HOOYO CARUURTEDII KAGA TAQALUSTEY SABAB TUNA WA MURUG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 228

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Год назад +30

    Asc mamo Ramadan mubarak 😊 Tukaanka illahay hagu barakeyo adiga io xajikaga io caruurtada illahay ha idiin xafido hooyo mcn🤲🏻♥️💋💌Aamiin yaarbi🤲🏻🤲🏻🌹🌹💯

  • @MulkiilaasMulkiilaas
    @MulkiilaasMulkiilaas Год назад +32

    dhamaan muslimiinta qoraalkeyga aragta wxaa ka codsanaa in ay isoo duceeyan walwal io cabsi ayaa la seexan la ahy waan iska oynaa ma aqaan wx idaaray isoo duceeya walaalayaal😭🙏

  • @salmaabdimohamed7360
    @salmaabdimohamed7360 Год назад +1

    Waxa iikaa bartay hooyaday wlhy hodaney waanan ku jeclaaday illahay meel walboo aad joogto hakugu xifdiyo waxay igu kaa xidhay 2020 ilaa hadana waanku daawadaa anigoo hooyo noqday❤
    1996 waxay ahayd taariikhdii hooyaday iyo aabahay is guursadeen waliba june❤

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Год назад +6

    MashaAllah ❤❤❤❤❤❤❤❤ ramadhan mubarak ✨💖💛

  • @faadumomaxamed2292
    @faadumomaxamed2292 Год назад +5

    Hodan abaayo mcnto dhactoo yinka ga dhacay South Korea 16 April 2014 ga dhacay noo so gali qistay ku xito noog soo dhig abaayo mcnto 😊❤

  • @queenmina2454
    @queenmina2454 Год назад +14

    Inta tajuudka uso jeeday 😊❤

  • @yazenismael3368
    @yazenismael3368 Год назад +11

    Mansha allah
    Waan ku salamay Macalinka RUclipska from jamuriyada barakaysan somaliland ❤

    • @walaal8480
      @walaal8480 Год назад +1

      Somaliland 🤮🤮🤮🤮🤮🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @sahrahassan4535
    @sahrahassan4535 Год назад +3

    Maanshallh Allh haydin barakeeyo adiyo caruurtaada saygaaga gabadh fariida

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Год назад +4

    1996 waxaa ahaa 10 jir mansha allah alow cimriga no deerey iyo cibaadho suban ❤

  • @juweriamohamed1987
    @juweriamohamed1987 Год назад +44

    Hi team hodan from America 🇺🇸

  • @hafsaahmed6678
    @hafsaahmed6678 Год назад +3

    Maashaa Allaah waa qurux miiran Cabaayada. Lkn aniga reer Soomaaliya ma heleyno😢

  • @xafsaahmad3625
    @xafsaahmad3625 Год назад +4

    Cabaayada waa kahelay m.a ❤so beautiful

  • @muhiimahmeth9309
    @muhiimahmeth9309 Год назад +4

    Illhy awlaada iyo cimrigaba ha kuu barakeeyo wllshy hodan cumar love you wllhi❤

  • @cabdixada6649
    @cabdixada6649 5 месяцев назад +1

    mansha allah

  • @hamdayar8030
    @hamdayar8030 Год назад +1

    Free maahoo kushuba liketa 😂❤intas manta wa ikawday Hodaneyy

  • @amienamira9116
    @amienamira9116 9 месяцев назад

    Naaa hoDaneyy xge ku Qarisay waa ku wayne😢 I miss u Qlpi😢❤

  • @peyonzee3195
    @peyonzee3195 Год назад +1

    Hodan sharafey wl0 qisooyinka channel kaga ku jira wn wda daawaday wlhi maalinki hadaanan video aad ledahay daawan iima ahaato so macaney maalin dhaaf xata qisooyinkaga noguso daa we love you poqoraneey ❤

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 11 месяцев назад

    Maasha allah hodan qof ka af somali fiican ma arkin

  • @abdimohamedibrahim9578
    @abdimohamedibrahim9578 Год назад

    Sida wanaagsan eed muuqalka usoo duubtay iyo sida quruxda badan eed qisada noogaga sheekaysay intuba waa kuwo mudan in la'amaano, ka shakhsiyana waan ubogay!

  • @halimamohamed4867
    @halimamohamed4867 Год назад +5

    ASC my beautiful sister keep on going ❤❤❤

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Год назад +1

    Miss hodaney reer Afrikaa nasiib uma lahan cabayadahaas🥰🥰

  • @mahadguure5092
    @mahadguure5092 Год назад +2

    Wow anigaa ugu horeeya caawa pinka ha iga ilaawin fWaan isla wada meereysan hhh salaan sare wlshy hodan qurux sharaf ayaad leedahay sis dar alle ayaan iska kaa jeclahay

  • @hayatahmed8864
    @hayatahmed8864 Год назад +4

    Tolahi timaha cida maqosli kroh🤣🤣🤣intas leejclhy mrka dhahdid abyoy❤😂😂😂

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban Год назад

    Fadlan soo booqo RUclipskan wa MUXAADAROOYIN IYO QURAAN siina faafi wanaaga subscribe share no Saar jazakallah 🤲

  • @haniyusuf2289
    @haniyusuf2289 Год назад +1

    Maansha Allah wan kahelay cabayadaada

  • @ishuubabe856
    @ishuubabe856 Год назад +4

    Hodan video wllhi anfurka Ku kariyaa 😂😂😂🙌😭 waan jeclahay

  • @riyaaqzain1557
    @riyaaqzain1557 Год назад +4

    Hi team 1996😂gacanta taga 😂

  • @mssxilajano_2885
    @mssxilajano_2885 Год назад +1

    Qisadani aniga ayay 1year iga wayntahay 1997 waa dhalashadayda

  • @barinahmedfathia
    @barinahmedfathia Год назад +2

    Alhamdulilaah huno je suis là prene personne ok sinon je t aime ma belle 🇩🇯💋💋

  • @asmaadam1620
    @asmaadam1620 Год назад +1

    Hodaney tan sugaayayy hodaney maseexdee more love wlashay kuu qaba ilahay cimriga iyo caruurta hakuu dhaafo❤❤❤❤❤

  • @mssnatuushnalka-cc6hn
    @mssnatuushnalka-cc6hn Год назад +1

    Walahe waa ku jaclahy wall macn 😇🥰

  • @umalkhyrabdilahi3498
    @umalkhyrabdilahi3498 Год назад +1

    Haaheey wey jirtaa maamo mcn ayaa dhltey Alxdulillah hadana ii nool

  • @cookwithme8048
    @cookwithme8048 Год назад +2

    Yes hodan 1996 anaa dhashay alxd qofka isku midka nahay plz iso raac hahahah

  • @Iman2359
    @Iman2359 Год назад

    Qisada waxan ka fahmay inuu ninka kadan beyay nagta caruurtisa dishay su naftisa ugu Amina uu usugay xata mudo yar

  • @sumayasamaax6118
    @sumayasamaax6118 Год назад +3

    Yaa TV 📺 dawanayaa ani cml😢👋

  • @nawaalsharmaake1765
    @nawaalsharmaake1765 Год назад +1

    Qisoxinkaga hbbti bishana bilabay xata wkusexda❤

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 Год назад

    Hodaneey Maraykanka in lagu nimceystay adiga ayaaba tusaale u ah gacalo❣💌❣ Maasha Allah

  • @hodanmahamud4919
    @hodanmahamud4919 Год назад +1

    Hodaney wll Taxes waa stateka ugu amaansan marka runta laga hadlo 11 sano ayaan ku noolahay

  • @husenaljey6556
    @husenaljey6556 Год назад +4

    Masha allah mama hoda ❤️

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 Год назад

    2003 dha shay waan kuuxisnay mcnto

  • @farxanibrahim4814
    @farxanibrahim4814 Год назад

    Wan ku salamey my sister an jecalhay ilahay Ramadan kaan Ramadan kiis ilahay nawad hanugu karsiyo my sister ❤ wlhi xijab ka waa ku quruxasntahay ee abyo qali qafk ku jecel ayaan ayaa wax ku sheeko ayaa la dhahay ee please waa iga codi ee sawirka kuu saran oo kabsarlana tahay ka badal my sister an jecalhay waxaa sarataa adigoo xijawan my sister an jecalhay ❤🙏🙏🙏🙏😭🌍❤ rabi ha kaa rali noqdo my sister ❤

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Год назад +3

    Keep going wlshy qali ❤🙏

  • @fowsiyoibraahim8909
    @fowsiyoibraahim8909 Год назад

    Anaa dhashay hodaney

  • @najaxupdy9594
    @najaxupdy9594 Год назад +2

    Hodaney xbbti wnku salamey wana ku xiisey teeda kale foozey mac isii dharka ciida pink 💕 u xidh anigaa u doorey 🥺❤🤍🤍

  • @sundussiman313
    @sundussiman313 Год назад +1

    ilaahay dartiis baa kuu jeclahay abaayo mc illahay cadogaa hakuunooleeyo joroo joog mc❤❤

  • @fahmaali5923
    @fahmaali5923 Год назад

    Hodaneey wan ku salaamay qisadn wxn ka fahmay in hooyadaasi dishay caruurtaas 🥲🥲💔💔

  • @rahmahassanhassan5823
    @rahmahassanhassan5823 Год назад

    Ana dhashay hodaney 1996

  • @gntlmn4
    @gntlmn4 Год назад +5

    Keep going sista more more historic

  • @fahimagood5742
    @fahimagood5742 Год назад

    Masha allah tabarika allah hodaney allow ku xifdi rol model ayaad tahay from riydh

  • @KhadroXirsi
    @KhadroXirsi Год назад

    Wow

  • @cumarbosskachannel1735
    @cumarbosskachannel1735 Год назад +1

    Yes 1996 anaa dhashay

  • @firdowsakariye1654
    @firdowsakariye1654 11 месяцев назад

    Hodan huuno Australia jogaa isnab ma lihi xageen kala xidhiidha

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 Год назад +1

    Hodaneey huno meelkasta waan kalasgott xidhiidhay imasoo jawabaysid cabayadan doonayaa plz isoo jawaab meshaan lacagta kusoo diro

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Год назад

    Walalaheyga somaliyeed 😍♥❤💖 Allah gacaantina haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢

  • @HoddanRoppleMohamutt
    @HoddanRoppleMohamutt Год назад +1

    Hodneyy sami waku tagera iinolow xppti🧕🏻❤️💋

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m Год назад

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah 😢

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 Год назад +1

    Flim crime Chanel abaayo qiso cusub ku jirto maalin walabo la soo galiya ka soo qaado aniga crime 23 sabo daawanayay

  • @UbaxMaxamed-hn1tg
    @UbaxMaxamed-hn1tg Год назад +1

    Allah haku xafido abayo mcanto

  • @asmoaadan8083
    @asmoaadan8083 Год назад

    Asc hodan wllo Wan ku salamey alle ha ku xafido waxa tahey qof aan jeclahey inaan ku deydo marwali sual waxan rabey cabayad waxan joga Saudi arbi see ku heli Karan isnpka dhoor Mar Ayaan farin kga so direy Mada arkiiin

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. Год назад +1

    Ar wey ila fakatay waxan dawanayay qisoyin ay sanad kaso waregtay 😅hadaba arkay ano sanadka firinaya 1 day iney kaso waregtay😅 mahad sanid abayo ❤

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 Год назад +1

    Ayyy hodon quyux Ala mxn ku jeclhy😢❤ inolow❣️💖💯🦋👸🏻

  • @munomaxamedcabduqaadir5624
    @munomaxamedcabduqaadir5624 Год назад +2

    Asc hodon abaayo qisidii sahra masar aawey

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 Год назад

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah abayo

  • @fathiasouleiman4261
    @fathiasouleiman4261 Год назад

    Haa
    Me 🎉

  • @caashoaxmed7854
    @caashoaxmed7854 Год назад +2

    M.a abyo hodoneey ❤🎉❤🎉

  • @sacdiyaali3641
    @sacdiyaali3641 Год назад +1

    Hodan abayo wa mahadsantahay hooyo cafimad qabta ilmaheda ma dilayso maskiin wa calol xumo

  • @salmaanmohamed737
    @salmaanmohamed737 Год назад

    Wlhi naag waji male ninkii hore ayey afka soo marin waydey ayaaa ila arky

  • @zahidaxubbi1147
    @zahidaxubbi1147 Год назад

    Haa anaa dhashay hodanay 1996
    Tan kle sanad kaan waa ka yaabay qisaskaa ku badan dhowr maraa arkay

  • @ZamzamHaji-mc6vw
    @ZamzamHaji-mc6vw Год назад

    Wa isdila hadikale reply isii gal

  • @abdialimohamed2874
    @abdialimohamed2874 Год назад

    asc hodan subax wanaagsan rabadaan kariin jumca mubaarakh

  • @xaniifaxaajicali1490
    @xaniifaxaajicali1490 Год назад

    😮Odeygaygii aya markas dhashy😊

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Год назад

    Abaayo Hodan anaga Canada meesha doontid ku dhimo waa la qalaa

  • @sahraalin7478
    @sahraalin7478 Год назад

    Boqorada. Wakusalamy eedo

  • @hafsaahmed9901
    @hafsaahmed9901 Год назад +1

    Asc .marwo codsi wata ano kamida tagerayashada hodan abyo sawirka profile Ka Ku Saran Ka qad Marwa tahy mid San I xijaban tahy

  • @omarpilledahir6189
    @omarpilledahir6189 Год назад

    Haddii aad meel aad u'qaado garan weeysey maad inaga dhaaftid.

  • @stronglady7424
    @stronglady7424 Год назад +1

    Hodan waku salamay qisada nice weye lkn qiso aan qof dhimanayn mar nosodaa sida jacayl guulaystay mid guuldaraystay shekada no bad badal😂

  • @Aishamataan
    @Aishamataan Год назад +4

    Hadda jeceshahay barashada cunna karinta kusoo biir channalkena hablo iyo wiilalba❤
    Thnk u👏

  • @wardiina-ahmadey2252
    @wardiina-ahmadey2252 Год назад +1

    Ciid mubarak 😍❤❤❤

  • @fadumomohamed9615
    @fadumomohamed9615 Год назад

    Good dressing❤❤🎉100%mashaAlh..

  • @yurubfarah4306
    @yurubfarah4306 Год назад

    Asc/ inaadeer hodo waxan raba cabaayada wacan jooga Canada

  • @munadagan5500
    @munadagan5500 Год назад

    sida qaladad ka video laga jaro wll baro

  • @MuniroAli-x2v
    @MuniroAli-x2v Год назад

    Wankehelay qisada😊

  • @sagalmohamudismail
    @sagalmohamudismail Год назад +1

    Thank ❤❤you

  • @nagadhoussein6455
    @nagadhoussein6455 Год назад +1

    Nagad hodan keep going from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 l was 1996

  • @nasroabdirisak3953
    @nasroabdirisak3953 Год назад

    Waleeh galaaddu waangh cilmi bdnyihiin ilmo dhintye io happy birthdays 🎂 Aa

  • @kabamuhammad8647
    @kabamuhammad8647 Год назад

    Waan u baahnay we canada maka helaya ciida ka hore

  • @saediyoyalahow3352
    @saediyoyalahow3352 Год назад

    Subxanallah waa qasaaro aan caadi aheyn

  • @miimiissa8170
    @miimiissa8170 Год назад

    Hodan mashquulk ka jar video ga o so koob wll

  • @ahlamaden7221
    @ahlamaden7221 Год назад

    Hodaney daadga kuu dawataa reer Afrique kaa baa ubadanee maxaa Alabtaa aad iibiso inokuso dhiirii lahtahaay

  • @lonely7235
    @lonely7235 Год назад +2

    Dhal boqrtoyo ❤🥰

  • @alifreemann5440
    @alifreemann5440 Год назад

    Hoda 👸family salansare ✋👮m.a adohuray qurux u eheda labiskaadxirantahana quruxkasidhigay m.a. 👌👮 tankale hergalbedkaan liveinshuransiyalayay

  • @mzmaria7277
    @mzmaria7277 Год назад

    Sobadi wallo wakuxisowabna 😊

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 Год назад

    Hi team hodan from Somalia 🇸🇴 love you so much miss you so much 🥰❤️✨️❤️

  • @HannaMahamed-re6yd
    @HannaMahamed-re6yd Год назад

    Yes hooda online

  • @hafsaahmed6678
    @hafsaahmed6678 Год назад

    Hodaney Cabaayadaan waan kaa jeclaaday wlhi😢

  • @hafzaenhmohameth2526
    @hafzaenhmohameth2526 Год назад

    Waxaad tahay hodaneyy qofka kaliyeen waligy ku xidhnaa xatal aan

  • @elzamoha-fk3op
    @elzamoha-fk3op Год назад +1

    Waa barigaan loxooxda baranayay😂1996😊

  • @cawodhaladmasciided4793
    @cawodhaladmasciided4793 Год назад

    Ana dhashay 1996 masha allah

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr Год назад

    Waa lagu caajisayaa

  • @qadramohamed9494
    @qadramohamed9494 Год назад +1

    First one ❤