NEYRA ASHRAF GABDHI QISADEDU CALAMKA KA OOHISEY😢E LAAMIGA LAGU QALAY😭

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 окт 2024

Комментарии • 204

  • @umalkhyrabdilahi3498
    @umalkhyrabdilahi3498 Год назад +13

    Hppti mcn wn ku salaamey waa kula qabnaa madi wx la yidhaah wiil isaga walidkii kliya dhaleen oo walaal haysan ❤

  • @bureeqaabdirsaak-hi9fq
    @bureeqaabdirsaak-hi9fq Год назад +19

    Bbe video markaad soo dhigtidba hooyadey ayaa tidhaahda gabadheydii yarayed ee hadalka wacnayd baa so galisay video guriga dhamaan taageero kuu nahay wlhi love you i hope inaa aragtid messegkeyga❤😢😢❤❤❤

  • @ayaanhassan1103
    @ayaanhassan1103 Год назад +9

    Sax waaye anigaba. Madi ayaaa u garanayaa from Mogadishu Madi waxaa la dhahaa wiilka aan wiil kale la dhalan oo hooyadiis iyo aabihiis. Uun asaga kaliya dhaleen ama hablo la dhashay oo kaligiis wiil ka yhy waa saxan thy hodaney😊❤

  • @FahmoCali-jk2qh
    @FahmoCali-jk2qh Год назад +7

    Welcome back hodaneyy💐❤️ we miss you🥺🥺 mcney

  • @hiboguray7034
    @hiboguray7034 Год назад +5

    Subhanalah Naxariis Daranaa masaaridu waa Dad aan ka yaabey War wax ka qabta waa la waayey wxa wax kaste igaga daran Dadka Daawanaya حسبي الله ونعم الوكيل Dhiigi muslimku uu Batay ilhy isaga awoodle haynoo Naxariisto 🤲🏻

  • @hannahassan6070
    @hannahassan6070 Год назад +1

    Waligey qisoyinkaga wan dawan jiray waligeynah comment maka so bixin waa marki iigu horeysay ee love iisar hodaney wlhi dar alle aya ku jeclahy ❤️🫅💃

  • @hafsahappy7813
    @hafsahappy7813 Год назад +7

    Subxanalah ilahay gacan baniadam hanagusababin😢

  • @maaniabdirahman1379
    @maaniabdirahman1379 Год назад +2

    My queen welcome ma irumaysanaysaaa lix qiso hal habeen usoo jeeday qol cidlaa joogay caawa cabsi cabsi jigjig laydh la aan cwa waxa ihelay layaabay😂😂😂😂😂 hodan jaceyl leeeee i love you❤❤❤❤

  • @XasanMck
    @XasanMck Год назад +8

    Waligaa qof bini aadama ha ku jees jeesin si gooniya ula hadal adigoo adigoo qadarinaaya waa qof bini aadam ah waxaadan jecleen in laguugu sameeyo adiga dadka haku sameen😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Год назад +10

    Yaaaaa Allaha 😢😢😢😢😢

  • @simuu814
    @simuu814 Год назад +9

    Miss you habo😩❤️🫶🕊

  • @xayadQurux-d7d
    @xayadQurux-d7d Год назад +17

    I miss you hodan ❤❤❤

  • @queenali3603
    @queenali3603 Год назад +1

    Axxx waa arke asigo mindida la dhacayo wdada dhaxded😢😭😭allh unaxriisto🥺

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Год назад +2

    Qisadan aad ayey idamaqday wayo marka Masaru Ayan safar ku aha waala socday ila ladilay maxmed 😢😢 Allah haw naxariisto 2doodaba

  • @afrah5198
    @afrah5198 Год назад

    Dar allah ku jeclahay hbbti❤️from Djiboutu🇩🇯

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 Год назад +1

    Thank you sister

  • @fatimaduale7068
    @fatimaduale7068 Год назад +4

    Asc asaxaabta sharafta leh dhamaantiin Allah haku xiftiyo aakhiro iyo aduunba biidmilaah walal hadanay aniguna sidaas baan u aqaanaa wiilka gabdhaha ladhashay kaligii ama wiilka ah waad saxantahay walal

  • @SumayoCabdi-kt9pw
    @SumayoCabdi-kt9pw Год назад +3

    Abayo hodan Wn kusalamay walige Farin kuma so qorin lkn hada Wxn kushegaya Aniga mrki an Videoyada an dawado Haweyn masexdo wixi an dawaday ayn kuriyoda xita guriga mrki an kalige jogo Wn ka cabsada Aniga wxn la nolahy walidke aderke Hoyade qabaa wa qof Fcn ad uwangsan hoyadana ilmo ayu kadhalay aniga yurub ayn Joga wiliba 🇩🇪 ayn Joga Wn cabsada guriga xita wxn isdhaha amu aderka kudila lkn wa qof ad ufcn Ina jecel Madama an qisoyinkaga an firsado wna kutagera mcnto alle haku xifdiyo wx badan ayn. Kafaiday ❤❤❤❤

  • @IdilMaxmud
    @IdilMaxmud Год назад +3

    Ala naxariis darnaa wecelka 😢

  • @ilhaanaxmedsalax2690
    @ilhaanaxmedsalax2690 Год назад +6

    Hodne miss u wllhi😢 mxay ku hele wa inga so dahde...😢

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  Год назад +2

      Ciide ehed dukan ka ku mashquuley 😂

    • @nihaadaahir6375
      @nihaadaahir6375 Год назад +6

      ​@@Hodanonline abaayo qisada gabdhaha afarta ahaa ee vision yasha dubijireen nasogali codsi 🙏

  • @anisaahmed360
    @anisaahmed360 Год назад +1

    Al jazeera English baan ka daawada guur buu ka damcay way ka diiday reerkooda baa restraining order bay ka dalbadeen police ka 2 months dilkeeda ka hor

  • @FaridaEleye-r3r
    @FaridaEleye-r3r Год назад

    Masha allah soo badi sheekooyinka habibti ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘

  • @zaaraibra4458
    @zaaraibra4458 Год назад +4

    Hodaneey naga daa walalo malmaha badan aad inagamaqnaneso😢

  • @SumayaMahad-n3l
    @SumayaMahad-n3l Год назад +7

    Part Two Lasoo Orod Hodaneey😢

  • @fartuunjamac5537
    @fartuunjamac5537 Год назад +2

    I miss you hodoney😢❤

  • @nasroabdirisak3953
    @nasroabdirisak3953 Год назад

    Madi waaxa u aqaan wiilka keligiis ladhalye No boy No gir ladhahsaye❤

  • @HodonAhmed-ug4sc
    @HodonAhmed-ug4sc Год назад

    War wlhy wn kuu xiisnay wlleeey
    Welcome bck hodoneeeey❤❤❤

  • @feizabilanchanel2073
    @feizabilanchanel2073 Год назад

    Wankuxise wlhi mcnto malmhn walkuwaye wlcm back again

  • @xuriyoxuriyo664
    @xuriyoxuriyo664 Год назад +2

    Hoden miss you wllhi 😔 😘

  • @XayaatMalaboh-hw2bc
    @XayaatMalaboh-hw2bc Год назад

    Hodaneey ani telka iga lumay inbadn iga Maqnaa sidaa ku waayey ilaa aaan tell soo ibsnaayey adi qisoyinkaga ka fikiraayey abaayo keep going

  • @khadraali2507
    @khadraali2507 Год назад +1

    Hodaney inna Abti, you are soo cute please come with a clean face, the mask is not elegant wallahi, you are a oo classy for this,

  • @baytulnaciim
    @baytulnaciim Год назад +1

    Fadlan mawduuca haka bixin sharaxaadaha maalayacniga ahna iskaga gudub wll
    Muuqaalkaaga ugu yaraan 5daqiiqo waxaad ku lumisaa wax an muhiim ahayd

  • @ayaandhol3738
    @ayaandhol3738 Год назад

    Hodaney abyo part 2 nala soo gaar gada duubtey❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Год назад +1

    Naxariis darana masarid waa dad xun👍🏽🌹

  • @sagalibrahim7173
    @sagalibrahim7173 Год назад +1

    Hodan qisooyinka joogto niga dhig pls👏

  • @misszuheylaabdulkadirothma702
    @misszuheylaabdulkadirothma702 Год назад +1

    ان الله وان اليه راجعون 😭💔

  • @fatimamohamed2567
    @fatimamohamed2567 Год назад +1

    Waan kuu salaamaya walaal anigu meeshaan ka imed waxaa u agana madi will hoodadi iyo abahi ayna wiil dhalen hadady 10 gabdhdho la dhashay hooyadi ana wiil dhaleyn ninkud dhinto waa la dhaxli jirey

  • @deeqayuusuf5906
    @deeqayuusuf5906 Год назад +3

    Keep going abaayo ❤

  • @LuckyMohamed-nc4mu
    @LuckyMohamed-nc4mu Год назад +1

    Alla maxan kuxiisay mcnto kuma waayo 💋💋💋💋

  • @almoabdullahi1994
    @almoabdullahi1994 Год назад +2

    Qisoyinka carabta ya ila jecel😅

  • @munnaabdi8971
    @munnaabdi8971 Год назад +1

    Masar dad bahalo ah baa jooga illahay naguma keeno

  • @hassanmualinadenhared7855
    @hassanmualinadenhared7855 Год назад

    Asc wllshey Hodan waxaan kamid ah Asaxaabta kugu cusub micnaha hada kusobiray chankagu Hori usoco wllo

  • @haliali6722
    @haliali6722 Год назад

    Welcome come back my favorite ❤️

  • @Lushaaweys-ki2lo
    @Lushaaweys-ki2lo Год назад

    Wlh wan ku xiisey hodaney hadan islahaa youtubkeda bal fiiri ❤❤❤

  • @Najah46.
    @Najah46. Год назад +2

    Hodan walashay dar illaHay ku jecllhy ❤😢😊

  • @mariyaabdikhadir9673
    @mariyaabdikhadir9673 Год назад +3

    Soo labasho wacan hodaney ❤❤❤

  • @thinkwide1001
    @thinkwide1001 Год назад

    Welcome back sweetheart

  • @Hanmor3412
    @Hanmor3412 Год назад

    Hodaney bagad uso noqotay😢 miss u so
    Much

  • @yasminemoha
    @yasminemoha Год назад +1

    I mss you hodanita ❤🥰

  • @UmuuRayyan-cz9ij
    @UmuuRayyan-cz9ij Год назад

    Allah caraba wa xasidiii. Wallahi

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад

    Wcs my abaayo hodaneey waan kusalaamay inbadan

  • @saladoahmedomar8549
    @saladoahmedomar8549 Год назад

    Alpi i miss you so much🥺😣😘

  • @nasteexoclraxman
    @nasteexoclraxman Год назад +1

    Madi ban uaqaana ❤😊

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish Год назад

    Allah u naxariisto

  • @marwokhalid1402
    @marwokhalid1402 Год назад

    Mashallah hodan mahadsanid walalo horay i soco

  • @najmaahmed318
    @najmaahmed318 Год назад

    Mcnei I miss you wlhi😩🫂🖤 waa oghy inaa busy thy lkin I’m always with you hppti❤

  • @saadomohamed8212
    @saadomohamed8212 Год назад

    thanks abayo ❤love you 😍

  • @najmamohmed1280
    @najmamohmed1280 Год назад +1

    Love u hodaneyyy😩🫶plz replay

  • @aragsancc8207
    @aragsancc8207 Год назад

    Waa wilka keligii ah Ama gabdho la dhasheen😊😢

  • @Hanish139
    @Hanish139 Год назад

    Woow m.a hodan qli❤

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 Год назад

    Hodaney next story saara nooga so dhig abyo ❤

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Год назад

    Aniguba.xaga hooyo Madi ban ka ahay abahay Aya walalo badan idhalay hoyo 6 ayey idhashay lkn Ana ka nool alxamdulilah cala kuli xaal marka madi waa wiilka an wilal ladhalan ama qofka kaligi ah sidayda xaga hoyoday kali ban ku ahay

  • @samiafarhan9644
    @samiafarhan9644 Год назад +1

    Miss you hodan🥺

  • @fahiimadacar4801
    @fahiimadacar4801 Год назад

    Waa sax madigu waa wiilka aan la dhalan wiilal kale haduu doono habla hala dhashee

  • @XaawoBashiir-g7d
    @XaawoBashiir-g7d Год назад

    Anagana madi ayn dhahna from puntland❤

  • @aragsanjoorje8203
    @aragsanjoorje8203 Год назад

    Naa walaley dadka adaba eryaya part one iyo 2 isisooraci😢😢

  • @maryancabdiwahab9453
    @maryancabdiwahab9453 Год назад

    Asc wrx wbr sethay abyo hodan

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 Год назад

    Hodan waxaa tahay gabar taalanti leh kaga FAA,iidayso oo qisooyinka ha ka caajisin

  • @hawamohamedmohamed5695
    @hawamohamedmohamed5695 Год назад

    Ayaantan waa naga soo dahisaay inade😊😊😊

  • @asmahaybe3866
    @asmahaybe3866 Год назад

    Madi from hargysa ❤wankugu raacsany

  • @Aragsanahned1558
    @Aragsanahned1558 Год назад +1

    Part two gorme so fasaxe Hodan quruxey!

  • @HudaHassan-yh2jk
    @HudaHassan-yh2jk Год назад

    So da shekooyinka nabiyada iyo asxbta plz hodan

  • @UmsumeyaHanuudi-kh7vs
    @UmsumeyaHanuudi-kh7vs Год назад +6

    Sago gawracaya ayu ku jirta baraha bulshada😢😢😢 calol.xumo bisinka ilahaw gacan bini Adam hanagu Saarin.maalintayada maalin.qayr qabta ka dhig😢😢

  • @nazrazead
    @nazrazead Год назад

    Miss you so much hodaneey

  • @quenridwan1837
    @quenridwan1837 Год назад

    Qurux badan hodaney dadka maanta ka hadaleso

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 Год назад +1

    Hodaneey qllih baga uso labatay wa ku xiisay wllshy mcn

  • @luckymohamed3018
    @luckymohamed3018 Год назад +1

    Madi uunba u naqana from hargaisa❤

  • @MumtaasHaybe
    @MumtaasHaybe Год назад

    PART Two kusoo dhakhso please

  • @habibalmacsuqi4618
    @habibalmacsuqi4618 Год назад

    We miss you our golden queen🤍

  • @samiyakhalif6171
    @samiyakhalif6171 Год назад +3

    Naa xppti mxaa maalmahaan nooga maqneed canjeeladaan kugu siiduban jiray 😂😂

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  Год назад +7

      Ciide ehed dukan ka ku mashquuley😂 waso labtey e share deh

  • @fadumoabukar9269
    @fadumoabukar9269 11 месяцев назад

    Subxanalaah 😢

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn Год назад

    We miss you sis 👍👍👍👍👍

  • @geenyadacaad2456
    @geenyadacaad2456 Год назад

    Madii ban u aqaan aniga baa ah wiilaal baas ilaa dhashay lkn gabdho ilama dhalaan

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 Год назад

    Madi uunba u aqaana from Mogadishu

  • @nimcomohamed6118
    @nimcomohamed6118 Год назад +1

    Hodaney ku xiisany 😊😊

  • @hamdibashir9490
    @hamdibashir9490 Год назад

    Hodan wan kusalamay aniga rer galkacyo ahay isku si unaqan madi wilka walalo ladhalan ama gabdho bis hal wil ladhashtay

  • @hiboguray7034
    @hiboguray7034 Год назад

    Hodaneey Party two qlih

  • @munakhayroffciall2409
    @munakhayroffciall2409 Год назад

    Naahodaneey nagadaa ciyaarta mcnto wankuwayey wllhy 😂

  • @istahil.roble7788
    @istahil.roble7788 Год назад

    Hodaney part2

  • @xamdaalimuuse6052
    @xamdaalimuuse6052 Год назад

    Allh hoogaye anigu ma madiye ayaan ahayaye miyaaa

  • @ebladubow9958
    @ebladubow9958 Год назад

    Asc walal wan ku jecelhy ilahy ha ku jecelado ciylki kawaran

  • @Malawomohamed2me
    @Malawomohamed2me Год назад

    Amiin 🤲🥺

  • @maryamadeganayaanleabdi5802
    @maryamadeganayaanleabdi5802 Год назад

    Madi waxan u aqaan wiil hablo la dhashay lkn keligii inan ah hodaney

  • @suadaalisiman9153
    @suadaalisiman9153 Год назад

    Hal wiil oo gabdho bdn la dhasheen ama gabar kali oo wiilal bdn la dhasheen

  • @IlhaanOmar-n8x
    @IlhaanOmar-n8x Год назад +1

    Naa ina omarey part two

  • @Nimca-p1m
    @Nimca-p1m Год назад

    Ha wa sax Madi wa halwiil oon wilal kleh LA dhalan

  • @kaafiarab2330
    @kaafiarab2330 Год назад

    Madi waxan u aqana hoyada iyo abaha hadey dhalan hal cunug kas aya madi dhahna🫶

  • @kaltuunwarsame9497
    @kaltuunwarsame9497 Год назад

    Keep going mcnto

  • @Hanaa562
    @Hanaa562 Год назад

    Jah hodaney wan kuu xiisy wlhi alxm hada so labatay 🥲😊

  • @xaliimomaxamed4266
    @xaliimomaxamed4266 Год назад

    xasbunallah wanicmal wakiil