@@SuweidaCQaadir-gg3qj kkkk dhowr bilood kahor bay dhacdey dad badana way kaso hadleen saas baa keenin inad is tiraahdo halke ku maqashey talow waba maqashee😂
Qisadaan wax ba ka khaldan waxaa Ku maqlay inay Tageero eheyn ee qisadu waxay tahy in gabadha hooyaded ay Nin ka mida 2 Nin la dilay ay Galmo la sameesay kadibna uu ninga muqalo ka duubay sidaas na ay Ku dileyn 2da Nin si wada Jir ah gabadha iyo Hooyaded
Wa sax mid aya hooyada la soctay mudo kadib waxey rabtay iney iska dhafto lkn video ayan ka haya ayu dhahay lacg bdn ayuna rabay gabdha u shegtay waxey go an ku garen iney dilan lkn wiil saxibkiisa ayu hore u so waty dad gabdha saxibo yahin aya shil galiyen labadoda aya u diray dadkas sas ayay ku dhinten labadii wil hooyada iyo gabdha jel aya lagu xukumay dhowr iyo sodon sano kuwa kalena 10 ila 15 wiilkan si fiican uma shegin xogta o buxda 😅
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ❤😢❤❤❤😢😢😢 1️⃣
❤❤❤❤
Asc
صلى الله عليه وسلم
Waa sax waaye
ﷺ❤
inta daawneyso muuqaalkaan Ayakoo Caafimaad qabaan waan idin Salaamay 👋❤️🙏🏻
Waan kaaqadny wall thank you
❤❤❤
❤
Qaadan
😊😊😊😊
Ilaahow gafkeena iyo geerideena ha kulminin amiin 😢
Amiin 😢
Aaamiin
Aaamin
Aamin yaa rabi ❤😢
Aamiin😢
Sanad kahor ayay ahayd markaynu 700k ku dhiiri galinaynay asxbta 27k oo kaliyana waynu ku darnay plz wiilka siiya intaa iyo ka badanbuu u qalmaaye❤👑
😢ha wlhi😭
The best person in the world is prophet Muhammad ❤❤ tiktoker mo faami😂
Allow Noo danbi dhaaf iNtii muslim ah Neh Unaxariiso Yaa Rabi 🥹🥹🤲🤲
امين يارب العالمين
Ana uhoreeyo like haila dhafin❤😢😂
Fadumo xale inta ma sexatay😂😂
❤❤
@@ELSALVADOR-q4qwa Bented shalay Casarki bay timid😅😅😂😂
HAa 😭😂
: وَلَا تَقْرَبُواْ ٱلزِّنَىٰٓ ۖ إِنَّهُۥ كَانَ فَٰحِشَةً وَسَآء سبيلا
Sax❤😢
Iney kugu Soo baxeyso ii muuqata, inta igu raacsan..👍😂
Magaranayo qofka commentigayga aqrin doona balse alle waxaan kabaryayaa inuu janada nagu kulmiyo😌✊️
The best somali RUclipsr ever ❤
illaahow na badbaadi aakhiro iyo aduunba
Ka waran anaaba adiga jecel 😂😂😂😂😂 isoo jawaab l ❤you 😂😂😂
Balo ku ciyaadhay 😂😂💔
Wallahi waa layab Aakhir zaman kujirna Eebe weyne hano naxaristo😥
Channel ka dad waynaha is the part of best Chanels 👌
Keep going brothers
Team jiif ku dawanaya
Like pleaze❤❤❤❤
Golden voice ❤😊🇱🇰
Ma waxaad joogta sri lanka 🇱🇰 ♥
?????
Xaa kaa qaldan 👩🦲
@@Cr71251 sri lanka 🇱🇰 magaranysid adiguye orod canbuulada Samee 🙌✌
@@khadartoosane7677xaa u garan waayay micnaha calan aa leedahay calabkaada isticmaal🇸🇴nio🖕🤞🏻
Ader like i sar hana ila dhafin nio taliye or taliso
Mahadsanid sidaa marwalba noogusoogudbisid qosooyinka kadhaca caalamka❤😊
صلي على النبي
😂😂😂 qosolka iga dhamadey duq waan kaa helay
Mo faami keep it up❤ we are on the way of 800k!🎉
Inta muuqal kan cafimaad kudawanaysa ماشءلااة
Welcome back nio waa ku sugeyneee❤❤😂
Wara wa nacnac ee😂😂
By the way mofami keep going on 🫂💕🥰
Dameeridhaan raacday ilhow noodanbi dhaaf yarabi ilhow gafkeena iyo geerideena hakulmin yarabi
Walalkay mo faami soo dhawoow markale iyo muuqalkale ❤
👏👏Runti qabka ad uso dhigto qisoyinka cadi ma aha,wayna ku sugen in ay sas lo galo raga dumarka uhanjaba!
Inta badan qisooyinkaad soo qaadato youtobelayda soomaalidaa hore u soo qaata soona turjumo brother
Qofkii u horeeyaye😂😂😂❤
Maxamed shaqo fiicanbuu hayay😂😂 Mr iska raace
Kkkkk😂😂 nio waan ka yaabay waa adhi caadiya 😅
Mxa laygu haysta aniga 😂
Nabi Ku Sali Wllo ❤❤
عليه أفضل الصلاة والسلام❤
صلى الله عليك وسلم ❤
Furfurnaantii idin qaaday🙆🏼♂️
yaa rabbi Khaatumo wngsn😢
Hadaan dhamaystay mahadsanid ❤ zhp halkaa waxa iga soobaxday macasidu raadkeedu mahadho subxaanalaah
Hamigaga rumee si mustaqbal kaaga u qurxanado waa baran kartaa luqada English-ka kamid noqo ardeyda nagu xiran RUclips-keyga ❤😊😊
Dad waynaha waa meesha kaliya oon kunafiso horay usoco wllkeey❤❤❤❤🎉
Asc aniga i ku nafiso
@@SiyidCali😂😂
اول وحده تتكلم في تعليقات شكرن اختي
Zxb Anoo jogaaa Africa 🌍 jogaa Ayan VPN kuu furaaa siaad lacag badan usameyso keep going pro
Qisadan waa markii 2 eed soo galiso
Lkni si kala duwan baad uga hadlaysaa😂😂😂😊
Aniga xitaa sidas ayan is dhahay waa runtaa wey kala dubantahay 😊
Macsida dhibkeeda😢😢😢
Waad naga qoslisa markasta😂❤❤️🥰
Golden voice please Soo badi sheekoyink❤❤❤
golden voice 🤗💗
🙂isma dhaanto iyo dhasheed bey ahaayeen islaamka ku qaab naya🥲
Adaan ku sooo qarxinayaaaa 😂✨️😩
Muuqaalkan asago kooban inta shalay buuloxubeey ka daawaty farta taaga☝️😂
Waad mahadsan tahay bro hadaadan ishegi laheyn in ay xaasta free single mother moday 😂😢
Wllh codkaga ayaa icajabiyay ❤❤❤❤
Golden voice walal Mukhtaar❤
Walashay wan kusalama adi iyo mukhtar
GOLDEN VOICE🎉 KEEP GIONG PRO🎉
Nin Kaas waa daawaday funny 🤣😂🤣🤣🤣
Golden voice😢❤
mo fami tagerayasha danahenafta hanadhafin 😂😂❤❤❤
Goormay soo baraarugeysa waaba xili la wasee 😂😂😂😂😂😂
Muhiimada ugu wayn Ee laga qaadanayo Aya Ah In Ilaaha Hadada Caasido Uu Fursad ku siinayo lkn hadii aad Kusii socoto Uu ciqaabka Kusoo Dadajin Doono😊
Mo faami Pro keep going noo soo badi muuqalada zhp
Keep going golden voice 😊❤
QISOOYINKA gabdhaha Soo badi ❤
Golden voice 🎉🎉😊😊😊😊❤❤
Masha alah 😘
Golden voice👏
Aboowe taageero kuu ahy❤❤
GoLden Voice Mo Fami salaam Sare sxiib☝️
Mashallah ❤
golden voice 🎉
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa Dad caro alle kuwada dhacday 😢
Gold voice keep going pro im your fan❤😊
Qisadan inta jeer oo aan dhageystey tiro malaha ilaa hadana wan dhageysan😅Mukhtaarow dilalka soo badi way xiiso badan yihine
Ani xitaa qisadan meel an Ka dawaday wan garan la,ahy sixir miyaa😂😂
@@SuweidaCQaadir-gg3qj kkkk dhowr bilood kahor bay dhacdey dad badana way kaso hadleen saas baa keenin inad is tiraahdo halke ku maqashey talow waba maqashee😂
@@dr-abdala8041 😂😂😂dadwynaha kliya qisooyinkisa dawadaa waxn así miyaa Mr labad sodhigy
@@SuweidaCQaadir-gg3qj kkkk amaad english ahaan u aragtey😂inkastoo Somali ku arkey Qisadan ka hadlin waa hore
@@dr-abdala8041 😂wlhi maqn wllo
Maryo madow waxn ahayn miyaanad lahayn ❤❤
Keep going golden voice
Qisadaan wax ba ka khaldan waxaa Ku maqlay inay Tageero eheyn ee qisadu waxay tahy in gabadha hooyaded ay Nin ka mida 2 Nin la dilay ay Galmo la sameesay kadibna uu ninga muqalo ka duubay sidaas na ay Ku dileyn 2da Nin si wada Jir ah gabadha iyo Hooyaded
Wa sax mid aya hooyada la soctay mudo kadib waxey rabtay iney iska dhafto lkn video ayan ka haya ayu dhahay lacg bdn ayuna rabay gabdha u shegtay waxey go an ku garen iney dilan lkn wiil saxibkiisa ayu hore u so waty dad gabdha saxibo yahin aya shil galiyen labadoda aya u diray dadkas sas ayay ku dhinten labadii wil hooyada iyo gabdha jel aya lagu xukumay dhowr iyo sodon sano kuwa kalena 10 ila 15 wiilkan si fiican uma shegin xogta o buxda 😅
"Wara waa nacnaceey"😂😂😂
Ax qisadan waxaan daawaday iyadoo English ah😢😢
Nabigena maxmed ku slaiya ❤❤❤❤❤
Waryahe wajigaga mana tuse mise wakuso qarxiya😢😂
Madhu somalida baa waa aye kajirarn somali shegata muslimin lakin sida ada shegtaba waa abdhyed😮😢
Odaygiina halkuu Ku dambeyey
Wayna u qalman diintena islamka ayaanba le dhagax waa in lagu dilo😢😮
Anaba u horeye😂❤
Mashallah ❤
golden voice 🎉
Madsanid wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤
Bro qabkka u wax uduuubtid iyo micro phone iyo camerada
Qesadan waaba maqlay hadanih waaba iska cabana👊😖❤️🩹❤️🩹
Aniga xitaa Wn maqlay lkn sidan wey ka dubaned xoogaha
Golden voice ✌️
Keep giong pro❤❤
Qiso yin ka jinka noso badi wllo
Inta niyada ka diidan sheekadan like qarxiya🎉
Asc Mukhtar walal
I am first ❤❤❤
Golden voice 😢❤
1M coming soon 👏🏻🔥
1m🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Odeygii bal siduu noqdey xaldiisa😮😢
Wllhi qisadan si weyn ba looga hadal hayay uk magalada birmingham
Golden voice walaal
Haday hoyaday hes igu ma qasho waa lay malgaa😅😭🦦
The first person 😊
Waawo walee waa yaab vidyogani 😮
Heesta mad nodayso cabaar shaxshaxbay ahayde 😜😍
I am first person 😅
xili aan raadis ku jiray ayuu isoo gaaray
✌️
Keep Going ❤❤😮
Im first ❤😂
First MuKhtAar ❤😂
Golden voice ❤❤
brother waxaad videoga dambe kaga soo hadasha jeffery damhar please