Safarkaygii Baydhabo Janaay | My journey to Baidoa Somalia 🇸🇴

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • Waxaan booqday magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobolka Baay, waxayna ku hadlaan afka Maay-ga, waxay Muqdisho u jirtaa 243 km.
    waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 45 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
    "Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
    I discover the world on my way, and I have visited so far, 45 countries and i am in mission to reach 197 countries.
    socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
    ==========================================
    Follow me:
    Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
    Facebook: / geedisahan
    Instagram: https: / geedisahan
    ==============================================

Комментарии • 295

  • @GeediSahan
    @GeediSahan  Год назад +52

    Fadlan 5kun Like iyo Share
    shirkadda Safarati
    - Website: safarati.com/
    - Facebook: facebook.com/100076951056691/posts/pfbid02vtUgV9mz2zv6bAEHv9yeWEbdQMBoHamr1zbxeKbSoetwAy36h1y7h9oyy9YK8tNgl/?mibextid=cr9u03
    Instagram: instagram.com/safaratiglobal?igshid=MzRlODBiNWFlZA==
    Hotel RP :
    facebook.com/RBPACALE?mibextid=ZbWKwL
    Aaran Media:
    Telefon Number: +252 614333372
    Facebook: facebook.com/aaranmedia3

    • @allowikaalmeyofficialchane4488
      @allowikaalmeyofficialchane4488 Год назад +3

      Asc. Maansha Allaah malab fiican ayey lee yihiin ka soo gado.

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 Год назад +1

      Wa balan inshallah 🙏

    • @bashiiromar
      @bashiiromar Год назад +1

      Waligeeyba like 👍 kulama dhaafin adigoo bilicda dalkeena inoo soo gudbiya cadaalad daro nagu tahay in aan muuqaalkaga intaan ku raaxeysano deetana iska gudubno mast waaye like 👍

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq Год назад

      Geedi sahan wadama badan waad soo martay kawaran dalkeena wax badan oo aadan ka ogeyn ayaad baratay siiba koonfurta Somalia ee wabiyada dalag badan oo dunida kale aan laga heleyn oo dabiici ah ayay leedahay waana ka qatanahay

    • @xanafi8654
      @xanafi8654 Год назад

      wariye marko ammaan ma aha kabax gobolka shabeelada hoose ammaan ma,aha diyaad karaac dhulka ha Marín hadaadan baraawe ulaabanayn haysku soo biimay xamar adiga oo dhulka maraya baraawe ulaabo ama diyaarad raac haday suurto gal tahay

  • @elgailyelshaikh8985
    @elgailyelshaikh8985 11 месяцев назад +15

    حفظ الله الشعب الصومالي
    أفضل وألطف وأحسن شعوب الدنيا ❤️
    اخوانكم من السودان يحبونكم 🇸🇩🇸🇴

  • @haajiofficial8421
    @haajiofficial8421 Год назад +31

    Viva reer baydhabo dhulkii qaniga waaaw amazing waaye quruxda magalada 🎉

  • @Shiine2023
    @Shiine2023 Год назад +14

    Wallahi waan uxiise baydhabo janaay😢 8 sano ayaan ka maqanhy I love you reer baydhabo❤️🙏🏻

  • @ziatdahirigalle8987
    @ziatdahirigalle8987 Год назад +10

    Masha allah yaraantaydi meeshi aan kudabaalan jiray gerbida markaan arkay waan ilmeeyey Mahadsanid geedi sahan
    Somali.waa mid

  • @amalomar380
    @amalomar380 Год назад +8

    Masha aallah waa meel quurax badan baydhabo
    Waji kale ayaa ii sawirnaay

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +11

    Reer Baydhabo waa dad qalbi fcn zxpkeey Axmed Baatow Halkn ayn ka slmaya from burco to marka cade

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +27

    Wakhti ma uhelaysa saliga nebigena muhammed scw❤️🥰😍☝️

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Год назад +5

    Mashaa Allaah Baydhabo Janaay
    Wax fiicana Biyaha in dharka Lagu dhaqo oo la wasakheeyo

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 Год назад +5

    Manshallah dhul qurux badan waxan maqli jirey isha baydhabo
    Keep going brother geedi sahan brother

  • @Abdirizak_Hakim
    @Abdirizak_Hakim Год назад +4

    Insha Allah mar un wan tagi intan nolahay magalada baidhabo magalada labaad ee ugu quruxsan koonfurta markii laga reebo muqdisho 😊

  • @DhowDhul
    @DhowDhul 10 месяцев назад +2

    Thankz from baydhabo jinay 💙♥️💚🇦🇿💪

  • @abdikafiabdi3839
    @abdikafiabdi3839 Год назад +2

    Been a Somali from kenya and never been to Somali other than Puntland Galdogob been my family town.InshaAllah I’m sure I’ll be safe every part of Somalia knowing its my Home.Somalia❤

  • @abdallaMoa
    @abdallaMoa Год назад +7

    The Switzerland of Somalia: Baidoa💝

  • @abdullahibashir678
    @abdullahibashir678 Год назад +6

    💯 Positive
    💯Meel walbo wanaag
    💯 video qurux badan
    💯👍✌️👌👏👏😎🙏🙏
    #Geedi_Sahan=Daacadnimo&Somalinimo Big Respect 🙏🙏

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Год назад +5

    The best Somalis come from this region

  • @mohameddeck4390
    @mohameddeck4390 Год назад +5

    Masha Allah my city qurux🇦🇿🇸🇴

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Год назад +8

    Dhulkeena nimco ayaa taala
    Masha Allah alow dhulkeena nooda❤❤

  • @Hamse-Ahmed10
    @Hamse-Ahmed10 Год назад +3

    Maansha allah Baydhabo Janaay Waa magaalo weyn🇸🇴

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 Год назад +3

    Waa nidaam aad u fiican maalintii bajaaj habeenkiina tagaasida

  • @sweetkokii
    @sweetkokii Год назад +3

    Masha Allah wa meel dalxiis Mudan ❤

  • @mukhtarshafici8871
    @mukhtarshafici8871 Год назад +11

    Dhulkeena nibcaa fadhida allaha qabyaalad hanagsaaro aan caalamka la tatanee😢😢😢

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 8 месяцев назад

    MashaAllah, walaalahey BAYDHABA
    Guul iyo horumar iyo barware ku waara

  • @ayyupii
    @ayyupii Год назад +2

    Thank you gedi sahan , for this amazing vedio .
    My home town Baidoa janaay❤

  • @sawdahassan9570
    @sawdahassan9570 Год назад +17

    siin salaami reer aawkey🥰

  • @kennedyjama2003
    @kennedyjama2003 Год назад +1

    Mansha alalh
    Dalka Allah barake
    Rer baydhabo ama raxanwayn
    Wa dadka Somali ugu wanagsan
    Ilahow xukunka nogu dhib
    Yaga
    Darood iyo Hawiye aya na wareriyey
    Horta baydhaba webi kee maraa
    Ma juba mise Shabelle

    • @Kokfun765
      @Kokfun765 Год назад +1

      Webi ma leh badna ma leh iloyin biyo wadeen ah bey ledahay

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 11 месяцев назад

      2 wabi ayyey dhexda ugu taala ,wabi dabiici ayaa Mara oo ayada ku Kooban waa wabiga garbooda oo hortaada ka muuqada

  • @abdiazizaideed9038
    @abdiazizaideed9038 Год назад +2

    I love this channel. May Allah bless you for bringing the beauty of our nation to us.

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 Год назад +1

    Masha alah geedi sahan ilaahay ha xifdiyo xasuusteena ayaad dib u celisay

  • @ahmetkayse5023
    @ahmetkayse5023 Год назад +1

    best somali youtuber❤️ Geedi sahan keep it up broo

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Год назад +2

    Ma Sha Allah.
    Isha Baydhabo miyaa tolow mise waa il kale?
    Bardihii kuyiil isha Baydhabo intuu guniyo baar baxay caleemihii balaadheen baxar saaf lamoodyeey!

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Год назад +5

    We love baydhabo ❤

  • @bashkacade7109
    @bashkacade7109 11 месяцев назад

    Thankz geedi sahan ,magaalada waa magaaladaada ado nabad ah ku soo laabo I.a

  • @halimali8389
    @halimali8389 Год назад +2

    Wow masha allah Baydhabo qurux badanaa. Dadkaa gobta ah Hargeisa kaso salamayaa🫶🏽🙌🏽

  • @detectivekudo548
    @detectivekudo548 9 месяцев назад

    You deserve millions of view wlhi❤🎉 thanks

  • @Adurand
    @Adurand 10 месяцев назад +1

    Baydhabo aragtidan kahaystay tan aan hada arko wa very diferent wlhi❤

  • @khawlam5008
    @khawlam5008 Год назад +13

    Fufu is different than Ugali and Soor. Fufu is made from cassava roots and is high in carbohydrates, but Soor and Ugali are both made from corn or sorghum, and they are healthier than Fufu.

  • @abdirashidrashka5236
    @abdirashidrashka5236 Год назад +1

    Masha allah geedi sahan nin ku dayasho mudan allah ku xafido wllka

  • @maxdar11
    @maxdar11 Год назад +7

    Nio lahjada mayga yaa yidhi waa soomali waa mashruucba reer baydhabo hargeisa ayaan idinka soo salaamayaa

    • @hooyoqalbi6007
      @hooyoqalbi6007 Год назад +1

      Waa lahjad somaliyed sida somalida kaleba ay lahjado u kala leeyihin

    • @maskblack2472
      @maskblack2472 Год назад

      ​@@hooyoqalbi6007wa luqad waye

    • @Banooda
      @Banooda Год назад +4

      af maay hadoo af somali aheyn dadka ku hadla hadaa nahay dee anaga na somali manihin lixda gobol koonfur ha nooga guuraan wixi maxa tiri ku hadla somalinimada ha la aadaan dhulkoda dhagaxa simple

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk 6 месяцев назад

      Maxdar
      Seedi markaad qayisho waxaad doonto maad ku hadashaa adaaba laftinagaa iyo Oromo isku giijinayee! Salaan sare

    • @HappyDominoes-ef3pk
      @HappyDominoes-ef3pk 6 месяцев назад

      Maxdar
      Seedi markaad qayisho waxaad doonto maad ku hadashaa adaaba laftinagaa iyo Oromo isku giijinayee! Salaan sare

  • @daacadyare196
    @daacadyare196 Год назад

    Mansh Allah beydhabo waa magali Dhismatay insh Allah waan imaan

  • @apdiqaniisack971
    @apdiqaniisack971 Год назад +1

    ugu dambeyn baydhabo janay wad so fasahdey ❤️
    Mi home ❤️

  • @MrXamaraawi
    @MrXamaraawi Год назад +1

    Masha allah,thank you for this amazing vlog,enjoy all your videos, keep going sxb

  • @suldaanka7576
    @suldaanka7576 Год назад

    Masha allh wlh dhaqan ki ayey wali heystaan dadki danbiil ayey ku adeeganayan m.a wlh xasuus

  • @ayuutoboss2602
    @ayuutoboss2602 Год назад +1

    Amazing vlog thanks bro a geedi keep going

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Год назад +4

    Gacmaha allah hakuubarakeeyo hadii aa channelkayga booqato😢❤❤

  • @muftiweyn9481
    @muftiweyn9481 4 месяца назад +1

    Baydhabo is the third capital of Somalia and is one of the fastest growing cities in the world

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 Год назад +16

    Allah is one ☝️ ❤😢😢

    • @Caliya7
      @Caliya7 Год назад

      And somaliya is one and all they are brothers and sisters. One language, one religion, one colour and one culture. Yaa Allaah protect our people. Our religion and our country from alshabaab and all alsheydaan jinn wal insi.❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴

  • @da.a1728
    @da.a1728 Год назад

    you became good saxib. Sas ba laga raba. keep doing the great work 💪💪

  • @mounanur-vg3xi
    @mounanur-vg3xi Месяц назад +1

    Baydhabo jinayo❤❤❤❤❤

  • @Liban-farah2023
    @Liban-farah2023 Год назад

    Mahadsanid soo bandhiga quruxda magaalada beydhabo

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 4 месяца назад +2

    Baydhabo jinay geran home❤

  • @allowikaalmeyofficialchane4488
    @allowikaalmeyofficialchane4488 Год назад +3

    Asc. Aniga koonfur ayaan ku soo korey Soor iyo muufo ayaan cuni jirey ilaa hada waan jeclahey. Maansha Allah Beydhabo.

  • @asha3777
    @asha3777 Год назад

    Maa Sha'aa Allaha
    Wararkaa farxda leh waa loo bahanyahay

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Год назад +1

    Waaw yasalam beydabo janaay wan jecelhay ❤❤❤❤Love you 😍 brother guuleso geedi sahan tuloyinka tag iyo melaha an horay lo arag mahasanid geedi wan ku jecelnahay hada nahay umada somaliyeed nolaw❤❤🎉

  • @lodoonelmi6875
    @lodoonelmi6875 Год назад +9

    Maa shaa allah from hargeysa ❤❤

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali Год назад +1

    BEYDHABI. JABAAY. MAASHA ALAAH❤❤

  • @AishaYaasiin
    @AishaYaasiin Год назад +4

    ما شاء الله بلدنا حلوه ❤🤍💚

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 Год назад

      Wadankee dee waryaa xishood oo dadka dhulkooda u nabad gali from burco 😒😳

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 11 месяцев назад

      ​@@badarsiciid3718waxy isku qaldaysaa South west and somaliland😂

    • @AbdimananmahmoudRashid
      @AbdimananmahmoudRashid 3 месяца назад

      This is waa south Somalia baydhabo👍 🇸🇴

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Год назад

    I love ❤️ my country Somalia 🇸🇴 and I also like to visit Baydhaboa Jannay.

  • @abdinurburale7666
    @abdinurburale7666 Год назад +3

    Moqbilan Baydhabo janaay🎉

  • @abdulahi1483
    @abdulahi1483 Год назад +1

    Mashaallah ❤❤❤.
    Baydhabo inaba caadi maha

  • @khalidmohamed6705
    @khalidmohamed6705 Год назад

    thank u bro for this great work next visit galmudug

  • @hussnimoha
    @hussnimoha Год назад

    Waa video aan kaa sugaayay, thanks @geedisahan
    Baydhabo janaay one love ❤

  • @quruxay
    @quruxay Год назад +7

    Reewen way fahman lahjadaha kale somalida ku hadasho. Lkn kuwa kuhadlo lah jadahaas maxay u fahmi wayen mayga?

    • @maskblack2472
      @maskblack2472 Год назад

      Usheeg 😂😂

    • @Banooda
      @Banooda Год назад +2

      Jaahiliin waaye sababta

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 Год назад +2

      Wey fahmayaan lkn kipir ayaa jira😂😊

    • @hasssanomar5619
      @hasssanomar5619 11 месяцев назад +1

      waa diidimo iyo islawayin iyo ixtarama Lana iyo doqonimo iyo disrespecting our language

    • @xasanwadani3552
      @xasanwadani3552 10 месяцев назад

      Is la wyni

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Год назад +3

    Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow somali midee ‼️ yarabal callamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 💎🕋🕋🕋❤️💙🌺🇸🇴🌺🌺🌺

    • @halimali8389
      @halimali8389 Год назад

      Weynu modoobi wllo in sha allah. Hargeisa waanu soo soconaye Allah quluubteena malab ha isu mariyo. Ifka soomali ugu jeclahay mesha ay jooganba❤️

  • @ZElmi-sv5wh
    @ZElmi-sv5wh 8 месяцев назад

    Caafimad kuma jirto in uu yarkaan ku dhaqdo dharkiisa biyaha meeshaan. Waa lablabbo.

  • @hamdiali431
    @hamdiali431 Год назад

    Masha allah Baydhabo we qurux bdanthy

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 Год назад

    MaashaAllaah,nooloow walaal horey u soco

  • @AxmedMowliidIsmail
    @AxmedMowliidIsmail Год назад +1

    Ɓaydhabo aad baan u jecelahay marka laga reebo Makka iyo Madiina SUBXAANALLAH eedo iyo eed jaa injeele

  • @nasramo-ei3zm
    @nasramo-ei3zm 8 месяцев назад

    Waa magaalo aad u quro badan masha allah

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 Год назад

    Geedi sahan dhulmareynka somali oo idil ku faanto wan ku salaamay waana ku faraxsanhy barnamishyadada kunjeer mhadsanid %

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 Год назад

    Masha Allah quruxda dalkeena

  • @myworld9999
    @myworld9999 Год назад +2

    بيدوا افضل مدينة في الصومال

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 Год назад

    Masha Allah welcome to Baydhabo.

  • @maxedhaaji3833
    @maxedhaaji3833 Год назад +3

    Allah magaaladeydaay ❤❤❤❤

  • @alialiali1421
    @alialiali1421 Год назад

    Ku soo dhowow Mudane, Baydhabo Janaay.

  • @samirachannel1164
    @samirachannel1164 Год назад +3

    Masha Allah ❤️❤️❤️

  • @noname-ii3wb
    @noname-ii3wb Год назад +1

    MashaAllah waa magaladii aan ku dhashey .❤

  • @mohamedaden1421
    @mohamedaden1421 Год назад +1

    Masha Allah wall

  • @kurana289
    @kurana289 Год назад +1

    guuleyso wll geedi sahan ❤👑🙏

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 Год назад +7

    Reer Baydhabo marti ma’idiin noqon karaa aan idin soo booqdee? Hadaan chance kuhelo oo mawdku igu simo waan iman.
    Ilaahay nabad iyo barwaaqo haidiinsiyaadiyo.🤲 dhamaan Soomaaliweyn.

    • @madan5720
      @madan5720 Год назад +1

      Walhi waa Riyada qofkasto somali ah in uu gobolada dalka si farxad ah uu ku dalxiiso ilaah hana gaarsiiyo saan waan rabay aniga xitaa❤

    • @minxofiican5294
      @minxofiican5294 11 месяцев назад +2

      Welcome 😊 anaga yaa kuu joogna ❤

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 11 месяцев назад

      @@minxofiican5294Mahadsanid 🙏walaal.
      Maraykanka ayaan joogaa wax badan waan jeclahay dhulkeena hooyo inaan imaado oo aan kusoo noqdo. Insha Allah.
      Ilaahay nabad ha’inooga dhigo.🤲.

    • @xasanwadani3552
      @xasanwadani3552 10 месяцев назад +2

      Wad noqon karta marti

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 10 месяцев назад

      @@xasanwadani3552 Mahadsanid walaal.

  • @xasanwadani3552
    @xasanwadani3552 10 месяцев назад

    Welcome to baidao jinay😊❤

  • @abdullahihassan9265
    @abdullahihassan9265 Год назад

    Thank you brother

  • @mohammedbaashe319
    @mohammedbaashe319 3 месяца назад

    Mansha allah

  • @AbdirahmannFarahmohamed
    @AbdirahmannFarahmohamed Год назад +1

    Saaxiib guulayso

  • @ibrahimibrahim9962
    @ibrahimibrahim9962 Год назад

    MASHA ALLAH interesting video ❤

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 Год назад +8

    Baydhabo Janna yo wax badan bn maqli jiray 😂jamacadi Amoud waxa dhigan jiry arday badan ko ree baydhabo ah waxn xagen ka salamaya wiil arman la dhaho oo Dector aha 2017 so dhameyy io wallkii 😂😂walhi wa dad xariifiin ah dhanka aqonto m a

  • @M.D.Allaale571
    @M.D.Allaale571 Год назад

    Geedi sahan waad ku mahadsan tahay barnamijyada dalka fadlan nagu soo booqo Borama gobolkii Aqoonta ito xadaaradii Boqortooyadii Adal Empire

  • @nasramohamed5055
    @nasramohamed5055 9 месяцев назад

    My favourite city in somalia❤

  • @abshir998
    @abshir998 Год назад +1

    Geedi sahn 🎉

  • @AlmaasXasan-hq9gg
    @AlmaasXasan-hq9gg 7 месяцев назад

    haka dhawow baydhabo jinaay hooyga amniga io nabada❤😊

  • @Khalid-Cilmi
    @Khalid-Cilmi Год назад

    Keep going walaal.

  • @jihodiid6828
    @jihodiid6828 4 месяца назад

    Baydhabo jinay caasimada 3 eee somaalia maantana la joogo 1 baad bay u qalantaa❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Год назад +2

    Bardihii ma tagtay. Lagaama hayo Bardihii isha Baydhaba

  • @allow3397
    @allow3397 Год назад

    Masha Allah Dalkeena wacanaaa

  • @ratiyoutube4589
    @ratiyoutube4589 Год назад

    Asc gedisahan baydhabo janaay❤ aniga aya ka imaday In’Sha’Allah somaliweyn nabad iyo horemar wcn Rajeynaya

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy Год назад +1

    Lacagta saytuunka(guava) they ropped you geedi sahan lol 100 shilling Somali ain't $4.....soorta veggie badan ay caan ku ehed baydhaba janay sida kable, raansoow,bukureey,koosto,cagaar(spinach) ETC.......Baydhaba janaay waxay caan ku ahan jirtay Canab iyo best pure malab (honey).I luv Baydhaba janay never been there and i will visit next Trip Insha Allaah TY Geedi sahan........Illaahay nimcada ha u badiyo heer K/G🥰🥰🥰🥰Mayorka Baydhaba janaay mabruuk shaqada qabatay garbada waa in wixii qashin ku shubo ganaax la siiyo.

  • @cabdulahidhii6405
    @cabdulahidhii6405 Год назад

    Masha Allah bro keep going 🙏🙏❤❤

  • @adenmohamed7203
    @adenmohamed7203 Год назад

    Niyoow wad ku mahadasan tahy lkn soorta inaan qaado❤ ku cunto ma eheen waaala fuuuda

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 Год назад

    Video qurxi zxp shuca waye✌️

  • @aboubakerilyasokiyeh8537
    @aboubakerilyasokiyeh8537 Год назад +1

    Asalaama waraxmatullahi wabarakaatuh.
    Walaalkay allaha kaa ajar siiyo, musicgna ma leh, markaa waa nimcad, mach Allah.
    Sidaa ku sii wad.

  • @husseinALI-l7m
    @husseinALI-l7m Год назад +1

    Waa faduul in Aad fasirtid af mayga. bbc maturjimijirin.