Gabayadii abwaan kii waynaa ismaaciil Afloo bay abwaan sangub

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 26

  • @zakideyga3639
    @zakideyga3639 5 лет назад +2

    Sangub abti alle naxariistii jano ha kaa waraabiyo aamiin adiga iyo adeero ismaaciil ba insha allaahu

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 2 года назад

    Alle how naxariisto abwaan sangub geesi soomaaliyeed buu ahaa.
    Reer isaaq na waa geesiyo yada soomaali waa ragii isaaq wada ciilan.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 5 лет назад +9

    habar awashu soomaalida kale waxay kaga suugaan wanaagsantahay niman hal qabsi iyo maahmaah ka hadho ayaa kasoo baxay

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 3 года назад

      Guul garxajis gaadhey ayuu ogaadeen ugu faanayey aadbanu ugu nuuxnuuxsadey runti

    • @lamahuraan665
      @lamahuraan665 2 года назад +3

      @@abdifatahaadan5972
      Garxajis walaalkay maanu ahayn hadaan kufaano isba waa igu fanilahaaye

  • @cabdirashiidfarabadane5621
    @cabdirashiidfarabadane5621 4 года назад +2

    Gabayda somalidu somali galbeed buu fadhiyaa hadii xaqiiqada lagahadlo

  • @muhammedabdihamiidahmed3175
    @muhammedabdihamiidahmed3175 6 лет назад +4

    Ismaacil xayd xirsi gabayadiisi aad baad ugu mahad san tihiin soo gudbin tiina gabayada soo dhamaystira bilaa caleek

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 6 лет назад

      walaal waxaad ii sheegtaa sacad muuse yuu ka ahaa ismaciil xirsi aflow

    • @maxamedxajiok2967
      @maxamedxajiok2967 6 лет назад

      +guled maxamed wuxuu ahaa Xusen abokor

    • @guledmaxamed2646
      @guledmaxamed2646 6 лет назад

      @@maxamedxajiok2967 xuseen abokor oo ayuu kasii ahaa markaa?

    • @maxamedxajiok2967
      @maxamedxajiok2967 6 лет назад

      +guled maxamed ree hadhiye

    • @cabdixakiinxasan7559
      @cabdixakiinxasan7559 6 лет назад +1

      @@maxamedxajiok2967 reer hadhiye muuhayn ee wuxuu ahaa reer yuusuf(cismaanada)

  • @hassanabdillahi2211
    @hassanabdillahi2211 2 года назад

    Taarikh barta hoy

  • @jaama20
    @jaama20 5 лет назад +4

    Afloo maahee waa Aflow

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 4 года назад

    Abdigahayr suaalihii la waydiiyay ee gabay ahaanta loo waydiiyay wuu ka jawaabi waayay Absame aderkood ma xikmad yara.

  • @khaliifxirsi6668
    @khaliifxirsi6668 5 лет назад

    ilahy ha u raxmado caawa yuu geeriyooday taariikhdu waa 16/4/2019 haben arbaco soo gali

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 6 лет назад

    Gabayada reero ma laha oo waa suugaan.