PRANK WAA KU JECLAHAY MARISH AAN UGA YAABSADAY MAXA IGA RACAY🙈😅

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2021

Комментарии • 2,3 тыс.

  • @cabkaziyech9420
    @cabkaziyech9420 3 года назад +2996

    Intu alla aburay waxa ugu sharaf badn nabi maxamed scw 💯💯

  • @zakariaAwil3
    @zakariaAwil3 3 года назад +836

    Lamaanaha Mustaqbalka inta sugaysa Meherkooda Like ta ii camira😂😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 3 года назад +314

    Marish way ku jeceshay waxaa laga. deerma sida ay kula hadleeso masha Allah. Barakallahu fikum ayaan idiin leeyahay.

  • @aalamiitoofficial9115
    @aalamiitoofficial9115 3 года назад +777

    Ninkan boqor waaye intuu prank ku sameeyay uu chanallkeeda usoo galliyay laandheere sxb gobanimo waa loo dhashaa keep going sxb.😍🥰🥰😍

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 года назад +1089

    Ilahay Naarta hakaa xoreeyo adiga iyo waalid kaaba like iisaara

  • @maxamedcali3002
    @maxamedcali3002 3 года назад +2334

    Intii xabiibkeena maxamed jecel ❤ love saara

  • @abdinoormohamud5290
    @abdinoormohamud5290 3 года назад +173

    Qurux Ku dhigle marish waa gabar dacad ah oo qurux badan masha Allah qalbiga haka dilin weyna Ku ogolatay runtii labadiina wad isku nureysiin runtii

  • @apdirahmanismaaciil4016
    @apdirahmanismaaciil4016 2 года назад +7

    Wll hadhaafin saliga nabiga scw scw scw scw one love❤️

  • @abdirahmanmohamed9545
    @abdirahmanmohamed9545 3 года назад +167

    Way iska cadahy wlahi inay xiriir lahyn marish😂😂😂

  • @mohamedaminomar6328
    @mohamedaminomar6328 3 года назад +340

    Jack iyo marish wad is jeceshihin jilin lee kaw nogo siisen😋🤗

  • @zakariafarhan1976
    @zakariafarhan1976 3 года назад +300

    Marish qoralkan hadu kuso garo waxan kugu Duceyna Qurux ku Dhiigle❤👏

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 3 года назад +187

    10 jeer kabadan daawaday 😂😂😂 🥺♥️ we love you both guyZ

  • @khuwefutureboy8147
    @khuwefutureboy8147 3 года назад +509

    Nabiga ku zali SCW SCW SCW❣

  • @kabtankamaalin6674
    @kabtankamaalin6674 3 года назад +312

    Sheekadaan 2ayeey midtahay
    Inaad isla ogeedeen ama
    Hadii aadan isla ogeeyn Maria waa ku jeceshahay ee hore ugu soco

    • @naciimo_cabdisahal1625
      @naciimo_cabdisahal1625 3 года назад +2

      Maanta caaday isugu yaacen

    • @dallaofficial8289
      @dallaofficial8289 3 года назад +3

      Wlhi kula fakar ahay

    • @izxaqupdi1805
      @izxaqupdi1805 3 года назад +2

      Wandhara way Isla ogaayen

    • @kramovic6771
      @kramovic6771 3 года назад +1

      Zxp anaaba cadaynaya inay isla ogaayeen Mopile ka meel hoose ayey dhigeen camerada meel sare ayey wax ka duubaysa video waxay ahayd inaynu ka daawano meel hoose camal lkn cameradu iyaga xitaa wey ka saraysaa beenaale weeyi prank majiro

    • @ahmedmo637
      @ahmedmo637 3 года назад

      @@kramovic6771 legend

  • @amranashali9168
    @amranashali9168 3 года назад +483

    I just want maria and Jack to become couples they're good to each other 👌🥰♥️♥️♥️

  • @saadiamohamed2911
    @saadiamohamed2911 3 года назад +71

    Jack ruunta kuhadlooya waxa niyadiisa kujuuro sheegtay😂😂😂😂😂🤣🤣🤣

    • @thesomali6369
      @thesomali6369 3 года назад +2

      Kan hadu profile kaga yahay quruxleya tahay abayo ❤️❤️

    • @liibaanyarechanal6618
      @liibaanyarechanal6618 2 года назад +1

      @@thesomali6369 quruxdu waqalbiga bacow

  • @wizer1594
    @wizer1594 3 года назад +455

    Jack wu jeclyhy lkn is adkyeny marishan way ka darnthy e ana mhdsnd idhaha idinkana barkalah dhaha😂😂lol dadka youtube nagu haya wr so aarso mariyay

    • @suheibmohamed2794
      @suheibmohamed2794 3 года назад +7

      Inta cimamada qurux ku dhiigle iska tuurtey 🤞

    • @mohamedqadar3479
      @mohamedqadar3479 3 года назад +4

      Maya iney soarsota maha prakas waa prank qalbi sojisada kamuqata marka allah ubary inaa calaf iskudara wayo waxa barito bilawanaya 10 manin oo dhulhija

    • @mohamedqadar3479
      @mohamedqadar3479 3 года назад +4

      Marka ducada waa aqbal marka hede qer ugujura maria iyo jack allah Aroskoda daqso kadiga

  • @iprozkhaliil7254
    @iprozkhaliil7254 3 года назад +454

    Wallahi billahi maria quruxkudgle haduu sifcn ugu sheegto in eeysan ku adkeyneynin lkn isaga ayaa ciyaaraya😅

    • @wilomohamed7790
      @wilomohamed7790 3 года назад +3

      Taas been ahen

    • @quenalbrko3545
      @quenalbrko3545 3 года назад +2

      Weerbta wlh misknt lkn asi jilen wye😢

    • @hibaaqluul7919
      @hibaaqluul7919 3 года назад +3

      War jack kafaideysi wacan yow

    • @cawalemaxamed128
      @cawalemaxamed128 3 года назад +9

      War ragaw gbdhuhu way qalbi jilicsanyihiin ee ciyarta halaga dayo gbdha hada hadalki way ladhacday wayna ku faraxday wayna qadan ladahay marku su laso istagay wa brk berka udhiman wa qurux kudhigle gbdha jacaylka si saxa ogu shgo ayadna way ku aqbaliye ilahay ayan idin baryayna inu isku kin barakeye❤❤❤

    • @asmarmaalik9335
      @asmarmaalik9335 3 года назад +2

      Absolutely i felt jealous hhh

  • @harunyahya3176
    @harunyahya3176 3 года назад +144

    Many have started like this, we know. This is stage managed and scripted prank. You guys are in love 😂😂😂💕 All the best.

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 года назад +83

    1.7k comment ma iga dhex Aragtaa 😂🔥🥰♥️

  • @zurechjunior9812
    @zurechjunior9812 3 года назад +286

    Jack iyo marish Runtii waadba isku soo baxeysiiiin 🔥💜

  • @engbirlaqe6507
    @engbirlaqe6507 3 года назад +248

    Prank marka maqshay hada so Carartay ismu ji👈🖤

  • @abdirahmannor9cali233
    @abdirahmannor9cali233 3 года назад +13

    Waan idiin wataa Maria and qurux ku dhiigle sido kle amiinna dhcsow 🙏

  • @mowliidabiikar2274
    @mowliidabiikar2274 3 года назад +143

    Masha allh jack and maarish ka dhabeeya nooh inta ila jeclaan laheyt like saar 😍

  • @ahmedashkir10
    @ahmedashkir10 3 года назад +137

    Qurux ku dhiigle caawa waa Darren hadlay 😆🤣😂

  • @shaafigold8704
    @shaafigold8704 3 года назад +170

    Waad aragtaan commentigii 95% wuxuu noqdy wad isku nuraysaan ee hadii usun xirir inka dhaxayn hada samyzta yaqeey😘

  • @saadakahmed5316
    @saadakahmed5316 3 года назад +21

    🤣🤣waa the only video waligey intan Somali vedeos dawanay an qusul🤣 la istaagay wlh qaabka prankika iyo xishood marisha iyo hadalka indha adeega jack an la yabay kula quf fool xun laka soo fakiraaaa🤣🤣🤣

  • @saabiriinmaxamed9353
    @saabiriinmaxamed9353 3 года назад +21

    Ine ku jeceshahy wllhi waa cadahy fodada daay Sharu khankeena 🥰🤦🏼‍♀️

  • @abdullyaremd3017
    @abdullyaremd3017 3 года назад +165

    Wlhi run hadey ahan lahed far hadeydha lama qiyasen ilahayow iskukin calaf ameen Yarabi

  • @englogic2303
    @englogic2303 3 года назад +394

    Labadaba jaceyl Waa haya balse wey kala xishoonayan I am feeling 😅😅

  • @qaaliluula5987
    @qaaliluula5987 3 года назад +18

    Wallow qurux Ku dhiigle gbrta ma canananosaa mise jacayl ad u sheganosa 😂😂😂 waba ka cabsiisay gbdha🤪🤣🤣 anyways isku yaca sxbyaal Xaqiiq wad isku so baxeysan ✌️🤩

  • @khadarmediapro
    @khadarmediapro 3 года назад +13

    Mashaa Allah Baarakallahu lakum 😍 Marish Beauty Iyo Qurux ku Dhiigle waaba u jeednaa inaa jag isku tihiin ciyaarta RUclips ka dhaafa ee ciyoow naga soo gaba gabeeya cml xalwadiina waa suggi la’a nahay cml😂😂🤣✌️

  • @max_imiliano11
    @max_imiliano11 3 года назад +385

    To be honest.. You look good together.. Marish.. He's worthy of your love.. Am sure if you give him a chance, you won't regret it.. Coz he's shaarukhan type

  • @cabdiqaniawil1755
    @cabdiqaniawil1755 3 года назад +120

    Inta markay aragtay inuu prank jaceylyhy second iso dhicin Hore uzogadhy liketa dhac kuziya hh

  • @haboonmahmoud1258
    @haboonmahmoud1258 2 года назад +17

    I think you should take your friendship to a deeper level❤❤❤❤

  • @fitahqooryare3300
    @fitahqooryare3300 3 года назад +12

    Maria wlly Jack Run ayuu ku yahay jaceelka ee wax la qabo. Qofka caqliga leh usha aktiisa ayaa looku dhuftaa ee wax garad hadaa tahay odayga wax la qabo

  • @drabdale1992
    @drabdale1992 3 года назад +134

    Wan ka niyada jaby markaan Maqlay prank Lkn salatul leyl ayn idin soo tukanaa si aad iskugu calaf heshaan I.a allow labadaan isku calaf dar aamiin aamiin

    • @hibaaqwadani7070
      @hibaaqwadani7070 3 года назад +6

      Sheekhow Isoo ducee ane 🤣🤣🤣🤣

    • @mariammohammed489
      @mariammohammed489 3 года назад +6

      😂😂😂wlhi usoo tuko labadaan wayba nadaaliyeen saa usugeyney 🥺

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 3 года назад

      Dan laan padana 😂😂

    • @drabdale1992
      @drabdale1992 3 года назад

      @@queennaima7796 mawax kuu soo doceyo ayd weysay ama waa maseersan thy kkkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣

    • @queennaima7796
      @queennaima7796 3 года назад

      @@drabdale1992 palayo ku daucayze 😂

  • @user-lg2bk5ku4v
    @user-lg2bk5ku4v 3 года назад +362

    OMG raja muqato malmihii wacna wey soo socdan 😁😁😁🥰✌❤

    • @__abdiwahid
      @__abdiwahid 3 года назад +1

      Hhh

    • @frmuswrd5586
      @frmuswrd5586 3 года назад

      Sʙᴍs☂︎☃︎✍︎☜︎︎︎➪𓇽☂︎ꕥ🤠😰🤯😎🤑😹🐒🐮🐟🐍🦅🐼🐊🦎🦎🐾🐷🐮🐿️🦨🦕🌸🐤🐭🐢🌮🌯🍒🧇🍄

    • @cabdirashiidgiire1969
      @cabdirashiidgiire1969 2 года назад

      Malmihii Wacan waya soo socada

  • @yussufabdullahi4782
    @yussufabdullahi4782 3 года назад +59

    Much respect to these talented youths....we are proud of .........greeting u from Kismayo 🇸🇴

    • @ubaha.rashid484
      @ubaha.rashid484 3 года назад +2

      Masha allah vidiogan wan kahelay isku waraa❤❤❤💯💯

  • @abdiazizugas8046
    @abdiazizugas8046 3 года назад +17

    Hhhh kulahaa wxii dadka dan dareemin adi mxaa udareemi waaysey wleee jack iyo kaftan hhhhh

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 3 года назад +171

    Maria jack inta qof la xushmeeyo in ka badan beey xushmeeysaa wlhy sheeyga wuu ku adagyahay hadana waxeey isku dayeeysaa inay qalbigiisa ilaaliso.
    Mario abaayo gaari nasaba baa tahee allow mid ku xumeeya kaa dhoor

  • @cismaanmaxamed9766
    @cismaanmaxamed9766 3 года назад +344

    Inta ila aragday inay is jecel yihiin love sar

    • @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893
      @ibnushyaasiinibnushyaasiin9893 3 года назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @mariammohammed489
      @mariammohammed489 3 года назад +2

      😂😂😂🤣 waa Kula arkay

    • @raaqiyaaxmed7079
      @raaqiyaaxmed7079 3 года назад

      Ala labadani in ay isgursadan jicliya❤️❤️❤️❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌🙏🙏🙏

    • @c.rixmaancali9553
      @c.rixmaancali9553 2 года назад

      💖💗💓💓💞💞💕💋💟💌💌💔💔💔💝💝💝❣❣💘💘💞💓💕💋💖💯💯💯💯💯💯💯

    • @shukriyusuf2605
      @shukriyusuf2605 Год назад

      ❤❤❤

  • @norahmed2513
    @norahmed2513 3 года назад +43

    Jack xariif waye korkaaga aan tabto kulahaa hdan walalka ahy.😂😂👌 she loves ❤️ uh extremely bro.

  • @abdirizaakqurboofficial3334
    @abdirizaakqurboofficial3334 3 года назад +13

    Prankigan zoom ta le maxaa waaye ilaahay baari waaye😂😂😂 isku waara waa iskugu kiin duceeye😍😍😍

  • @afkudhiiglemehra6703
    @afkudhiiglemehra6703 3 года назад +50

    Abyo wiilkan noo ilaali adiga ayan ku siinay💋❣️

  • @abshiranshax
    @abshiranshax 3 года назад +164

    Wlhi wan islaH rapaH intaH iguH racsan like me marish anad qurux 🥰😍🤩

  • @sonlineco1114
    @sonlineco1114 3 года назад +12

    Sxbow Jaaniska Haa iska Beerdareynin, Dahaa Hortiisa Dafana Ayaa Jooga. Haddii Aad Daahdid Aniga Ayaa Dafaayo, Quruxleyda Qalbiga Wanaagsan Lol...😍

  • @mariaomarmohamed3523
    @mariaomarmohamed3523 2 года назад +10

    inta nabiga jaceel love saara

    • @user-dm7tn9uc6v
      @user-dm7tn9uc6v 11 месяцев назад

      صلى الله عليه وسلم ❤❤❤

  • @yassinabdullahi8672
    @yassinabdullahi8672 3 года назад +25

    Jack Marish Hadey ku dhaafto, Aduunya ku Dhaaftay💯😂

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 3 года назад +56

    Marish maskiin waanku taageeraa wallaahi 🥰😭wall qalbi fcn tahayee

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 года назад +14

    Maarish prank halis ah ku sameey jack
    Team marish guul 😂😅💪

  • @zamzamdahir1827
    @zamzamdahir1827 2 года назад +5

    Qolaa isku so xirxira😂😂 facee wa ka hara wllahi Jack funny thy😁

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 3 года назад +48

    Intaan video ka hor dawan ee comment ga eegty is muuji ❤️

  • @umuamiirinahassanibrahim1011
    @umuamiirinahassanibrahim1011 3 года назад +71

    Wad is ku nuuraysin oo xaqiiqa 🤩

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 2 года назад +3

    whi qurux ku dhiiigle waaa legend intuu ku sameeyay prnk kadib ow dhahay channel kaaaada soo dhig ama iska day adee kuu taaalaa laandheeere labo ma ahan 💪💪💪💪💪

  • @cabdaladalmar5620
    @cabdaladalmar5620 3 года назад +17

    Prank soomaali aan daawado kana ka wataa😂🔥💯😍

  • @mohamedyare288
    @mohamedyare288 3 года назад +51

    Prankigan wan sugayey waqti dheer maria kugu dhacday 🤣🤣✌

  • @abasadamelmi3829
    @abasadamelmi3829 3 года назад +68

    Dareenka qofka in lagu kaftamo dhip ayey leedahay halaha rafaaad ay marooyso bal fiiri I am sorry Maarish Qurux.
    Dadka suuqa laga xirey aniga xitaa waan kamid ahay oo qurux ku dhiigle dartiisa ayaan kuu xushmeeyaa

    • @sirabdalla5038
      @sirabdalla5038 3 года назад

      Maskiinta ayada xitaa waa la hayaaa🙄🙄🙄

  • @majkahillow7439
    @majkahillow7439 3 года назад +57

    you guys are perfect match...may Allah make it easy for you guys and may it be of kheyr in shaaa Allah.

  • @mohamedmahamuudabdi3960
    @mohamedmahamuudabdi3960 3 года назад +6

    Waan ka soo fikiraa wlhi
    Way ku ogalayd prank ma dhahdeen
    Waan ku sugaa bad dhihi lahay
    Ku xumayn like isaar

  • @zakariyexaajiofficial8663
    @zakariyexaajiofficial8663 3 года назад +108

    OMG! Kalmada ah (wanku jeclhy) yaan lagu ciyaarin plz prank magasho xaqiiqdii wayo wa kalmad qalbiga qaboojiso marka walalayalo yaan lagu kaftamin🙏 inta ila qabto fikirkaas like-ta 👇👇

    • @mahamedhanad7196
      @mahamedhanad7196 3 года назад

      Wllhi waaa runta🥺🥺😪😪

    • @abdikarimmohamed5961
      @abdikarimmohamed5961 2 года назад +1

      Haa kalmadan markaa maqasho wad is tagaysa hada socodo ..hadaa tagantahaynaa markaa maqasho wad dhaqaqaysaa wan ku jeclahay waa kalmad daranlee dayee 💜

    • @mahamedhanad7196
      @mahamedhanad7196 2 года назад

      @@abdikarimmohamed5961 haa wllhi

  • @makahiilxasan9840
    @makahiilxasan9840 3 года назад +36

    Jeck wlhi waa nacas haduu prankigan run yhy gabadhan qalbigeedu wuu jaby
    Sidii horena kuuma ahaaneyso
    Waalayga fiican yahy waxy uga jeeda
    Social media anoo xaas ah masoo fadhiisanayi mustaqbalkeedu waa meel hore sidaan ubartey qoftan cidkle uma brn liketa iga giijiyiya😊😊😎😎

    • @arman__aj3751
      @arman__aj3751 3 года назад

      qof aad asxp thiin ooo kaa dhigty wlll kma xumaanayo hdlkn waayo wxuu ogyhy bosska ay aktaada ka joogto wxeena ogthy hdlkaas inuu kftn yhy jackna asaga maba ku jiroba waaa kaftan socoto mrka wx xumaan ah ma arko

    • @makahiilxasan9840
      @makahiilxasan9840 3 года назад

      Waa runtaa sxp ee lkiin waa gabadh famil bay leedahy asxaap bay leedahay xidhiidh bay leedahy iyadoo waliba isaga qalbigiisa ilaalinayso ayey tiri waanka soo fiki marka si private ah hduu ula kaftamo waa caadi lkiin wxii bulshaa la horkeenaya anu odhan maayo 2dan qof wax bay iska damacsan yihiin lkiinse waxan dareemay inay aad isugu wanagsan yihiin lkiinse waxan ku darsan lhaa wxii idiin private ah bulsho ha horkenina jack isadna gabadha qalbigeeda ha ilaaliyo😊😊😊

  • @weeyraxg2311
    @weeyraxg2311 3 года назад +22

    Surwalkan ciyaal xafadeedka naga badal kudheh sxbka.
    Wish you successful life best couple in the future ✌✌✌

  • @abdulrahmanmursal2348
    @abdulrahmanmursal2348 3 года назад +7

    Qurux kudhiigle gabadhan hadaad guursan waysid intan Nairobi kuugu imaado aan maxkamad kula fuulaa runti waan jecla lkn waan kuu dhaafay car waa kaas guursan waay duluf aa tahaye war qofta way ku jeceshay ee soo gebagabe arintan waa iga digniin.

  • @Sports_channels7
    @Sports_channels7 3 года назад +167

    Waxaaan hubaaa jack iyo mariyo haday is aroosi waayaan dad maba ihi iga qora taas ❤❤

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 года назад +4

      Maa kajogtid😆😆

    • @Sports_channels7
      @Sports_channels7 3 года назад +8

      iga qor aan ku dhahay nin rag wax sheegay baan ahay ❤😂

    • @farhiaali8967
      @farhiaali8967 3 года назад +5

      @@Sports_channels7 😂😂 Ani xtr ku raja weynhy alle run haka dhigo

    • @Sports_channels7
      @Sports_channels7 3 года назад +4

      @@farhiaali8967 Amiin abaa ani iyo adine baraka Allah 🙄🙄😂❤

    • @xafsomohamed3442
      @xafsomohamed3442 3 года назад +2

      Haye aragaaneee

  • @ahmedmohamedabdulkadir8439
    @ahmedmohamedabdulkadir8439 3 года назад +56

    Waad Isla ogtihiine ciyaarta nagadaya
    Wan ognahy inad isjeceshihine barakallah

    • @fatxifarey4440
      @fatxifarey4440 3 года назад +1

      Shekadi atarisho badiyo iyo nuurdin prank ayago xiriir ka dhaxeyo jeceyl u sheganaye ee dharbaxeysay ayago is jecel jiliin cml marka wee is ogyhiin

    • @queenedebzan7825
      @queenedebzan7825 3 года назад

      @@fatxifarey4440 Haa wlhi

  • @kingabdikaadirsaid
    @kingabdikaadirsaid 3 года назад +6

    Qurux ku dhiigle hadaad kusii adkeen lahed way isdaadin lahyde mad xoga kab oga dhigto mise waad ka naxdey🤣🤣maskiinta😁

  • @yussufsiyad3974
    @yussufsiyad3974 2 года назад +1

    The family empire bumbum in the house wlhi you deserve more than 1million likes.

  • @whitecobra1881
    @whitecobra1881 3 года назад +21

    prank jacayl ah wllahi ilama wanagsana wayo qofka qalbiga taabanaysaa waa prank na hadhaw ba dhahysa
    waa dhib runtii
    mida kale qof marka la eegayo maha waxa uu iska sheego ee waa waxa laga sheego dadkuna oo aan ku jito waa isla kiin jecladeen idinkana iska kaaya og hore usocda ayan idin leeyahy anigu👍👏👏
    maalin wxn rajaynaya inan isku kiin arko idinka oo mustaqbal wada smaystay ❤❤

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 года назад +23

    Maria way saxantahay qofka waan soo fikiraa dhaha ayaa fiican waayo go.aan ayuu naftiisa usoo gaadhayaa masha alah Maria abshir faarax

  • @mahbubqani5528
    @mahbubqani5528 3 года назад +9

    Bro wlhi gawar hadey kutirahdo wan kasofikira wey kujeceshahay wara JUG qofta horey ugal

  • @ibrazebinzambarota8683
    @ibrazebinzambarota8683 3 года назад +50

    U look awesome together. Accept each other 💗💗💗💗

  • @abdirahimadam17
    @abdirahimadam17 3 года назад +90

    Wlhi jack prank wax la yidhaa wuu dhameyay
    He's the most talented person i've ever seen just wooooow!!

  • @baacade9232
    @baacade9232 3 года назад +56

    Linkinga RUclipska provelka tiktook soo saaro
    si fudud Si aan kuugu soo raacno

  • @ahmedabdi7007
    @ahmedabdi7007 3 года назад +20

    Insha Allah guul Jack way soo dhawdahay maarish sxb ilahay waxan Ka rajaanayaa inaad calaf isku heshaan amiin amiin yaa rabi🙏🙏🙏 from 🇩🇯

  • @mohaali1231
    @mohaali1231 3 года назад +2

    Wallahi is ma fast time i like ua prank and also i hve subcribe for u Marish & Qurux kudhigle

  • @oqadarahmed9998
    @oqadarahmed9998 3 года назад +53

    Lamane isdor tayo wadga daren tihin ila xad is deaqayo is dawada aad tihiin come soon the wedding insh allah

  • @cabdalachanneloffal7382
    @cabdalachanneloffal7382 3 года назад +22

    hadaba inta ila arakty ineey isku nuuru yoon like saar😚

  • @maxamedcabdi3463
    @maxamedcabdi3463 3 года назад +22

    Jack qofta marish ah wey ku jeceshahay ee kuqabso bro keep going

  • @abdulrahmanmursal2348
    @abdulrahmanmursal2348 3 года назад +3

    Abaayo marish waxa tahay qof qalbi wanaagsan dhaman muuqaaladaada waan ku taxanahay subscription ma dhiibo ani lkn si sahal aa iiga qaadatay xita waxan kuu rajaynaa mustaqbal wanaagsan waxan ahay taageerahaaga number 1 love 💕 sis.

  • @mohameddeeq3777
    @mohameddeeq3777 3 года назад +38

    Sharukhan ina tahy manta kuu saxixay pro legend ✌👌✋

  • @Youngkeynan
    @Youngkeynan 3 года назад +54

    One love you deserve more than 1 million subscribers

  • @axmeyvicmedia7859
    @axmeyvicmedia7859 3 года назад +2

    Wraaa jaack nyw jclkaa xoog xoog aad usheganeisaa see cml sxbw 🥰😂😂🤣😍😍😍😍 nitageraaa legends💪

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад +6

    Masha Allah xabti keep going jek bilo❤❤❤

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 года назад +38

    Dadkan amee isla ogyhn lee prank😂😂

  • @hanadcabdirixman8911
    @hanadcabdirixman8911 3 года назад +28

    Ani masheegi Karo in laysla Ogyahy lkn haday run tahy maarish waa qof qalbi wanaagsan

  • @gulletabdirahman2504
    @gulletabdirahman2504 3 года назад +6

    Haday ogolan lahayd bes prank ma jirn hday is gijisona waa prank waana sida ugu fudud ee manta jacyl la iskgu shegto 😂😂😂

  • @qnhahmt3217
    @qnhahmt3217 3 года назад +11

    Way jeceshay maria wlhi Waa Laga dareemaya😥♥️

    • @ahmedmahat4116
      @ahmedmahat4116 3 года назад

      ana maria wllked ehe , maiga huptaa😂

  • @ayaanbile7095
    @ayaanbile7095 3 года назад +14

    Inta ila aragtay mariish io qurux kudhiigle is raban like isaar😂😂😂

  • @Qani_10
    @Qani_10 3 года назад +140

    Waan Idin Jeclahay Maria Iyo Jack ❤️

    • @liil1666
      @liil1666 3 года назад +2

      Jack I love you bro keep on going and marish at long last she will be the only queen of your beloved children.

  • @abdifatax5852
    @abdifatax5852 3 года назад +35

    Hhhh Jack Tijaabada wada Hawsha Gal waa dhaG dhaG😂😂🤣🤣🤣🙏

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 3 года назад +7

    Who still watching this 🥺🥵❤️

  • @nuurali6681
    @nuurali6681 3 года назад +27

    Inta ila arakti in prankigan uu yahay in ay dad ka iska mashquliyan un in ay rabn oo ayna zaid ay isku jecel yhn waxa na kadaremaza sida ay marish ay u had leyso

  • @kaamilaosman768
    @kaamilaosman768 3 года назад +116

    Prank inaa dhahdo ma ahayn kkkkk xoolo “waa kasoo fikiraa “ alla allaa
    Allow kuwaan calaf isku dar waa isku nuuresaaaan allow rumeee xaflada arooska anaa qabo kkkkkkkk

  • @cabdilaahi3608
    @cabdilaahi3608 3 года назад +4

    Maarish Wll Qli ninka waadjeceshhy waankasofakaraa laftarkeeduwaa waankujeclhy caadiya

  • @jamahussain384
    @jamahussain384 3 года назад +58

    Waa isku nuureysaan wllhy Allaha isku kiin calfo🥰

  • @yacquubcusmaan2253
    @yacquubcusmaan2253 3 года назад +24

    Kolba warkan wuucad yahay ee 😂 lakiin dadka mafahmayan sabato ah 😍 marko wixi na nihagago ayad is aroseysan🥰🥰

  • @abdikadiribrahim3898
    @abdikadiribrahim3898 3 года назад +21

    Waa sheko kale yqy marish beauty 😍💖 qurux kudhigle ku qaada yqy adkeenta naga dhaaf 3 million ayaan usoconaaye

  • @bilaaal5881
    @bilaaal5881 3 года назад +8

    prank ma aha 100% Waa been good acting