PRANK UGU QOSOLKA BADNAA EE AAN KU SAMEEYAY KAMAAL ABDUL DABAAL DABAAL QOSOLA ADUUNKA😂

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 сен 2024

Комментарии • 3 тыс.

  • @kamaalAbdul
    @kamaalAbdul 2 года назад +1732

    Wax Aan Yareyn Waaba i Helaye Lkn………🙈

    • @hodanmaxmed9419
      @hodanmaxmed9419 2 года назад +11

      Wixi Ku helan la yabay

    • @zadaamabdalla8554
      @zadaamabdalla8554 2 года назад +8

      kamalooW lagu Helay Wallee

    • @sofiahaji678
      @sofiahaji678 2 года назад +8

      Wlh qosol iguma harin 😂😂😂

    • @laylamohudin8145
      @laylamohudin8145 2 года назад +4

      Jah🤦🏿‍♀️🤣😂😂😂😂😂

    • @nimcoahmed128
      @nimcoahmed128 2 года назад +4

      Wlhi si xun kiu galeen😂😂😂😂 . Lkn waa inaa aarsataa

  • @ibraahimrasta3610
    @ibraahimrasta3610 2 года назад +60

    Wuuku jeclaa wuuna kuusoo duceyn jiray adigoo adduunka joogin cidkale mahan ee waa nabi muhamed scw
    Hadad isooboqato dhiirigalin ayeey iinoqoni Allah ha ku sharfo wll qali 🙏😢

  • @fartunmaxamed6727
    @fartunmaxamed6727 2 года назад +73

    Qosol waafuuray abayo shaadiyo mahadsanid midkale blz😂😂😂😂😂

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +551

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @umumaaajidchannel7487
      @umumaaajidchannel7487 2 года назад +1

      اللَّهُمَّ صَلِّ صَلَاةًّ كَامِلَةً وسَلِّ سَلَاماً تَامّاً على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ الَّذِي تَنْحلُّ بِهِ العُقَدُ٬ وتَنْفَرِجُ بِهِ الكُرَبُ٬ وتُقْضىَ بِهِ الحَوَئِجُ٬ وتُنَالُ بِهِ الرَّغَائِبُ٬ وحُسْنُ الخَوَاتِمِ ويُسْتَسْقَى الغَمَامُ بِوَجهِهِ الكَرِيْمِ٬ وعَلَى آلِهِ وصَحبِهِ في كُلِّ لَمحَةٍ وَنَفَسٍ بِعَدَدِ كُلِّ مَعلُومٍ لَكَ يَااللّه٬ اللَّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ النَّبِيِّ الأُمِّيِّ الطَّاهِرِ الزَّكِيِّ٬ صَلَاةًّ تُحَلُّ بِهَا العُقَدُ ٬ وتُفَكُّ بِهَا الكُرَبُ٬ وعَلَى آلِهِ وصَحبِهِ وسَلِّمْ٬ اللَّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ الحَبِيبِ المَحبُوبِ٬ شَافِى العِلَلِ ومُفَرِّجِ الكُرُوبِ٬ وعَلَى آلِهِ وصَحبِهِ وسَلِّمْ٬ اللَّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ عَبدِكَ٬ ورَسُولِكَ النَّبِيِّ الأُمِّيِّ وعَلَى آلِهِ وصَحبِهِ وسَلِّمْ٬ اللَّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ وآلِهِ٬ صَلَاةَ عَبدٍ قَلَّتْ حِيلَتُهُ٬ ورَسُولُ اللّهِ وَسَيلَتُهُ٬ وَأنتَ لَهَا يَا إلهى ٬ولِكُلِّ كَربٍ عَظِيمٍ ٬فَرِّج عَنِّي مَا أنَا فِيهِ٬ بسرِّ بسم اللّه الرّحمن الرّحيم،،، اللَّهُمَّ صَلِّ وسَّلِمْ وكَرِّمْ وبَارِكْ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ وعَلَى آلِهِ وَأصحَابِهِ وأزوَاجِهِ وذُرِّيَتِهِ عَدَدَ مَا في عِلْمِكَ صَلَاةًّ دَائِمَةً تَدُومُ بِدَوَامِ مُلكِكَ،، اللّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ وعَلَى آل سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ كَما صَلَّيتَ على إبراهيمَ وعَلَى آل إبراهيمَ وبَارِكْ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ وعَلَى آل سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ كَما بَارَكتَ على إبراهيم وعَلَى آل إبراهيمَ فِي العَالَمِينَ إنَكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ،، اللّهُمَ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ النَّبِيِّ وَأزوَاجِهِ أُمَّهَاتِ المُؤمِنِينَ وَذُرِّيَّتِهِ وَأهْلِ بَيْتِهِ كَما صَلَّيتَ على آل إبراهيمَ إنَكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ،، اللّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ عَدَدَ مَا في عِلمِ اللّه صَلَاةًّ دَائِمَةً بِدَوَامِ مُلكِ اللّٰهِ،،اللّهُمَّ صَلِّ وسَّلِمْ وبَارِكْ على سيّدنا مُحَمَّدٍ وعَلَى آلِهِ عَدَدَ كَمَال اللّٰهِ وَكَمَايَلِيْقُ بِكَمَالِهِ،، اللَّهُمَّ صَلِّ وسَّلِمْ وبَارِكْ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ النُّورِالذَّاتِي وَسِرِّالسَّارِي في سَائِر الأسْمَاءِ وَالصِّفَاتِ وَسَلِّمْ تسْلِيمًا،، اللَّهُمَّ يَاوَهَّابُ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ فَاتِحِ الأَبوَابِ وعَلَى آلِهِ وصَحبِهِ وسَلِّمْ،، اللّهُمَّ صَلِّ وسَّلِمْ وبَارِكْ على مَن قَلبُهُ عرْشُكَ الأَمجَدُ سَيِّدِنا ومولانا مُحَمَّدٍ وعَلَى آلِهِ وَأصحَابِهِ،، اللّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ صَلَاةًّ تَكُون لَكَ رِضَاءً ولِحِقِّهِ أداءً،، اللّهُمَّ صَلِّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ وعَلَى آلِهِ وسَلِّمْ،،، صلّى اللّٰهُ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ،، اللّهُمَّ صلّ على سَيِّدِنا مُحَمَّدٍ النُّورِ وآله،

    • @oubahmika4700
      @oubahmika4700 2 года назад +1

      Scwscw scw scw scw scw scw

    • @shindonunowhussein9312
      @shindonunowhussein9312 2 года назад +1

      Sallalahu calayhi wasalim

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 2 года назад +1

      Scw scw scw

    • @saadaqnuur7404
      @saadaqnuur7404 2 года назад +1

      صلي الله عليه وسلم 🥰

  • @farhiyaabdullahiomar3201
    @farhiyaabdullahiomar3201 2 года назад +524

    Wallahi shadio prank yadeeda Dadka Hortooda Mpa ku daawan karo Qsol drtis wllhi😂 😂😂😂

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

    • @cabdicade6546
      @cabdicade6546 2 года назад

      @@abdalavlogs2610 wan kula jogaa lpx

    • @hodanmohamud9540
      @hodanmohamud9540 2 года назад +2

      Naayahee ilahay ka baqa waa bil ramadaan inuu ilahay saa kaa dhigo miyadan ka baqay

    • @iqracumar4271
      @iqracumar4271 2 года назад

      Kkkkk

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 2 года назад +1

      Hhhhhhh I can’t stop laughing 😆 this is the best prank

  • @maaida1643
    @maaida1643 2 года назад +39

    Walgay prank sidan uguma qoslin😂🤣😂😂shadiyo talent ee leedahay wlhi♥️☺️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +368

    No twitter
    No Facebook
    No Instagram
    But over billions+followers
    That is our prophet MAXAMED ﷺ ❣❣

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 2 года назад +423

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @faadumomaxamuud267
    @faadumomaxamuud267 2 года назад +4

    Shaadiyo waan ku wataa xabiibti keep goin nolol wacan quruxey malabey sokorey

  • @cuntomacaan9962
    @cuntomacaan9962 2 года назад +61

    Allaha muradkaga ku sahlo waxn ka codsnaa inad alle dartiis igu so booqato

  • @issezahir
    @issezahir 2 года назад +169

    Kamaal:Gurigee gubee 🤣😂🤣
    Akshey: No problem 😂😂😂😂🤣

    • @umcabdika7234
      @umcabdika7234 2 года назад

      Kkkkkkkkk 😂 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @user-dk3jo6xe6u
      @user-dk3jo6xe6u 2 года назад

      ٧٧٧٧٧٧7أثغ

    • @Ayaannura.2
      @Ayaannura.2 2 года назад

      I loved this comment 😂😭😭😭😭 no problem

  • @SOMALIAIRDROP
    @SOMALIAIRDROP 2 года назад +30

    13:03 -Shaadiyo; Ma iskakay celin kartaa ?
    -Kamaal; maxan sameeya akshey
    - Akshey; kulahaa iska celi🤣😂😂😂😂
    Waar kuwanaa way naga waleen funniest prank ever.

  • @munocadeey3701
    @munocadeey3701 2 года назад +96

    Caadi Ayuu u waashay kamaal 😅😅😅
    Shadiya Waan fuuray🤣🤣 Riwaayad soo samey wllshey marna Fanaanadena shaadiya Sharaf🤩🤩

  • @استغفراللهالعظيمواتوبإليه-ك8ل

    استغفر الله العظيم واتوب اليه اللهم اني صائم
    اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عنا يارب العالمين اللهم إني أسألك خير هذا اليوم وخير ما بعده وأعوذ بك من شر هذا اليوم وشر مابعده اللهم اني اسألك حسن الخاتمة اللهم اني اسألك الجنه وما قرب إليها من قول وعمل

    • @aweysmaxamedamiin6462
      @aweysmaxamedamiin6462 2 года назад +1

      اللهم اميين اميين امييين يا الله يارب يارب العالمييين Dhmmntnb Allaaahuma Aaameeen Yaaarab

  • @ibrahimmuktar10
    @ibrahimmuktar10 2 года назад +16

    The funniest prank I have ever watched wlh. Qosol igumaharin runti.
    Sacdiyo funny lady I support you 😂

  • @makoislaw
    @makoislaw 2 года назад +102

    Prank waa dhaafay kan bisinka shadiya kilyaha ka qosleysay😅

  • @hamdisheick3254
    @hamdisheick3254 2 года назад +50

    Subxanallah Huno ilaahay kabaq please ha sameyn prank sidan o kale waa iga wano wlhi ilmo iyo dad waweyn oo xanun hayo oo sidaad hada sameynaysid baa jira please don’t do again barakalahu fikii

  • @Khadramohame
    @Khadramohame 2 года назад +8

    Shadiyo ilahay cimriga haku dheereyo wlhi kal iyo laab igaga qoslisey😂😂😂❤️

  • @aishamohammed1646
    @aishamohammed1646 2 года назад +187

    😂😂😂😂😂OMG this prank made my night sooo funny 😂😂😂kamal reaction is priceless 😂shadiyo she know how to act 😂😂

  • @muslimsmedia7504
    @muslimsmedia7504 2 года назад +65

    😂😂😂😂😂😂😂😂shaadiyo walhi waad naga qoslisay inbadan alaha kaa qosliyee❤jir oojoog waligaa hbo mcn

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 года назад +37

    Shaadiyo WLHI Prank sidaan weligay uguma qoslin kkk Umadeena maahan tan 🤣😂😂🤣

  • @ramlaruun2570
    @ramlaruun2570 2 года назад +127

    Inta shadiyo ku firsanaye kan mid ka qosol bdn ma arkin wlhi😂😂😂😀 keep going queen👸🏽

  • @nimcoxuseen1496
    @nimcoxuseen1496 2 года назад +88

    God qashinka markee qodi jirte kulahaa😂😂akshey umadena maha

    • @nimcoxuseen1496
      @nimcoxuseen1496 2 года назад

      @Ayaaniita official mcn bdn dadka kugu xiran baan ka mid ahy abyo😘

  • @hanamahamed4622
    @hanamahamed4622 2 года назад +2

    Walaahi intaan qoslay waligay maan qoslin aadbaad iiga qorliseen inanku waa inan samir badan maansha allaa waan idin salaamay dhamaantiin

  • @naimaabukar3170
    @naimaabukar3170 2 года назад +44

    The best prank ever Akshey wecel waye🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 ku laha farta keen halmar haka gubte ar kuwana Shadiyaaaaaa👌😂😘

  • @zakicamiir7610
    @zakicamiir7610 2 года назад +54

    Kamaal wuxuu Dad ka waalaba asaga maa laga waalay
    Ar shadiyooy mxaa lagaa Rabay wlley😂😂😂

  • @ilhanosman9411
    @ilhanosman9411 2 года назад +14

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Astaqfurullaaah wlh qosol iguma harin akshy so ugu camiraya kahely laciyaar kulha😂😂😂

  • @hanamustafe6879
    @hanamustafe6879 2 года назад +12

    walshay shadiyo iska daa waxan wayo waxaa jira marmar samada furan tahay oo lagu aqbalo wllo iska daaa allah waxa uu ku siyey cafimad waxad dhahdaa allaxamdulilah wllo gafka ma ficna walhi 🤌🤌🤌👂👂

  • @aminam1535
    @aminam1535 2 года назад +71

    Ala cawa wa furay wlhi kan prank wu dhafay Qosol idilay 😂😂 😂😂😂😂😂Thnks halan o qosola wa igu baqan laheed cawa

    • @hudachanel2495
      @hudachanel2495 2 года назад

      Please subscribe isar Walashey

    • @talisoniiniofficial6700
      @talisoniiniofficial6700 2 года назад

      Wllhi sido kale anig cida dhan ayab isku sokacen
      Inaduulal igu sodagteen modaye

  • @oscermohamed1190
    @oscermohamed1190 2 года назад +12

    Walahi callosha I xanuuntay sidaan u qoslaayey one of the best ever 😄😄😄😃😃😃😃😃😃😃😃 the funniest 😂

  • @user-nast
    @user-nast 2 года назад +62

    You made my night 🌙 thank you shaadiyo♥️🥰

  • @zamiiira
    @zamiiira 2 года назад +61

    This is hilarious 😂 qosol iguma harin 😂 Happy Ramadan 😂😂😂

  • @farhiyayusuf551
    @farhiyayusuf551 2 года назад +36

    Shaadiyo caaw qosol iguma harin wlhi daacad u qoslay kamaal my brother waa kugu dhacaday wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @naimanalka1468
    @naimanalka1468 2 года назад +19

    😂😂😂Ala qosol i guma harin i lahow shashka ha no wen thankz 🙏 yaqey shashka👑

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 года назад +15

    Wallaahay waan fuureye kamal waa miskiin 🤣🤣🤣

  • @shamsahussein1045
    @shamsahussein1045 2 года назад +49

    Absolutely caadi matihid shaadiyo sharaf Queen 👑 of social media keep going sister noso badi prank😂😂😂😅🤣😅🤣😅🤣😅🤣❤️❤️❤️

  • @abuubakaraxmed8990
    @abuubakaraxmed8990 2 года назад +23

    Magac prank haloo daayo shaadiyo sharaf wllhi qosol socdo waaye😂😂😂

  • @habibaciise1087
    @habibaciise1087 2 года назад +11

    prankiga igu qosolka badnaa 😂😂😂shaadiyo umadena mahan

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +42

    RAMADAN MUBARAK 💡✋🌙🌃☕.
    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 года назад +24

    Shaashka wlhi door walba WA kuso baxe Masha Allah Alle Hano Ka daayo wan Ku xiisne wlhi 🤣❤️❤️❤️

  • @aishaahmad1325
    @aishaahmad1325 2 года назад +6

    Wlhi shaadiyo waa iga qaslosay 😍😂 thanks habo mcn💋🌏👸

  • @IkraanMuhudiin
    @IkraanMuhudiin 2 года назад +70

    Aksheey: Surwalke ka heshay usiib
    Kamaal: hee waxaas dabalnimo wayee 🤣🤣

  • @bashiirabdulaahi
    @bashiirabdulaahi 2 года назад +94

    Shaadiyo miss prank noqotay hore usoco byo🙏🏾

  • @hudaesse5137
    @hudaesse5137 2 года назад +17

    😂😂😂😂😂 ar sacdiyo Inaba caadi maaha beerka i bislaaday xaqiiq aad ayaa uga helaa sacdiyo so funny 😂😂😂😂😂

  • @Kaafi.media_10
    @Kaafi.media_10 2 года назад +77

    Qof gurugiisa prank loogu sameynaayo soomali Lee Laga helaa 🤣🤣🤣🤣

    • @nastehaislow407
      @nastehaislow407 2 года назад +3

      Oo adane ogen kkkkkkkk waa sheko las la og yahay

    • @naimamohamed6286
      @naimamohamed6286 2 года назад +3

      @@nastehaislow407 tan waaadhab wllhi kamal soo unaxoyo ma arkoso

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +31

    🤣🤣🤣🥰kamal gurigiisa prank prank another level ha iman ani🤣🤣🤣🤣 gurigaaga san halugu rafaadiyo yaaab

  • @aqoonbadan3931
    @aqoonbadan3931 2 года назад +12

    Akshey Kulahaa Qashiinka markay qodaysay ayaay soo xasuusatay😂😂😂😂 Akshey Prankiga Wuu laa ogyahaay qosol u isku celina😂

  • @queenzmuna8371
    @queenzmuna8371 2 года назад +18

    Wllhi qosol iguma harin shaadiyo umadeena mhn funniest prank ever😂😂😂

  • @naimanalka7920
    @naimanalka7920 2 года назад +51

    Alla waà Fuuray WllHi qosol dartii shaashka caadi matihid keep going 😂♥️♥️

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад +1

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

    • @fartuncali9063
      @fartuncali9063 2 года назад +1

      Kamal samirki oqof eeh

    • @fatumahussein893
      @fatumahussein893 2 года назад +1

      Shadiyoy wlhi qofta kaliya iga qoslisad Tahy inolow abayo qali 👑🥰🥰🥰😅😅😅😅

  • @nadifoismacil2968
    @nadifoismacil2968 2 года назад +4

    Shahdiyo wlhi waat iga qosolsiisay 🤣🤣🤣❤ 600k waxaan ku lee yahay hambalyo

  • @iloveyouxanta2335
    @iloveyouxanta2335 2 года назад +16

    Walhi qosol hadii loo dhimanayo anaa caawa u dhiman lahaa😂😂

  • @marianabokar7809
    @marianabokar7809 2 года назад +11

    Omg saan u qoslay kan waa prank run ah caadi ma tihiin ashkey iyo shaatiyo sharaf kamaal waad ka gashateen 🤣😂😅🤣😂😅🤣😂😅

  • @ubahahmed7300
    @ubahahmed7300 2 года назад +5

    Qosol dartiisa ilmeeyy so funny 😂 wlhi wxn aa prank run ah lagaa dhahaa 👍🏽

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 2 года назад +32

    Kamaal figsade wunaxsanahay 😅😅.....!!
    Prank yadada waa another level✊❣🧨❤💯💌🥰

  • @mahameddeeq1917
    @mahameddeeq1917 2 года назад +11

    Shaadio umadeena matihid Always be happy queen 👸 💖 💕

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 года назад +4

    Ku soo dhawaada cunooyinka fudud nagu soo biira asxaabay ❤️ 😍 Ramadan mubaarka ❤️ allow amuurah noo sahal ❤️ somaliyey dalka ha loo duceeyo ❤️

  • @king-junka3596
    @king-junka3596 2 года назад +193

    this prank is another level 😂😂😂 shadiyo masibo wye😂😂😂

    • @aaminoahmad305
      @aaminoahmad305 2 года назад +2

      wlhi waan fuure kamal wixii ku helaan layaabe hal xabo xitaa ma taalo kulahaa😂😂😂

  • @AhmedMohamed-dz6si
    @AhmedMohamed-dz6si 2 года назад +24

    Shaahka adiga prank ad nourisay..keep going sista

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

  • @kasmotechsoftware4401
    @kasmotechsoftware4401 2 года назад +21

    Aaar shaadiya dhiblay caadi lee ujileysaa😂😂😂 Ax omg kamaal prank Ku fiicnid sorry😒😒😂😂

  • @munoosman2725
    @munoosman2725 2 года назад +10

    Akshay io shaashka hdy isla socdan qosol socda kuu imid wlhi shaashka waku wataa, wll akshyna igu slaan 🙏❤❤

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 2 года назад +5

    Shaadiyo sharaf brank waa looga hadhay👌👌kamaal wayka yaabisay 😂😂😂masaasad kulahaa

  • @mohamedbulhan2613
    @mohamedbulhan2613 2 года назад +8

    Walaahi kal iyo laab ayaan uqoslay shaafiyo waa funny kamaal cabdul fuleysanaa😃😃😃😃😃😃😃 Gurigee iga Baxa Kulahaa

  • @faadumohussein1216
    @faadumohussein1216 2 года назад +36

    🤣🤣🤣🤣🤣 wllhi qoftan cadi maha umadena kadheer iya Astaqfirullah ♥️ shadiyo 🤣

  • @sahraabdirahman650
    @sahraabdirahman650 2 года назад +21

    Qosol iguma harin wllhi funny waa dhaaftay shaadiya 🤣🤣🤣🤣

  • @deeqoaxmed6449
    @deeqoaxmed6449 2 года назад +4

    Prank ka qosol badan wali ima soo marin Wallhi 😂😂😂😂😂

  • @mumtazmuhumedahmedtazy4552
    @mumtazmuhumedahmedtazy4552 2 года назад +42

    This is the funniest video,Kamal soo arsaw 😂😂

  • @queneyman3106
    @queneyman3106 2 года назад +42

    Ayy sorry 😞 kamaal ar shadiyaa 😆😆😄😄

  • @filsanxasan9790
    @filsanxasan9790 2 года назад +3

    Walhi Shadiyo sharaf mashal Allah Walhi prank wan ka hely maxamed Akshay iyo kamaal Abdul wow keep going queen 😆🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mohaali8998
    @mohaali8998 2 года назад +35

    Shaadiyo caawa jiliinkaaga wanka helay sxbey kkkkkk so funny walhi funny 😆😄🤣😂

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

  • @irshaadmohamed5448
    @irshaadmohamed5448 2 года назад +23

    Prank abid iigu qosolka badnaa Ala shaadiyaa😂😂😂

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +32

    Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💟💕💙

  • @nwalngeye1079
    @nwalngeye1079 2 года назад +3

    inta prank maqashay soo carartay ❤❤❤❤😂😂😂kii iigu qosalka badnaa😊

  • @zuuzaanshiiq2505
    @zuuzaanshiiq2505 2 года назад +30

    this pranki is another level wllhy😂😂 shaadiyo allaha ikaa daayo sis

  • @sudaabdi2893
    @sudaabdi2893 2 года назад +10

    Ala qosol udinti shaadiyo keep going abayo we need more 😂😂😂😂😂😂😂

  • @sacdinashafici1527
    @sacdinashafici1527 2 года назад +5

    Hhhhh arshadiyaa umadena maha iga qoslisey cawa😅🤣🤣🤣

  • @MaryamM-bo7yh
    @MaryamM-bo7yh 2 года назад +20

    Walahi waqoslay cawa shadiyo wankuwata abayo hori usoco 😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hibomuhumed8020
    @hibomuhumed8020 2 года назад +26

    HHh 😂😂😂😂 walahi wad iga qosal sisayi ano yar xanun sana sacdiyo qosal iku ma harini hee 😂😂😂😂😂 keep going dear walahi talent ladaha manshalah tabarakalh ❤️❤️❤️❤️❤️ we love you from Australia ❤️

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 2 года назад +1

    Masha allah keep going m'y Sister shadiyo sharaf

  • @qadarmuqtaarofficial1454
    @qadarmuqtaarofficial1454 2 года назад +42

    Shaadiyo miss prank Aad noqotay😂😂😂

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

  • @safaazayidcali6146
    @safaazayidcali6146 2 года назад +19

    Social media qofta aan ugu jeclhy waye shaadiyo I hope mar uun inaa lakulmo inshallah❤❤🥰

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 2 года назад +10

    I love all her pranks walai she is so funny and she's good in acting 😂😂😂🥰anyway keep going siz❤❤

    • @najmayar5039
      @najmayar5039 2 года назад +1

      Wllhi beerka digada aha wlley 🤣😂🤣😂🤣😂😂🤣😂🤣😂😂😂

  • @maidolucky6121
    @maidolucky6121 2 года назад +29

    Shaadiyo funny😂🤣 wlh nolow quruxey ❤️

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 2 года назад +13

    Ar shaadiya hooyada prank baa inoqotay baryahaan wan ku wataa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sadiqhersi5968
    @sadiqhersi5968 2 года назад +4

    Kkkkkkkkk walahi Shadiya she's talented comedian

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 2 года назад +8

    Inta kuheesatah prankyada shadiya like isara😂😂😂

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

  • @mumtasahmed7942
    @mumtasahmed7942 2 года назад +14

    😂😂😂😂kulaha suulka una siiib 😂😂shadiyo walhi fannny ❤️😂

  • @aminoxasanmaxamud9844
    @aminoxasanmaxamud9844 2 года назад

    Wlhi shaadiyo qosolka iga dhameysay allaha ku xifdiyo xabiibti

  • @Peysoney
    @Peysoney 2 года назад +10

    Ani iyo adi wan dheldhelene ala shadiya maa noli 🤣🤣🤣😂

  • @aishauud6082
    @aishauud6082 2 года назад +18

    Wllhi shadiyo prankiyadada waa funny 😂😂

  • @nurtoibrahim7527
    @nurtoibrahim7527 2 года назад

    Markaan cajusaba ama aan dalanahay shaqo ka imaado waan dawadaa walahi cajiska oo dhan wuu iga baxaa maba ka dhergo branki gaan 🥰🥰🥰

  • @sulekomoalimissack7472
    @sulekomoalimissack7472 2 года назад +7

    Alla shaadiyoy beerka icaseysay wlhi 😂😂😂 caawa saan uqoslay weligey uma qoslin Bisinka 😂😂😂

  • @sumayasumayacadey9620
    @sumayasumayacadey9620 2 года назад +8

    Prank an daawado kii ugu qosalka badna 😂😂ha ku yara gubto in yar farta u dhiib kulaha akshey caadi maha 😂😂😂

  • @lulibrahim8510
    @lulibrahim8510 2 года назад +4

    Kkkkkkkkkkk waa fuuray thanks shadiya iyo kamal aswayo. Iga dheh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👏

  • @qlpi_xarane8873
    @qlpi_xarane8873 2 года назад +30

    Shadiyo the lioness is back nowadays prankiga waa heer saree kwrn heeee kkkkkk 🥰🥰👊👊😂😂😂😅😅

    • @abdalavlogs2610
      @abdalavlogs2610 2 года назад

      Hada ka heesho muqaalada travel Vlog ah ama dalxiis iso boqo channelka Abdala Vlogs

  • @sucaaddaahirmaxamed3995
    @sucaaddaahirmaxamed3995 2 года назад +26

    By allh I laughed😂😂 Shadiyo is funny by allh😂😂
    Kamal wlhi will mad 😂😂
    Akshey continues your talent 😂😂

    • @rahmahussein6666
      @rahmahussein6666 2 года назад +1

      By allh everything makula socota

    • @Inashariff123
      @Inashariff123 2 года назад

      Broken 🫣😂😂😂😂😂😂English

    • @Inashariff123
      @Inashariff123 2 года назад

      @@rahmahussein6666 😅😂😂😂😂😂wad laheshay

  • @naimamohamed1822
    @naimamohamed1822 2 года назад +6

    Shadiyo qof doqon saan u eh intee ku arki jirtay saa u jishay lee 😂😂😂

  • @mohaali8102
    @mohaali8102 2 года назад +9

    Shaadiyo funny wllhi teeda kale waxa igu yaapka badna Markey gedka jebisay sey ufadhiisatay yaap wllhi 🥺😂😂😂

    • @mohaali8102
      @mohaali8102 2 года назад

      offofficial wakusary wllshy mcn🥺🥺🥺✌🔥

  • @mohaandzeynafamaliy4855
    @mohaandzeynafamaliy4855 2 года назад +9

    hhhhh wan iska jeclahay shaadiyo keep going mcnto ❤️❤️❤️🤣🤣🤣

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid 2 года назад +1

    walashay shadiya iyo kamaal cabdula waan idiin wata

  • @najmadubow6989
    @najmadubow6989 2 года назад +30

    You made my night 😂😂😂