Ereyadii Abdi aadan xaad abdiqays Codadkii ilaahay ha u naxariisto ee Saado Ali warsame iyo ILaahay ha u naxariisto ee Khadra dahir igeh Dhaandhaan hadaan ahay Adna dhoohanaa tahay ❤❤❤
Hadiiloola jeedo a ilaahay ha unaxariisto madaxwayne siyaad bare maxaad ka dhaxashay tala xumo isdil sagaaliya labaatan calan kataag tuuladaadee iyo qabyaalad
Studio-yagan wuxuu ku fiican yahay heesta kasta waxaa la socda abwaankii allifay iyo taariikhdii.
Waan ku bogaadinayaa 👏.
Waa ragga ugu aqoonta badan fanka.
Ereyadii Abdi aadan xaad abdiqays
Codadkii ilaahay ha u naxariisto ee
Saado Ali warsame iyo
ILaahay ha u naxariisto ee
Khadra dahir igeh
Dhaandhaan hadaan ahay
Adna dhoohanaa tahay ❤❤❤
Mahadsanid,heestu waxay ahayd 1989kii ,erayadii Cabdi Qays
1989 kii ayay ahayd cabdi qays ayaa lahaa
Aun saado iyo khadra labadaba
Waa markii dagaaladu aad ugu socdeen waqooyi ee snm ay dagaalamayse
😊. Aad iyo aad
Ma moodaan in saacadaan lajoogo heysta Isaaq iyo dholmahante eey Kala matalayeen
Aayaha dhasheeniyo
Midnimada ma dhoowrnaa
@@xasanxede2985 beena maaha waxaad mooda in ay maanta tahayba wlhi waa cajiib ilaahy caqliga iyo caafimaadka haw barakeeyo abwaan cabdi qays
Ilaahay haw naxariisto labadaba
Hees xusid AHUN Saado iyo Khadraba
Aun saado Cali warsams ❤❤❤
Waxaad sheegtaan farqiga u dhexeeya..
Labada eray ee kala ah...
Dhaandhaan iyo Dhoohane
Dhaandhaan waa doqon, dhoohana waa qof aan waxba Kala ogeyn oo.maran. isku sibaa loo is ticmaalaa laakiin waa Kala micno.
@@NasraSheekh waa runtaa huuno.
Dhaandhaan waa xanuun dadku la koraan halka dhoohane yahay qof aan waxba dareemin xataa hadii la doonaayo in la dilo.
Lakiin shakhsi ahaan hakala duwanaadaan lakiin dareen ahaan waa isku mid waa wax ma ogayaal
Dhaadhaan iyo dhoohane waaa isku mid waad isooweerartey siyaad bare fhaadhaan baatahey dadkii dhameeynaayo iyo fhoohane in ladagayo san ogeeyn iskana hogman aan dsreemeeynin dushiisa waxa kudhacaya isma dhaanto.
@@NasraSheekh yes waa sidaasev.
Wax wyn umadhexeeyaan
Allah unaxristo bahdii fanka intii dhimatay 😢
Fan wa fanki hore dadna wa dadki hore
Kaape erayada sax...
Adna dhogorta xoolaha
maro waad ka dhigataa
Dhogorta xoolaha ayaaad maro ka dhigataa weeye kaape
Waa waxa maantaba taagan 2024 buqdharkayn bal maxaa dadkan ka dhexeeya ilaa yowmul qiyaamaha ma kolba labo reer uunbaa la isku soofeynayaa
Allaha u wada Naxariisto, markaan malaha waxey joogeen Yurub
May wa dhowr iyo 80 meyadi
Xasuus iyo Waayo ilaa hada way taagan tahay Hees qiimo baddan iyo xikmadii Cabdi Qays iyo Hoobaladii qarniga. Allow alle goormaan helaynaa nabad waarta dagaal ka daali waynee
Dhulkan kala foogaday iyo Labadeenan kala dheer yaa isu soodaweeya Xees Xasuus mudhan
Bravo pour vos chansons Historiques
aad ayaad umahadsantihiin waayo waayihi wacnaa....Cabdi qays wuxuu sameeyey erayo dhaxal gal ah
Abni,wasallama
😮. Dhaandaan hadaan ahay
Adna dhoohanaa tahay😊😊
Adna dhool guyaad iyo dhibicdii ma hayside Dhacar baad ku nooshahay.
Dhacar: waa dhir-biyood xoolaha lasiiyo si ay dhibicda ugu sugaan waa xaalada adag.
❤ true love
Heestu waxay ku socotaa isaaq iyo harti
Erayada macnaha u baahan..
Dhuuni
Moqor
Dhacar
Dhantaal
Iyo qaar kaloo badan
Dhuuli =wax la quuto
Abwaaniinta qaar dowlada somalia dumisteeda kaalin weyn ayey ka qaateen meeshee ka dhisi lahaayen heeso anti ah ayey sameyn jireen abwaan cabdi qays afkiisa ayaa ka maqlay asigoo leh dowlada anagaa duminay ilaa hadane wax dhaamo Lama haayo waana runtiis 32 sano wax dowlad ah ma heyno wadankane afartiisa gees 25 maro oo kala nooc ah ayaa Loo sameeyy waana sida ey rabeen shisheeyaha ee Ethiopia kow ka tahay marka caafio anagaa meshaas is dhignay wax talo iyo Tusaale ah ne ma heyno ilaa hada ilaahey ayaa wax walbo awoodo somalia ilaahey ha mideeyo oo dowlad xoog leh ilaahey hanoo keeno kuwaan calooshood u shaqeystayaalka ah ee dadka is jeclaay kala geeyy allaha na dhaafiyo aamiin
22\2\2024
dharka lama yaqaane dhuu baanu xidhanaa waakii cali dhuux lahaa dhexirka hayska gooyaan lahaa dhuuga loo tolaye
kalmada dhuub baan uu xirana wa khalad waa Dhuu geed la farsameye oo reer badiyaha isticmaalan weeyaan
Waa hees loola jeeday siyaad bare afweeyne dowladdiisii qaabka darneyd
Adaa dhashaadu qaab daran tahay duliyahoow, aun Siyaad Barre waa geesigii umadda soomiliyeed ee nasabka kaa dhigay badawyahow xaarka cuna.
Hadiiloola jeedo a ilaahay ha unaxariisto madaxwayne siyaad bare maxaad ka dhaxashay tala xumo isdil sagaaliya labaatan calan kataag tuuladaadee iyo qabyaalad
SIYAAD BARRE WAXAA KA LIITA MUUSE BIIXI DHULKIISA GAAL MADOOW SIIYAY SHAME ON YOU CUQDAD LAND
DHABBAR XAMAR
Nacasyohow xawayaanka ah EE qabyaaladu dilootey siyaad Barre ilaahay ha u naxariisto ee maxaad Ka dhaxashay dhicidiisii cagobarar, gaajo, qax, iyo qaxooti iyo silic iyo inla dewersedo mooyaane sheeg waxa Laga faa iidey neefyohow neefku dhalay cuqdada Qaba ee xanuunsanayaa, Mohamed said Barre sharaf soomaaliyeed Kama horeyn kamana dambeynin isaga cuduroow yohow cuduroow gu dhalay jaahilka ahi
AUNtee shaqo iskuma laheyn fanaanada qadro dhool waligeed ma gaari karin
Maxan is garin ood ka shekayne
Saado Cali ba ka laadheraysan aun ka qurux badan miskin sado la gaadhi mayo wadi ku hadashay Khadra ma hadasho 😂
DHAQAN REER WAQOOYI MAAHA HABLAHEENA INAAN IYAGOO MAYTI AH CAYNO. WAXA LAYSKU HAYO WAXAYNU ISU NAHAA KA WAYN. HA LA XIDHOODO
@@dalxisiyowaayoaragdalxis5208labadaba aun. Of course saado miyaaba qurux Lagu gaaraa.
@@alijama3401 sax labada marxum xata best friend ahayen waligood alaha u raxmado dhaman
1989 ke
yes
Abni,wasallama