CCTV AYA DUUBTEY DAQIIQADIHI JANET E U DANBEYEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 258

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Год назад +9

    25:23 ani ahan wlhi hodan qisooyinka ay so gudbiso midh ima dhaafo waayo uma daawado ina wakhtiga ku lumiyo ee waxan u daawada waayo aragnimo inay ii noqoto inan ka faaido wax yalo badan Thank you so much ku leeyahay Hodan Wllo ❤️🥺

  • @yahyeabdiwahir258
    @yahyeabdiwahir258 Год назад +6

    Hodan walshey wan ku salamay guuleyso
    Qisoyinka cajib ah Aya Somalia ka dhaca Hal Mar xita so dhax Gali qisoyinka somalia

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +55

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)😥☝️🕋❤️

  • @roodahassan2500
    @roodahassan2500 Год назад +26

    Hodonteyda Caashaqa ku salamy xppti ilaa 2021 ilaa hda kula soçdaa😍😘

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Год назад +15

    Hodan xaafadeena dhan waalaga jclyhy xataa wiiksha ila dhashtey way jcl yihiin ❤❤❤

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Год назад +14

    Best qiso ever masha Allah. I loved the little girls braveness and smartness

  • @sawdamqaalib
    @sawdamqaalib Год назад +4

    Hadantayda caashaqa xppti aad ayaan ujeclahay dhoolocadayntaada masha allah you have very beautiful smile ❤❤❤❤❤❤

  • @arwaibrahimsaid.5868
    @arwaibrahimsaid.5868 Год назад +4

    My beaut lady ,the beautifull woman i ever know welcom back ,i miss your story i give the honore place good story telleur bravo ......❤❤❤

  • @ayaanhassan1103
    @ayaanhassan1103 Год назад +2

    Hadaney 2020 ilaa iyo hada wan kula joogaa yacni waan ku xiranahay meeshada waane daawan jiray qisooyin kaaga lkn qisadaani waa tii iigu sameynta badneyd wlhi aadbaan uga naxay gar iyo gardaraba waan ku Wataaye yaan lagu waayin Thanks you abayo

  • @hamdahussein6386
    @hamdahussein6386 Год назад +13

    aad ban ugu faraxsanahay inaan ku jiro dawadayasha ugu horeya wlshy hodan wan ku jeclahay keep going❤❤

  • @najmadhakne980
    @najmadhakne980 Год назад +7

    Omg i ❤ your stories. Keep up sis.

  • @xamdixiis8509
    @xamdixiis8509 Год назад +1

    Hodaney thanks. San u firinaya dalay mansha allah mahadsanid qali dumat

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf Год назад +1

    Hodan thnkz QLi❤️

  • @hodanadan7255
    @hodanadan7255 Год назад +2

    Thanks qisada in lakala qeeybiyo majecli waankala ilobaa ee nodhameeystir sidan ookale hadaad awoodid

  • @Janatt-143
    @Janatt-143 Год назад +7

    Wooooow ana u horeyey😁🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Год назад +7

    Keep going wlshy qli ❤️🙏

    • @ruqiyocilmi281
      @ruqiyocilmi281 Год назад +1

      Waa qiso cajiib ah dhana cabsideeda wadato alle ayaa ka badabaadiye

  • @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226
    @cabdicasiiskoodmujaahidkoo226 Год назад +3

    walaal qaali waan ku salaamay keep going

  • @fardowsaabdirahmanabdi3774
    @fardowsaabdirahmanabdi3774 Год назад +5

    👏👏👏👏👏👸👸👸❤️❤️🥰🥰 so dhowow qaali dumar miss u so much

  • @bilicdumar7403
    @bilicdumar7403 Год назад +1

    Waaba magaladeyda wow wlc to San Jose CA🙋🏽‍♀️

  • @kafiyakaireh7849
    @kafiyakaireh7849 Год назад +2

    Inaadar soobaadii keep going sister. Allah kuxafidu

  • @saidaosable5321
    @saidaosable5321 Год назад

    Asc walaasheey masha Allah waan xiiseeyaa qisooyinka aad soo gudbisid.
    Waxa aan jecleystey in aan kugu darsado talo walaaltinimo adigoo raali ah. In aad iska dhaaftid wejiga aad mask soo mar sayid in aad iska dhaaftid oo adiga oo wajigaaga nadiif yahay aad na soo hor fariisatid. Runtii ma qurux badna wejigaaga oo dhiiqo marsan aad video soo duubtid. Jazaka Allah Kheiran.

  • @fadxiyamukhtaar5623
    @fadxiyamukhtaar5623 Год назад +4

    Amazing 👏

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Год назад +4

    Asc Hodaney .

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад +2

    Hodaney quuruxey 👸 hal like ashegeysahe Hadi. Video kastakaga 1m ansarilaha ilen tagerahagu labar 1 an ahaye wankusarilaha quuruxey Keep going👸

  • @fatumaabdi
    @fatumaabdi Год назад +4

    😢😢 I can’t stop my tears

  • @rahmahassan7793
    @rahmahassan7793 Год назад +4

    Mar walbo is dhaho ugu horee dadaa iga horeya🤔😂😂

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 9 месяцев назад

    Thank u

  • @qaliabdi
    @qaliabdi Год назад +1

    Thank you wll

  • @nasrimahamed7378
    @nasrimahamed7378 Год назад +1

    Hodaneey waan ku tageera xppti

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +1

    Thnk you ibra Nashville hodan amaan ayeey noogu badashay no more USA wax kama shegeyso 😂😂😂

    • @Hodanonline
      @Hodanonline  Год назад +2

      😭😂😂😂😂🙈♥️

  • @munito4529
    @munito4529 Год назад +1

    Cadawgaaga haw jabin wllashy illahayna ubadka hakuu xafido

  • @fatimamuuse3741
    @fatimamuuse3741 Год назад +1

    Amazing story

  • @saafijeele
    @saafijeele Год назад +5

    my favourite 🤩 RUclipsr❤️👸

  • @bahjacali9812
    @bahjacali9812 Год назад +2

    Hodaney huniye horomar wacan ban ku rajayn sidaa noola joog markasta❤❤

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax Год назад +4

    Mash Allah wllo ❤ 💖

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. Год назад +1

    Wlllhi hodaney waa runta filmanta qaar waxyabaha wadanka ka dhacay aya laga barta oo adiga bari ku bad badin kara ale kasakow🥰❣️

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 Год назад +2

    Marwalba adigaan kusugnaa xabiibti keep going sweet heart ❤

  • @wardahusseinmohamed65
    @wardahusseinmohamed65 Год назад +2

    Www anaa uhoreyo m.a ishaan kugu hayeey queeney

  • @hibomm4748
    @hibomm4748 Год назад

    I watched this history 20/20 at ABC channel abayo

  • @salaadoahmed6250
    @salaadoahmed6250 Год назад +1

    Keep going sister ilahy hanaga dhigo dadkii ku kulmo jinada🤲😥🥰

  • @xasanaadan7138
    @xasanaadan7138 Год назад +1

    Hodonteyda miss you waxaan rajeyna mar un inaa kula kulmo I.a saaid ku tagera

  • @motivationalchannel7721
    @motivationalchannel7721 Год назад +1

    Keep forward ❤❤

  • @BEELDAAJISO
    @BEELDAAJISO Год назад +1

    Our queen xbbti we mised you allah haku xifdiyo✨❤

  • @Sagal-qp5xt
    @Sagal-qp5xt Год назад +1

    Hodaney wan kuxizne😢

  • @ubax7758
    @ubax7758 Год назад +3

    Inabti hodan cumar miss you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fadumomohammed8403
    @fadumomohammed8403 Год назад +2

    Habo hodan waxa rabaa inan wax ku weydiiyo yacnii hada ka hor waxa soo dhigty khadiyadii wiilkii gabrta iyo hooyaded dilayaey si shil ah yacnii waxn ka wadaa Cameron herrin waxa la dhahy waa lasoo fasaxy run miyaa mise jail ku jiraaa

  • @ladaninamumin5265
    @ladaninamumin5265 Год назад +4

    Wad iskeentay hodaney 🤣🥰

  • @nasiimchannel5247
    @nasiimchannel5247 Год назад +1

    Naa hodaney waan ku xisay wlhid

  • @sahraosman4298
    @sahraosman4298 Год назад

    Asc hodan waankuunahay waxwalba ee wan ognahay inaad adigodaalan nosoodubto xiliga saqbadhka alhakuxafido huno Aaamiiin Aaamiin Aaamiiin Yaarabbi

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Год назад +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @najahmahamed4783
    @najahmahamed4783 Год назад

    Hodaneey wll macan muraad ban leeyahy adiga iyo asxaabtaadu isoo duceeya inuu ilHy ii sahlo

  • @sophaasthtsh8130
    @sophaasthtsh8130 Год назад

    Hodaney istaqfrllh dheh dad adi kaadanbeye o somaliya o half million maroyo majirane alxmdulillah dheh sifcna horumar usamese

  • @najmaali1890
    @najmaali1890 Год назад

    Ayy hodon waa runtaa wlhi casharo bdn aa ka bartay qisoyinkan qisadan manta said uga helay siday utahay inan caqli badan I.a illah haso hadeyo I.a rajeen oo Muslimto wyo gabar iso jidatay wlhi

  • @sudaysisudaysimahamoud8852
    @sudaysisudaysimahamoud8852 Год назад

    Hodaney waan ku salamay team danbi baadhe

  • @haboonabdullah7069
    @haboonabdullah7069 Год назад

    M.a wlhi wxay aheed inan yaro caqli badan adna alleh haku xiftiyo wlo hodan adiyo caruurtadaba hore u socoo🔥💯

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +1

    Meeqa bari uu heystay noo maadan sheegin hodaneey

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Год назад +1

    Hodan walaahi soomali ahaan inaad dahay oo hooyo ilmo yar yar. Haysada baan gugu hiiliyaa kuwa faraha kadagalama dhinaca qoraalka. Ilaahay ilmaha hakula koriyo amiin

  • @asmaahmed4062
    @asmaahmed4062 Год назад +2

    ♥️♥️♥️♥️

  • @radwanalsalmi4809
    @radwanalsalmi4809 Год назад

    Qisada waan kahelay runtiiiii ani saas ku jeclalahay qisooyinkada fiijiknaan aan kabartay

  • @zezozezo705
    @zezozezo705 Год назад +1

    🥰🥰🥰

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 Год назад +2

    Hodan qalbi I miss you ❣❣❣❣

  • @hawomohamoud-cz1dn
    @hawomohamoud-cz1dn Год назад +1

    Scw scw scw ❤

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Год назад +2

    Asc asxabta Hodan online.wa idhin wadha salamaay qheir Allaha idhin siyey subscribe isara in sha Allah.

  • @tusmoyousuf642
    @tusmoyousuf642 Год назад

    Walal su aal horta Aniga chanalkaga marka rootinta duubayso ayaa daawada lknse dilaalka ma daawadi su ashaydu waxa weeye dilaalka aad soo baadhayso manay sameen maskaxiyana kugu sameenen abaayo walahi iska dhaaf ma fiicna ina mar walba wax cabsiya soo baadho wax kale noogu badal insha alleh team cabsi cabsi like

  • @amiishaahmed4755
    @amiishaahmed4755 Год назад +3

    I'm miss you shekoyinkaga 🙂

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Год назад +1

    Welcome back

  • @ruwaydaseid
    @ruwaydaseid Год назад

    Hodon tarenka ha ka dhicin anag Wan kula saranahay

  • @hayatahmed8864
    @hayatahmed8864 Год назад +1

    Marksta wan Soo laabtay na dhehe Mana so laabatid hadoney igadah hadaba Ina adeer iska so laabo wanu kujclnhy eh 😂❤️

  • @ikrannaasir6420
    @ikrannaasir6420 Год назад +2

    Keep going wllshey mcn🌏🥺👸♥️

  • @kaltuunwarsame9497
    @kaltuunwarsame9497 Год назад

    Hodon xppti wa ku salaamay

  • @ruqiahajisalad5102
    @ruqiahajisalad5102 Год назад

    Ascsw xbbtti see thy xld jawaraan Wallal ilahaay va Ku xafda kawaraan caruurtada yarayda ilahaay hanging xafada adiga caruuetada waxaad rhythm gabar yar oo qiimp let oo 😄 gadaleejada qiimalaha waxAd hacashasy aduun iyo aqara allaha Ku xafado allow aamiin ascsw

  • @xakiimocabdi7908
    @xakiimocabdi7908 Год назад

    Mee ixasusata Abaayo mcnt waxan.ku dawan jiiray 2019 marka furtay channel kaan.wana kusalamaya.

  • @dheeholuulalmaas3644
    @dheeholuulalmaas3644 Год назад +2

    asc abayo qali masha alaah qisoyinka aasodayso wakuhesta lkn kuwa jiniga iyo cabsida oo sabadi mahadsanid abyo

  • @halimaosmansayid6218
    @halimaosmansayid6218 Год назад +1

    Asc abyo see tahay wan kuu xiisnay

  • @ilwaat4158
    @ilwaat4158 Год назад

    waxad kasoo hadashaa Caseka Idaho students Murder,E dhacay 13nov2022 pls qisadas Kaso sheke

  • @nagiibacali1159
    @nagiibacali1159 Год назад

    Huuno i know San Jose California i was lived

  • @fartuunqaali5211
    @fartuunqaali5211 Год назад +2

    Ninkaasi waa liil baliil
    Isagaa hees kulahaa daqaada qolkeedaan jabinaa qolkeeda ka galaa anshax xumida uu kusameeyayna waa kii ka sheekaynayay ileen qiso uusameeyay 2003 buu hada hees noogu sooqaaday hhhhh

  • @xamdamaxamed8574
    @xamdamaxamed8574 Год назад +1

    My queen

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Год назад

    M.a alle ha noka xifdiyo hodan cadey mcny 🥰waaba is ka jeclahy qisoo yinkaaga

  • @jaamachaaji4903
    @jaamachaaji4903 Год назад

    Waa mahadsantahy

  • @muunaheego
    @muunaheego Год назад

    Masha allh walashay hodan cadeey wan ku salamaya manta aniiga marti la ii yahay

  • @farhiyahussein2985
    @farhiyahussein2985 Год назад +2

    La'anta qiso laan 😅😅xabibi qosol wanaagey abaayo

  • @vrzon5660
    @vrzon5660 Год назад

    Asc Abayo haa

  • @fahmocali3325
    @fahmocali3325 Год назад

    m.a habo hodaneyy dar alle ku jeclahy 😥❤❤❤❤❤

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Год назад +1

    Waansoonoqonay Hodan America wadkusoonoqotay miyaa

  • @MariaNuur
    @MariaNuur Год назад

    M. A hodan Allaha ku xifdiyo

  • @nawaalhassen8197
    @nawaalhassen8197 Год назад +4

    Ay hodantena i miss you every day abayo

  • @mushiabdirashiid4636
    @mushiabdirashiid4636 Год назад

    Abaayo imran khan maxaa lagu haystaa

  • @Roodacabdi13
    @Roodacabdi13 Год назад +1

    Asc hodan qisooyinkaaga waan lasocda sidaacad ah lkn maahi dadka comment qora lkn qisadaan maanta waala ooyey so emotional damage waaye😭😭😭😭😭

  • @cabdisamedmaxamed196
    @cabdisamedmaxamed196 Год назад

    Keep going wlo 💪

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 Год назад

    Alla Hodan caloosha ihuray

  • @qaaliosmanchannel9797
    @qaaliosmanchannel9797 Год назад +1

    Masha allaha abaayo 😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад

    Wcs walaashey hodaneey waan kusalaamay inbadan

  • @adenadeh6260
    @adenadeh6260 Год назад

    Anguna waan solabaneynaa inzha allh ❤️

  • @Shugricumaraahmed7293
    @Shugricumaraahmed7293 Год назад +2

    😭😭😭naxdinba ku dhamaystay😢

  • @zamiiraart5656
    @zamiiraart5656 Год назад

    Hodan wll noosoo badi qissoyinka jinnka iyo rooxaanta waxii cabsi lehba plz plz

  • @haythazzan6483
    @haythazzan6483 Год назад +1

    Hodantyda caddy waykan qadiim kagii ahy big fun sis

  • @adenadeh6260
    @adenadeh6260 Год назад

    Hodaney waad solabatee hanaga noqon wll mcn

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Год назад +1

    Asc Hodan aad ban kugu xidhanahay qisoyinka aad nala wadagto aad bay u wngsnyihin experience banay dadka u tahay iyo in qofku foojignado anigu hadeer albaabka iskama furo hadan cid sugayn ila an garto cida u yahay qofku marka wA qisoyin faido badan u leh dadka
    Hore u soco walalo wana ku mahadsan tahay

  • @basraismail8038
    @basraismail8038 Год назад

    Hodaney maraykan dil ka wuku badanyahay lakin calanka oo dhan maraykan ayay radinayan waa xaqiq nolasha ku ficantahay