Lillaahi iyo laqdabo meel Ma wada dagaan

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 82

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 года назад +4

    Sahra cumar dhule wad salaamantahay adigaa iyo dhamaan inta riwaayada kulajishayba sida abdihakin br.sahra cumar cumar dhule waxa dhalay fanaan qiimo iyo qadarinle ilahay ha u naxariste cumar dhule wuxu ahaa fanaan fanka somaliyeed taariikhwayn kule.ilahay ha naxariisto cumar dhule

    • @abdullahihassan8567
      @abdullahihassan8567 3 года назад +1

      Maansha Allaah wllo waa Sahra Cumar
      Aadbaad u mahadsan tahay
      Aabbana waa sidaad u sheegtey
      Allaha u naxariistee thnks wllo

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 3 года назад +1

      Adigaa mudan walaashay sahra cumar dhule

    • @xafsahassan2937
      @xafsahassan2937 Месяц назад

      ⁷😊

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 года назад +3

    Waan ku wataa riwayadan waa qosol waan furay sahra cumar dhule iyo cabdihakin br bariiro iyo dhalin yarada waan salamey kuligin hore u socoda team br ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад

    Mnsha allah ruwayadaan iyo jilayaasha waa reer magaal iyo ddkii hore

  • @hoyadaiyodhalanka897
    @hoyadaiyodhalanka897 3 года назад +7

    I am a big fan of mama Sahro cumar

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 3 года назад +4

    Bariira iyo wiilkeeda jabhad baa lasoo degtay🤣🤣🥰🥰

  • @rahmoibrahim5793
    @rahmoibrahim5793 3 года назад +8

    Kk kulaha maxaa nokarinee kulaha cadimaha

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +6

    Waa qosol miiran hhhhhhhhhhh

  • @abshiroomaar5541
    @abshiroomaar5541 3 года назад +4

    Wa shekada tadka isla daga subanllha

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 3 года назад +8

    Mashallah sister waa Ruwaard funny 😄 xataa gurigii oo dhan way la wareegeen salaamaadka 😛waa dadka qaraabanaya

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 года назад +3

    waa suuragal sidaasi

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +2

    Guriga calanka falistin ku dhagsane masha allah 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴walalo weye somali iyo filisti masha allah alle idin xafido 🤣🤣🤣🤣🤣🤣👌👌👌👌👌👌

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 года назад +6

    qoladi cusbyd Caana xad by bilabeen 😂😂😂😂😂

  • @Dj.manka1212
    @Dj.manka1212 3 года назад +1

    Masha Allah wall

  • @abdullahihassan8567
    @abdullahihassan8567 3 года назад +9

    Bariira waa la helay reer madax ku guur waa mooryaan wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ayaannor4691
    @ayaannor4691 3 года назад +3

    Sheekadii reeer muduga waayeh hahahaahhaahhahaa

  • @hindamohamud1078
    @hindamohamud1078 3 года назад +1

    Isbaaray no dhigatay anago america joogna hhhh

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 года назад +2

    Qusolka Aduunka

  • @mustafehappyofficial2163
    @mustafehappyofficial2163 3 года назад +1

    Kkkkkk funny horay usocda riwayad shidan

  • @nafisaosman4214
    @nafisaosman4214 2 года назад

    goodnes mashaa allaah agree good

  • @muna7480
    @muna7480 3 года назад +2

    😂 😂 😂 😂 😂 ما شاء الله

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 года назад +5

    Br iyo sahro wa laba komadi bariirana ka daran, qosol iguma harin wa gurigaan jecla

  • @abdidiriye5454
    @abdidiriye5454 3 года назад +3

    Allaabta noogu dhax dar, jalmad iyo qaado, kkkkkk

  • @deqaabdi9740
    @deqaabdi9740 3 года назад +3

    Dad dariqa laga so af dubtay wax Waliba ka filo.

  • @shaahiyosheekoshow3351
    @shaahiyosheekoshow3351 3 года назад +4

    Sahra waan kuriyonayay kulaha guri islamed aalagu riyonoyaa

  • @abdidiriye5454
    @abdidiriye5454 3 года назад +2

    Codka Noo dheereey kkkk

  • @sucadahmed9692
    @sucadahmed9692 3 года назад +8

    Wallaahi waa forey😂😂😂😂

  • @Ummieofsix
    @Ummieofsix 3 года назад +1

    Ahhahahhahahhaha i love it.......

  • @aminaabdi7474
    @aminaabdi7474 3 года назад +1

    Allah bariiro dhabad qarta lagashe 😂😂😂😂😂😂😂♥️❤️

  • @amaalawil2945
    @amaalawil2945 3 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂🤣😂caano mayaalaan

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 года назад +1

    ❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙

  • @saidajama9543
    @saidajama9543 3 года назад +2

    Kkkk funny

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 3 года назад +1

    Asc asxaabta isoo booqda illah dartii

  • @khadramahamud5977
    @khadramahamud5977 3 года назад +2

    😁😁😁😁😁👍👍👍🤚🥰🤚😍

  • @abdidiriye5454
    @abdidiriye5454 3 года назад +1

    Makarooni kkkkk

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Год назад

    Kkkkkkkkk iigu dar alaabta ku lahaa ,hal jelmad iyo tarmus

  • @abdijabarshimoyali7409
    @abdijabarshimoyali7409 10 месяцев назад

    Br iyo mama sahro ma nooli 😂
    Marki 18 dawanoya

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 года назад +1

    Kkkkk

  • @fatimaq9424
    @fatimaq9424 3 года назад +1

    Qusul badana

  • @jamalahmed5891
    @jamalahmed5891 3 года назад +2

    deris xun necbiyaaa

  • @aishakoosibrahimugaas
    @aishakoosibrahimugaas 3 года назад +1

    ❤❤👑👑

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 3 года назад +2

    😂😂😂😂

  • @xaliimoibrahim5964
    @xaliimoibrahim5964 3 года назад +1

    Cajìib

  • @abdidiriye5454
    @abdidiriye5454 3 года назад +2

    Three is Company, kkkkk

  • @nuraumumaida1645
    @nuraumumaida1645 3 года назад +2

    😂🤣🤣🤣

  • @fartun9503
    @fartun9503 3 года назад +2

    Hhhhh

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 3 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nasriin2070
    @nasriin2070 3 года назад +1

    Kulaha labo basala 🧅 wadadka jecel sidaa 😂😂😂😂😂😂

  • @rejaaden2418
    @rejaaden2418 Год назад

    Br saan kadareey waaye

  • @shamsoaweyz6149
    @shamsoaweyz6149 3 года назад +1

    Asc habo sahro

    • @abdullahihassan8567
      @abdullahihassan8567 3 года назад +1

      Wcs habo macan Shamso Aweys🙏🏿❤️🙏🏿❤️🙏🏿

  • @xulkasomalitiktoker7125
    @xulkasomalitiktoker7125 3 года назад +7

    😍😍😍😍😍 love you guys

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047
    @kabadisanadkaesomaliyed1047 2 года назад

    dhibaty guri ka ijaren walahi 🤣🤣🤣🤣

  • @layaabtv5390
    @layaabtv5390 3 года назад +2

    Aduunka qosolkii ahaa feeraha reer madaxa kugurayo kkkkkkkkkk bariira eygac shay

  • @redgamer5017
    @redgamer5017 3 года назад +2

    Kkk

    • @aminoabdi2137
      @aminoabdi2137 3 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zaharaabdi9048
      @zaharaabdi9048 3 года назад +1

      Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 года назад +2

    😍😍😍❤❤❤❤❤❤

  • @shamsoaweyz6149
    @shamsoaweyz6149 3 года назад +1

    Habo qiso aya idin haya

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 Год назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @aishakoosibrahimugaas
    @aishakoosibrahimugaas 3 года назад +1

    🤣🤣🤣🤣🤣👈

  • @sabrabilan3217
    @sabrabilan3217 3 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣🤣intaan alaabta noogu dhaxdar

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Qadamoyinka ubadan oo maamulin kajelka kore iyo kan qolka tirabadan ooguud iyo mid qolba miftaxii oo lawasaco malin midaa iitimid oo ladagan walalkey cimarad oo nagtisa ukentay nag nagtiyo sohoyasha kashaqeyso nagta jif kashaqeysa saa gabadheda gabdho kale baa iyana sohoyasho kashaqeya kadib gabadheda waxay ushegtay hadi eyjimcihitimaday nagtan iney fiyoben cabsina ooga aamusen hoyadi xafadkale nogutimid sheeq radineyso saa kurigas baraba cadi baamodayay gurigi hadatagnay iney ninkeda usocotay shegtay hada majogo aabihisaa jogo maxarabta nagtii kutiri quran beyugujawabtay maya isaga rabaa waayabay oo mawareysan waxa ayrabtay waiskasoracay ssawakasodaganay cimaradi maxaudiday soodanta ma ahen maya shiqa wax kala karabay see ah talo sidankayelilaha nag heysato furaha guriga oo nagta walalka kufamil ah ganjelka maxukumo balse qolkeyga xukuma inago hurdeno iney naqasho tas maadhib leh sakaturada dhan iskatur midcusub sogado hanasin taladiye qadatay weykufaiday tikale wey tagta weytimada gabadhas kurero aheyd oo shaqa jif kujiri jirtaa sidas kunoqotay lacagta eeykudhuran jirtay kadib lacagti uu kadamaciyay carabki kadib shaqo socod hoyasho inusasinayo kumadadaliyay kadib cudur uu ugeriyoday ninki kudhacay wuxu kadardarmay inladhaqaleyo labaqol inlo ijaro abaeydagto lomamulo nolasheda kadib sidas lacag uqadan jirtay kadib feraha iyana biyo kagalen isbital lasexiyay nidam mel mar ah laba qol cirka dhulka hajirin iskubuq dadkiyo heysan dalkujog walwal kunool hadana aadiskubuqday markan hadalkeda calancalkeda firiyay iney sheqa udacwon rabtay saa walakey iyo shiqa iskureer aha nagahan daris saaxibo ah iney uasxaman aba dadka ubandhigan beylahayeen silosogalin nagtuqaba iikentay eey iyana uhurudo mar hadi axsan usexineysay lacag kaqadan ee nagta ukentay lacagta kaqadato dhib weyn cida iska dhal aheen waa uur adagtahay bamaqli jiray mesha qof iyo famil kala gobolo isdhaqan aqon somali iskuguyimid

  • @fatumaahmed4304
    @fatumaahmed4304 2 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nuurtohassen35
    @nuurtohassen35 3 года назад +2

    Hhhhh alaabta adi miyaa leh momo sahro wafaraxsanahay kute

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 3 года назад +1

    LAQDABO MIYAA MISE LADQABO WAAR REER XAMAROW AFSOMALIGA KUFSIGA KA DAAYYA

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 3 года назад +1

      Ladqabo mxa la dhaha laqdabo aya uu naqaan kufsi kulahaa waryaa lahjadada miya qorta no galinesa hdey lahjadada aheen waa afsomali la kufsaday miya 😳 wixina wbaa xooge iyo is qaasbid cadi yaah🤪🤣

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Haruubka micnaha leskugugaliyo yase galiya harubka nag miya kafil ka aheed mase nin rag seebuu kaga dhuntay qof kuguqorneyd farax lacag mushahar hadana suukucasabiyay dumi dalkaga dhismo qarash kuwalo tirakob maleyahay mase cadan madow baa tirakobayay oo intee kadanbey kuwey hori usotirakobeen

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Год назад

    Lagumajedo weyba soodhaaftay ilqarir waayey maxay qaadaa iday mareysaa qofki shaqeyo oo shaqadisa soo qaaimo qain kalaa utagan lahel lawaa baa xigta

  • @mumtaazali3824
    @mumtaazali3824 2 года назад

    inta lacag radinayo kuwan shartooda hana mootiyo

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 3 года назад +3

    reer madax kuguur waa budhcad 🤣🤣🤣

  • @khadijadaud9406
    @khadijadaud9406 3 года назад +2

    Kkkkkkkk 🤣🤣🤣🤣😂

  • @abdidiriye5454
    @abdidiriye5454 3 года назад +1

    Remote ka Soo Qabo kkkkkkkk

  • @sucadahmed9692
    @sucadahmed9692 3 года назад +1

    😂😂😂😂

  • @nimomohamed7123
    @nimomohamed7123 3 года назад +1

    Hhhh