WIL CIRAAQI AH O SWEDEN QAXOTI KU AH AYA SAXIBTI O SWEDISH AH MADAXEDA KU HAAYSTEY MUDO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 261

  • @Cabdi-e2k
    @Cabdi-e2k Год назад +11

    Annaga waxay noo thy somalia maqrib 🕑 6.20pm .qodopka kale hodaney hooyada mcn allow unaxariiso aamiiin aamiin yaa rabi 🥺🥺🤲💗💗💗🥰

  • @Hummingbirdsaid667
    @Hummingbirdsaid667 Год назад +29

    Soo dhawoow hodan quruxey, marar badan Adiga ayaa na casuumtay, lkn maanta Aniga iyo reer Sweden aad baan kuu soo dhaweynayna ❤ you are most welcome 😍

  • @Ladancidin1
    @Ladancidin1 Год назад +79

    Allah is one ☝️ 😢😢

  • @Najma-Nashaad
    @Najma-Nashaad Год назад +13

    Hodoney abyo horey igasoo dhacaan qisooyinakag waa ku enjoy gareeya wlhi allaha kudayo adi io ilamaha habaryarta u ahay gacan dahab keep going 😘 😊 ❤

  • @MaryamSocdaal
    @MaryamSocdaal Год назад +5

    Dhageysika qisooyinkada wan ku seexda Markan hurdo rawo wan jeclahay san noku so kale mar walbe ❤

  • @Queennouran336
    @Queennouran336 Год назад +11

    Routine rabnaa hodneey waliba day ilaa night hangu soo gabin imnkaba 😂❤

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Год назад +10

    Hodaney waxad so dhigto cidi diidi meyso routine, duets, qiso xataa markaa dukaanka joogto hadaa nosoo duubto no problem anaga kuwii daawado lee nahay😂😂😂❤❤❤❤❤waxaas oo dhan wa hodan jacayl jah

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 Год назад +17

    Aniga Dadka Sawirada Jecel Baan ku jira Maalinti Inta Sawir Aan galo Tiro Maleh😂😂😂Norway 🇳🇴 Kasoo salameena🖐🖐

    • @zuheybaabdirahmanahmed5992
      @zuheybaabdirahmanahmed5992 Год назад

      Aniga waxn ahay qf intu labisto mel qurux badhan tago hadana lagayaba inanba sawir qaadhan😂😂😂

    • @nimofarah8193
      @nimofarah8193 Год назад

      Aniga waxa laga yaabaa in aanan sanad iyo kabadan sawirgelin waayo maba xasuusto sikasta oo ulebisto ama aan meel qurxan u tago 😂

    • @Maidaxuseen
      @Maidaxuseen Год назад

      IPhone maheysataa mise samsung hada samsung heesatid magaciis

  • @HafuuMHaashi-wc9yt
    @HafuuMHaashi-wc9yt Год назад +7

    Haa routinkaada noo soo kli xaflada aad aadid
    Tasbiixda hana hilmaamin 🎉❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 Год назад +3

    Asc walaasheey hodan online Mahad sanid sheekooyinka iyo qisooyinka aad Nala malwalba qeebsato alle hakaa siiyo ajir iyo xasanaad alle haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa keep going my sister hodan online you doing great work mahad sanid walaasheey hodan online

  • @reemali6728
    @reemali6728 Год назад +3

    xabiibti nolol nabad iyo caafimad oo cibaadaleh kunoloow insha alaah 😍🤲🤲🤲🤲🤲🤲💕🌹

  • @najmonajmo9217
    @najmonajmo9217 Год назад +9

    HODANEY WLH WAN DALAY SAN USOQO RAYA DUNYA BADMA ANINA TUGKLE AHY WAR JECLI MAN IS KADAYO😂😂 😂 MY ROLE MODEL ❤

  • @Kimnamjoonie-s8c
    @Kimnamjoonie-s8c Год назад +3

    Bismilah sawirka wa ku dhinta every single day wa gala 😅

  • @safiyoabdi43
    @safiyoabdi43 Год назад +4

    Hadanee I can’t wait routine kaga inaa daawado 😂❤❤❤❤❤

  • @munabarud9614
    @munabarud9614 Год назад +1

    Allahu akbar

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa Год назад +1

    Hodaneey wadanka denishkana qisooyin sidaas oo kale ayaa kadhaca ee noo soo daa marmarka qaarkood..❤❤

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Год назад

    Amarkaaga jiro waa saaray like 😮

  • @sacdiyacismaanw.a6338
    @sacdiyacismaanw.a6338 Год назад +5

    Masha allah abaayo hodan quruxey keep going madaama 4:07 qofkasta xilligaas ma soo kici karo ilaa qof dadalaaayo ma ahayne ❤️‍🔥💑❤❤❤❤❤❤❤💋

  • @Cabdi-e2k
    @Cabdi-e2k Год назад +2

    400k dhaqso aan gaarsiino 😢adna hodaney wax rabnaa xaflad laga yaabay sidii xafladii 200k xasuus😊🥰😍

  • @SaabriinMaxamed-v2b
    @SaabriinMaxamed-v2b Год назад +1

    Haaa wan rabana xayati ilaxun kuma arakato horamar wacan insha allaha yaaa rabii

  • @shindonunowhussein9312
    @shindonunowhussein9312 Год назад +2

    Thanks hodaney ❤

  • @affio6916
    @affio6916 Год назад +6

    🙏 you tell us very beautiful stories, thank you

  • @siradm
    @siradm Год назад

    Hooyoyinkeen jah, wax nool waaye yaa ka fiicanba dheeman waaye layskama helo Wallahi, Ilaahayow u naxariisso aakharo iyo adduunba, gabar ay soo saaraan isgabi mayso inkastoo hadda xoogaa aan gabnay shaqadeennii. Weel jabay iyo kab maya, Waxyaabo qaar xoogaa casriyay laakiin hooyadey wixi ay i bari jirtay hadda kama soo bixin anigu.

  • @LeyloCuti
    @LeyloCuti Год назад

    Hodoney anyo horey igasoo dhacaan qisooyinakag waa ku enjeey gareeya wlhi allaha kudayo adi io ilamaha habaryarta u ahay gacan dahab keep going❤❤😊😊

  • @amalmustapha2047
    @amalmustapha2047 Год назад +5

    masha allah masha allah quruxdadi dhaar soo saray galabta xidhaantay ruunti wnka heelay❤😊

  • @CabdiraxmaanSaleeban-k3j
    @CabdiraxmaanSaleeban-k3j Год назад +1

    Mash allah wllo❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @hidaayoxasan4880
    @hidaayoxasan4880 Год назад +2

    Inuu soo duub routine kaga habo ❤😊

  • @sahidaabokor-cp6qj
    @sahidaabokor-cp6qj Год назад +2

    Hodan daganeey dhaqankaagaan kuhaystaa more storys kaaga❤

  • @Nachma_
    @Nachma_ Год назад +4

    Love you hadaneyyy
    Like farabadaan iska saara free mahano kushuba like ta 😂❤🔥🥰
    Coming soon 500k🎉

  • @mumtasdayib4856
    @mumtasdayib4856 Год назад +1

    Inader hodaneey sidaan kuu jecelahay wlhi lama maleesan karo ❤

  • @SihaamBurhanFaarax-cs2yv
    @SihaamBurhanFaarax-cs2yv Год назад +1

    Omg ana u horeeyo😻💋

  • @ikranmohamed8110
    @ikranmohamed8110 Год назад

    hodan mudo dheer waan kula socday waxbadan baan ka faiday nosogali rotinkaga

  • @ummahiabduwali7345
    @ummahiabduwali7345 11 месяцев назад

    Maye macjecle sawir walahai anaan nowrbiloot inaan sawarkalin aalakayabaa

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 13 дней назад

    Hodan ninka sawirkisa aad hops dhigtay Wilma hoyadeed maaha aabaheed.Waa polis crimnal magacisa waxa la yidhida LG Andersson aan halka ku saxo anaga reer Sverige ah.

  • @sundus9390
    @sundus9390 Год назад +3

    Yes we want routine 😊

  • @ayuushcumar8961
    @ayuushcumar8961 Год назад +1

    gabdhaas waan.aqanaa waa iqtisaar anigab.waxn kua dagna.qahiro gar ahn saqlquresh❤

  • @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt
    @WardaMaxamuudMuxumed-tr5vt Год назад +1

    Waa sax❤

  • @Sihameyyyy
    @Sihameyyyy Год назад +2

    Hodantyda cashaqa vedioyadada midba midka kadampeyo wnku frxaa alle haino ka dayo mcnyy❤😊🤲

  • @sakimohamed2319
    @sakimohamed2319 Год назад

    ANAGUNA WAANU KUGU FARAXSANAHAY HODAN CUMAR GUUL IYO GOBANIMO ,😊

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc Год назад +3

    Masha Allah sister ❤

  • @ayanabdulle903
    @ayanabdulle903 11 месяцев назад

    manta anagaa marti noo tahay soo dhowow Hodoney jornalka ciyaalka lacag yar ayaa ciyaalka lagu siiyaa marka shirkada jornalka leh ayaa lacagtana ciyaalka siisa

  • @aragsanjoorje8203
    @aragsanjoorje8203 Год назад

    Waan ku salamay walal markad ka sheekaynaysid qisada nada shekooyinka kale aad ku darayso toos hadalka u wad anagoo shaqo ku jirnaan kudhagaysana ma is dhafinkaree mahadsanid

  • @MaryamCuud-hi9ku
    @MaryamCuud-hi9ku Год назад +1

    Haa abyo routine ka waan rabnaa

  • @user-wu3eg9kx4d
    @user-wu3eg9kx4d Год назад +1

    حبيبيتي مرحبا 👋 الله برك فيك

  • @RBahadou
    @RBahadou Год назад +1

    Masha Allah❤

  • @maimuunabdulaahimohamed-ir5lq
    @maimuunabdulaahimohamed-ir5lq Год назад +2

    Wllyaalow caadi iska dhiga gabdhaan 370k aan ka kaxeeno si aysan Noga caajisin😢😮

  • @NuuroxaajiCiise
    @NuuroxaajiCiise Год назад +3

    hodoooneeeeeeeeey noso sameeeeeeee routine kagaa ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraquruxofficial8056
    @khadraquruxofficial8056 Год назад +1

    Hodaneey codkaaga aadban ujeclay ale ha kuxif diyo

  • @asiaahmed9881
    @asiaahmed9881 Год назад +1

    First commant💔🥰

  • @quenziman79
    @quenziman79 Год назад

    habo waaba isoo dha dhantaaa runtii sidii biyihiii ayaa i qabata❤one love hbo

  • @coachamal2429
    @coachamal2429 Год назад +3

    Routine waan u baahanahy sister

  • @SaladoAhmed-hq4hz
    @SaladoAhmed-hq4hz Год назад

    Hodan I miss wlhi marko mobelka iga halabe

  • @nagadhoussein6455
    @nagadhoussein6455 Год назад +3

    ماشاء الله تبارك الله قصة جميل والله يبارك فيك ❤

    • @heerqaran580
      @heerqaran580 Год назад

      Horta kurtida intooda badan waa muslim u kala baxo shiico iyo sunni gaalo maqabaan iyo waxyar oo cilmaaniyiine lakin asal muslim ahay sidda ka muutana family name ka waa muslim anagaba Faarax iyo Geedi ayan la baxnaa hadaad magaciisi ka fiirisay inuusam mualim aheyn iska soo baar intaadan waxaadan hubin lasoo shir tageysid

  • @ayaanibarahim2385
    @ayaanibarahim2385 5 месяцев назад

    Anaga xabibti dhur bay notahay wankutagera xabibti cadawga Allaha kaqabto adiga saygaga iyo awladada cailadada Allahakuxifdiyo

  • @FadumoCismaan-q5f
    @FadumoCismaan-q5f Год назад +1

    Jaah qurux badan tahay mantaa macaney😢❤

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 Год назад +1

    Hodaneey sidii caadada ahayd qaybta 2aad ma aroortaan sugnaa

  • @faadumomohamedabdi9504
    @faadumomohamedabdi9504 Год назад

    Wn jclhy sawirada ❤️😻

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Год назад +1

    Masha allah queen ❤❤

  • @NajmanalkaAxmedNajmanalk-xm9sj
    @NajmanalkaAxmedNajmanalk-xm9sj 11 месяцев назад

    Kujecliya hodan quruxeey Masha allah

  • @aslupsanahmed1433
    @aslupsanahmed1433 Год назад +2

    Qaali waa mahadsanthy waxan ubahanhy watsapkaga dukankaga ayn camburo karaba iyo creams sidee kuhelikara Leicester UK ayn joga mahadsanid jawabtada sugi qliyy ❤🙏

  • @hibaqxusen5668
    @hibaqxusen5668 Год назад +1

    Hodanay nolow abayo intay nolol jirto❤❤❤

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 Год назад

    Way tahay inaa ku qancinno sisterey .
    We love you qaali ❤hodaney hodman❤😊

  • @adamabby2248
    @adamabby2248 13 дней назад

    Hodan aniga kula mid ban ahaa ma ihi daka socialmedia ku badan

  • @sumayahassan-el4ei
    @sumayahassan-el4ei Год назад

    Hodanteyda cashaqa nuurkada baxayo manta m.a saan lee nogu soo dub🥰🥰😍😘

  • @nasriin1492
    @nasriin1492 Год назад

    Wll ❤ zxp dhir galiye xitaa waa thy wll❤

  • @hawamohamedmohamed5695
    @hawamohamedmohamed5695 Год назад

    Manta wadanka aniga dagnay imaday ku soo dhawoow sverige inader ❤❤

  • @Hafsad_Illeye
    @Hafsad_Illeye Год назад

    Mansha Allah wllo hodan

  • @nemohs4409
    @nemohs4409 Год назад

    Mashalaah hooray u soco hodan

  • @hodanabdi1860
    @hodanabdi1860 Год назад

    Masha allaah ❤️ ♥️ 💖 ❤

  • @Drs__InaApdu123-io4qf
    @Drs__InaApdu123-io4qf Год назад

    Rotiin maxaa laga wadaana😂❤noo soo duub😢

  • @GadariyaAhmed
    @GadariyaAhmed Год назад +1

    Swedan welcome 😊

  • @rahmaaballa
    @rahmaaballa Год назад +1

    Freee weeyaaa hodaneeey love you❤❤❤❤

  • @yasirasaleban6152
    @yasirasaleban6152 Год назад

    Hodaney waan salaanay inaderka anagana dumashigayo😊

  • @hafsaabdirisak373
    @hafsaabdirisak373 Год назад

    Welcome too Sverige

  • @fatxiaxmed3184
    @fatxiaxmed3184 Год назад +1

    Hodane guul ku rajena ❤😊

  • @ifrahmohamed7433
    @ifrahmohamed7433 Год назад

    Soo dhawoow wll ❤❤❤

  • @cayuunimohamed2305
    @cayuunimohamed2305 Год назад +1

    abaa hal codsi 😢plz markaa qisada ka shekenesid toos nogu wad naga daa shekada naga so dhax galinesid waa ku cajisenaa

  • @Cabdi-e2k
    @Cabdi-e2k Год назад +2

    Waa salameyna seedigeen🤣❤ ibra offline adna hodaney alla hakaa caafiyo hargabka macnyy🥰😍

  • @munaadamchannel
    @munaadamchannel Год назад +1

    We need routine hodaney❤❤❤

  • @xamdiabdiwali1041
    @xamdiabdiwali1041 Год назад +1

    Mnsha allah mnta ana ogu hoteyo san fileyo ☝️❤️

  • @asmaaabokor6573
    @asmaaabokor6573 Год назад +1

    Hodany part two❤

  • @quenziman79
    @quenziman79 Год назад +1

    abtigay salaan sare o qiimo bdn iga gaarsii❤

  • @sabahmuuse1567
    @sabahmuuse1567 Год назад

    Maalin kasta waanku soo bookhda kaama maarmo hodaneeey❤❤❤❤

  • @najwamohamed703
    @najwamohamed703 Год назад +1

    hodan haa routin kaa noosoo gali

  • @imanaliii4276
    @imanaliii4276 Год назад +4

    Inta Ila Jecel Hodan Like😂❤

  • @AhmedYuusuf-k3h
    @AhmedYuusuf-k3h Год назад

  • @SahramustafeAbdi
    @SahramustafeAbdi Год назад +1

    Waa nakaa dee kushubnay😂😂😂😂😂

  • @hhurmo4559
    @hhurmo4559 Год назад

    Hodaneey routinka noosoo duup plz xaajigana waan salmynaa 💯✋

  • @user-lp5vk5br3w
    @user-lp5vk5br3w Год назад

    masha alaah beautiful hodan

  • @SamiraAhmed-b9h
    @SamiraAhmed-b9h Год назад +3

    Från Sweden 🎉❤ hooyo Somalia funny thy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-wv5px5jb9q
    @user-wv5px5jb9q 8 месяцев назад

    I like your video my sister God bless you❤ 🇩🇯

  • @hanihaniahmed6040
    @hanihaniahmed6040 Год назад +3

    Haa hodaney no samee routine kaag❤❤😢

  • @khayrechannel7276
    @khayrechannel7276 Год назад

    😊😊😊

  • @NasraM-w9z
    @NasraM-w9z Год назад

    Yes we went my sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabibraahim7969
    @saynabibraahim7969 Год назад

    Ani waaa rabaaa inaaa arko waxa aaad sameyso

  • @Cabdi-e2k
    @Cabdi-e2k Год назад +3

    Asxaapey markasta waanii sheegaa walaasheena like usaara hodaney qiso 4mounths kahor aheyd baa ku khalday yacni waxaa kawadaa Dharkaaga hodaney mahadsanid. Saa noola joogtid macneyy thanks aa saq dhexe anaga Saad noo qancisid ❤❤❤❤❤😊

  • @AyaanabdirahmanAyaanita
    @AyaanabdirahmanAyaanita Год назад +2

    Laso dhaqso part two 😊

  • @ZagalMahmed
    @ZagalMahmed Год назад +1

    Shukran my qurux 😂😂❤

  • @IgaranMahda-ux1mk
    @IgaranMahda-ux1mk Год назад

    Haa waxad qabatog day ni my Life wllo

  • @FarxiyoFarxiyo-ix9vm
    @FarxiyoFarxiyo-ix9vm Год назад +2

    Rootin madhahdaa waxaa rabtit nosoodhig waa fiirsanaynaa❤