Dhex dhexaadinta Iyo talada walal nimada markay diideen reer dalal Awowgay geelihii ooda ka qaaday reer xandulle uruurinayeen magta ahayd xukunka waxaa diiday reer dalal annagoo da,dii ka wayneed ahayna Wuuna taabtay dagaal kas Hassan nur osman gooni ergada ka mid ahaa ku maqan ilma adeeraday
Waa Aafadii iyo masiibadii ilma adeeraday ilaahay qoray soo martaay
Nuur jiir gabayadiisa hala raadiyo iyo raggii kale wixii gabay dhex maray ilmahan reer xandulle iyo baxaadle
Ragan taariikhtooda lagasheekaynayo deegaanke ayay kasojeedeen iyo jifadee?
Gobalka Qoraxey
Dhiig dambe oo daata baalagu daminayay Waa balaayadii ilma magan shaydaan ku isku salibay aniga awowgay ayaa ku maqan dagaalkas masiibo bay ahayd
Hi
So dhawoow Wll.
Dhex dhexaadinta
Iyo talada walal nimada markay diideen reer dalal
Awowgay geelihii ooda ka qaaday reer xandulle uruurinayeen magta ahayd xukunka waxaa diiday reer dalal annagoo da,dii ka wayneed ahayna
Wuuna taabtay dagaal kas Hassan nur osman gooni ergada ka mid ahaa ku maqan ilma adeeraday