INTA SONKOR AAD MAALINTI CUNTID | How Much Sugar In Your Food? Naz Ahmed

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #somalihoyo #somali #somalinutritionist #motherhood #weightloss #motivationalvideos
    FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA!
    - SHOP MY STORE - www.asliboutique.ca FREE SHIPPING CANADA & U.S
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme....
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/...
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    - Eid and ramadan decor signs: alsosophia.com?sca_ref=727347.ll4PpAq3Hw
    Muuqaalka maanta waa vlog halkaan aan kula wadaagayo maalin noloshayda.
    Waxaan rajeynayaa inaad ka heshay ♡
    ❤️ If you find my content helpful, 🔔 Subscribe to my channel:
    / @nazaxmed
    CONNECT WITH ME!
    ♡ Instagram: Naz_nutritionist
    ♡ Facebook: Naz Ahmed
    BUSINESS INQUIRIES ONLY
    healthwithnaz@gmail.com
    ===================================
    ===================================
    FAVOURITE PRODUCTS
    - Matcha Powder and 30 days detox tea:
    If you want to get the matcha superfood green here is the link:
    USE COUPON NAZ15 for 15% (minimum $29) www.teamiblend...
    or
    NAZ20 for 20% off (minimum 40$)
    www.teamiblend...
    DEODORANT :
    - Clay Dry Bold Eucalyptus Mint 2.8oz. 100% Pure Calcium Montmorillonite Clay
    adamaminerals....
    TECH I USE
    Canon Rebel SL2 DSLR | amzn.to/35Ck1Eo
    RODE Video Mic Pro | amzn.to/3djEMqL
    Lighting?
    Natural Lighting
    OR
    2 Softboxes | amzn.to/2ypbGYg

Комментарии • 131

  • @NazAxmed
    @NazAxmed  6 месяцев назад +4

    - SHOP MY STORE ->> www.asliboutique.ca FREE SHIPPING!!! +1438-495-2509
    Also Available in Djibouti +25377120650
    - PLEASE SUBSCRIBE TO MY ENGLISH CHANNEL: ruclips.net/channel/UCHavJHRtHYXotLOWfXgo67Q
    - INIKUNA TIJAABIYA DNA-GIINA : refer.23andme.com/s/healthwithnaz
    - Amazon Storefront with all of the products in this video:
    www.amazon.ca/shop/nazahmed-rhnc

  • @user-qj7nb3fu5j
    @user-qj7nb3fu5j 6 месяцев назад +4

    Iam also nutritionist proud of you wlal inaad tahay qof wax benifit leh so galisa youtubka soomalida ee brank iyo patnerka waad kafiicanthy wayo waxbadbaratay ❤❤❤❤ forward wlshy mcaneey

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  6 месяцев назад

      🤍🤍🤍

  • @AhmedMohamed-vm7oj
    @AhmedMohamed-vm7oj 6 месяцев назад +7

    Walaahay waa indho fur ee ilaahay cilmigaaga hakuu barakeeyo wllo

  • @israa2491
    @israa2491 6 месяцев назад +2

    Asc walashay qali khayrbadan Allaha kusiiyo o hakubarakeyo aniya hada bishi kobad 17 kedi waxa cudurka macanka ugeeriyotay gabadh aydhashay walashey macan oo 25 jir ahayd Allaha unaxaristo ❤ marka aad ban uga faaiidaysan dona video ga jimaha badan inshallah aad iyoaad ayan kaga mahad celinaya qali dadkena wain an iska ilaalina halista sonkorta❤❤❤

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 6 месяцев назад +1

    Maasha allah alle hakuu siyaadsho aqoonta thanks xbti inaa sifiican noogu faaiidaysay plz noo soo duub qof ka sonkorta qaba maalin tiisa oodhan wixii uu cuni lahaa thanks ❤❤❤

  • @fatimagure3334
    @fatimagure3334 6 месяцев назад

    mashallah abayo million followers ba is tahisha waxa qiimaha badan ad bulshada uso gud binaysid

  • @hiboomar2469
    @hiboomar2469 6 месяцев назад +2

    Thanks sister we need this lesson jaska Alh khayer ❤

  • @Raqiya110
    @Raqiya110 6 месяцев назад +3

    The most useful thing I heard today is what I heard from you 😊
    Thank you so much 👍❤

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  6 месяцев назад

      thank you wllo :)

  • @ahmedsamireh530
    @ahmedsamireh530 6 месяцев назад +1

    Bonne initiative abo par cette vidéo vous alertez votre communauté sur la consommation du sucre par voie indirect

  • @arwaxaashi7936
    @arwaxaashi7936 6 месяцев назад +1

    Shugtan wllo noo soo diyeeri qof macaan qaba maalintiisa oo dhameystirn wuxuu cuno lahaa

  • @user-ze7yn9ze1g
    @user-ze7yn9ze1g 6 месяцев назад

    Okey masha Allah wa ari wanagsan sister saliid a qofka malin kii jirkiisa imisa ayuu u baahan yahay iyo milixda

  • @faisa4081
    @faisa4081 6 месяцев назад

    Asc Naztexo jazaka Allah khayer walal. I have T1 diabetes and I eat bairs and pasta every time when I cook for my family. Thanks to you, I won't be eating any more. Please keep posting videos like this we really appreciated ❤

  • @SmilingBabyPenguin-lq4vy
    @SmilingBabyPenguin-lq4vy 6 месяцев назад

    Masha allh thanks waxa badan baan kafaa iiday walhi

  • @barwakoh1767
    @barwakoh1767 6 месяцев назад

    Manshallah abayo blood pressure kasohadal

  • @monayasin7995
    @monayasin7995 6 месяцев назад

    Masha allah allah ha ku xiftiyo

  • @HadiyaCalimaxamuud
    @HadiyaCalimaxamuud 6 месяцев назад

    Masha allah waad mahadsan tahay wllo ❤❤

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 6 месяцев назад

    WAX BADAN AYAAN KA FAA,IDNEY SII WAD HUUNO ❤

  • @ridwaanaxmed3668
    @ridwaanaxmed3668 6 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 6 месяцев назад

    Asc wr wb wax fiican ayaa noosoo gudbisaa Alle haku xafido xaley baaku arkay durba waa kugu darsadey.

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад

    Very important. Somali waxa rogay waa sonkortaa wax aan iyada iyo bariiska iyo baasto iyo bur ahayn ma cunaan. Xitaa shaahooda iyo cabitaankooda jawaan sonkor ah ayeey liqsiiyaan.

    • @zeinabh.s3735
      @zeinabh.s3735 6 месяцев назад +1

      Alhamdulilah malin umbeynu ka bixi .sifiican noogu baraarujisey . illahay ka abaal mariyo habo

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад

      InshaAllah.!

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 6 месяцев назад

    Thanks

  • @ubah3804
    @ubah3804 6 месяцев назад

    Walalo vegetables ka kuwa fican qofka high protein diet ku jiraa soo duub sis aad ban uga faid manta laga bilabo baris iyo basto laygu arki miyo

  • @salmaanmoomin1138
    @salmaanmoomin1138 6 месяцев назад

    Thanks huuno mcn🥰

  • @yasmiinnazir4061
    @yasmiinnazir4061 6 месяцев назад

    mahadsanid walaal, Ilaahay ha kaa abaal mariyo xogta aad nala wadaagtay aad ayay noo anfacaysaa.

  • @ilwaaddegan2449
    @ilwaaddegan2449 6 месяцев назад

    100k iyo kabadan ba si fudud alle hakugu gaadh siiyo we love u naz ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 6 месяцев назад

    Mahadsanid xppti

  • @habiiboahmed6307
    @habiiboahmed6307 6 месяцев назад

    Mahadsanid abaayo.

  • @hnasriinahmed8586
    @hnasriinahmed8586 6 месяцев назад

    Mahadsanid abaayo jazakallahu qayr muqalka qofka cuntada uu cuni lahaa qofka sokorta qaba iyo qofka misanka iska dhimi Rabo nosoo gali

  • @geenyoegal1635
    @geenyoegal1635 6 месяцев назад

    Masha Allah thanks sis ❤

  • @mariastories8851
    @mariastories8851 6 месяцев назад

    Jazaka lah khyr lale

  • @nimcoaadan5114
    @nimcoaadan5114 6 месяцев назад

    Wllqaali mahadsanid wax badan ayaan ka faiday hooyaa macaan iga leh soosamee fidyawga qof macaanleh malintiisa iyo habeenkisa wuxuu qadan karo qofkaas oo dawada macaanka qaata

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 6 месяцев назад

    Thank you very much NAZ AHMED LOVE your video masha Allah noo soo badi this kind of video xabiibtii must soomali people had sugar problems we need this kind of video qali aad baan aga helay this video please keep it up good work xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey.

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 6 месяцев назад

    Qof macan leh cuntada malinta cunilaha noso gali please , we love u 😘

  • @user-wm1xi2wb8m
    @user-wm1xi2wb8m 6 месяцев назад

    Masha. Alah

  • @user-hz6kt5lj5r
    @user-hz6kt5lj5r 6 месяцев назад

    Masha Allaah tabarakallaah ❤❤❤❤❤❤

  • @user-kf8hv9fr4c
    @user-kf8hv9fr4c 6 месяцев назад

    Alle HA ku barakeeyo. Wacyigelin fiicanay. Baad usamaysay ala hakaa abaal mariyo

  • @user-dc1em4od1z
    @user-dc1em4od1z 6 месяцев назад

    Abyo Msh allh ilhey qer ha ku siyo mida kle baris ma cuni Kara biyo lku kariyey madama diet ku jiro

  • @naddaahmed
    @naddaahmed 6 месяцев назад

    Salam Naz. I was just watching your video when you were in dubai.I am planning to travel to dubai insha’Allah can you please tell me when it’s good time to travel and how did you get the good deal ticket,Hotel)…. And congrats for your pregnancy im having mine june insha’Allah Allahuma barik for us and give the ones who don’t have Aamiin🤲🏻. Thank you

  • @FatoumaAbdallah-hk1op
    @FatoumaAbdallah-hk1op 6 месяцев назад

    Thank you for this video ❤

  • @umudardaa7700
    @umudardaa7700 6 месяцев назад

    Abyo shukran noosoo samey cunug yar aaa macaanka iga qabo waa laba jir cuntooyinka ku haboo muuqàal noogu soo samey

  • @AminaMaandeeq
    @AminaMaandeeq 6 месяцев назад

    Maasha allaah tabarakallaah alle ha ku xafido wll ❤❤❤❤❤ noo soo badi

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 6 месяцев назад

    So duub habo

  • @cadeycabdule9129
    @cadeycabdule9129 6 месяцев назад

    Asc, walshay ❤❤❤, sonkor maqawi alxamdulah ,inta qawan alaha kasgäfiyo,alhuma aamin yaarabi, suaal kuwaydiha bariska madow iyo bastamadow iyaganah sonkortada waside,

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  6 месяцев назад

      Sonkortu wee ka yartahay lakin Hadi aad macaan leedihid its still bad wllo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j 6 месяцев назад

    Masha allah 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @faaizomohamedhassan8686
    @faaizomohamedhassan8686 6 месяцев назад

    Thanks naz ani macana qaba hadane waan cuna lkn waa inan iska jojiya

  • @ladanhassan5647
    @ladanhassan5647 6 месяцев назад

    Mashaa allah waxa yaalo badan kabartay sokorta noo soogali waxay cunikaraan plz

  • @saboismail4776
    @saboismail4776 6 месяцев назад

    Thanks nastexo soo duub huno ka qofka macanka leh❤️

  • @sumayazuzu5486
    @sumayazuzu5486 6 месяцев назад

    Thnks sis wlhi sidan oo dhan loguma bararugsana shukrn jazakallah khyr 🥰

  • @khadramuhumed3597
    @khadramuhumed3597 6 месяцев назад

    ka wrn qamandiga iyo heeda wxa laga sameeyo carbohydrateku ma ku badanyahy

  • @user-pz9gj6mi8p
    @user-pz9gj6mi8p 6 месяцев назад

    Noo soo duub mcnto wan rabnaaye mahadsanid

  • @kadraabdi8271
    @kadraabdi8271 6 месяцев назад

    MashAllah sis Nas. Merci pour cette sensibilisation tant attendue. Intéressée par des vidéos de propositions de repas pour les diabétiques.

  • @nursenima
    @nursenima 6 месяцев назад

    Walahi I learned a lot ! Thank you sis, well done 👍🏾

  • @sihamfarah-vx5wm
    @sihamfarah-vx5wm 6 месяцев назад

    Shukran walao ❤jazakalahu kher 🎉❤

  • @DuaforAyeeyo
    @DuaforAyeeyo 6 месяцев назад

    Allahumma barik thanks for this sister very helpful for the elders.

  • @fathiyaibrahim9583
    @fathiyaibrahim9583 6 месяцев назад

    Thanks walalo it is beautiful to help our health

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 6 месяцев назад +1

    Thanks xbbt

  • @user-bu5dw5vr5v
    @user-bu5dw5vr5v 6 месяцев назад

    Assalam aleikum ukhti. Jazzakallahu khayran. C'est une vraie prise de conscience. Merci de nous sensibiliser. May allah rewards you for what you are doing

  • @khadrofarah8778
    @khadrofarah8778 6 месяцев назад

    Asc sister thank you. I wheelei interestet this

  • @ahmedkafia9482
    @ahmedkafia9482 6 месяцев назад

    machaaallah tabarakaallah naz wallahi tu ns a ouvert les yeux moi à partir d aujourd’hui j ferais très attention d après c ke j viens de vois vraiment thanks a lots oui pour le personne diabétique stp fais ns aussi une vidéo sister to sister LOVE ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-ow3em1bn3o
    @user-ow3em1bn3o 6 месяцев назад

    Mahadsanid sharaf badan❤

  • @fatimamuuse3741
    @fatimamuuse3741 6 месяцев назад

    Thank you nasra wnka faaiday vedioga

  • @Bismillah846
    @Bismillah846 6 месяцев назад

    الله يحفطك من كل شر ❤❤❤❤❤

  • @naimajukulaatiina9349
    @naimajukulaatiina9349 6 месяцев назад

    Mahdsanid naas

  • @hudabeauty2489
    @hudabeauty2489 6 месяцев назад

    MashaAllah very well explained thank you sister

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 6 месяцев назад

    Manshallah thank you share us ❤

  • @user-ck7wm1hj1l
    @user-ck7wm1hj1l 6 месяцев назад

    Shugran allh kaa ajir siiyo

  • @user-ln3jg1xi8x
    @user-ln3jg1xi8x 6 месяцев назад

    Shukran abaayo please qofka sokorta qabo kasoohaday,fruits ka kale sida an anbaha qaraha sokortooda kasoohadal please

  • @naimaapdirashiid7170
    @naimaapdirashiid7170 6 месяцев назад

    Nastexo wll qof dhikar leh cuntadiisa wll gali wll plz pls wll

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g 6 месяцев назад

    Ji'saa'allaah khayr qli ❤

  • @fadumosahra734
    @fadumosahra734 5 месяцев назад

    Ascw Naz khayr ILLAAHAY ha kugu abaalmariyo aad iyo aad baan uga faaiidnay anigu macaan baan leeyahay 10 sano ka badan baan qabaa waxaan jeclaan lahaa inaad noo soo galiso wax yaabaha macaanka ku saabsan anigu Ottawa ayaan kula jooga hore wax badan baan kaaga faaiiday

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 6 месяцев назад

    Maasha Allah

  • @suhuurmxmed985yusuuf7
    @suhuurmxmed985yusuuf7 6 месяцев назад

    Ale haku xifdiyo ❤

  • @najaxjamal1406
    @najaxjamal1406 6 месяцев назад +1

    Shugran my sis ❤😍

  • @sahrodacad7917
    @sahrodacad7917 6 месяцев назад

    Mahadsanid xbbt 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Maryam-wc9lm
    @Maryam-wc9lm 6 месяцев назад +1

    Saxanka bariiska iyo baastada ah baanba 1moos ahna kusii darnaa iyo sharaab sonkor laga buuxshay😢 Allah ba noo maqan wlhy

  • @Ceebla7696
    @Ceebla7696 6 месяцев назад

    MachaAllh thnkz zis

  • @affio6916
    @affio6916 6 месяцев назад

    Merci ma sœur

  • @user-fuyuza
    @user-fuyuza 6 месяцев назад

    asc abyo wan kgu xiranahay mar walba uur ayan leyahay 8bild ah wuxuna dhaqtrka igu sheekey macan vidéo aad macanka keliya ino so duub pls 🙏

  • @fathiamoussa6125
    @fathiamoussa6125 6 месяцев назад

    Mashallah shukran ❤❤❤

  • @chic_makeuplover3862
    @chic_makeuplover3862 6 месяцев назад

    Masha allah sis keep going

  • @AminaAbdallahMohamed-ws4tz
    @AminaAbdallahMohamed-ws4tz 6 месяцев назад

    Thanks you for everything love you sis and love your information ❤❤❤

  • @amina7327
    @amina7327 6 месяцев назад

    Jazakallahu kheyr sis dhibatada sugar sonkorta le dahay kaso hadal ama tea ☕️ of coffee lagu badsado plz hadad awodo

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад

      Sonkortu waa sun cuduro badan ayeey sababtaa shaaha iyo coffee baro inaad bilaa sonkor ku cabtid. Marka hire wey kugu adkaanaysaa laakiin waad la qabsan doontaa.

  • @user-he9px3ve4i
    @user-he9px3ve4i 6 месяцев назад

    Merci infiniment habibti, ce très intéressant ❤❤

  • @maidasalahessa2615
    @maidasalahessa2615 6 месяцев назад

    Thank you nasteha❤

  • @umuarwa
    @umuarwa 6 месяцев назад

    Jazakalah qali❤

  • @ayanabdi77
    @ayanabdi77 6 месяцев назад

    How can I deal with sugar cravings am addicted

  • @ezrafaisel1301
    @ezrafaisel1301 6 месяцев назад

    Thank u so much sis❤

  • @user-ib1cj7ms3t
    @user-ib1cj7ms3t 6 месяцев назад

    We need

  • @haboonjiil682
    @haboonjiil682 6 месяцев назад

    Ha wan raba dans les 24jr esk on mange merci huno

  • @fardowsoyusufxuseen2664
    @fardowsoyusufxuseen2664 6 месяцев назад

    mahadsnid abyo

  • @HamdaAbdi-oi7ys
    @HamdaAbdi-oi7ys 6 месяцев назад

    wad mahdasanta wll noo soo gali

  • @saadocheick6921
    @saadocheick6921 6 месяцев назад

    Merci bcp huno

  • @hodanmohamedlifestyle
    @hodanmohamedlifestyle 6 месяцев назад

    Maansha allaah❤❤❤

  • @Ayan-le4hb
    @Ayan-le4hb 6 месяцев назад

    ABAAYO ASC EEN ABAAY WAX MA NOOGA SHEEGI KARTAA QUINOA WAX TARKEEDA.?

  • @baariyey7099
    @baariyey7099 6 месяцев назад

    Mashallah

  • @XawoCawale
    @XawoCawale 6 месяцев назад +1

    Asc habo
    Maxaan ku badalna bariis iyo baasto

    • @NazAxmed
      @NazAxmed  6 месяцев назад +2

      muuqaal ayan ka soo duubidona insha Allah

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 6 месяцев назад

      Yes Nasteexo that's a good idea. I would say prepare a collection of dishes as an example.

  • @Mohamed_Liban-
    @Mohamed_Liban- 6 месяцев назад

    Sonkorta muuska ku jirta iyo tan caadiga ah ma isku khatar baa?

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n 6 месяцев назад

    Maxaan sokor laheyn oon cunaa, noo soo sheeg

  • @Anabroble53
    @Anabroble53 6 месяцев назад

    Thanks❤❤❤❤❤

  • @Udugsan
    @Udugsan 6 месяцев назад

    Aroosad mca kula talinee

    • @faatmasheikh1010
      @faatmasheikh1010 6 месяцев назад +2

      Waqti baa heysataye cunto cafimad leh cun wilkane bar kulajogo xili fican aaay kuso gartay farintan