawoow dalkaaha hooyo🥰♥️

  • @argsanabdirahman6428
    @argsanabdirahman6428 3 года назад +1

    www m.a soodhawaaw mar 2 muqdisho Cadey Kan baag kamaal cabdull🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💕💕♥️

  • @abdukadirhambalofficial3396
    @abdukadirhambalofficial3396 3 года назад +2

    M.a team injoy

  • @amastar8631
    @amastar8631 3 года назад +2

    M.a team enjoy

  • @naasiralimohmed1533
    @naasiralimohmed1533 3 года назад +3

    Kamaal safar salaama

  • @asmajokarasmajokar9375
    @asmajokarasmajokar9375 3 года назад +1

    wwww masha allah hada sama ku imaday welcome wllkena kamal abdul

  • @nimcocali7639
    @nimcocali7639 3 года назад +2

    ZaFaR salaam pro

  • @sabriindaud1175
    @sabriindaud1175 3 года назад +1

    Masha allah keep going xamar igu baashaal

  • @zuldaanyareofficial4808
    @zuldaanyareofficial4808 3 года назад +8

    Kamaal mudisho hdaad imaatay isoo qabo wll mcne waa codsi

  • @shukrixasa123
    @shukrixasa123 3 года назад

    My homeland muqdisho

  • @abdukadirhambalofficial3396
    @abdukadirhambalofficial3396 3 года назад +2

    Kamaal sxb sare

  • @muumoaxmed2681
    @muumoaxmed2681 3 года назад +1

    Wllo heesat na gadhafa dee kamaal

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 3 года назад +1

    Msha allh wllkey horey usoco mugdishane igu salaan iyo somalia weyntoo idil afgoyena igusalaan wn uxisee ❤️❤️✔️✔️

  • @sucadosheikh548
    @sucadosheikh548 3 года назад +1

    M.a wallal kamaal

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 года назад

    Mansha allah 🎈

  • @abdiazizbashiir165
    @abdiazizbashiir165 3 года назад +2

    Horay usoco zxb