Xog Garxejis oo Weerar ku qaaday Habarjeclo Cerigabo? Baabuur la dhacay iyo caaqil Xassan 24 Saac

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 84

  • @cabdikhaliqmaax6947
    @cabdikhaliqmaax6947 4 часа назад +3

    Waa ceeb waxasi. Si degdega ha uso celiyan gaadhiga yagana halasiiyo qalabkii laga qaaday guul guul habarjeclo iyo garxajis guul guul

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny Час назад +2

    Kani caaqil maaha intuu ummada iyo dadka walaalaha ah kala dhexgeli lahaa oo wax waliba waa dhacaane isu soo jiidi lahaa iyadoo cadaw farabadani dul hoganayo ayuu colaad Reer sheekh isaxaaq dhexdooda ah uu ku baaqayaa dad wax ma garato ahna kicinayaa iyadoo sulux lagu dhamayn karo oo dad badan oo wax garad ahi Arinka nabadgelyo ku dhamayn karaan Alleh ku doori caaqilow xaal Qaado

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад +1

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva somalilnd guuuuuuuul guuuuuuul somaliland somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад +1

    Isaaq waa isaaq nimo is not easy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 47 минут назад

    Waa mishinkii kulmiyee kolay khayr in sha allh 😂😂

  • @khadarshiikh6003
    @khadarshiikh6003 4 часа назад +2

    SL guul insha Allah ♥️💚🤍

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 часа назад

    Guuuuuuuul somaliland viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    GUUL JAM sland❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Waa caaqiladii lacagta xisbiga wadani siiyay CAAQIL KAMAYDIN FIIRSAN LACAGTAAD QAADATEEN WAAYO QOFKASTAA WAA UXOR CODKIISA

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 4 часа назад +1

    Ina cabdalle yuusuf dhagaxtuurow adeer xasan godane hadalkiisa waxba ha Edit garayn oo ha ka dhigin inaad waraysanayso adigoo qancinaya inamada yaryar ee ku laaleeg ee sacad muuse adigoo nin Uduruxmiin ah inaad u fataashaa waa ceeb caaqilkana ka xishood inay adiga kuu fataalaan ayay ahaan jirtay adeer xishood please and please

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 4 часа назад

    Somaaaliland hanolato ìnsha alleh guuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AsmaAlicigal
    @AsmaAlicigal 19 минут назад

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iftin2024
    @iftin2024 Час назад

    Waa layska soo celindoonaa caaqilku wuu degdegay mana aha inuu sidaa u hadlo lagama filayn habarjeclona uma taliyo qof wax lagu shubtay buu u egyahay. cadowguu isu jebinayaa tuug qabiil ma laha.

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 3 часа назад

    Miyu na ahayn Kani odaygii inan kii gacanta fududaa ee inankii dhulbahante siciid axmed olol feedhka iyo laadka suuqa dhaxdiisa

  • @yurub5288
    @yurub5288 Час назад

    Isaqu iyagaa isu xiniiyo wayn kuwaas waan nacay

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 23 минуты назад

      Hhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hassanabdirahman2171
    @hassanabdirahman2171 4 часа назад

    Sharwade sharwade kale waraystayi iga dheh

  • @HoodoHapoon
    @HoodoHapoon 5 часов назад

    Caac naagaha soo jawaaabaya ee ku leh caynaba ayey ku fanayaan hooyadiin lawas caynaba ma hooyadaabaa leh waaryaa kan ismacil ugu qoranyiinoow hooyadabaa cayn leh

  • @SahraIsmaaciil-v7c
    @SahraIsmaaciil-v7c 2 часа назад

    Garxaji waji male

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398 4 часа назад

    Halkaa fursad baa ugu jirta huwanta duulaanka ku ah ceerigaabo,

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    YUSRA Harti WAXAY ogaadeen inaan Cidii dooranayn 😂😢😢

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 50 минут назад

    Dee makulmiyaha niqaabanba dadku yaab sida uu af ugu balaadhinayo eegaa

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 4 часа назад

    War cusub weeye

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 3 часа назад

    Arin Ceeba weeye Udurxmiin waa Reer Sharafleh

  • @AliAwadYonismohamed
    @AliAwadYonismohamed 2 часа назад

    Nama matalo anaga hadaanu habarjeclo nahay oday muuse shaani u shaqaynaya nama matalo
    Garxais waa walaalahay boqol gaadhi haday qaadaan waa siinaynaa codka

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 2 часа назад

      Hj ma tuurtad ku sidataa isla yaab qof kastaa waa xoor hj meel u wada codaynaysana ma jiirto waa qof iyo dokhisa magaca reerka hala dhiigo dee

    • @AliAwadYonismohamed
      @AliAwadYonismohamed Час назад

      @@UmuHudayfa-qf7iq habarjeclo u codaynaysa muuse juudaan ma jirto hadii lagu qabo adigay kuu taalaa
      Nin sinaantaada diiday adiguna sarayntiisa diid siilaanyo isma sharaxin mar labaad waana kii shaanida tuurayay isagoo dalkii burburiyay mar labaad iigu celiaya maxamed kaahin u quudhi waayay xisbigii hhhhh

  • @FahmyAbdillahi
    @FahmyAbdillahi 3 часа назад

    Qofka Hj ee codkiisa siiya waddani ama waa doqon ama waa fulay

    • @AbdikarimNuur-d8s
      @AbdikarimNuur-d8s 3 часа назад

      Heego waanu ku fahanay iminkanu soo celinaynaa iyagoo katinadaysane miyaad waalan 😂😂😂

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 5 часов назад +1

    REER KAASU DOORASHO MA UJEEDAANE DHAN HALOOGASOO WADA JEEDO XOOG MIYAA KURSI KU RABAAN

  • @amounnoor3585
    @amounnoor3585 3 часа назад

    Beelayo dhaaca Allah kuwasina hunguri badana gaajo idin dishay wa waxa diir cuno lugu bixiyay

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 5 часов назад +2

    Way soo celinayaan haday soo celin waayan sidoodi ayaa dab ka raaci soo celiya waa idiin dan

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Час назад

      Muuse ismaaciil waa dagaal yahamiin ee yay idin wasin

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 часов назад +1

    𝐦𝐚𝐱𝐚 𝐮𝐠𝐞𝐞𝐲𝐚𝐲 𝐠𝐚𝐚𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n Час назад

    Doofaar cod xumadii ma isku dir ayad bilowday ?😂

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 3 часа назад

    Sheekadan waxa ka danbeya muse biixi oo doonaya inuu isku diro dadkaa walaalaha ah

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 5 часов назад +1

    Wadani wu idiin qooslayaye marku sobaxo huwanta waxulufo wajina idiinmahayo sool iyo sanaag wa khaatumo ssbna wukaladiri janan kuna wa oof wareen dhulka idinlawareegi wa eegna muuse nacaayb

  • @ابوعاليهالهاشمي
    @ابوعاليهالهاشمي 3 часа назад

    Waxaan kulmiya kadanbeeya isk fahma tankale ninkaan waa nin lasoodiray noocu uhadlaya kadaremeesaa

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 4 часа назад

    Kuwan ma matalaan cidne fidmo kale ayay doon ayaan waa ka iska qaban

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Ma cosas baad udiyaariseen kkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkk

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 часа назад

    Arinkaas heegaa ka dambaysay weligay gawadhi manu kala dhicin

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 5 часов назад

    Hj looy baga baga abaalkeenaa ina helay soo huwan iyo daba dhilifkii faqashta maydaan odhan waanu idin dooranaynaa baga warkaasaa imara😅😅😅😅

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 часа назад

    Caaqiloow muwaadinkaasi Gaadhigiisa Aduu kugu leeyahay Ama huwan ha ka qaado Ama cidaadbsheegaysaaba ha qaadee waayo waayo Codkaad wadani ugu baaqday eed lacagta ku qaadatay Ay Ayay waa rabaan malaha kkkkkk

  • @doggiesdog2064
    @doggiesdog2064 57 минут назад

    Gunxajis. Xumaa Niyahow Reerka Habayonis. Ciidagalena Way Ka Aqli Roonaadeen. Lkn Gunta La Sheegaba Waa HY. 2024 Ayaan bartay reerkaa. Social media Ayaanan kU bartay.

  • @nathra7351
    @nathra7351 3 часа назад

    Wadani dagaal weeyaan waxa uu wado hada lkiin yaan lala dagaalamin hy dagaal baay dooneysaa. Doorasho ma rabaan wadani down 👇 ishalah

  • @mohamedfarah7972
    @mohamedfarah7972 2 часа назад

    Gobolka habaryoonis bari baa xoreysatee ,ama isu dhiiba ama dhulbahante kusii daaya iyagaa soo afjarayee

  • @moabdi3860
    @moabdi3860 5 часов назад +1

    Qaarbaa oran dona muuse bixi ayaa soo diray😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 часов назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅𝐡𝐚𝐚 𝐡𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐜𝐢𝐢𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐜𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐮𝐮𝐬𝐡𝐞𝐞𝐠𝐚

  • @kafiakamil
    @kafiakamil 4 часа назад

    oo maxay gaadhi ka afduubanayaan bal hada nacasnimada heysa ragaas eega
    cadowgii ceerigaabo ku taamayey iney dagaal kusoo qaadan maalinkasta u soo dhaaranaya reerku dhoyla.aa waa dadkii iskakaashan lahaa cadowga ayaa maanta gaadhi kusoo hoos noqday oo afduubtay waar annagaa gaadhi idiin iibineynee gaadhiga celiya . ceebadanaa

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 4 часа назад

    Bisinka

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. 4 часа назад

    NIN TOLKII CAgaha jiidayaa Talaabo qaadi waa cirooy Tolkaabaa cagaha ku haystee maxaa laguu qaban karaa

  • @khalilmohamed7326
    @khalilmohamed7326 Час назад

    Waar naga aamus caaqilna ma tihide inan gumeedyahaw jaaniska helay gaadhi laqaaday ayuu lacabaadayaa anakaa laba gaadhi kusiin doonee biyo kudhaanso

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 5 часов назад

    Gaadhiga hj miyaa lagu nabad gelayaa waa qasab in 24 saacadood lagu helo nacaladbaa kutaale

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 Час назад

      Muuse ismaaciil weligood way idinkaga adkaayeen sanaag iyo ceerigaabo kkkk

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 5 часов назад +1

    Habar jeclooy madhawa muuse nacayba futada idinkagalaye wadani maru sobaxo caynaba khatumu kudari hadad is xayaysisana walahi firxad kinu awalbu ugali futa jilicsanba iman

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 12 минут назад

      Hhhh buurihii aysaran jireen bay kunoqonayaan🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SaluglaSicid
    @SaluglaSicid 4 часа назад

    Isma og udbihiibay aslaysaa uduruxmiin iyo biciide lo'yahay wax iska celiya

  • @abdinaasir6173
    @abdinaasir6173 4 часа назад

    Warkaa hala hubsado nio xaqiiq maaheee

  • @Maxamedkhadar.
    @Maxamedkhadar. 4 часа назад

    Dadkay codka kaaga dooni lahaayeen ayay kolba gaadhi yar ka dhacayaan nina tolkiibaa badhi taageera nina tolkiibaa salaanka ka hoos tuura

  • @WadoCad
    @WadoCad 4 часа назад

    Isku dirka joojiya gun baad tihiine.

  • @hiddowacan811
    @hiddowacan811 5 часов назад +2

    Buur madawbaa waxaa nijaastaa nagusoo ciyaarsiiyay waxani xumaanta hj way jecelyihiin halkay wanaaga harti raadiyaan

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 11 минут назад

      Hhh🙏❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ChimcaSulub
    @ChimcaSulub 5 часов назад

    Odaygan jindagaagay ayaa ka dhex hadlaya

    • @kafiakamil
      @kafiakamil 4 часа назад

      huwaney ma huwanbaa caawineysaan waaxay gaadhiga annagaa gaadhi idiin iimine qaska daaya

    • @ChimcaSulub
      @ChimcaSulub 4 часа назад

      @@kafiakamil hala joojiyo sheekada digsi xagato iyo jindagaagay ayka dhex wadaan bulshada walaala ah waxaasi waxba idiin goyn maayaane

    • @kafiakamil
      @kafiakamil 4 часа назад

      @@ChimcaSulub cida digsi xagatadaa gaadhi maanta muxuu qiimo leeyahay ooay iskaga ceebeynayaan sow cadowga iska tusayaan waligoodna wey is tusi jireen . wadajirkii reer ceerigaabo wey ceebeeyeen

    • @awiladen7814
      @awiladen7814 10 минут назад

      ​@@kafiakamilhhhh🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ApdirahmanJamac-n1e
    @ApdirahmanJamac-n1e 4 часа назад

    Waarwarkaxagaadkakeentay waardadkabeentakadaa beenaale

    • @Haldhaa11
      @Haldhaa11 3 часа назад

      @@ApdirahmanJamac-n1e warkaa ma isagaa keenay sowkaa waraysanaya odaygii reerka. Qofka markaad beenaale KU sheegay cadayn keen

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 4 часа назад

    Reer Abtigay udurux miin muse fodka ka ilasha wadani guul Somaliland ❤❤❤

  • @Sahra-s2q
    @Sahra-s2q 5 часов назад +1

    Waan soo dhawaynNaa warkaas 😂😂😂😂😂

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz 5 часов назад +1

    𝐌𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲 𝐜𝐢𝐢𝐫𝐨 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐝𝐢𝐢𝐫𝐚𝐲😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @WadoCad
    @WadoCad 4 часа назад

    Kooxdii Kulmiye ee gabalkoodu dhacay waxay miciin bideen isku dir iyo in ay laba beelood iska dhigaan iyaga oo oga jeeda isku dir.

  • @CaashaMaxamed-s9n
    @CaashaMaxamed-s9n 5 часов назад

    War isaaq mxa is lahastana wa ceeebe walhi waxasi qof weeni isda u hadalo