Wariyaha noqsiga maxa no kenay illahay ha u naxaristo inta dhimatay inta ku dhimatay Allah ha cafiyo amiin ya Allah guul iyo gabanimo buntilan things bro kabtan ayub waxu kamid yahay inta ku dhawacan Tay waxba ma dhara bro
Argagixisadu meelkastay joganag wada shaqayn bay leeyihiin numankan way u baqa cararayen puntland wan huba in ay guulaysanayan insha allah ode waba gulsaysten o dee hada way gagun tired waxyar baa hadhay
Puntland caqli ma jiro wy ogaayeen sidee u sii daayeen tuugan sixirka badan Puntland wiilasha ha ka qabtaan dadka buuraha u gudbayo wll is ilaaliya Alaaha idin xafido
Ilaahay ha caafiyo Kabtan Ayuub
Allaha cafiyo
Allaha unaxaristo
Illaahow guulee ciidamada pland,inta dhaawaca ah illaahow caafi,intii ku dhimatayna u naxariiso aamiin aamiin
Allaah ha unaxariisto. Dhamaan intii kudhimatay
Inta dhaawacaana Allaah ha ubooga dhajo
Kabtan ayuub waa caafimaadayaanidanka Allaah
Ciidaka guul guul guuleyaha kabtana ale haubooga dhayo nikaas watookafeer halaskaqato🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alle hacaafiyo
Allah caafiyo jeenaraale ayuub inta dhimaday
Kabtan ayuub ilaahayow caafimaad sii
Allaha Wayn ha u naxariisto Intii dhimatay iyo Inta dhaawaca ahna Allaha caafiyo.
Kuwa dhintayna ilaahay haw naxariisto
Allaah hacaafiyo kabtan ayuub iyo dhawaca oo dhan kuwa shihiidayna allaah unaxariisto aamin aamin
Allaha cafiyo kabtan ayuub sargalka dhintay allaaha unaxaristo
Captan ayuub wuxuu la kulmay sixirolihi HG o loga digay subxaana laah captan Caduun aya shegay
Ilaahay ha u naxariisto I intii dhimatay kabtankana caafimaad degdeg ah ayaan Ilaahay uga rajaynaynaa
Illaahay ha caafiyo inta naga dhaawacantay inta dhimatayna rabi ha u naxariisto aamiin yaa rabi raxmaan
Illahow rabiyow kabtan ayuub caafi sarkaalka dhintey ilaahow unaxariiso ciidamada puntlan illaahow guuleey aamiin yaarabbi
Ilaahay ha unaxriisto inta ku dhimatay inta dhaawac ahna Ilaahay ha caafiyo guul puntland inshaAllah.
Wixii geeryooday ilaahay hawnaxariisto
Kabtan ayuub iyo inta kalee dhaawacantayna ilaahay hawnaxariisto
Aamiin
CIIDANKA DHEXDIISA IYO DIYAARADAHABA BASAASINBA KABUUXDA.
Hadduu dhinto iyo hadduu nolaadaba waa geesi geesi dhalay
Illahay ha caafiyo kabtsn ayuub waa geesi tariikhdu music doonto.inti dhimatayna alle haw naxariisto janatul fardowsa alle haka warabiyo guulaysta ciidamad gesiya ah ee puntland guulaysta ❤
Kabtan ayuub iyo inta kale oo dhaawacantey alaha caafiyo intii dhimateyna alaha u naxariisto
Sarkaalka. Ilaahay. S w t. Haw. Naxaristo. Dhawaca. Ayuub. Caafimaad. Hana. Guulaystaan. Ciidamada. Buntland
Kabtan ayaa qalad lahaa ninka sixiriiroole ah ayuu warbixin siiyeey furumahana keenay.war iska soo tarxiila cadowgan
Kuwii shahiiday allaah ha u naxariisto kuwa dhaawacmayna
Allaah ha caafiyo
Illaaahow caafi ka tan ayuuub rabiyow
Amiin🤲ilhyow cafimadsi
Wariyaha noqsiga maxa no kenay illahay ha u naxaristo inta dhimatay inta ku dhimatay Allah ha cafiyo amiin ya Allah guul iyo gabanimo buntilan things bro kabtan ayub waxu kamid yahay inta ku dhawacan Tay waxba ma dhara bro
Asc illaahay ha caafiyo kaptan ayub
Ilhy hajabiyo dacish guul cidankena
Sixiroolaha qumayga halaxiro😊😊😊
Rabiyow warkas deelada ah ii,,kusabsan kabtan ayub ino beente hadii uba jirana badbadi o allow saqir
Faracadde waa reeb dabakeen ah waana buro bahalaad boradaasna waa layska gooyaa marka halla bsaro qofka caadi maahee
Daacish waa jabayan mardhow hadu alle idmo
Dagdag puntland halooga cayrsho dabuurka futada timaha kuleh fataalka afgooye ayuu sixir kasoo samaystaa
ilaahay intii shihiidey janoyinkiisa hawguronado
Kabtanka iyo dhawaca oodhana dabaylcafimaad hamariyo
Ravbi haw naxariisto shuhadada dhawac yadana ilaahay ha.u booga dhayo Gen.ayuub iyo dhaman mujaahi diinta dhaaawaca ah amin amin
Tan kale fadlan fadlan fadlan
HALA TOOGTO NABRUDKA KHAWAARIJKA
DABUURKA
FARAKH CADE
HADIII KALE HALAGA JOOJIYO SAXAAAFADA DHAMANTEEED WAAA INTAS WAXBA YAAAN DADKA LAGU SIII DAYN. AMA HASSAN SHEKH HALOO DIRO WAR HAKA SOO DUUBO
CIIDAMADA PUNTLAND WALO DIGAY KAPTAN CADUUN NOSO GUDBIYAY
WAASE LAGU WAX QAADAN WAYAY
KU SOCDA O LA WADA KULMA SIXIROLAHA ILMA ADERAYAAL 🎉❤
Allaha u naxristo
Raga geeriyooday alaha noocaafiyo kuwadhaawacana alaha caafiyo
Raga geeriyooday alaha hauwadanaxariisto kuwadhaawacana alaha caafiyo
Aamin aamin aamin
alaha caafiyo kabtanka
Alaha cafiyo taliyaha
allah unaxariisto
Yasir Allaah
Allaha unaxariista
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
NINKAN WERIYAHA AH WAA MUSIIBO SOCDA. WERIYAHAN WAA BACAAW HALAGA FOGAADO😂😂😂😂😂😂
Wa sixiroole nacalla dofarti dhashey kuyaal horey aya loga digey in uu cidanka utagin sixirolahas
Rer puntland ninkaas yanu fakan gacan bir ah halugu dhigo hana la toogto hoyadis iyo faracade hawaso
Waa.in.lagasoo.wadaa.furimahaninkaa.faracDe.sideg.dega
Furimaha maa lageyay yaaaaab
Sowti layiri sargalku la kulmaba amar ayaa ku dhaca
WALLE WAAYAAB WARARKA DAGAALKA IYO SIRTOODA MAXAA RUclips KA GELIYEY.
Argagixisadu meelkastay joganag wada shaqayn bay leeyihiin numankan way u baqa cararayen puntland wan huba in ay guulaysanayan insha allah ode waba gulsaysten o dee hada way gagun tired waxyar baa hadhay
Ayuub 🦁🔥
Garacasaaas wariye mahaneeee waa jajuus haladillo
Abdiqani
Puntland caqli ma jiro wy ogaayeen sidee u sii daayeen tuugan sixirka badan Puntland wiilasha ha ka qabtaan dadka buuraha u gudbayo wll is ilaaliya Alaaha idin xafido
(RABBI) haw NAXARIISSTO DHAMAAN SHUHADADA KU DHIMATRY DAGAALADA DAACISH LAGU QAADAY(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲🤲JANNATUL FIRDOUZ (RABBI) Haka WARAABIYO (ALLAHUMA AAMEEN)
KAPTAIN AYOUB♥️♥️♥️(RABBI) haw booga dhayo, isagoo dhamaan ASKARTA DHAAWACA AH,(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲
CADUUN🎉AYAA MAALIN HORE, LAHAA NINKAN FARACADE HALASOO ERYO !! CAJIIB! WAA DUBUUR CAAFIYA!! KABTANKUU WARYATAY WAKAA MAANTA DHAAWACMAY!
QOFKAN PUNTLAND 🎊 HALAGASOO ERYO!!
SARKAALKII CAANASNUUG♥️ ee LGU DILEY MASAGAWAA AYAAN KAHOR BUU WARRYSTAY!!
DUBUUR DUBUUR DUBUUR(HAZBUNALLAH)!!
FARACADE HALASOO ERYO! QOF DAMBE YUUSAN WARYSAN!!!
Daba fulfulku muxuu naga soo doonay😂😂😂😂😂
GPS ka jaajuuska Weriye baa u sabab ah in uu goobaha dagaalka gaaro waa Basaas halaga saaro Boosaaso .
Kabtan sidee udhicikarta isagoon askari ahayn way dagaal waxa ubaan yahay askari adag
Sixirka maa la dilo balaayo ha aragtee yaan nolon lagu soo daynin sixiroolkan
❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Waa qumay
Waa.weriye dagaal wuxuu xaq uleeyahay in la Abaalmariyo.fara.cade
Waa sixiroole ma sixiroolaa la abaalmariyaa farade maahee waa faramadoowe bala kugu dhacday sharkaaga hala kugu celiyo ku sharkaaga illaahow ku celi sharkiisa sababtu waxa weeye waa qof xaasid ah oo caloosha la subxaanalaaha illaahay hacaafiyo inta dhaawacaa inta dhimatayna how booga dhayo inta caafimadkaana ha xafido
Waryaa k,ayuub waxa hada kahor maqly k.ayuub uu dagalkasta uu galo si uu udhinto yaab lkbeen ayn u heysty
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Allaha caafiyo walaal gʻabtan ayuu inta dhimatay waa shahiiden fardowsa aclaa baan u rajeynayaa butlan.d guul ilaah baa la jira allahu akbar
FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO NINKANI WAA BEENAALE NAHAAB AH ISKA JIRA MOORYAN DHIIGYOCAB AH AYAA ISBAARO U DHIGATEY SAXAAFADII