@7:50 Aaway haweenkii reer Galbeedku soo diray ee xaquuqda jinsiga u doodi jirey. Maad ka hadashaan kufsiga awrku kula kacay qaalinta geel ee Under-age ah?
BOQOR CISMAAN AW MOHAMUUD BOQOR BUUR MADOW WA BOQOR TOOYO 2000.GEELA WAAA BOQOR TOOYO .GOBOLKA SANAAG .DEGMADA CEERI GABO .CEEL AFWAYN .D XIIS. D GAR ADEG .WALEE NIN KII HADLAYA HA ISKA HADLEE BIXIIDE WAA BOQORTOOYO BICIIIDE .SULDAAANLA GUUD EE BARJECLENA WAA SULDAAN CABDILAAHI SULDAAN ALI SULDAAN MUUSE .WAA SANDALADA GUUD EE XABUUSHO AMA HABAR JECLO WA NIN RER YOONIS AH.TAAJIRKA GUUD EE HABAR JECLO WA . A .A A. WAA ABDI AWAD ALI WA NIN KII SOMALILAND HALKANKEEDI QAB KA SO QAATAY WA TAAJIRKA KALIYA EE CIIDAMADA SLND RAASHIN KA SIIN JIRAN 30 SANO. WAA NIN RER LOOGE AH RER YOONIS .SHIIKHA GUUD AMA SHIIKHA GUUD EE SHIKU BALADKA BURCO WA SHIIKH ALI WARSAME WAAA NI AQOONTA LOO DABA FADHIIATO SOMALI WA NIN RER YOONIS AH .ALLLOW XAFID UMADA WA HOGAAN KA XABUUSHO IYO ISAAQBA
Masha allah sanaag soool cayn Togdheer
Buukubaqanyahay ❤
Geelu geel fulay gaadhi maaye hakadab fulo hees hawleedka geela😍😊😊😊😊😊
Waxaan arkay qaar leh meeqo zaki ah ayaa ka baxaysa 2000 oo geell ah
5-----9 waxa lagabixinayaa neef ariya oo weliba ido ah,
10---14 waxa lagabixinayaa laba neef oo ido ah,
15---19 waxa lagabixinayaa sadex neef oo ido ah,
20---24 waxa lagabixinayaa afar neef oo ido ah,
25---35 waxa lagabixinayaa qaalin geel ah oo hal sano jir ah ee sanadkii labaad madaxa lagashay,
36---45 waxa lagabixinayaa qaalin labajir ah oo sanadkii sadexaad maxa lagashay,
46---60 waxa lagabixinayaa qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay,
61---75 waxa lagabixinayaa qaalin afarjir ah oo sanadkii shanaad madaxa lagashay,
76---90 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo labasanojir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagalay,
91---120 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo sadexjirro ah sanadkii afraadna madaxa lagalay,
markuu kasiyaado 120 waxaa lagabixinayaa afartankii kastaba qaalin labajir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagashay, ama waxa lagabixinayaa kontonkii kastaba qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay,.........
50 geeella waxaa laga bixinayaa hal qaalin 3 jir ah
100 geella 2 qaalin oo 3 jir ah
1000 geella 20 qaalin oo sadex jiro ah
2000 oo gella 40 qaali oo 3 jiro ah
imisa million buu noqonaayaa maasha Allah walee wuu shaqystay ilahow u barakee
Mashallah illahay haa u barakeeyo malkiisa boqorka
Boqor waa kaso kale
Waxan kalo ka helay maaha caano diiq sida geelaydu u badatay wakhtigan la joogo
Masha allah
Waa Bancade, Hyonise. Sacad yonis. Iyo Hjclo biciido Degaan ay geelooda kuraacdaan,
Mashallah illahay ha ubarakeyo geela
WAA GEELII KHANIIS BUURMADOW
maasha Allaah Alle ha ku barakeeyo
Dhaqasho waa Geel
Alow waxan soxasusti wagi badiyaha gela soraci jiray ilow gela nobarakey
Boqor buur madow iyo geeli gobolka Sanaag
Mashaa Allaah
Hadii Illaahay nicmadaa iyo haybadaa iyo magacaa uu siiyey muxuu Dhagarqabe Moorgan oo dhagaraha uu dadkiisa u geystey aan la soo koobi karayn uu gurigiisa ugu tegey, oo cuntada gacanta ula geliyey oo teendhada ula fadhiistay
Laxawla waba tan ku nacay anoo habajeclo ah oo lahaybah wax larko iminka isagan ugu necebahay dulia ga
Morgan dhulkaygii isagoo magac dowladeed xidhan baan ka eryey maantana anaa dowlad ah kuwii ay cid isugu xigeena maamula halkaana xiniiyahayga iyo poerkayga ayaan ku tegey morgana bisad buu agtayda ka ahaa kuwiinan cuqdadaysan ee gurigii aabahood lagu dilijirow ha odhanina hj ayaanu nahay Boqorka geeska noolow
@@nimaabdi7797 kuwa aad xukunto waa kuweee naaa ma Dhulbahante baad sheegi 😄??
Habarjeclo waligood faan dayn maaayaan
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mash aallh
Geelan is wasaya ayay caano cabayaa akhas
Ninka somaliga 1.500 halaad haysta dowlad madax banaan weeye
Booqor buurmadaw ha noolado
Hoo adna sidas yala geel walagu burina walagu farisina ninki yaqanana waalaburiha dad kale kufarisanaa
@7:50 Aaway haweenkii reer Galbeedku soo diray ee xaquuqda jinsiga u doodi jirey. Maad ka hadashaan kufsiga awrku kula kacay qaalinta geel ee Under-age ah?
Aash calaa geel
qaalin madow oo dhogor maroor leh
Mashaallah
Hala xarasho ama ciidanka qaranka haloo qalo
Zagada haka bixiyo
Waxa igagadan hirriga guxa iyo dobada kabixi
Meeaqa zaka ka go'eyso 2000
Ruuxii ka hawaabo
Waxaan ugu duceynaa geel uu sako kabixiyo ilaahey siiyo
5-----9 waxa lagabixinayaa neef ariya oo weliba ido ah,
10---14 waxa lagabixinayaa laba neef oo ido ah,
15---19 waxa lagabixinayaa sadex neef oo ido ah,
20---24 waxa lagabixinayaa afar neef oo ido ah,
25---35 waxa lagabixinayaa qaalin geel ah oo hal sano jir ah ee sanadkii labaad madaxa lagashay,
36---45 waxa lagabixinayaa qaalin labajir ah oo sanadkii sadexaad maxa lagashay,
46---60 waxa lagabixinayaa qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay,
61---75 waxa lagabixinayaa qaalin afarjir ah oo sanadkii shanaad madaxa lagashay,
76---90 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo labasanojir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagalay,
91---120 waxa lagabixinayaa laba qaalmood oo sadexjirro ah sanadkii afraadna madaxa lagalay,
markuu kasiyaado 120 waxaa lagabixinayaa afartankii kastaba qaalin labajir ah sanadkii sadexaadna madaxa lagashay, ama waxa lagabixinayaa kontonkii kastaba qaalin sadexjir ah oo sanadkii afraad madaxa lagashay,
2000 waxaa ka baxayaa 40 qalmood oo 3 jir ah
M
ok
Dhowan iga fila 100.000 oo geel ah😂😂
War zaaxiib ha I ilaawin 20 qaalmood lee kaa rabaa hadaa geelaas oo dhan hesho 😄😄
Yaa siiyay 1,000 geela ninka Habarjeclo 😄 ma lacagtii Qadaafi baaa ???
Aor hal saaran waligay bahalkiisa markin muu baladhanyahay mise waa dhuubanyahay sida orgiga🤣🤣🤣😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣
Geelaa dhaama dadkan
BOQOR CISMAAN AW MOHAMUUD BOQOR BUUR MADOW WA BOQOR TOOYO 2000.GEELA WAAA BOQOR TOOYO .GOBOLKA SANAAG .DEGMADA CEERI GABO .CEEL AFWAYN .D XIIS. D GAR ADEG .WALEE NIN KII HADLAYA HA ISKA HADLEE BIXIIDE WAA BOQORTOOYO BICIIIDE .SULDAAANLA GUUD EE BARJECLENA WAA SULDAAN CABDILAAHI SULDAAN ALI SULDAAN MUUSE .WAA SANDALADA GUUD EE XABUUSHO AMA HABAR JECLO WA NIN RER YOONIS AH.TAAJIRKA GUUD EE HABAR JECLO WA . A .A A. WAA ABDI AWAD ALI WA NIN KII SOMALILAND HALKANKEEDI QAB KA SO QAATAY WA TAAJIRKA KALIYA EE CIIDAMADA SLND RAASHIN KA SIIN JIRAN 30 SANO. WAA NIN RER LOOGE AH RER YOONIS .SHIIKHA GUUD AMA SHIIKHA GUUD EE SHIKU BALADKA BURCO WA SHIIKH ALI WARSAME WAAA NI AQOONTA LOO DABA FADHIIATO SOMALI WA NIN RER YOONIS AH .ALLLOW XAFID UMADA WA HOGAAN KA XABUUSHO IYO ISAAQBA
z12te
Shanboqol halkan kammuuqato
Geeliisu muxuu soo kordhinayaa waa geel geel wada waaxa soomaali kala firdhiyey waa geel iyo wax ay u bixiyeen dhan caqligoodiina uu intaasi dhaafi waayey