Warbixin:_Geela Magaalada jooga ah hal sano kahor Dhaqashada Cusub ee geela muuqaal xiiso badan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Subscribe Channel keena asxbta

Комментарии • 20

  • @AbdinorMohamedIsmail
    @AbdinorMohamedIsmail 6 месяцев назад +1

    masha allah ,adeer halkaas ka wad da,daalka aad dalkada iyo dadkaada u keentay ,allah haku barakeeyo .Aamiin

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 10 месяцев назад +6

    Maasha allah
    Waa geel qurux badan laakiin adeer hadhuub isticmaala si dhaqankii usii jiro ta kale jirikaamada caanaha haku safrinina ee Joogag isticmaala si loo ilaaliyo caafimaadka dadka cabaya
    Shukran

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 8 месяцев назад +1

    Masha Allah waa geel qurux badan Allah ha u barakeeyo

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 8 месяцев назад +5

    Bilaa caleeg caaga joojiya oo raadsha dhakalkii

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 6 месяцев назад +1

    Maasha Allaah Allaaha u barakeeyo
    Lkn adeer geela ka daaaya caaga aad ku lisaysaan oo hadhuubkii ama gorofkiii ku lisa

  • @HoussenHoussen-un9rj
    @HoussenHoussen-un9rj Год назад +2

    Masha alaah

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi1272 2 года назад +5

    Wadanka lacagta halgeliyo keenya lacgta lagaliniyo
    Hala joojiyo

  • @abdourahman8231
    @abdourahman8231 2 года назад +2

    Geel inaan ibsado ayaan rabaa qaalinta afar jirka ah waa imisa

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 2 года назад +1

    Maaashaa alaaah

  • @AhmedSaid-zn3hu
    @AhmedSaid-zn3hu 2 года назад

    Mashalah aad baan u bigaadinayaa

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 года назад +1

    Masha Allaha tabaarakalaah

  • @maxamuudcumar6251
    @maxamuudcumar6251 2 года назад

    mnsha alah

  • @buraale134
    @buraale134 2 года назад +1

    mashallah

  • @shaaficiosmaan4716
    @shaaficiosmaan4716 Год назад +3

    Yurub hadaa Sii joogi laheed waad fariisan laheed adeer Hadaad Neef Tuuree 😂😂😂😂😂

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 10 месяцев назад

    image

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 11 месяцев назад +1

    Stop lies an engineer from Calgary Canada introduces this canel farming

  • @axmedsiciid7488
    @axmedsiciid7488 Год назад

    jeegu raaxo male

  • @abdillahiadanissah9244
    @abdillahiadanissah9244 6 месяцев назад

    Masha Allah

  • @abdialasow1188
    @abdialasow1188 2 года назад +2

    Masha Allah