THAMI BENAN QISADIISU😭CARABAHA KA OOHISEY🥲 2007 ILA HADA🥺

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 238

  • @munaali3054
    @munaali3054 Год назад +40

    You know what I love you for the sake of Allah and you are a person who has a talent so never let these crazy pple who are jealousy of you discourage you so keep going

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +28

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤❤

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 Год назад +9

    Meel aan saas la isugu tuurtuuri doonij baa dambaysa ilahay haw naxariisto aabihii iyo isagaba 😭🤍hooyadasu dhibkay martay ilahayba ugu naxariisanaya insha allah

  • @mrmo6096
    @mrmo6096 Год назад +17

    3:06 ka bilaabo qofkii iga danbeeyoow wxba hordhaca dheer wakhti ha iskaga lumine🥰
    And thank me after👍🏽

  • @munaahmed1121
    @munaahmed1121 Год назад +6

    😥😥😥wax ka xanuun badan maleh cadalad darada Wan oyaa hada arko qof cadalad heli waayay😓

  • @munaismacilaxmed1604
    @munaismacilaxmed1604 Год назад +4

    Intaan qiso dhagaysanayy tanaa la qiirooday inaalilah😭

  • @munaadan9744
    @munaadan9744 Год назад +4

    Rabbi Wayne swt wan ku kalsoonahay xaqa wiil kaas yar Maalin ayuu Imaan Tii Akhirona way sugaysa

  • @kowtharali1361
    @kowtharali1361 Год назад +3

    Hodaneyyy byo gabarta is dhilayse iyado musalsal wado😹 nola so dhaqso🥺💗👸🏼

  • @Samalehbarkhad
    @Samalehbarkhad Год назад +5

    Waadku mahad santahay sotabintada from Djibouti 🇩🇯

  • @degganabdilahi4788
    @degganabdilahi4788 Год назад +8

    Mahadsanid hodaneey xbbti sidaad noogu soo noqotay ha inooga tegin ❤️

  • @aliafaisal5241
    @aliafaisal5241 Год назад +4

    Habo qli mahadsanid aad ayaan usugaa qisoyinkagi keep going habo adi iyo caruurtaba alle haydin xafido

  • @geeseeyhaaji6812
    @geeseeyhaaji6812 Год назад +12

    Mash Allah you look beautiful today 💕

  • @naagtawaalanzm755
    @naagtawaalanzm755 Год назад +7

    Hodan abayo alle dartii ku jeclahay cimri dheer io cibaado suuban allah ku siiyo owlada aan habada u ahayna allah kula koriyo

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Год назад +6

    Waan dhameysan kari la’ahay qisada😢 maskiin aduunka waa lagu wada dulmanyahay ilaahoow noo gargaaar

  • @mushti_5_
    @mushti_5_ Год назад +5

    Idinko mahadsan like ii saara 🥺😂❤️

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 Год назад +1

    Mashallah buetiful

  • @ahlamiiahmed1080
    @ahlamiiahmed1080 Год назад +4

    😢😢😢😢so sad Nin dameer dilay nacala kutaal Africka madaxdeda 😢😢😢

  • @sihaamcadey4678
    @sihaamcadey4678 Год назад +4

    Isha xasidka allaah kumatuso xabiibti wad nureysah Masha allaah

  • @IbraahimAbdirisaq-pc1ep
    @IbraahimAbdirisaq-pc1ep 5 месяцев назад

    M.a tabarakalaah qisooyinka noosoo badi hodan online maanta nuuraysaa❤❤❤

  • @kafiasalad7702
    @kafiasalad7702 Год назад +7

    Hodaney abayo qisadaan qisada kahoreysay soo dhamestir abaayo ❤❤❤❤❤❤

  • @hargeisacadey803
    @hargeisacadey803 Год назад +3

    masha allah hodan qalajo in dhaweyd adigoo huruud marsanbaa ku arkayey maanta shaxshax, daadax il xun kuma aragto huno mcn luvu U ❤️😘😍

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Год назад +5

    Asc abaayo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @geeseeyhaaji6812
    @geeseeyhaaji6812 Год назад +4

    Mash Allah ❤️

  • @hiboabdulahi23
    @hiboabdulahi23 Год назад +3

    Aw she is coming back hodan wllo hore usoco pz mar danbe hanaga tagin

  • @shadiyaabdirashid2350
    @shadiyaabdirashid2350 Год назад +1

    Allah how naxaristo wiilkas yar hooyadisna qalbiga how dejiyo wey cadahey in la diley ka dibna kiskisi la musuqmasuqey somaliyey ka dhacda arimahan oo kale qof la diley oo kuwi diley la sidayo oo kuwa aan dilin lo xiro oo lo xukumo muqdishey ka jirta 😢

  • @bureeqosahal1612
    @bureeqosahal1612 Год назад +2

    Hada dawaday mahadsanid waan ku xiisay mcney illhy ha ku sharafo

  • @adnamoha3421
    @adnamoha3421 Год назад +6

    Dhalin yro majirto hodneey meeeqo lagu tiir iyo tacaab beelay hdana nacas iyo wax aan dani ugu jirin oo noloshada hoos udhigaya daba socda ilahy hasoo hadeeyo😭 waqtigan mafcna walhi ilahy awlda hahagajiyo

  • @arsenalmrsooraansooraan7949
    @arsenalmrsooraansooraan7949 Год назад +2

    Hodanay abaayo wan ku slmy wlo waad fiicn thy waad gulaysn insha Allah wlo hore usoco

  • @nasramohamed6172
    @nasramohamed6172 Год назад +1

    Welcome back dr

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 Год назад +2

    😭😭Maskiin hoyada wey dhibtootay wlh meel aan leska tuur yuuri doonin baa jirta😢😢😢

  • @abdimohamed9399
    @abdimohamed9399 Год назад +2

    You're looking good masha allh keep going....... ....

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 Год назад +2

    Sifican aad noo fahansisa qisada hodhaney keep going

  • @atisar3246
    @atisar3246 Год назад +1

    Hodan you so beautiful mar walba saan uso labiso naga dhaaf qasilka

  • @thenature4946
    @thenature4946 Год назад +1

    Aniga waxay ila tahay in uu OVERDOSE u dhintay. Sabtoo ah waxa jira drugs qaar oo hadaad dose badan qaadato maskaxdada shaqadeeda joojinaya yani coma ku gelinaya. Hadii maskxda shaqadeedu istaagto mudo bdna waxa istaagta respiratory center qaybta neefsiga ka muuskla ee maskxda. Haddan qofka oxygen lagu xidhina si deg dega ayuu u dhimanayaa.

  • @najmahassan8087
    @najmahassan8087 Год назад +4

    Hunno hodan I like always ur stories. It is really interesting manshallah Allah ha ku xafido inshahlah

  • @ayaanaxmedaadan5064
    @ayaanaxmedaadan5064 Год назад +1

    ما شاءاللهhodan 🧕ما أجملك وما احلاك يا قمر🌼Illahay hakuu siyaadiyo wixii wanaagsanba🤍🤍

  • @bureeqosahal1612
    @bureeqosahal1612 Год назад +2

    Waxa kasta oon qabanaayo adiga ayaan ku dhagaystaa hory usoco malabeey

  • @queen-hy1tj
    @queen-hy1tj Год назад +2

    Yes kufaraxsanahy update inaa noso noqtay

  • @hamzebashir3303
    @hamzebashir3303 Год назад +5

    Mashallah wllshy qurux + qurux = hodan online 😍❤😍👸👸👸

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Год назад

    Waa muuqaalkii iigu murugta badnaa abid musiibada cadaalad darada xasbunallaah wanicmal wakiil 😥😥😥

  • @fadumoxassen3838
    @fadumoxassen3838 Год назад +2

    hadaneey sharafe waxan kuu bixiyay qalbi u roon,🤲💓💓

  • @shukriabdalla5071
    @shukriabdalla5071 Год назад

    بضبط qisadaan waxay aad isugu eegyihiin qisadii inantii fanaanada reer maroco dhashy ee masar lagu dily

  • @xabiibamacalimxuseen7037
    @xabiibamacalimxuseen7037 Год назад +1

    Malmahan wad no dadaleysaa gacalo allaha ku barakeyo💎💎

  • @saidmoumin3657
    @saidmoumin3657 Год назад

    ilahy al rahman umada islam ka ah unaxaristo

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 Год назад +1

    Masha'Allah xbbti aad ayaad ugu qurux badan thy Allah ha ku xfdo

  • @Sabraasadleh
    @Sabraasadleh Год назад +1

    Yes waa tahy qof sifiican ukala dhigdhigtaa.

  • @fatmamohommed8279
    @fatmamohommed8279 Год назад +1

    Wow m.a hapo macaan saan Lee marwalbo update uahaaaw 😊😊🥰🥰 love you so much 😊🥰

  • @rlycurly7777
    @rlycurly7777 Год назад +1

    Am be the first one 🖤🖤🖤Hiii hodaneyyy welcome back

  • @sihamhassan950
    @sihamhassan950 Год назад +3

    Hambalyo coming soon 400k Insha allh 🎉❤

  • @amendaadaa1936
    @amendaadaa1936 Год назад

    si wanaagsan ayaad u sharaxday kiiskan waxaan ku luuyahay thankz walaalo

  • @deeqoawaysxasan5477
    @deeqoawaysxasan5477 Год назад +1

    Caruusadeen❤

  • @yaasmiinyesta9989
    @yaasmiinyesta9989 Год назад +1

    You are good story teller ❤❤

  • @MarwoHaniChannel
    @MarwoHaniChannel Год назад

    Abaayo inaa icaawiso ayaan rabaa Isoo jwa 🥺

  • @geeseeyhaaji6812
    @geeseeyhaaji6812 Год назад +11

    I hope your doing you and your family and kids ❤️ 🙏

  • @husenaljey6556
    @husenaljey6556 Год назад +2

    Masha allah Hooyo hodan❤️❤️❤️

  • @xanaaniskufilan7305
    @xanaaniskufilan7305 Год назад +1

    Quruxdada daawanya wlhie m.a calyk hodan wan ku jeclahy ❤️🥰

  • @bintuabdallah6097
    @bintuabdallah6097 Год назад +4

    Wiilka arintiisa waxaa ka seexday dowlada iyo dambi baariyaasha waxaa u maleynaa in laaaluush la siiyey

  • @hamthanasir3777
    @hamthanasir3777 Год назад +2

    Wlhi sidaan kugu xiisnay ilah uunba og😙😙😙😙😙

  • @muhiimahmeth9309
    @muhiimahmeth9309 Год назад +1

    Qurux dumar kugu dhan Illhy haku xafido iftiin badaney🥰😍

  • @umusuhelaxubi3408
    @umusuhelaxubi3408 Год назад +1

    Wcs masha allah wan ku faraxasanhe ina noo soo labate masha allah xayati ilahe hika xafido horamar wacan insha allah yaaa rabii adiga iyo ciyalaka an habar yarat an uehe

  • @inamawleitinamawleit5405
    @inamawleitinamawleit5405 Год назад +1

    Hodan caddey keep going ❤

  • @makoismail806
    @makoismail806 Год назад

    Yes you are

  • @hibaturahman01
    @hibaturahman01 Год назад +1

    Plz maro salaaded dambe iyo mask ha nagu soo hor fariisan Hodaneey ☺️ sidaan usoo labiso you are so beautiful masha Allh❤

  • @xurmoqowdhan7126
    @xurmoqowdhan7126 Год назад +1

    Keep going wlshy qaliyey ♥️🙏
    Wllkena Alle ha u naxaristo inagana Alle ha inooga daba naxaristo 🤲

  • @barwaaqoayaanle1774
    @barwaaqoayaanle1774 Год назад +1

    Mnzha allah hodan qurux hore u soco hbbti♥️😍

  • @ruweydajama1481
    @ruweydajama1481 Год назад +1

    Asc habo plz talk about the the 6 student who was roommates and and 4 of them were killed and 2 are survivors . It happened this in American 🇺🇸

  • @arafatabdilahi7344
    @arafatabdilahi7344 Год назад

    Boss Lady Hodan Always Your Head Up Queen Wax Badan Kaa Faaiiday

  • @Diinteenasuuban
    @Diinteenasuuban Год назад +2

    If iyo aakhiro waxaas jeceshy hel isha allah.. sabscribe iisaar wlaal. waa quraan iyo muxaadarooyin .sii gaadhsii Walalaha kale gaadhsii adna Ka faaidayso.. jazakallah khyr. aan faafino wanaaga

  • @abdikarimhussein5097
    @abdikarimhussein5097 Год назад

    Aad ayay u qurux badan yahiin

  • @nasuutahir6025
    @nasuutahir6025 Год назад +1

    Overdose dadku way ku dhintan 99%

  • @fathiyamohed9034
    @fathiyamohed9034 Год назад +1

    Full support mcneyyy fr0m G0p0Lkiii RaGah 😍

  • @badraabdi8270
    @badraabdi8270 Год назад +1

    First one 🖐🏻❤️

  • @maria-ub2sz
    @maria-ub2sz Год назад +1

    Hodan horta in laguu xiisay malaguu sheegay 😂❤️

  • @fatimaabdulkadir8823
    @fatimaabdulkadir8823 Год назад +1

    M.a wn uxiisnay qisoyinkgi taxanaha aha plz mar kle hanaga ragin wlo

  • @shushu7676
    @shushu7676 Год назад +1

    Dress ka qurux wye hodan💋❤️

  • @mahadoaden5586
    @mahadoaden5586 Год назад +2

    Wow❤️team hodan online anad marti itihin boqortoyadi maroco couscousti wa idin diyar iyo chah marocain 🇲🇦

    • @mohamedabdilahi2971
      @mohamedabdilahi2971 Год назад

      Nolosha walaal dalkaas aad ku nooshahay kwrn

    • @mahadoaden5586
      @mahadoaden5586 Год назад

      @@mohamedabdilahi2971 wlhi muhimadu wa inu yahay wadan Muslima o chanta waqti laga edamo nolochuna wlhi wa machaallah inkastoy imika wax waliba qaliyoben tana kaligod Mahé wa dhaman calam wlhi wa nimcad

  • @ayanabduulahi5171
    @ayanabduulahi5171 Год назад +4

    hodonay abayo mcn wxn uxisne jadwalkaga ama routinkaga♥️🧕💓

  • @saciidaomar660
    @saciidaomar660 Год назад +2

    Masha allah abayo noso badi qisoyinka

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Год назад

    👍

  • @samsamcllaahidacar2321
    @samsamcllaahidacar2321 Год назад +1

    manshaAllah hodaney dab iyo naarbad ku tahay❤😍😍😍

  • @fardoowz
    @fardoowz Год назад

    Cases kaan camal hasoo daaynin please ciil ayaa iqabanaayo

  • @saja56394
    @saja56394 Год назад +2

    Qufkiii igu horeyay ahay oh my garoooor😫🤣🤣🤣

  • @hanadomar8001
    @hanadomar8001 Год назад

    Abyoo plz Qeso yeenka sirdoonka noo ka soo sheeke plz abyo

  • @fartunnura4426
    @fartunnura4426 Год назад +1

    Part two waa la raagty sheekadan 😢

  • @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070
    @muxiyadiingumsemuxiyadiing8070 Год назад +1

    🇬🇧💐👍

  • @amaniroble7190
    @amaniroble7190 Год назад

    Nooloow walaal ilaahay waxaan kaaga baryay caafimaa iyo cumri dheer iyo cibaado suuban guuleeyso abaayo cadowgaaga cagta hoosteed

  • @ruqiyaabdulahi590
    @ruqiyaabdulahi590 Год назад

    Asc hodaneey Allaha ku barakeeyo qurux baad tahay caawa sharta Allaha kaa xiftiyo insha Allaah keep going

  • @xafsomuuse4168
    @xafsomuuse4168 Год назад

    Waa qiso qalbiga tabane😢 wlhi masakinta rabi ha u gar garo😢🤲😭

  • @nazrazead
    @nazrazead Год назад +1

    Keep going wlloh Allah Keep you

  • @maandeeqcali3019
    @maandeeqcali3019 Год назад +1

    Mash allh mcnto allh ku xafido qurux ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sagalupdiweli.nhusmpgru00t92
    @sagalupdiweli.nhusmpgru00t92 Год назад +1

    hodaneeey love you abayo😘🥰

  • @Naan-k7j
    @Naan-k7j 3 месяца назад

    Dadka dadaynaya 2024😂😂

  • @Sabraasadleh
    @Sabraasadleh Год назад

    I miss u. Dar alla ku tageraa.

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 Год назад +1

    Asc maamo iwrn xaldad wan ku xiisney carurti iyo adigu baa cafimad badan ban idin soo rajenaya i.n hooyo ilhy haa ku xafido mamo🤲🏻♥️♥️

  • @iimanhussein6268
    @iimanhussein6268 Год назад

    Maasha.lllh hodantaan jeclayn kuu xiiisnay xbbty saa noola jooog

  • @hayat212
    @hayat212 Год назад +1

    Mashaallah waan kuxiisnaymahadsanid🥰🥰🥰🥰

  • @suleeqo8030
    @suleeqo8030 Год назад

    M.a sifican aa loo fahmaa

  • @bilanabdilaahi6075
    @bilanabdilaahi6075 Год назад

    Hodana cadayn. Walahay saankumeclahay qalin yutubka marka sogalao adan karadiyaa wlahay ilhay hakudayo. Lkn waxan ka siijeclhay inan meel aan kalsohadalo isheegto wlahay qali ❤️💕💯

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 Год назад

    11:00 sax waye overdose kaas inuu intoxication noqdaa laga yaabaa, aldolecense ga diagnoseka ugu badan Alcohol intoxication or other substances like marijuana, cocaine waxaas cml waana waqtigey bartaan waxyabahas xun, lkn wadamada gaaladaa lagu yaqaanaa ee wadan caraba oo Muslim ah lkn waxwalba macquul

  • @خضرمحمد-م4ه
    @خضرمحمد-م4ه Год назад

    سبحان الله سبحان الله