Daawo Hadal Aad Uqiirobadan O baarlamaanka Kusocda Xil Dalxa War Ma Maanta O dalkeenii La Qaadanaayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 29

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Месяц назад +7

    Wasiir fiqi xildhibaanada dabadhilifyada u ah cadawga soomaaliyeed wuxuu kasoo xeray fiisooyinkii yurub ee aay ka muqalaseynayeen 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 ❤❤fiqi thanks ❤❤

  • @rocky4066
    @rocky4066 Месяц назад

    Prof. DHALXA xafiduhu allaah tabaaraka allaah waa waddani daacad ah jecelna dalkiisa ilaahey ha ku barakeeyo

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 Месяц назад

    Alle ha xafido Professor Dalxa hana raali ka noqdo.. Xikmad Aqoon iyo Xilkasnimo ayaa ka muuqata.

  • @farhiadore558
    @farhiadore558 Месяц назад

    Masha Allah Dalxa oo kale Allaha ka dhigo umada Soomaaliyeed dabadholifka iyo jaajuuskana Alaha naga qabto hana layska dhiciyo oo shacabku awooda ugu badan ayagaa leh oo hadaan meel uga soo wada jeesanano danaystayaasha calooshood u shaqaystayasha ah ee xildhibano kuwo gobolo xukuma iyo qaarkaleba iskugu jira oo nakala qaybinaya madaxdii difaac u istagtana majaxaabinaya wadanku waa noo badbaada badbaada waana guulaysanaynaa insha Allah Dalxa wuxuu u qalmaa madaxweynaheena mustaqbalka

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 Месяц назад

    Prof . DALXA aad iyo aad ayaad uMahadsantahay
    Sidii Wadanimo ku jirto (Ilmahaan Tariikhda SOMALIYEY ma yaqaanaan )
    Qeer ALLAH ku siiyo Guuul ayaan uRajeyneynaa DOWLADA SOMALIYA Iyo CALANKA SOMALIYA
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад +3

    Dalca waa wadani guuleyso geesi somaliyed 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤❤

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 Месяц назад +4

    Xubna xildhibaano u adeegayo cadaw shisheeye aya marin habaabin kusamaynaya baarlamaanka

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj Месяц назад +2

    Xildhibaano maahan kuwa ushqeeya yuhuuda madoow ee africa Etiopía wasiirka markuu yiri Etiopía hadaadan joojin fara galinta aad kuheeyso dalkeena inaguna waxaan heshiis lagaleeynaa jamhadaha ka diriraya Etiopía waana halka nin ee qacda kayeersiiyay cadawga somalia waxaana dhibsaday kuwa ushqeeya yuhuuda madoow ee africa Etiopía EE aan qadiyad aan leheen reer konfur galbeed ayaa unadan fiiriya

  • @SuadMohammad-e2u
    @SuadMohammad-e2u Месяц назад

    Well done xildh dalxa ŵaxaa tahay muwadhan run ah ayaa tahay mahadsanid

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Месяц назад +1

    Waa dabadhilifyada itoobiya lashaqaynaaya xildhibaanadaan

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 Месяц назад

    DALXA WAA WADANI SOMALIYEED 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽GUUUL GUUUUL

  • @cabdulaahicabdi687
    @cabdulaahicabdi687 Месяц назад

    ASC.XILDHIBAAN DALXA
    ALLE HA I TUSIYO ADIGA
    OO WADDANKEENNA
    MADDAXWEYE KA AH.
    GUULEEYSO ADUUN&AAQIRO.

  • @halimaisse2163
    @halimaisse2163 Месяц назад

    Wasiirr faqi waa u muhiim dowlada waa nin geesiya cadowga soomaaliyana meel saarey kuwa mowshinka wadaana waa kuwo rabo in dowlada mashquul iyo shaqaaqo ku furaan yaan dheg jalaq siin Ethiopia soo adeegsadey xildhibaanada qeylinaya

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад

    Barfasoor dalxa waa qof somalinimada kuwwyntahay aqoonyahan ah aduun iyo aaqiro taam ah alaha siiyo

  • @sahalhussein4037
    @sahalhussein4037 Месяц назад

    Nimankaas ushakhaynaya itoobiya waa in soomaalidu katashakhataa waa wakiilo itoobiya ufadhiya baarlamaanka maahan xili dalka cwareer lagaliyo

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад

    War itopianka golaha barlamaanka kujira halaga saaro waa jaajuus

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 Месяц назад

    Fiqi waxaa lagu heystaa sideed itopian uladagaashay

  • @deeqshirre4734
    @deeqshirre4734 Месяц назад

    Wa jaajuusiint ethipin cbb

  • @SaciidShiiqow
    @SaciidShiiqow Месяц назад

    Xili mooshinba lama joogo oo xaalad adagbaaba lagu jiraa

  • @hawoali120
    @hawoali120 Месяц назад

    Xildhiban dalxe waka xishonaya ee aniga ayaa kuu sheggaya waa daba dhilifyo itoobiya

  • @AbduqadirJamac
    @AbduqadirJamac Месяц назад +1

    waa khalad moshinkas

  • @Maka0492
    @Maka0492 Месяц назад

    Xildhiban kaan wasiir iin lo doorto ayey ahyd wa wadina dhaab ah.Nolol geesi somaliyed,besha jareer weyn way mujiyeen wadaniyada

  • @AbdiMohamed-h1u
    @AbdiMohamed-h1u Месяц назад +1

    Horta dalka wa tabay ragg dhiirantAs iyo geesinimadas leh ,.dagaalkoda marabno o oromo iyo somali dhaqale colaad intAas leg mahayan ,hadaan daymo.madax nalo galin 😢waxas waxa iigadaran orolamadam wadanka kasara,xadkana ciidan geeya ,Godeyna Gor gor dulgeeey, garoowe iyo hargaysa ,na heeeeryada halagaaaado

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 Месяц назад

    Nin qaali ah baad ahayd balse hadda far baa kugu godanoo dalxihii gobta ahaa ma tihid dalxo sidaadii ma tihid

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr Месяц назад

    Shacabka haiska qabo

  • @shariifmaxamuud-fd8hc
    @shariifmaxamuud-fd8hc Месяц назад

    Xil itoobiya naboobeeyso h
    a ka keenaan mooshin

  • @CabdiXaaji-i4n
    @CabdiXaaji-i4n Месяц назад

    Abdi adigaaba oromo ah in aan somaaliga soda looqoro magaraneysid cawaan yahow somaali waa loo dhashaa qutiyahow cawaanka ahka dhexbax somalida