Maasha allh Qurux weeye Geeluu wale Hore uu socda Barqoo maaal waa Gel lagu tabcy xaji Cabdilahi carabna waa Hal yay Uu Hal Gamay umadan Siidu uu sin lahaa caano Saafiya iyo Geel saafiya oo la dhaqdoo♥️
Masha allah xaaji cabdilaahi carab badali alle tacabka ha ku xasiliyo inader waxaad so noloaysey taarikhdii deegaankena qoryaale iyo buurti dab dheer waa halkii ay awoow yasheen ingiriska kula dagalameen wakhtigi cashuur diid
Af soo maaligu wuu fara dan yahay caanaha lama cabo ee biyahaa la dhamaa caanaha waa la dhamaa mida kale abwaan markaad ogaadeen soo hadal qaaday inanaka wariyahu intaadan dhamayn hadalkii wuu kaa dhex galay ma aqaano cuqdada uu ogaadeen u hayo yar kaasi lkn suldaan waxaan kuu rajaynayaa barwaaqo nabad iyo xasi looni dabiici ah. Kkkkkk
Inta geeLa ila jeceL like ii zaara

Masha allah sland
Wish u best of luck from Pakistan
Maanshallah illaahay haku barakeeyo! Kaaga yari wuu jeclyahay geela sidu nirigta u haysto baan kaheelay , halagu sawiiro sida ciyaalka magalada logu dhiro galiyo xoolaha jacelkooga !!
Mashallah may Allah bless you more bro & make us follow your example.. Walalhi I love the Camel 🐪♥️
Masha Allah. "Allah ha ku barakeeyo".
Mazhalah alle Haku barakeeyo adeero
Mansha Allah illaahow kuu barakey
ما شاء الله
Wa shaqadan isleyahay samayso wa shaqo aad u wacan allaha kubarakeeyo
Masha allah tabaraka laah Alle haw barakeeyo masuulka geela qurux -daa leh dhaqay. hh lkn caanaha marka la dhamaayo waa lala fadhiisataa caano cab baydaan ahayene
تحية لشعب الصومال وبدو الصومال❤🌹❤
MansHa AllH GeeeLu XooLo kuma Jiro
Mnsha allah xoolaan galindoona hantidayda gaar ahaan geel iyo beero inzha allah
Aan kusheerno
geelo mash allah
Waa. Qori. Jablay
Geelii ina carab, isaxaaq Care, hyonisa. Barqo maal.. banka Qoryaale,
👍
Masha'allah
Maansha Allah Allah Hagubarakeeyo
Alle haku barakeeyo
Maan shaa allaah
Wow Mnshallah love it ♥️
Mnshallah Allah haubarakeeyo ninkaas hawl aad ufcn ayuu uhayaa bulshada
So dhawaada
M.a horay usocda dhiira gelin wanagsan
Cabdi adan Saqadhi (il bir ) waa Maxamed adan Saqadhi (daba gale ) walaalkii maa ila aragta waa geeli isaxaaq caare
Waliba. Cadalle. isaxaaq. Weeye. Sidaa. Fahmay. Xabad. Naarta
labo qaalmood oo awr qaada mid waa madow bacad labo jidhle ah oo sulal madow mida kalana waa dayr cad yara gaaban oo labo jidhle ah waana afar jirro iga iibiyo
Mnshallah
waa qurux lakiin hal madow
Geel waa geel wixii gooyana waa geel
Masha Allah
Mishiinka gacanta ka caafimaad badan
Cabdilahi carab waa nin oday ah shaqo wanaagsan buu qabtay lakiin waxan kulallin lahaa waar geella dhirtii uu cuni jiray ee aydda u beer
Geela wax ma loo beeray, calaf protein leh oo cadka iyo caanahba kordhiya
Af soo maaligu wuu fara dan yahay caanaha lama cabo ee biyahaa la dhamaa caanaha waa la dhamaa mida kale abwaan markaad ogaadeen soo hadal qaaday inanaka wariyahu intaadan dhamayn hadalkii wuu kaa dhex galay ma aqaano cuqdada uu ogaadeen u hayo yar kaasi lkn suldaan waxaan kuu rajaynayaa barwaaqo nabad iyo xasi looni dabiici ah. Kkkkkk
waar cabdilaahi carab bandaaliyow barnaamijka ninkii majeerteen ayaa micnaha uyeelijirey ee boqorkii infiidgaree oo boosaaso ka dalbo
Maanshalaah
Masha allah
Masha alaah