HEES | Dannood | Saado Cali Warsame | Original+lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ereyadii : Nuux Warsame Geeddi
    Hambalyadii : Mr. Hami-Zare
    The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
    Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
    In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Комментарии • 102

  • @Laalayslyrics
    @Laalayslyrics 4 года назад +43

    DANNOOD heesaa Saado Cali Warsame waa mid kamida heesaha Saado ay qaaday bilowgeedii fanka ay soo gashay 1973 (19/5/1973)
    waana mirihii Abwaan Nuux Warsame Geeddi
    Ka bogasho wacan
    Qoraalka heesta:-
    Xigsiimaho darooriyoo
    Daruurtiyo gu'goo da'ay
    Duunyadu ku naaxdoo
    Ladurduurtu caanaha
    Ibleys ma i dalbadayoo
    Ma iga tuuray meel daran
    Darbiyadii magaalada
    Dariiqaan ku toosiyo
    Garan waayey dawgoo
    Indhahay daboolano
    Daahbay iga saarane
    Doqoniimo waa cudur
    Dawadeed la waayo
    Iyo dabacsanaanii
    Dadda anaan aqoonnoo
    Damcigiisa garanayn
    Sownigan daf soo idhi
    🎻🎻🎹🎺🎹🎷
    Dayrtoo hillaacdoo
    Dixidiyo dureemada
    Mulacleeyay daadoo
    Ubax wada dillaacoo
    Baliyadu diraabaan
    Reerkayagu danoodyaal
    Ma i dufsatay iblaysoo
    Daran-doori heesaha
    Ma igu tumay durbaanoo
    Inta uu dab ii shiday
    Ma igu dubay anoo nool
    Doqonimo waa cudur
    Dawadeed la waayo
    iyo dabacsanaanii
    Dadda anaan aqoonnoo
    Damcigiisa garanayn
    Sownigan daf soo idhi
    🎻🎻🎹🎺🎹🎷
    Aan kula dardaarmee
    Nafyahay dookha waalan
    Adiga is dabaayoo
    Isna laba dibleeyee
    Ha igu ridin dalluuno
    Ha igayn dugaagee
    Wixii daa'yin kuu qoray
    Qofna kaama daadshee
    Dacar iyo qadhaadhiyo
    Ama luriyo deebaaq
    Dibnahayga ha u gayn
    Doqonimo waa cudur
    Dawadeed la waayo
    iyo dabacsanaanii
    Dadda anaan aqoonnoo
    Damcigiisa garanayn
    Sownigan daf soo idhi

    • @siqaayehd5024
      @siqaayehd5024 4 года назад +1

      Mr. Hami-Zare sxb hees macaan baad soo qabatay

    • @khabiirharnandez5664
      @khabiirharnandez5664 4 года назад +1

      @Mr. Hami-Zare sxb heestaan dalbaday bay xoogaa u laxan eg tahay sxb iyadana soo raaci

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 года назад +2

      @@siqaayehd5024 haah inta heesi macaantahay ayey ayna macaantahay runtii waa jeclaaa

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 года назад +2

      @@khabiirharnandez5664 mudane waa soo socotaa listiyada ugu horeeya ayaanu ku darnay tanbaad ku sii sugeysaa sxb.

    • @dhiblaawemedia8538
      @dhiblaawemedia8538 4 года назад +1

      Laxanka macaan waa ku laray fanankii weynaa ee codka macanaa Cabdi Naasir macalin
      Salaan suubban saxiibayaal

  • @Jama143
    @Jama143 4 года назад +3

    Alle ha unaxaristo marwo sado cali warsame weli qalbiga kama go,in 😭😭😭 degmada waaberi isgoyska xaaji baasto baa lagu diley ilaahy hasoo qabto kuwii diley

    • @Zahrasomali48
      @Zahrasomali48 3 года назад

      Waa hore inta laso qabtay waliba latoogtay wllky allaha unaxariisto😪😪😪😪

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 Год назад

    Waxaan daawanaya 2023. Heeskan waxa ku xasuusta safar aan danood uga baxay oon u socdaalayay bursalax, waxa ila socotay inan yar oo qurux badan oo saado cali ay eedo u ahayd lagama aqoon saado, kaga daran xitta codkeedu another level bu aha!.
    Waxaa bilaabay inan la hasawo marki aan meel dhexe marayay ayaan heeskan daray, alla allah! Sow ayadiiba la qaday, oo inta gariga damiyay aan iri caawa dhan ii hees. Ashqaraar badnayda marka qof aad jeceshahay aad safar isla galaysan.
    Inkasto isa seegnay haddana qalbigayay ku noshahay inantaas, markan xasuustaba heskana daarta🥰❤️

  • @Jama143
    @Jama143 4 года назад +5

    Alle ha unaxaristo marxumada maama sado ali warsame muwaadinad dhal daraawiisheeed🙏

  • @aadanmaxamuud2354
    @aadanmaxamuud2354 2 года назад +2

    tolay xilimay tolkay danood dagay viva darawishnimo🥰🦓

  • @shaaficecishqi8739
    @shaaficecishqi8739 4 года назад +4

    Maadays waxa jirta hees ay qaado saado cali AHN oo ay erayadeda kamid yihiin ( good iyo abeesiyo bahalaha gurguurtaa) oo aad moodo inay tan isku dhawdhawyihiin codka ay da,yaraantu ka muuqato bal soo baadh insha allah

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 года назад +2

      Shaafi waa runtaa sxb way jirtaa insha allah waan ku soo tuureynaa mar ayadana Khabiirka ayaaba horey u dalbaday.

    • @shaaficecishqi8739
      @shaaficecishqi8739 4 года назад

      @@Laalayslyrics mahadsanid wll waaba la ila dlbaday sawmaaha nasiib wacan insha Allah wll 🙏🙏🙏🙏🙏

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics 4 года назад +1

      @@shaaficecishqi8739 guuleyso walaalkey.

    • @ßí777-e1c
      @ßí777-e1c 4 года назад

      Gartaydii udhiibto ígu sijyey gacanoo war heesta raadsha

    • @piitechsupport3275
      @piitechsupport3275 Год назад

      Good iyo abeesiyo bahalada gurguurta axsan yaa hees

  • @Hamse_Dualleh
    @Hamse_Dualleh 4 года назад +3

    Saado Cali Warsame, hoobalad cajiib ah! Alle godka hawgu naxariisto.

  • @safiyahassan9308
    @safiyahassan9308 2 года назад

    Heestan saado ayay u gaar ahayd ilaahay ha u naxariistee aamin halkay nafta dardaarmayso waa cajiib

  • @kingadnan8128
    @kingadnan8128 4 года назад +3

    Maamo Saado cali allow kuu naxriiso.

  • @aminazahra5525
    @aminazahra5525 4 года назад +4

    Jawiga aad saaraysaan baan ahayn wax aan laheli Karin, maashaalllah heesahaan leeba dhagaystaa👌🙏

  • @dabeyljaawe3492
    @dabeyljaawe3492 4 года назад +2

    Cajiib haleyeeyad qaran raxmad jano allaha siiyo👐

  • @riinainamohamed8631
    @riinainamohamed8631 2 года назад +1

    Illahay ha unaxariisto mamadan heesaheda wan jeclahy wllhi cod dahami awowgay isoo korsaday jecla oo radiye ka dhagaysn jire xili galaba anoo yar oo shaah ukene awow murugsan ban iri maxa ku helay abbe wuxu dhehe saado cali warsame dhimate wan yaraa oo sfcn dhimashada io waxas uma fahansanen hado an caqlisade wa garta wana uduceeya dhamn inta dhima Aun 😿😭

  • @hondek536
    @hondek536 3 года назад +2

    Fanaanad+xildhibaabad waayo arag saado ali warsame aun......

  • @NasraBarre-hd3ip
    @NasraBarre-hd3ip Год назад

    Sacadu waa 7:53:pm
    Sanadku waa Jun 29th 2023
    Xili aan ku jiro xalada heesta ka hadleyso

  • @setnetchannel7489
    @setnetchannel7489 3 года назад

    Illaahow u naxariiso iyada iyo dadkale ee dhintayba meel bay igag taal saado cali guray

  • @abdirahmanaydarus
    @abdirahmanaydarus 4 года назад +1

    Yaa salaam, Maadays waad mahad santihiin. Hees aan radinayay, baad ii soo hesheen.

  • @relexnatrual1783
    @relexnatrual1783 4 года назад +1

    Allh yaa raxama saado cali warsame
    Birdii dishayay bukood

  • @kheyrtv1
    @kheyrtv1 4 года назад +1

    dooqeygii aan helay❤❤👈
    saado cali fanaanad weyn
    ❤❤❤❤👈👈👈👈👈

  • @ahmednour8254
    @ahmednour8254 3 года назад +3

    Danoood maxa loola jeeda mudane maadeys jwb wcn kuna darso inaa channelka ku xiranhy taagere number one aya ahy kaptan💪👏

    • @maadeys
      @maadeys  3 года назад +3

      Danood waa dagmo ka tirsan gobalka doollo ee soomaali galbeed.

    • @ahmednour8254
      @ahmednour8254 3 года назад

      @@maadeys thanks mudane 🥰👏

  • @abdurahmanhajji2138
    @abdurahmanhajji2138 3 года назад +1

    Allaah ha u naxaristo amiin amiin amiin amiin amiin

  • @xamseabdi3672
    @xamseabdi3672 4 года назад +1

    danood dhul aad taariikhi ah love and like ku qabta

  • @abdullahisiidhi782
    @abdullahisiidhi782 4 года назад +2

    Doqanimo waa cudur dawded lawayo 2020 29 6🎶🎶🎵👏👏👏👏👏✌🖐👇

  • @suldaanabdirisakyusuf7427
    @suldaanabdirisakyusuf7427 4 года назад +2

    Saado ali warsame Auh fanaanad qaran bey ahayd

  • @mowliidsuldaan4370
    @mowliidsuldaan4370 4 года назад +1

    saado cali Alle ha ku naxaristo fananad iga dheh

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 3 года назад +1

    codka iyo erayada iyo ujeedada heestaba xaada kugu dhaqaaysa AUN saado

  • @xaajichanal665
    @xaajichanal665 3 года назад +2

    Saado cali
    Reerkeedu goormu Danood dagay
    Sootay Qararo Dagi jireen

  • @WARAN-KALYALE17
    @WARAN-KALYALE17 6 месяцев назад

    Daroor❤🥰😍

  • @cawlcumar7974
    @cawlcumar7974 3 года назад +1

    Dad ana aqono dabcigisa garanayn sownigan daf soo idhi way wayo waxan dhagaysansmay 18 January malin talado ah 2021

  • @gesiabdi7178
    @gesiabdi7178 4 года назад +1

    thanks pra horey usoco

  • @cabdiqadaraboosto2972
    @cabdiqadaraboosto2972 2 года назад

    Allaha unaxriisto momo saado ali

  • @NajmaxasanBuns-yl2xp
    @NajmaxasanBuns-yl2xp 8 месяцев назад

    Doqoniino😢😢😢😢😢😢

  • @WllakramIprahim
    @WllakramIprahim 8 месяцев назад

    The old songs are full of words wlhi m a🎉

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 года назад +1

    Saaado cali warsame
    Waan xasuusta geerideedi
    Hotel ambasatoor ayadoo kasoo baxdy
    Ayaa qolooyin arxam daran xabad kufureen😪

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад +2

    Heestan inbadan ayaan dhagaysanayey. dad lafahmi karo matihidiin walaalyaal anigoo dalkayga barwaaqo ku haysata ayaan idiin imid oon u imid dad aanan damcigiisa iyo dabeecadiisaba lafahmeen iyo waxa ay diidan yihiin iyo waxa ay doonayaan aan lakala gara nayn

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 2 года назад

      Sorry saaaxib aduunka iska sidaa ah oo subaxda waliba waa cayn. Inaad la qabsataybaan jeclahay hadda.

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +1

    Sida codkeeda laga dareemayo waa heesaheedi ugu horeeyay
    *Mom Saado Cali Warsame*
    Ku dhawaad 8 Sano kahor ayaan maalin
    Ku arkay #Bellevue
    ilaahay haku naxariisto gacan kaa xaq daran aya ku dishay ka maanta dhintay waaki adiga ku dilay
    Mahadsanid WalaaL *MAADEYS*

    • @somaligemer1233
      @somaligemer1233 Год назад

      Alle ha unaxaristo hooyadey igu tiri qaxii baan aragnay ayadoo geed hoos fadhida saan ku dhahne sadexdii cadow kii haray soo miinan dabar jarin😅😅😅

  • @naadiabarkhadle13
    @naadiabarkhadle13 3 года назад

    Alle hku nxariisto eedo saado cali warsame

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 года назад

    Allehaw naxariisto waan jeclayn lkn ilaahay baa naga jeclaaday

  • @farxaangiriig4332
    @farxaangiriig4332 4 года назад +5

    Doqoniimo waa cudur
    Dawadeed la waayo
    Hees iyo badh

  • @abdishakourmohamoud1315
    @abdishakourmohamoud1315 Год назад

    Heestan waxan dhagaystay anagoo tagayna safar,ayuu na ooday daad meel garigo ana

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад

    Hadaad i odhan lahydeen war waxaas iska daa waan dayn laghaa lkn waan baxaa danahyga ayaan ubaxaaa

  • @mnz2028
    @mnz2028 2 года назад +1

    Axyaa hees tktk ayaa JIRTE barigaan waxan sugnaapo waa alad tktk kadhereysa😶🌅

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 года назад

    Eedo saado Ali warsame ilahayow. U naxariso

  • @YashfiinHospitalDelivary
    @YashfiinHospitalDelivary Год назад

    2023/may/1
    Habeenimo
    Maalinta isniina
    Goobta miya
    Anigu habeenimo gudcur ah oo geel iga dilbooday raadinaya.

  • @DAAUUSSTUDIO
    @DAAUUSSTUDIO 3 года назад +1

    Heestan Yaa laxameeyey please iisoo Sheega😢

  • @maymuunmowliidabdi2607
    @maymuunmowliidabdi2607 Год назад

    danood iyo doolo dhulkeena allow dhowr

  • @sweatycadey1442
    @sweatycadey1442 3 года назад

    2021 July 13 Tuesday song 🎵music saada ali warsame allh yaa raxma maama

  • @farhiaabdizamedahmed2944
    @farhiaabdizamedahmed2944 2 года назад

    Illhow u danbi dhaaf maamo saado 😞

  • @alasabdiolad9681
    @alasabdiolad9681 4 года назад +1

    Hubal waxay ahayd hobalad cajib ah codkeda qalbiga ayad ka daremaysa

  • @mohamedabdi6266
    @mohamedabdi6266 4 года назад +1

    Maadeeys tube waxaan idinka codsan lahaa lyrics ka heesta cabdi heybe ku luqeyay oo layiraahdo Howshi jaceylka
    Mhdsnd

  • @cantar64
    @cantar64 3 года назад

    dad aanan aqoono
    dabcigiisa garanayn
    sawnigan daf soo idhi
    Waa ereyo run ah. Aniga oo jooga North America ayn aad u dareemay eraydaa. Jecliyaa wadankeenii. Halkan aan joogo waa -40 degree maanta, wadankeenana waa +30 sanadkoo dhan. Maamo Saado qof qaaliya ayaad ahayd. Ilaahaw kuu naxariso. AMIIN

  • @abdaleqays9890
    @abdaleqays9890 Год назад

    Habeenimo axad ah
    Sacada 22:22
    Goobta qolkayga.

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад

    Kuwa idiin shaqeeya ee dyliga ah way idiin macnayn karaan heestan waa einach

  • @cshakuursheikhabdullahi8606
    @cshakuursheikhabdullahi8606 3 года назад +1

    Wale cadi mahn hestaan lkn wa danbi dhipkas pise ledhy alo no dnbo dhf

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 года назад

    Waayo waayo

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam8271 2 года назад

    Waxad mooda inay heestani qisadeedi fanka ay kuso gashay kahadlayso markay miyiga katimi ilaa iyo halka fanka kaga biirtay

  • @AtooAtoo-vh4sb
    @AtooAtoo-vh4sb 5 месяцев назад

    Cajib

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад

    Dayrtoo hilaacdoo dixidiyo dureemada mulacleeyay daadoo ubax wada dilaacoo reerkayagu danood yaal ma iduufsaday iblaysoo darandoori heesaha ma igitumay durbanoo inta uu dab iishiday ma igu dumay anoo nool doqoonimoo waa cudurur iyo dabacsanaanee dad aanan aqoonoonoo dabcigiisa garanayn sow nigan daf sow idhi.

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад

    Heesran eray eray umacnayso

  • @abdulkadirismail9367
    @abdulkadirismail9367 3 года назад +1

    I love this song.

  • @cabdishugri144cabdi4
    @cabdishugri144cabdi4 2 года назад

    ❤❤❤

  • @Looshane
    @Looshane 3 года назад +1

    Saado Jilibkeedu waxay degaan Qararo degmada Dannood malaha markii ay Xamar tagtay ee ay fanaanadda noqotay ayey u dal tabyootay 😀

  • @liibaanabdullahi8763
    @liibaanabdullahi8763 4 года назад +2

    Yaa ila arka iney isku laxan eg yihiin heesteedii cagtii joogsan weydo mar bay ceeb la kulantaa

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 2 года назад

      Sxb runtaa weye waxaa labada sameeyey ereyada iyo laxanka abwaan nuux warsame geedi

  • @kalsoonidiiluntey4526
    @kalsoonidiiluntey4526 2 года назад

    😥😪😣😥😫

  • @xusengk1445
    @xusengk1445 2 года назад

    Wwwww. M. A. Saado. Cali. Warsame. Alhyaraxmuka. Alhyaraxmuka. Yaarabi. Yaarabi. Yaarab♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥♥

  • @ahmedyare7393
    @ahmedyare7393 2 года назад

    Way fududahay yacni

  • @yasiincabdinuur.117
    @yasiincabdinuur.117 Год назад

    AwmjGmagacaah

  • @shjksjihvj6655
    @shjksjihvj6655 2 года назад

    Rw5wwt8

  • @mbastoxusen7077
    @mbastoxusen7077 3 года назад

    ❤️❤️❤️