Saado Cali Warsame Ahun | Heesta Afgarad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • #caweyskadalmar #qarami #​DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
    For all inquiries email dalmar46@gmail.com
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    Hargeisa

Комментарии • 7

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 5 месяцев назад +3

    00:00 Aad baan kuugu baahnahay
    00:00 Adna inaad I jeceshahay
    00:00 Runtii Waan Ogsoonahaayeee
    00:00 Aqalkaan ku Ooyaa
    00:00 Adiguna Xafiiskaad
    00:00 Urugada la joogtaa
    00:00 Ururugadda La Joogtaa
    00:00 Haddana garan maayo Eelku
    00:00 Meeshuu ka Immanayyee
    9:19 Indhaha Goortaad I saartid
    00:00 Ayaad iga Jeesataa iga jeesataa
    00:00 Agtaada haddaan Immaaddo
    00:00 Addoo Durkayaan Arkaaaaa!
    00:00 Haddana ma Addkaysatide
    7:42 Ayaamo markaad I wayddid
    7:35 Akhbaar baad soo dirtaaaa
    00:00 Akhbaar soo dirtaa Soo Dirtaaa
    00:00 Haddaba ibtilo waatane Innaga
    00:00 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya?
    7:10 Haddaba Ibtilo waatane inaga
    7:07 Afgarad yaa inoo Sammeeeyaa?
    Yaa
    00:00 I NEED YOU yaa inoo Sameeeeya?.
    00:00 Inagga Afgarad yaa inoo Sameeya?.
    99:99 ILLAAH Baa isu keen qoray
    00:00 Naftaydaad U tahay agab
    00:00 Ifkaan kuugu jeceelahaaye
    00:00 Addigana Adduunyaddu
    00:00 Waxay kuu ahaan Lahayd
    00:00 Annoo SAYIGAAAGA AH
    00:00 Haddana Garan maayo
    00:00 Eedu halkay ka abuurmaysee
    30;30 ALBAQRA goortaan maraayo
    00;00 Ayaad ALIF Joogsataa Joogsataa
    00:00 Ka quuso markaan idhaahddo
    00:00 RAJAAD iggu beeraysaaaaaa
    00:00 Haddaba arimahan is GALLAY
    00:00 Awood kale Umma hayeeeee
    00:00 OGAAL BAAN U SHEEGAYAAYE
    OGAAL MEANS = Inaad Ii Ogaatid
    1:30 Haddaba ibtilo waatane Innaga
    1:25 Afgarad yaa inoo Sameeeeeeya
    1:24 I LOVE YOU YAA INOO Sameeya?
    Alloow kuu naxariiso waa bil Ramadan dabayaaqadeedee SAADO ALI WARSAMR امين يارب العالمين
    KABANKA USTAAD CABDI BAADIL
    Cabdi Baadil waa ragga fara ku tiriska ah ee kabanka deggan aadka loogu yaqaan kabankiisu wuxuu wax walba kaga duwan yahay Degenasnta iyo debecsanaanta Alle ha barakeeyo Ustaadka " Saado Ali-na AHUN امين

  • @qaddafimohammed5776
    @qaddafimohammed5776 9 месяцев назад

    my favorite song in all times

  • @YuusufmohamedahmedYuusufmohame
    @YuusufmohamedahmedYuusufmohame 2 месяца назад

    Ilaahay hakuu naxriisto

  • @OmarIsmael-gw2xi
    @OmarIsmael-gw2xi 3 месяца назад

    Audio

  • @AyaanleDhafar
    @AyaanleDhafar 5 месяцев назад